Sheikh Kenyawi Jawaabta wiilkii guursaday xaaskii Aabihii carurtana ka dhalay iyo xukunka diinta..

  Рет қаралды 212,699

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qiso #Qalbitaabad

Пікірлер: 174
@Janno190
@Janno190 Жыл бұрын
Maxamed kenyaawi waa khayr qabe daacad ah oo aan dadku Kala xigin illahay ha Ku xafido sheekh maxamed Kenyaawi ❤ Cabdicasiis really illahay haku sharfo boos wayn ayaad ugu jirtaa bulshada somaliyeed mahadsanid 🙏
@layaansamiix6592
@layaansamiix6592 Жыл бұрын
Subxana allaah ragow. Dimarka aad qarineysan joojiya. Odaygaasi haduu is bari lahaa. Ubad kiisa iyo xaaskiisa waxaasi ma dhacdeen guur ka hala shaaciyo
@cabdallasayidcali5604
@cabdallasayidcali5604 Жыл бұрын
yyyy
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 Жыл бұрын
Kheer fara badan alaha ku siiyo wllo cabdi casiis umad badan ayaad faraxad galisay wlh we love you ❤
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah tabaarakallaah Sh Kenyawi waa jawaab aan wada sugeyney jazaakallahu khayran.
@sharmarkejamac9427
@sharmarkejamac9427 Жыл бұрын
Allxamdulillah ilintire Waxaatahay Walaal muxsinah Allah swt ajar iyo Xasanaad hakaasiiyo Hawsha walaalahaaga somaaliyeed Marla'arko Ad uhayso Maasha Allah Walaalka waxwanaagsan qabtah in looduceeyo wumudanyahay laguna bogaadiyo
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA BARAKEEYO SHEEKH KENYAWI SIDUU UYIRI WAA SAX DIINIYAN
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hanoxafido culimadayaada dhamaantood ❤❤
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah sheikh kenyaawi ❤❤❤❤❤❤😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍🙏🙏🙏🙏♥️💕💖💞😭😭😱😱😱😱😱🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 Жыл бұрын
Mashaallah Abdiaziz really Thank you brother, likewise sh kenyawi may Allah SWT reward you Thank you sh kenyawi for your respond.
@MohammedAbdishakur
@MohammedAbdishakur Жыл бұрын
Subxaan-ALLAAH, Subxaan-ALLAAH, Subxaan-ALLAAH, shiikh jassaak-ALLAAH shiikh, dhalinta soo kacaysa oo muuqaalkan arkaya ayaad difaacdey labo qof oo aan arkin ficilka faxshigaa inuu dhib badan leeyahay, waan kaaga mahadcelinayaa shiikh adiga iyo qof kastoo kugu taageeray ficilkaan kheyrka ah inaa noosoo bandhigtid naguna tustid waddada saxan idinka ILAAHAY nafsaddeyda waxaan urajeynayaa iyo tan islaamkaba dhammaantood inay ka digtoonaan doonaan arrin kaftan ahna aysan la noqon doonin arrimahaanoo kale oo badanaa qoysaska dhexdooda ka dhex dhaca shubaho darteed #wal #ciyaadu #biLLAAH....❤
@aminahusein8399
@aminahusein8399 Жыл бұрын
Subaxanlah waxaan maqali jirey aduunyo dibuxun
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
inaalilaah soomaalidu hada waxay maraysaa waqtigii jaahiliga dhabadha miyaan dad dhalin oo laga doonin alow na badbaadi aaamiiin aaamiiin aduun iyo aakhiroba
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
SHEEKH JAZA KALLAA WAJAZA KHAYREN AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲
@FarxaanXidig-vg6ry
@FarxaanXidig-vg6ry Жыл бұрын
Masha Allah Abdi caziiz iyo waxa kale umahad celinaya sh kenyaawi xafidaka Allah yaa sheeq🌹👏📸
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@sahraaaden5303
@sahraaaden5303 Жыл бұрын
Ilin tire ALLAHA kuxifdiyo
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Jawaab waafiya jazakaaka allaahu khayr sheekh
