SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO

  Рет қаралды 53,732

HANOOLAATO

HANOOLAATO

7 жыл бұрын

Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 40
@mahadow1
@mahadow1 5 жыл бұрын
Yoonis Cali Nuur, cod gooni ah ayuu lahaa. Allah ha u naxariisto 🤲🏻
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 5 жыл бұрын
Weriyeyasha waxan ugu jecla A D N dhuule iyo M Sh axmed dalmar Waxay lahayen cod an caadi ahayn Rabi ha u gargaare
@saeedosman3016
@saeedosman3016 2 ай бұрын
Adan iyo dalmar aad iyo aad
@anasmohamud1645
@anasmohamud1645 6 жыл бұрын
allah yacizak jalayaal xaqiiq waxaa tihiin wariyaan dadka soomalida dhan ay wada jclyihiin abdisalam hareeri cowke adan nuux dhuule dalmar yoonis yuusuf garaad iyo qaar kaloo badan we love u all alle ha idin sharfo mudanayaal from muqdisho guuleesta😍😍
@qadarsaeed
@qadarsaeed 4 ай бұрын
6:27 Inkasto suxufyintan iyo qaar kaloo badan ✔️ oo ay isku jiil ahayen la oran karo without question kuwii ugu fiicna ee abid saxaafada somara hadana waxaa aniga icajab galiyay suxufiga wayn maxamud xasan xaaji cumar waxuu ahaa nin cod iyo afsomali aad u macaan lahaa balse suxifiyinti 1960 ilaa dhawaantan was best reporters ever in entire somali history no doubt for that intii dhimatay alaah yaa rahma inta noolna caafimad iyo cimri dheer urajayn
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
ILLAH ha Naxaristo yoonis cali Nuur waa wareyashii ugu qalisan Adan Nuux Duule iyo maxud sh Dalmar waa Ragg qaliya
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Ilaahay ha xafido dhamaan wariyaashii hore ee Soomaalida
@badalmaxamuud5197
@badalmaxamuud5197 3 жыл бұрын
Cod nool ayaa lagu hadlayaa waa fac mucjizo ah
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 ай бұрын
Sheekh dalmar waan ku sallaamnay
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 5 жыл бұрын
Alaa Ilahaw' Unaxariisto' Yonis' Cali Nuur Nin aan Codkisa' Jeclaa' Ayu Ahaa alla malakul mawt-maxu- Dad badan Latagay
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 4 жыл бұрын
Saccdiya Mahmed aamiin aad ayaan u jeclaa ilaah raxmadiisa ha ugo deeqo intii dhimatay inta nool ilaah hayno xifdiyo waa dad aan ku faano hadan somali nahay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Iminkana daahir calasow baa weriye inoo ah
@Hadhwadaagnews
@Hadhwadaagnews 3 жыл бұрын
😜😜😜😜🤪🤪🤪🤪🤪😝😝😝😝😝😝😝😝😛😛😛😛🙉😹😹
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 4 жыл бұрын
aadan nuux dhoole maxamud sh ahmed dalmar iyo yonis ali nuur dad codko aan bartay ano ciyaal xaafad ah oo aqoon iyo aragti ku malaysan karin hadana jaceyl codko alxamdullilah hada waan aqaan aragti iyo cod
@Alibookh
@Alibookh 7 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin bahda HANOOLAATO oo mar kasta arimaha muhimka ah nala wadaaga
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Yaanay noolaan tuugtu way copy-gareeyeen markaasay calankii cawadaranee ku dhajiyeen halkay joogeen oo ay iyagu ku duubeen ma hargeysa iyo maansoor hotel inkaar idinku dhacday tuug waa in la report gareeyaa inta original la soo dhigo youtube way ka saarayaan markaa
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
Rag culus masha Allah
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Aadan nuux dhuule cod layaable weriyihii bbc ugu codka macaanaa
@seidabdi751
@seidabdi751 3 ай бұрын
VIVA AADAN NUUX DHUULLEH VIVA MAXMUUD MAXAMED SHEEXKH CALIH DALMAR AND WARIYEH YOONIS AAMIIN
@saidabdi9782
@saidabdi9782 2 жыл бұрын
Des Stars inoubliables nous vous sommes reconnaissants
