Shiiqoow duumo lee maxaa u sheegtaa iyo wax diinta iyo dhaqanka lid ku ah🥹😱by

  Рет қаралды 3,015

nasriin Official

nasriin Official

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 күн бұрын
Waa macwuul waana dhacdaa ee maskaxda fur oo wax fahan somali wax walba waa kasuurowdaa
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 күн бұрын
Waxaan iyo wax ka daran ayaa dhaca aniga. Nin sheekh ah ayaa wiilkiisa gabadha uu qabay sidaas oo kale u damcay. Aniga waxaan indhahayga ku arkay awoowe gabadhiisa wax qaladan oo maskaxda qaadan karin kula dhaqmaya. Ilmaha waa masaakiin xataa hadii eey labaatan gaaraan hala ilaaliyo oo qofna yaan lagu aaminin.
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Күн бұрын
Wax aan dhici karin ma jiraan ee Sheekha inuu qariyo miyaad rabtay abaayo
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 2 күн бұрын
naa wllo shiikha ka dhamaw dee waxaas iyo wax ka daran baa aduunka ka dhecee
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Күн бұрын
Weey dhici kartaa magalada aan joogo kadhacday oday kufsaday gabar yar oo wiilkiisa soguursaday
@hanikhaliif4944
@hanikhaliif4944 2 күн бұрын
Waa aqiru saman inta iimanka leh waa yaraden wax kasta waa arkena aniga maben sanayo shiiqa iskadhafa
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 күн бұрын
Waxas wax aqliga galaayo ma aha anaga America la joogno sheekh is ku Sheehan been ta sumcada soomalida uu xumaynayaa Subxanalaah 😢😢😢
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 23 сағат бұрын
Sheydamad baad tahaye shiikha ka dhamow dayacan ilmahaaga ilaasho ayuu shiikhu kuu sheegay
@faizaliban8882
@faizaliban8882 Күн бұрын
Wcs quruxey allaha ku xafido adi iyo carurtadad allahana ku cafiyo mcney
@HamdiOmarisse
@HamdiOmarisse 2 күн бұрын
Dunidan waxaas iyo wax kadaran wey kadhacaane shiiqu haduu is ilaali ku dhahay maceebaa nasray wll
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Күн бұрын
Soomaali wax ma hubsato sheekha wuu ka hadlay gabdhihii yaryaraana waa laga badbaadshay ninkii, Markii kiiska dhamaaday ka bacdi ayuu nala wadaagay qisada
@umusafa9915
@umusafa9915 2 күн бұрын
Somalida in xumaanta aay qarsato ayee jeceshahay micnaha sheikha waxa waye gabdhaha qabtaan guriga ha u kenina rag xata abaha ha ahaade wax fahan
@Sucaad_jees
@Sucaad_jees 2 күн бұрын
In la soodirsaday ayaa laga yaba tankale weyjiran dad dhaqankanleh
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 күн бұрын
Subxanallah kan sheikh mahan dadka waxa u soo gudbiya wax yabaabo xun xun sheydanka 😮
@sahranuur196
@sahranuur196 2 күн бұрын
Waa macquul Ilmaha yar yare walaalaha ah baa ba la yiri 12 hadaau gaadhaan jiifka halagu Kala geeyo
@umusafa9915
@umusafa9915 2 күн бұрын
Waxaas iyo wax ka daran somalida iyo aduunkaba ka dhaco adunka waxa ka dhacaayo alle kaliya og waxaas iyo wax ka daran maqalne sidaa u yaabene yaab naga soo hare gabar daris nahay sodoged ka shegan jirte sodogey wu i tabtab taa waka shakiyay
@amalomar380
@amalomar380 2 күн бұрын
Waa uu ka soo Hadley from brit Somali TV sister
@shukriabdullahi4231
@shukriabdullahi4231 2 күн бұрын
Shiiq dirir ma dhagaysan miyaa iyo hoyada u timid gabadhayda waxan ka kari la a hay
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 күн бұрын
Caqliga wey gelaayaan❤ ee Iska jira
@Xirfadley
@Xirfadley 2 күн бұрын