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 Жыл бұрын
Masha allah waa u dadaashay illhey ha ka cafiyo
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Waxas wa qurbo sirada odayasha ummada waay qaseen. Subxanallah
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Subxanalah wlhi waa murug allow ha na tusin yaa rabi 🥺🤲
@nimcocabdi6390
@nimcocabdi6390 Жыл бұрын
Waa kan dhaxalka guurka qarsoon iyo magacyada wax kama jiraanka ahe ilaa guurka lala galay war heedhaha guurku dheeldheel maaha sababta loo yiri hala shaaciyo maragna haloo yeelo waa tan xitaa magaca hooyada dhashay qofka waa inaad ogaato markaad guursanee Alle haka cafiyo wixi ogaal la'aanta uga dhacay
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Жыл бұрын
Ma'sha'allaaha ariin aad iyo aad u adaag bad u so xallisay walaal Cabdulcasiis Really mahadsaniid Sida aad ugu xalisay sidad uga lisay walaalkas Soomaaliyed
@Thekingkillerson
@Thekingkillerson Жыл бұрын
❤❤❤❤b thank you very much brother keep the good work
@yaslamissa2101
@yaslamissa2101 Жыл бұрын
Sheikh kenyaawi: one of the best and of course, well respect scholar, when it comes to Islamic scholar in our country” “ thank you sheikh kenyaawi, your respond and use to your brain power to answer for this difficult question” how ever, many more Muslims are learning from you for this horrible actions from ignorant people from all over the world..!!!!
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Жыл бұрын
Asxaabta muraad baan leeyahay isoo duceeya 👍
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb Жыл бұрын
Maasha Allah Kenyawi Khayr Allaha Ku siiyo,
@farxaancabdulaahi463
@farxaancabdulaahi463 Жыл бұрын
Maasha alah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Sheekh mashallah
@olkoomarabdi6765
@olkoomarabdi6765 Жыл бұрын
Shiiq maxamed allaha barakeyo
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx Жыл бұрын
Allha ku barakeyo adun iyo aqiraba
@Auvelvaa
@Auvelvaa Жыл бұрын
Subxanallah odaygas Alle ha u Naxaristo lkin Danbi ayu ka galay ubadkisa wayo hadu si cad u guursado way baran lahayen imika Awlaada yaryar e Waalid kod kala fogaday iyo Labada qof e is doortay e la kala firdhiyay ka warama lkin Alla qadaray diintena ka Qiimo badan waxaso dhan Ilahay Qalbiyadoda haka Madoobeyo wixi hore u dhex yalay badal khayr qaba ayaynu u waydinayna Rabbigena wayn
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Жыл бұрын
MashaALLAAH MashaALLAAH ❤sheikhanaa
@hindabashir1801
@hindabashir1801 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا
@ahmedgarmadow1422
@ahmedgarmadow1422 Жыл бұрын
ASC ikhwaanii iisoo duceeya in allaah i caafiyo ałlaah dartii
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 Жыл бұрын
Alaha ku caafiyo
@ahmedgarmadow1422
@ahmedgarmadow1422 Жыл бұрын
@@faxiyayasin2223 aamiin
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج Жыл бұрын
Sheekheena xafidak allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqaadam4513
@deeqaadam4513 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Maashaa allaah shiikh kiinyaawi allaha barakeeyo wllo cllasis adna mahadsanid khayr allaha kusiiyo
@zahramaow2052
@zahramaow2052 Жыл бұрын
Waa sidaan aniga iri walaahi sax. Xaaska aabaha haduu meherba ugu dhacey waa eedada xaaraan beyna kaatahey.
