Sheikh Xasaan - Reerkii Ogaadeen ee Sayidku ka dhashay Inay Maanta Ethiopian sheegtaan waa Ceeb wayn

  Рет қаралды 18,528

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@mahamedmahudinabdulle4032
@mahamedmahudinabdulle4032 Ай бұрын
Sh xasaan wareesi ka soo qaada xalaada Soomaliya iyo geeska afrika.
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
SSTV walaalayaalow sheekh xasaan waraysigii miyaad kacabsataan kkkkkk war bal sheekha soowaraysta 😂
@Mohamed-lr1oi
@Mohamed-lr1oi Ай бұрын
Sheikh bara kallah cimrigana allah kubarakeeyo
@FarhiyaMohamed-r1j
@FarhiyaMohamed-r1j Ай бұрын
Sayidka waxaa ku faani karo kuwa Rabi Iyo Rasuul iyo mu'mininta jecel gaalada muxaaribinta naceb ee ladgaalamo viva ahlu Tawhid👑
@FadxaMaxamuud-rc9qm
@FadxaMaxamuud-rc9qm Ай бұрын
waa run sheekh
@kingmo9457
@kingmo9457 Ай бұрын
Gaaladiririi❤❤❤. Ogadeen❤waagalagirir. Waquruxda❤somalida❤❤❤
@warsamemayele
@warsamemayele Ай бұрын
Galadirikii saiyid mohamed sheikh xaqiiqda ayuu ka shegay
@abdiwahaabchanel8595
@abdiwahaabchanel8595 Ай бұрын
Jazakallah kheyr
@Cabdiqaadir77Suladaan10
@Cabdiqaadir77Suladaan10 Ай бұрын
Ibnu xalaal sheekh Qarnni sheekh xasan xuseen Adam Allah noo kaa xifdiyo. Ogadeen manata waxaa aad uga sii liita. Inta. Xorta ah. Ee. Raba in. Ay. Itopia maciinsadaan
@YuusufAhmed-jl4ll
@YuusufAhmed-jl4ll Ай бұрын
Shiikh XASSAN Allah hadaayo
@CagalaabTv
@CagalaabTv Ай бұрын
Masha Allah Good
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
dowladi saydku weli way dhisantahay daraawiista ssc khaatumo indha kuusha soomaaliyed
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Wa runta dowlada sayidka wa darawishti iyo dhulki rer abtigi anaga wa nagu ceeb halgan an shaqo ku lahayn inan shegano
@engineerahmedmacalinabdiha4519
@engineerahmedmacalinabdiha4519 Ай бұрын
Waa run maxamed subeer baa ka mid ahaa markay isku dhaceen awoowayaashana laakiin waxaan aaminsanahay in aan sayidku ahaa halgamaaa ruuxi
@Taliye1
@Taliye1 Ай бұрын
Ogaadeenoow ilma adeerayaal naga soo garbaxa sheekhana kasoo garbaxa
@abdihassan3637
@abdihassan3637 Ай бұрын
On my God this man i is full of tribalism
@maxamed9633
@maxamed9633 Ай бұрын
In aan namatalin Bay ahaayeen sheekhaygii naga midmahaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Ай бұрын
ALLAAH Hu Akbar
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
saydka difaacisu wa xaq iyo waajib dhulbahante taageeradisuna wa ciibaado wayo weligod iyaga gobonimada soomaaliya utaagnan
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabay, aniga kolay dhulbahante halkii ansaari rasuuli laah ayay ii joogaan, siday halgankii ugarab istaageen soomaali cadowga iyo gaalada looga kor qaadi lahaa..dhal shuhado weeye dhulbahante ❤
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
​@@AbdiMohamed-e3mWar beenta jooji dhukbahante hadba ninbaa ku xoogsade. Waa juhalo iska yaacaysa run ahaantii.
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
@@beerkaaicadaaday2057 adigaa jaahil ah inaad jaahil tahay waxaa cadeynaysay waxaad kahadlayso ayaabad jaahil katahay, soobaro taariikhda gadaal kagaadhyahoow
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Waxan dhihi laha bahdina sheekha inaad warasi sayidka taartikhdisa kusabsan kasooqaadaan
@IbraMoha-p3v
@IbraMoha-p3v Ай бұрын
Nuurow sheekh xasaan wareysi dheer oo dhan walba ah kasoo qaad.
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Waa Runtaa Yaa Sheikh Jizaakalaahu KhayR
@bashaal62
@bashaal62 Ай бұрын
WALIGOOD BEY REER CABDULE TAAGEERSANAAYEEN, MAKAAHIIL NA WAA LAMID,
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Waryaa Reer Abdulle afkaaga ka saar.
@Mohamed-lr1oi
@Mohamed-lr1oi Ай бұрын
​@@AbdulAli-ku9hewas dee waa lawasaa waligood daba dhilif bay ahaayeen
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Sayidka hadii uu wax fiican sameyayna waxay dhahaan asaga ayaa sameeyay, hadii wax xun oo aad uga badnaa wixii fiicnaa uu sameeyayna waxay leeyihiin waxay aheyd waa wax la wada qaatay.😂
@abdishakuurmacalin5413
@abdishakuurmacalin5413 Ай бұрын
Allah baa wax xoreeyae ,sheekh dadkee ii gaalaad ka wada dhigteene , gaalada maxaad ula yaabi faala hadday yihiin inay gaalada uhiiliyAan😊
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Masha alaah sheekh xasan alahabarakeeyo xaqiiq jirta ayuu kahad layaye washeekha kaliya eedinta sidhaba udifaaca
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Ай бұрын
From dhagaxbuur 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
@abdullahdugow5307
@abdullahdugow5307 Ай бұрын
Those with knowledge understand greatness of the freedom fighters who fought imperialist for 20years the sayid and his military and those somali leader who ruled with him may ALLAH forgive them they were mujahidin and freedom fighters
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Sayidka inta uu Somali ka dilay ka dhacay xitaa British, Talyaani iyo Faransiis oo la isku daray intaas iyo in la mid ah kuma aysan sameeyn Somali.
@isseelmi1433
@isseelmi1433 Ай бұрын
Maxamed cabdale xasan iyo maxamed siyad bare labadooda janadul fardoosa alla ku waariyo
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Ай бұрын
Aamiin
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Ma afweyne ayaad ku lamaanisay? Amaa tiraahdaa afweyne shiikh buu ahaa, Kik liinin iyo marx watay, culumadana laayey.
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Soomaaliya qabiilka kaliya ee gaalada neceb waa hawiye wixii kasoo haray amxaaro ayay noqdeen
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
dar ilaahay haloo dagaalamo oo Xukunkii islaamiga ahaa soo celiya oo iska tuura dastuurka gaalnimada ah ilaahay idinku gubyee" war ilaahay halaga baqo oo Shabaab hala tageero
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Ай бұрын
Wax waalan baatahay warkaas Waa siyaasid EE waxaas iska daaya
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Ай бұрын
As-salamualaykum Shaikh Why all Ogden kabil you put Just few peoples and how you know if kabil Ogden ?
@MahdiAbdirahman-r6b
@MahdiAbdirahman-r6b Ай бұрын
😅😅😅😊
@JuleeydJuleeyd
@JuleeydJuleeyd Ай бұрын
beenaale bidci
@soomaneidow8060
@soomaneidow8060 Ай бұрын
لقد شحن شيخنا شحناً عجيباً بالفوائد والنّصائح والمواعظ، جزاهُ الله خيراً ونفعنا الله وإيّاكم بالعلم ، وجعلنا الله وإيّاكم مَّمن يستمعُ القول فيتَّبع أحسنه فهو وليُّ ذلك والقادر عليه ليبلغ الشاهد منكم الغائب يا أهل [ أوغادينيا ]
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Alwcimrigiisa dheeree wasidkii 2bad san urajan hayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Sayidka hadii fiirisid gabayadiisa waxay iskugu jireen faan, hanjabaad, aflagaado iyo cay qabiilo Somaliyeed la caayo iyo shaqsiyaad. Waxaas diin Islam ka fog.
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
Ina cabdulle Xasan Haddii aanu Ogaden xorayn Ingriis buu la dagaalamay maxay taraysaa?
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
abdikhaliqjibril Jahilbaatahy soo baro tariikhda seydka dooli ashuun ku bararey batahy.
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Adigaba sow xisaanoow khawaarij ma taageerin si soomaali loo tir tiro
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Qabiil ayuu wax ku difaacayaa subxanallah. Ina Cabdulle Xasan yaa u idmaday u doortay in uu Islamka uu sheeganayo wax ku hogaamiyo, Suu rabana u fasirto.
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Waxad kihad last ufiir so madaba fah min sheekh wuxu kahadlaye
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Hadii Somalida dagan xeebaha galbeed ilaa Bari oo ah halka diinta Islamka kasoo gashay geyga Somali qarniyo badan ka hor aysan Islam aqoon ma Sayidka ayaa 1899-1920 Islam cusub keenay.😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
dadka an weligiod lagumeysan wa reer ssc oo dowladi saydku kadhisneyd oo madaxtooydu taleex u ahayd waxa dhulbahante ilaahay usare mariyay oo ubarakeeyay
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Dhulbante wu dagan yahay dds waxad ad ku jirto ma ku caytame
@EidXaaji
@EidXaaji Ай бұрын
Wa Been Sayidka la Sheegaya Gaall Lama Dagaalamin Weligiisna Ciidan ma Hogaamin Fullay Taariikh Been ah loo Sameeyey ayu aha Ogaaden Iyo dhulbahante ayu Xasuuqay .Masaakiinta Reer Miyigii Somaliyed ayu Dhiigoda Iyo dhacca xoolahoda bahaystay Sidii Nin Raggana Uma dhiman ee Duummo Ama Kaneeco Aya iimay kudishay
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Eidxaaji Damer baa tahy .damerna aqli maleh cawska radso
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek Ай бұрын
Daba dhoon amxaaro diray dhawaaqaase isaga iska daali dunteeda somali doorin kari maayo
@AsadKadle
@AsadKadle Ай бұрын
Sheekh xasaanoow ogaadeen sidii ay xabashi ulaynaysay iyaga iyo geeloodaba ayey xabasho iskudhiibeen , in laxoreeyo ayey ubaahantahay jihaafka noohorkac aan xabasho kuduulnee
@mulki4516
@mulki4516 Ай бұрын
Sayidku tuug bu ahaa doqonki ogaadeen dolo laga qaadye
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 Ай бұрын
Tikudashay usheeg
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Ай бұрын
Siyasada iska dhaf aqoonteeda malihid ee
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Adigaba ogdena is waydi adigu
@abdishakuurmacalin5413
@abdishakuurmacalin5413 Ай бұрын
Allah baa wax xoreeyae ,sheekh dadkee ni gaalaad ka wada dhigteene , maxaad ula yaabi hadday gaala yihiin inay gaalada uhiiliyAan😊.Dhulku idinkuu idinsugiye sidii Sayidka qoriga qaata oo kaalaya, haddii kale Siyaasadda ragga haya u daaya iyagaa ka siyid ahe.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Sayidka hal dhaxal oo Islam ah kama uusan tagin hadii ay noqon laheyd masaajidyo, dugsi dad ka bartay aqoonta Islaamka oo wadaado caan ah noqday saa asaga ayaaba sheikh aheynee.
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi Ай бұрын
IGA QARIYA
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Ай бұрын
War waxani waaa laandheere😂😂
@kingmo9457
@kingmo9457 Ай бұрын
Iyagaadagaalamayaalah. Kafiirso hadallkaas😂😂😂😂😂
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q Ай бұрын
Sayiyiku ehlu naar buu ahaa says dka khiiisbuu ahaa
@MahamedIbrahim-kb2ou
@MahamedIbrahim-kb2ou Ай бұрын
Waxan umalay kuwi kofil buryada udhuqi jiray batahay
@omarilkur4082
@omarilkur4082 Ай бұрын
Waxan ka xumahay in ad shikh lagugu shego hadana Ogaaden wax gashegto hajirto ama yey jirin .ceb waxad u soo jiidey ceb kaxun tan ad siysadeyneyso oo ad tiri Ogaden xurobi meyso.isweydii maxad tahay adigu?isweydii markad Ogaden afkaga garsiisey bad cebtada iyo jahil nimadaada cadeysey .anigoo ah Ogaden waxan ku leyahay keliga oo aan ku jirin cid kale nacaladi ha kugu dhacdo.
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Ай бұрын
Sheequ run buu sheegay ogadeen xabashi baan wadana bay yidhaheen waalow markii dambe arday dii jamacada jigjiga cod dheer ku sheegeen in soomali yihiin oo itoobiyaan ahayn. From dhagaxbuur🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Ай бұрын
From dhagaxbuur 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Isagaba ah ogaden teda kale somali sowtay onlf dhibaysay sharciyan wadan hadad ka tirsan tahay maha gumaysi
@HRU2100
@HRU2100 Ай бұрын
😂😂😂KANI WAA NIN WAALAN
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Ай бұрын
Sh xasaan weligoodba saidka ma taageerin Ogaadeen marka laga reebo Bah-Geri. Dhowr jeer bey dagaal la galeen Sayidka iyo Daraawish. Marna shirqool dil ah bay u dhigeen. Sheegashada Ogaadeen sheeganayo Sayidka waa arin bilaabatay dhawaan ee weigood wey kasoo horjeedeen. Marna Milinik bey Mohamed subeer u soo raaceen Darawiish. Wax cusub ma haha.
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi Ай бұрын
Kan waxa weli maskaxda kaga dhegan propogandhadii kacaankii shuuciga ahaa
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 Ай бұрын
Yaaa shkh beenaale
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
Kkkkkkk 😂😂 kani wadaan ma ah ee waa moriyaan qabilka buuxoo. Xageed joogtay markeyy ilmadeeradaad lahayee itopia xaa walalahee isku isr baynunahay oo ay ogadenkan add edaynaysiid usoo qaqzbanayeen iyagoo wada itopiyaneysaa😂😂😂😂kkkkkkk waryaa bent aad rabtid in aad kudabooshid moriyaan dawlad dhisankaraayn 34 sano wada jajuusaa hawiye majeerteen idoor iyo itakalee baa.
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Ай бұрын
Beenaale runta ayaa diidan tahay xaraanyahaw
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
@@Khdarcrashiir96Axmed kkkkkkk kkkkkkk kani wadaan ma ahaa ee kukalee raadsoo adeer. Takalee hawiye baa itopianka somaliya soogaliyay sii ay wadanka uu qabsadaa oo itopianku kaceliyoo kuwa darrod sheeganayaa ilay iyaguubaa waa nijaas
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 141 М.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 8 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,8 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
Natiijada Hordhaca Doorashada Qof & Cod ee Somaliland!
11:23
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 7 М.
:Iran Oo Heshay Xog La Doonayay In Sirta Hubkeeda Lagu Ogaado
8:45
Diiwaan Media
Рет қаралды 3,1 М.
Wararkii ugu dnbeeyay ee Tirinta Codadka
MM Somali TV
Рет қаралды 1,3 М.