Abayo waxa sheekha so gudbiyay o aad dhahayso diinta lid ku tahay beeen ma aha way sameeeyaaan anaga aragnay oooo goob joog ahayn adeeer gabdhu adeer u aha damaciyay o malin dhan matagayy somaliyana joga Shaydaan dad uu duufsaday bana sameya waxas iyo ka badan Ilmaha alaah hano badbadiyo
@IndhoosAbdullahi
@IndhoosAbdullahi 2 күн бұрын
Codey salamulah
@AyaanAadem
@AyaanAadem 2 күн бұрын
Wax walba kafilo dunidan xasbuna laaah mida kale shiiqa waresigisa wan arke wey nabad qabaan gabdhihii buu yiri tan kale waxaa kayabto dadey caadi latahay gabar aabehed kacabaneysa wan maqlay qisadeda maxa sodoh maxaa kashege duni halowdey waye daacigasna wu na bararujinaa hadey run tahay wax yabaha uso tebinayo
@shugriahmet4735
@shugriahmet4735 2 күн бұрын
Nasriin quruxay waxan ahy tageerahaga 1baad❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial 2 күн бұрын
i love you🥰
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 2 күн бұрын
😂😂😂😂😅😅😅 odaygan Waa musiibo socata wax xun lee muxu u sheegaa 😅😅😳😳😳😳 Oday sida ah miya jira subxanallah waxan u maleynaya shiikhan qoom kalu kaso waramaa 😂
@ZenapAbdi
@ZenapAbdi 2 күн бұрын
Maxaa ugu qoran axad kaan aan kar baash nee😂😂😂😂
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 2 күн бұрын
Wey dhacda lakin inu noso gudbiyo maha wayo meshan bu advice ka bixinaya. Muxuu advice ayadu ugu shegiwaye
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Күн бұрын
Dadkale inay haysato ama kuwaana qaataan lagayaabaa
@nusramuhamed2847
@nusramuhamed2847 2 күн бұрын
bisinka waax macquul ma aha😱
@FatumoAli1
@FatumoAli1 2 күн бұрын
subxanallah
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 Күн бұрын
Bisinka😳
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 күн бұрын
Waxwalbo waa macquul bini aadam waxkasta ka filo lkn warkaas uu shiiqu sheegayo ma ogi runtiisa iyo beentiisa aaqiru zamaan baa la jogaa wxn ka calool xumaaday arinta gabdhha muu badbaadiyo waajib ayey ku tahaye
@Salma-5i
@Salma-5i 2 күн бұрын
Horta maxad iskaga dhigtan dad adun nadifa joga horta miyaydan arki 3 iyo 4 jiro la kufsanayo kawas rag somaliya ma ahayn miyaa na naga daa qiro jabanta shekhana maxad kaga dhegen tahay waxas iyo wax ka kun ayaa somalida ragu sameyan jaw
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 күн бұрын
Waxan u ka sheekaynayo mar walba Anigu ma fahmin qof sheekhi sidan uma hadlee maxa jira yaab
@ruunhussein8790
@ruunhussein8790 2 күн бұрын
Asc habo mcn sheekha wuu jawaabay cabdixaafid ayaa weydiiyay wuuna ka jawaabay waxaan kuu sheegaayaa aduunyada macaankeeda wuu dhamaaday iimaanka iyo cabsida Alle way yaraatay wax aan horay Loo maqal ayaa dhacaaya ha dambaabin caqligaada kala gooso dib u fiiri cabdixaafid ayaa wareystay wuuna ka jawaabay arinkana waa laxaliyay sidaas u ogoow
@nasriinofficial
@nasriinofficial 2 күн бұрын
Ma arkin habo jawaabtiisa Waa ok haduu jawaabay lkn macquul maaha waxyaabaha qaar habo uu shiiqa soo hudbiyo wlaahi
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 2 күн бұрын
waxan mac quula ma ahan lama dhihi karo maxaayelay shayadaan qofaka haduu dhumiyo waa dunsan yahay iaahay ha ina hanuuniyo inaga iyo umada isalaamka ah
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 күн бұрын
Intaas iyo in ka badan ayaa dhacda oo malin walba maqlaa. Hadii aad maqli leheed waxa muslimiinta cilmu nafsiga bartay eey xaliyaan maalin walba dadka waxaan lama yaabeen.