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 Жыл бұрын
Abdicaziz waan ku salaamaya huuno qaali ale ha ku xafido ig salaamaya dumashida qaalin
@farhiakushin
@farhiakushin Жыл бұрын
SUBXANALLAH😢
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 Жыл бұрын
ilahey kacabsada walidow gabdhaha yarayarka odayasha ada ugurinesna marki aya odayashi dhintan gabdhiyo yara sida gabdhan okale
@halimodahir6223
@halimodahir6223 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku anfoco
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج Жыл бұрын
Magaca isku midka ah xitaa kama shakin maxaa si ah😢😢😢😱😱😱
@duniyakordahab
@duniyakordahab Жыл бұрын
Subxanalah
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Maashaa allah guulasta labadiina
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Жыл бұрын
Masha Allah Thank you
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 Жыл бұрын
Maasha alaahwalaalkeen ccrealy walaahaykurboaanagafayday sheekhanakhayralahasiiyo walaahay xataawaxaankomatigakuqoroayaangaranwaayey subxaanalaah hadawaxaanleeyahay alxamdulilaah
@ShahmaadHassan
@ShahmaadHassan 8 ай бұрын
Crre556
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Gabadhii calool adeyg way soo fadhiisatay 😭😭😭
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Жыл бұрын
Abaayo ayada ma aheyn ee wee kasheekeeneysay video qeyta danbo fiirso xbbti
@ShadowNight-o2c
@ShadowNight-o2c 6 ай бұрын
waa qiso xanuun badan
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Waa xaraan qadcan ah aabo iyo wiilkiisii in halnaag wada guursadan haduu aabaha guurka ku horeyay uu qudba sira ahaa oo gabadha reerkeeda gadaalka ogadeen ama uu furay iyada oo la ogaan kadibna wiilkiisa ay is bartaan asaga oon ogayn in gabadhan tahay gabadhii abihii qabay iyadana aanan aqoonis ulahayn in uu yahay odaygii qabay wiilkiisa sidaana ay isku guursadaan oo owlaadi kutimaado ilmaha asaga ayaa dhalay lkn markay ogadaan kadib qabitaan wax liyiraahdaa majiraan sharciga islamka
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Sheekhii iyo waxqaawanbaat islasoosaartay shaashada
@safiaabdi1884
@safiaabdi1884 Жыл бұрын
One of the soma lady cops this story she tell the Sam story you told as nearly 2 weeks ago subhanallah
@deqamahamadabdi1622
@deqamahamadabdi1622 Жыл бұрын
Asc cabdi casiis sawir naagqaawan hasoosaaran shashada wadabi sidaa lacagtaad kahesho xallaal kugu noqoto aboowe Tala wallaalnimo
@simaninayussuf6360
@simaninayussuf6360 5 ай бұрын
Subxanalah 😢
@ihtiramihtiram1422
@ihtiramihtiram1422 Жыл бұрын
Subxaana allah.wxaas raga ayaa ka masuul ah
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Жыл бұрын
Subxaana allaah
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 Жыл бұрын
Allahu akbar
@aaminahassan7162
@aaminahassan7162 Жыл бұрын
Alaaah haku xafido c caziiz
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
ماشا ءالله
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Lkn sidee ku ogaan waayay xaaska aabihii guursaday magaceeda iyo cida ay tahay
@SalmoAbdi-d6r
@SalmoAbdi-d6r Жыл бұрын
Ma ogaan karo abye abayaha guurka bdn hada ani abahay ma aqaano intuu dmr guursady lkn inuu guur bdnyhy ayaan oghy oo ipmo bdn kale hyo ah uu leeyhy iygii xtaaa manta midna kama aqaano oo waxba qatara iygu inay iw guursadan
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Guurka qarsoodigaa wxn keenay.Walalo isguursadey iney jiran laga yaabo😢
@abdirisaqabdulla8345
@abdirisaqabdulla8345 Жыл бұрын
sheeko barileey oo macquul ahayn waaye adiga iyo sheekhaba bacaad aad ku dhegentihiin.
@JawaahirMaxamed-jn6zm
@JawaahirMaxamed-jn6zm Жыл бұрын
Waa adunyo gadoon Anigoon vidogan fiirsanin ayaan ka naxay ciwanka waqtiga xaadirkan aan Comantiga qorayo Wali ma daawan vidiogan Hadana anigo daawan ayan kasii baxaya سبحان الله
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 Жыл бұрын
Masha Allah walal allaah ha ku barkeeyo alle ha ku barakeeyo walal
@abshirrashid3243
@abshirrashid3243 Жыл бұрын
Masha,alah shiikh kenyaawi
@faizaali2889
@faizaali2889 Жыл бұрын
Adeerkii xaaska uu ka geeriyoodo wuu guursan karaa ninku Lakin aabo maya No !!! Diinteena macaani ma ogola aabo xaaska uuka geeriyoodey aad uursato anigu wadaad ma,ihi Lakin guri diin iyo dhaqan leh baan kusoo koray guul Somaliland ❤
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 Жыл бұрын
Waa Runta Walaashey, Aabaha gabadha uu guursado oo xitaa kulan uusan dhax marin, wiil ka la dhalay waa ka xaaraan.
@nijaj9157
@nijaj9157 Жыл бұрын
Ee taas Waa labawa ogyahy oo automatically waligaa noqonesa qofkii waalid kaaga guursado xitaa hadii kala tagaan ka dib waalid lee kuu ahaan. Ee qalad baa dhacay waxa la qariyaa dhibkaan keenta
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Ilaahey ha u danbi dhaafo waa arin la yaableh
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Malin kasTa inaad culumo raadiso waxaa kafican in qur,anka labarTo iyo axaadisTa rasulka csw shiikhu adiga wakil kaagama ah diinTa allah malin Tii hal saac diinTa sanad gudihi in dhaha ayaa kuu furma bal willaas waxaw garan wayay aayad qur,an ah oo suuraTu nisa kujirTa Subxanallah
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 Жыл бұрын
Dadka aad iska xugminayso jooji inuu yaqaano aayada ma adigaa og?..teeda kale islaamku waligood bay lahaayeen culumo loo laabto markii qisadaan oo kale dhacdo…ilintire ma rabin inuu kaligiis wax iska xugmiyo oo hadhow eed lasaaro marka saas buu culumada waawayn ula tashtay..marka hadalka xanafta leh jooji oo wax hubso.
@muminhagar5038
@muminhagar5038 Жыл бұрын
Ball Adiga Hadaad taqaaanin. Maxaaad ula xariiri weysay ooo intaaas ula sugeysay wllow Teeda kale Diinta Ma ahaan wax kooban Oo Adiga iska baaawsan karto. Oo waxaaadan Aqoon too da gaarin ayaa ka buuxo wax kasto Oo aadan aqoonteyda aaadan laheyne iska. Mala awaaal kuma jirto Diinta dadka saaaxibka u ah ayaa ilaahey amrey in La weydiiyo hadaba maxaad u aqoon weysay meesha Ma taaallee. Hadaaad Adiga. Fahansan tahay Intaba. La Raaadinaayo Dadka aqoonta u leh inaad waxaad taqaaano ka jawaaabto ayaaa. Ajirka kuugu jiraaa mhadsanid
@LoulyHirab-ws1uy
@LoulyHirab-ws1uy Жыл бұрын
Subxanallah waxwalba in dinta lola noqdo isalu ahlu dikri ayu alleh yiri
@khalifyusuf
@khalifyusuf Жыл бұрын
Xaaska aasbahaa waahòyyadaa
@ZeynabaliMohamed-mn6hv
@ZeynabaliMohamed-mn6hv Жыл бұрын
Xasbiyallaah
@hodangamadid865
@hodangamadid865 Жыл бұрын
Cbdi caziz wllo abahey ayaa waxow qaba naag adeerkis ka dhinta la mid miyaa wllo iso jawab 😔 😟 🙁 😥 😞 😿 😔 😟 🙁 😥 😞 😿 😔 😟 🙁 😥
@alifarahdhangadshire5189
@alifarahdhangadshire5189 Жыл бұрын
Waa dhibaato hada jirta oo dhalinta hada jirta kasuuragasha, waayo waxey isuguursadaan ku arkey oo ku caashaqey ee maraadiyaan dadka ay kasoowadajeedaan,
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
Ma ogayn wixii ogal la aan ku dhacay rabi wuu naga cafiyay
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq Жыл бұрын
Subxanalaah
@shukriqueen3878
@shukriqueen3878 Жыл бұрын
Subaxallaha subaxallaha
@abdullahisheikh1075
@abdullahisheikh1075 Жыл бұрын
Subxaanallah
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq Жыл бұрын
Mucjiso, man naag kale miyu wayay, subxanalaah
@Kuuska-i2d
@Kuuska-i2d Жыл бұрын
Cuqubaduba amey ka timid Sharciga la jabiyay abti walaayad maleh aabeheed haduu dhintay walaal ma jiro miyaa adeer miyaa la waayay casaba rag ah ma jiraan miyaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Dad waxan arkay bunbuniyey arinka leh abihii ayey caruur u dhashay been haday caruur abaha u hayn lahayd caruurta ayaa la xirin lahaa iskuma dhaceen wiilka iyo gabadhaa sheekh kenyawi waa mahadsan tahay
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Asc cabdicaziiz sawirkaxunkaqaatshaashada
@muminochanel5191
@muminochanel5191 Жыл бұрын
Qisadan gabadhey kudhacday wan video eey soduubtay oo eey sidan arinka ushegeyso yaa Allah. War ragoooooooooooooooooooow dhibkan idinkaa kadambeeyaa ee xaasaska iyo caruuraha halaisbaro. Si logahortago arinkan okale.