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
Dadkii hore Allaha unaxariisto
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 жыл бұрын
Alla yarxamu Yoonis waa iga qosliyey.
@saeedosman3016
@saeedosman3016 2 ай бұрын
Ragaas baa lagu Barakat catoosh meek lagu kala tahay aduunyo
@abdigah5364
@abdigah5364 3 жыл бұрын
BBC berigaa may odhan Yoonis Ali Nur uu dhintay lkn way baafisay
@FreemanV99
@FreemanV99 5 жыл бұрын
BBC runtii waxan garanayaa xilli aad loo xiisayn jiray. 5-ta galabtii ayaa loogu jeclaa. Waan la yaabi jirnay marka lana yidhaaho aamusa waxbaa la dhagaysanayaaye. Annagu se, nasiib umanaan yeelan dhagaysigeeda, wanaag iyo xumaan mid ay lahayd ba. Thnx
@siidalimohamed9198
@siidalimohamed9198 3 жыл бұрын
Anigana weriyaha aan ugu jeclaa waa Aadan Nuux runtii
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
Waad la heshay, kula mid
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Aduunoow Xaal laawe, Aad baad umahad san tihiin Bahda Hanoolaato Soomaalidu waa dun Gobeede, [Yonis Ali nur saan Sheekada kumaqlay mar buu ahaa Weriyaha udada yar inta Wararka kasoo Tebisa BBC. sanadihii 60s.] 14:50pm.sun.21january.2018.holland.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 6 жыл бұрын
adeer waxaad kubqalseysaa Hereri ayaa wakhtigiise ahaa ninka ugu yar lakin mMarxuunka Yoonis waxuu weriyaashi 80s
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 4 жыл бұрын
waan jeclahay dhamantod wali ma arkin inta dhimatay ilaah janno hageeyo inta nool ilaah hayna kulan siiyo ileen waan jeclahay
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Aadan nuux dhuule weriyihii ugu codka wajaagsanaa bbc
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 2 ай бұрын
Asc maxamuud shiikh axmad dalmar wuxuu ahaay wariye marka uu warka sheegay wuxuu ahaa wariye ku soo diro eraybixin cusub ayuu ku soo dari jiray waxuu ahaa cabqari afka soomaaliga
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
Waxaan codkiisa jeclahay yoonis Cali nuur
@kooreeye5104
@kooreeye5104 5 жыл бұрын
Sadaxdan nin midi wuu ka samray yaraantii labada kale wali ismay dhiibin akhiradoodana way ukala fiicanyihiin
@SuperGeeljire
@SuperGeeljire 7 жыл бұрын
Intooda badan Wariyayaasha BBC waxay ahaayeen QABIILEYSTAYAAL., waxaa ugu roonaa Cabdulahi Xaaji
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Real Patriot waad bugtaa maku daweeyaa ?
@muhammadg2913
@muhammadg2913 6 жыл бұрын
Real Patriot kkkkk alle ayaa cafimad ku wadiiyay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
HANOOLAATO WAA TUUG HA NOOLAANINA WAY SOO COPY GAREEYEEN MARKAASAY CALANKII FAQASHTA MEEL KU PHOTOSHOP-GAREEYEEN TIIYOO LA ARKAYO INAY MEESHU HOTEL MAANSOOR TAHAY
@abdiraxmaandekisse1665
@abdiraxmaandekisse1665 5 жыл бұрын
Dhamaantood waset ahaayeen reer woqooyi waxaasina waa aqoonta reer koonfur ku xoilaha eyey raacijireen siyaad bare ayaa soo saarey oo dadka dhigey isagiina wey ku wacad fureen
WAREYSI GAAR AH WARIYE AADAN NUUX DHUHLE IYO ABDIHAFIID
49:53
Universal Somali TV
Рет қаралды 97 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Chapitosiki
Рет қаралды 4,9 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,2 МЛН
SARKAALKI QABTAY RADIO MUQDISHO 21 OCT 1969 COLL. JAMA ALI JAMA
18:08
Naag Baadariyad ah oo Mucjizo Layaab Leh la Kulantay
21:39
Sheikh Bacadle
Рет қаралды 472 М.
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 89 М.
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 37 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН