Sheydaankey Caabudaan, Calaamadaas & Numbaradaas ayey isticmaalaan ayey dheheene maxaa ka jira?

  Рет қаралды 34,752

Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Sheydaankey Caabudaan, Calaamadaas & Numbaradaas ayey isticmaalaan ayey dheheene maxaa ka jira?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com...
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com...
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 71
@dulmidiidclips
@dulmidiidclips 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@hawoabdilahi4722
@hawoabdilahi4722 2 ай бұрын
Waa 🎉😮😮😮😮😅
@hibonura731
@hibonura731 2 ай бұрын
Nio🎉🎉m😅😊😊😊😊😊🎉😮🎉😅🎉😅😊😮😮😮😮😢😢😮😮😅I ​@@hawoabdilahi4722
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Asc walaal adoo raali ah koorsada waxaan rabaa inaa dad Afrika joogo ka bixiyo ee meeqa waaye?.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Koorsada oo dhan 29 $ miyaa?.
@missdeka
@missdeka 2 ай бұрын
Wlhi 1sec oo nolosheda Kama baqin sheydan iyo waxan la shegayo Allxmd illaahey baa iga caafiyay cabsidu waa qatar wana imtixan inti baqdin La dhiban Allaah ka caafiyo ilaaa baqdinta Alle moye
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 2 ай бұрын
Waa runtaa Sheekh dulmi diid illahey kheyr ha ku siiyo
@faizaboos7933
@faizaboos7933 2 ай бұрын
Sheekh Mahadsanid, Soomaalida KZbin ka badankood Irsaqadii baa meel xun ka gashey Illah xaqa ha tuso. Kuwii wanada wax ku qaato Illah ha ka dhigo. Waa yaabanahay.inshallah khayr.
@shijo2055
@shijo2055 2 ай бұрын
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك، ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت، من قالها حين يمسي، فمات من ليلته؛ دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح، فمات من يومه؛ دخل الجنة🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 2 ай бұрын
Jahli jahli laguu daray waa sidas wallahi. Oo mada somaliyedey: 1- Allah kabaqa,salada, dikrigaa iyo adkarta ku dadala, 2- wax akhrista, 3-dadka wanagsan dhagaysta sida cuulimada. Iskana jojiya beenta iyo cabsida wax kama jiranka ah.
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 2 ай бұрын
Umadeena xaqa Allah ku sugo Amiin 😊
@aaminaa341
@aaminaa341 2 ай бұрын
Haddaadan aqoon diimeed iyo ta maaddiga ah midna lahayn, si fudud baa laguu cabsi gelin karaa. Awooda Rabbi mid Ka wayni ma jirtee, ALLE uun aamin oo magan gal.
@fatiaden2130
@fatiaden2130 2 ай бұрын
Sheekhow Allw haku barakeeyod dad badan baa baraarujisay
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@UpdirahmanSiciid
@UpdirahmanSiciid 2 ай бұрын
Allah ha caafiyo Aamiin umadda soomaaliyeedna Alle qalbiyadooda ha isku soo jeediyo inta xanuunsaneysana alle hacaafiyo Aamiin🤲🤲
@sahraj3885
@sahraj3885 2 ай бұрын
Allah heyna soo hadeeyo Allah Dhalinyarada haydoo dhowro Balwadaha xun xun Allah ha ka badbaadiyo Allahuma Aamin Aamin Aamin
@nimohussein9781
@nimohussein9781 2 ай бұрын
Mansha Allah jzk ya sheikh
@injinerdhaqane8843
@injinerdhaqane8843 2 ай бұрын
Jasaakallaahu qeyran
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 2 ай бұрын
Subxaan ALLAH, waxaa gaalo ayaa wadata si ay gaalo ayaa noqdaan islaamku , ALLE ayaan kamagan galno🕋
@Hure31816
@Hure31816 2 ай бұрын
Jasakalah sheikh
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 2 ай бұрын
Waa shaqo la aanta badan oo dadkeena haysata. Camal la aanta badan beeno badan iyo drama badan iyo wax aan raat iyo najiito lahayn in wakhtiga lugu dhumiyay keenta. Marka dadkeena ilaahay jidka toosan haku soo toosiyo.
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 2 ай бұрын
Shekhuna somalida inta ugu badan waa dad xanuunsan waxaadna ku garanesa maxee kuligod isaga daba qufacaan hadusan xanun jirin
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 2 ай бұрын
Shekhow cabdixaafidka aad saxiibka tihiin sow tuu yiri masuuniyada waan spo booqday hadana waan la balansanahay sidey ii soo tusaan sidey jinka u cabudaan bal ka soohadal arintaas ileyn,waa saaxiibkaaye
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mahdihoussein4168
@mahdihoussein4168 2 ай бұрын
Asc dhalinyaro iska jiraa heesaha iyo wixi la halmala
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
‏حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله اللهم إنك تجينا
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Sheeg sheegoodaba in laga fiican yahay soo ma moodid😮
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 ай бұрын
Acudubillah acudubillah 😱
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 2 ай бұрын
subxanalaah allow nabadbaadi
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
Allaahuma Aamiin
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 ай бұрын
Shiiqow adigoo lagu arkaa maxaad u soo duubiwaysay? Mida kale waxan waa wax jiro ee ha inkirin.😊
@dhoofodrye5474
@dhoofodrye5474 2 ай бұрын
JISAALLAHU KAKHEER.
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 ай бұрын
الهم صلى على سيدنامحمد
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 2 ай бұрын
Xayaaysin kadhana wadadooyinka reer galbeedka
@AsmaIsmail-j3r
@AsmaIsmail-j3r 2 ай бұрын
Amin
@mohamednur5547
@mohamednur5547 2 ай бұрын
ASC walaal, waxaad u malaysaa in Soomaalida sixirka jecelyihiin, qaasatan qurbah joogta.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War guryaha soomaaliya lagu dhisa calaamadas sadex geesa ee shaydanka ee dadka halaga wacdiyo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 ай бұрын
Qofku waa I inuu Allah abuurey kaliya kabaqo
@bellahaji9884
@bellahaji9884 2 ай бұрын
Subxanallah
@sahraismail2230
@sahraismail2230 2 ай бұрын
Dadka qaar waaxay moodan in illahay ka saakow laa mamuli kaaro illahay ayaa waax kaasta maamuula lkn dadal ayaa naala goodbye un
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
dee dhibaatada lama inkiro ee maxay kudhacday iyo see looga baxaa ba dadka labara waayo soomaalida dhibaata haysata
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
Allaah ha caafiyo lkn xanuunku waa dembi dhaaf balse Sheekh Mohamed kuwa ka hadlaaya ee beenta faafinaya laftooda ayaan caafimaad qabin xagga maskaxda
@KhadijaSayidAbanur
@KhadijaSayidAbanur 2 ай бұрын
Arinta wey jirtaa laakiin waa la buunbuuniyay dad badankooda waa Faadi waxay maqlaan wey iska sheegaan
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 ай бұрын
Waaruntaa shekh ilaahay dadkeena hasoo hanuunsho
@AbdiIbrahim-r4w
@AbdiIbrahim-r4w 2 ай бұрын
Sheydaan majiroo maat leedaxay
@Mahamed-rg2rk
@Mahamed-rg2rk 2 ай бұрын
Imta walwalsan waa inta iimaanku ku yaryahay ninkaa waalashey wuxu ku hadlayo ayeyba rumaysten dadkaan wada wareersan
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Iman la an mahan cuduro badan o maskaxda ku dhaca ba jira xata dakhtar somali o maraykan wax ku bartay ba KZbin ku jira
@omar-de9dg
@omar-de9dg 2 ай бұрын
Dadkii malaha iyo aaminida wax walba ayaa ku badatey wax la yirahdo mosaniyada Ma jiran ee idinku xayey siis ha usamanina Ee xanuuka ilahay ba keena
@Kenoofficial-mp6ro
@Kenoofficial-mp6ro 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@MariaMahamud-f3s
@MariaMahamud-f3s 2 ай бұрын
Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 2 ай бұрын
Anu wanshegay inlaino xayaysiyo ladonayo qaniisnimo aya laina mariyay tana wasidi
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 2 ай бұрын
Somalidoo dhan ayaa naago ah sidii naagaha u sheekeya
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 ай бұрын
اعودب الله منشطان رجيم
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 2 ай бұрын
Halayabin hadaba bili Adan hadal malayacniya kusocanbexeen wa Somali okaliya talatigodaba eh sidaas
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 2 ай бұрын
Kkkkk
@safiashire2380
@safiashire2380 2 ай бұрын
Sh allaha ku daayo arinta laga hadlaayo adiga waxad jeceshay wanag lkn ma tihid qof joogo xamar xalane waxa joogo waa qolo u timid diinteena kulajirto dagaal marka waxba hadifaacin
@MariaMahamud-f3s
@MariaMahamud-f3s 2 ай бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 ай бұрын
Kkkkkk😂😂😂
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Kkkkk astaqfurullaah shiikhow waad naga qoslisay somalidu ayagoo owolba dad wada seef labood ahaa qiila waqaala ku badnayd baa hadana social media si khaldan u wada isticmaaleen qof aysan wac cadan ah u hayn bay ku wada dhaaranayaan inuu waxaas iyo waxaas yahay
@sahraxashi5970
@sahraxashi5970 2 ай бұрын
Adiga shaydaan ayaad thay
@khadarahmed1391
@khadarahmed1391 2 ай бұрын
Waxaad modaa dadka caabudaya shayadiinta iyo dadka lacagaha ku bixinya inuu difaacayo ninkani,, Ninkii ku qaylinayey sadex xagalow ibadbaadi miyuu qiil usamaynayaa
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Barbar naceeybka aa u qabtoh waa qabiilkisa diinta haku qaraaban
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Haku danbabin wa cudur gaal iyo Muslim ku dhaca dhowr bilod ka hor xata wu shegay hada ka hor inu washay
@ismacicabdi-qy9uw
@ismacicabdi-qy9uw 2 ай бұрын
War shiiqow waa iska hadlesa wax aad ogtahay majiran shayadiintan lasheegayo waa run anigay iwaaleen anigo south africa jogo oo ay ii kla kacsantahay ayay iwaaleen tabtuu walalkeyga oomaar dhahaayay waa lee dili raba ayan dhahaayay kitabka was ayay idhahen dinta xiligeda wa lga so gudbay ayay idhahen somali aya le kenay waa lee quraamiyay wan restay turki ayan aaday si aan yurub ugalo waxan jogay istanbuul magalada somalida dagto ee aksaray waxay aheyd 2021 maqaxi somalida ledahay oo mandeeq ladhaho ano horteda fadhiya aya waxa kaso baxay dj subeer wuxuna aha qofki iigu horeeyay oo caan ah oo life u arko wa salamay dj subeer ayan dhahay waa xasuusta walalo ayu igu dhahay malmo kma so waregan walela so hadlay wana lee waalay adunka jano waye aya leygu dhahay waxyabo bdan aya lee tusay wadankga aad aya leegu dhahay alle aya leyska kee dhigay somali aya leyga so riday ano cideyda usheegin ayay arken ano lajogo marka waxan idin sheegaya dj subeer waa sheydaanka weyn oomar bar bar waxa uusheegayana waa run
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Xununka barbar dhowr bilod ka hor bu shegay o hada ka hor ban washay bu dhahay wa xanun maskaxda ku dhaca o dakhatirtu yaqanan
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 ай бұрын
Dadkani waa dad waawayn iygoo waawayn ay qurbe soo galeen Miyaanay ahayn dadkii malcaamada loo diri jiray in ta 2 mafiiqood 😂dabada lagaga dhufto oo xataa haduu qalad galo derisku edbin jireen inta aan la gaadhin waalidka.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
sheekh shayaadintas iyo calaamadahodu wa wax jira wa xaqiiq run ah oo shayaadintas dad caabudaan ee inkiraad waxba ma tareyso ee diintu maxay kaqabta dadka ha loo sheego
@MohamedaadanHassan-nr7ti
@MohamedaadanHassan-nr7ti 2 ай бұрын
qofka.waxa haayo waxaas waaye ma.dhihi kartaa Adoon hubin😂😂😮😮
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Shiikha maxaa ka sugeeysaa in uu kuugu dhaho barbar waa gaal sidaas baa jeclaan laheeyda cunsuri qabiileeyste ah oo diinta ku qaraabanayah
@solokilimber3818
@solokilimber3818 2 ай бұрын
Bruh you called yourself sheikh which I doubt and you spreading propaganda 😂😂 subxallah
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Lil Pazo akoze DNA test 😂😂😂 maziga merere
39:09
Kasuku Live
Рет қаралды 10 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 8 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 27 МЛН
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 274 М.