@jamaalabdulahi8996
@jamaalabdulahi8996 Жыл бұрын
gabdhiina waa dheeystay
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Жыл бұрын
Qisadaan gabar ayaa sheeganaysay anigu ma jeclaysan ilamana aha wax la jeclaysto.ama lagu macaansado ka sheekaynteeda walaw aan arkay haweenay iyana sheeganaysa inay ku dhacday arintaan iyo mid kale oo ka agdhow ilaahay ayaan ka magan galayaa inaan dhacdooyinkaasi oo kale iyo sootabintoodaba inaan wax ku raadiyo ku saabsan aduun dadka soomaaliyeed ee muslimka ahna waxaan uga digayaa inasan qurx badnayn wax dhacay oo aadan shaqo ku lahayn soo tabintooda iyo waxa dib dambe kaasoo gaaraya
@rahmaomar5447
@rahmaomar5447 Жыл бұрын
C casiisoow sheekadani waatii gabadhu kasheekaynaysay itopia ayaanjoogaa lahayf
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Subxaan Allah 🥲
@Qorox
@Qorox Жыл бұрын
Waxan la yabay gabdha iyo wiilka waresi MA jiro gabar MA tahay garoob miya tahay waye sheega gabdha qasab Yaa ku furay mise dhab dalaq lee sad story very sad
@daheramren4103
@daheramren4103 Жыл бұрын
Somali WA udhamaty wlhi😢
@XayadMohamed-i9i
@XayadMohamed-i9i 5 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@Orgeolk
@Orgeolk Жыл бұрын
Sheikh ciyalka xafada ah eraygasi ma,haboona inad u adeegsato sheikha.aaway ixtiramkii culimadu mudnayd
@Mamursal5
@Mamursal5 Жыл бұрын
Maxay toobad keenayaan ma wax ayna ogeyn ayay ka tppbad keenayaan? Aniga saan amin sanahay way kala tagayaan kaliya caruurtana wax dhib majiro!
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 Жыл бұрын
M.a😘😘😘😘😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️
@ismacilaxmadcali0
@ismacilaxmadcali0 Жыл бұрын
asc Wll c/casiis walaahi waxaan ahay wiil qiso ku dhacday una baahan in culumada la iiwey diyo lkn ma a qaano meel aan kaala xiriiro
@SacdacaliCabdi-vy6my
@SacdacaliCabdi-vy6my Жыл бұрын
M.a
@haliimomealinfarah8574
@haliimomealinfarah8574 Жыл бұрын
Cajiib
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Жыл бұрын
Asc. Abdi asiis. Waa. Ku. Dhegeeysanaayey. Maalintaasi. Saxib. Waxaa. Kaa. Soo. Salaamayaa. Canada
@YacinOmar-i6t
@YacinOmar-i6t Жыл бұрын
Salaam my name hassan idriss omar. Waxaan ka hadlaya caruurta ay iska dhaleen waxaay noqon doonan dad tarikhdoda laga yaabo!!!!!!
@moustaphamahomedahamoud7363
@moustaphamahomedahamoud7363 Жыл бұрын
Asc asdaafurilaa
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Wcs, shekheenna nagu qaaliga ah, sheekadan waxan rajaynaa ineyba been tahay oon waxaasi umadda Soomaaliyeed iyo meher xalaal ah ka dhex dhacaynin.
@LibaaxUmuxadar-cn6fr
@LibaaxUmuxadar-cn6fr Жыл бұрын
Masaladaasu way cadahay quraanka ayaykucadahay
QISOOYIN CAJIIB AH | LACALAHUU KHAYR || Sh Maxamed Kenyaawi
33:41
Daacad Production
Рет қаралды 157 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
CADAABKA AAKHIRO MAXAMED SH IBRAAHIM KENYAWI 2014 NAIROBI KENYA
35:08