@Xirfadley
@Xirfadley 2 күн бұрын
Abayo intaas iyo ka badan somalia gudaheda iyo debadeda somalida jogtaba ka dhaca sheekh dirir qisa lala wadaagay madan daawan
@Xirfadley
@Xirfadley 2 күн бұрын
Macquul waye arimahan dhan shaydan bana duufsaday sodag ba sheege kuwa dhalay ba damaciyy kuwa adeer run ah ba damaaciyay Alaah haso hanuuniyo raga somali e xumanta qaaday
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 2 күн бұрын
Ninkan wax ushego ma aamini bisinka
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 күн бұрын
Walee dad waxaa jiro hark Aad wayn kanisado u shaqeeyo who knows 😢😢
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 2 күн бұрын
Subxana alaah waxas runbaa
@khadrocali5644
@khadrocali5644 2 күн бұрын
Abayo wuu kasoo hadlay wala badbadiyay ilmihii
@خلودحسن-ع1ح
@خلودحسن-ع1ح 2 күн бұрын
My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women. You cannot go out or work like you, my brother. Where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. Brotherhood. There is no mercy, no compassion, no humanity. Giving good news to the patient is the greatest hope of waiting for what we want.'''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. We have nothing to do with it, brother. Even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilo of minutes. 00967717018744. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my number. The one who can help us. Message me on WhatsApp. We will send it. The full name will transfer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street in the rain because of... Please see my condition for yourselves, I ask you by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, and God is the Great, even at night we cannot sleep from fear. We have neither mattresses nor blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me be disappointed. Help us as much as you can. So, do you please us that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and offer and help me as much as you can. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €...' ',,,,,,,,;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€(/)'|\€\>|\≧≫;;/😢🎉:; -/;;!;?;"?😢🎉???✓]}>>]}]}]\>]}>×}✓\🎉🎉😢😢
@AmataAllah-z5x
@AmataAllah-z5x 2 күн бұрын
Maryla argteen
@Fartun-k4b
@Fartun-k4b 2 күн бұрын
Ninkan warkisa managa daysid walaley
@nasriinofficial
@nasriinofficial 2 күн бұрын
😂😂😂
@FatmaMohammed-bs1vk
@FatmaMohammed-bs1vk 2 күн бұрын
Waaa bandisa 😂😂😂
@FundyWaNyash
@FundyWaNyash Күн бұрын
Waxii losoo qoro uu dadka usoo gudbiyaa… waxuu xaqiijiyay ma ahan waa nooc fitna ah
@user-yq8dp6oy6n
@user-yq8dp6oy6n 2 күн бұрын
Who is this man? Is he dabacasar's brother or something?
@user-yq8dp6oy6n
@user-yq8dp6oy6n 2 күн бұрын
Sis why don't you reply to my question? Ninkaan sheikh run miya. He looks like dabacasar to me. Walaalo miyaa?
@KowsarAbdulwahab
@KowsarAbdulwahab 2 күн бұрын
Dacasar maehe sheqa kallextha waxas iyo wax kadaranba wey kadacann dunitha
@user-yq8dp6oy6n
@user-yq8dp6oy6n 2 күн бұрын
@@KowsarAbdulwahab I don't know him, I was just asking if he's related to dabacasar. I don't place judgement on him. Just a simple question.
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 2 күн бұрын
​@@user-yq8dp6oy6nha wu uegyhay runta wye
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 2 күн бұрын
@@user-yq8dp6oy6nwhat’s wrong with dabacasar!? And if he looks like dabacasar what’s the point!?
@intisar2630
@intisar2630 11 сағат бұрын
Walale you need to understand there are sick people with a sick hearts! Niimaan wax jiraan ilmahooda damcaan it doesn't mean ciyaalka wacal ine yihiin but unfortunately some fathers are disgusting sick person. You are gaslighting the sheikh using the deen, please educate yourself on these matters before you say it's not true, sexual abuse happens mainly by family members! Please do more research next time inshaAllah
@shugriahmet4735
@shugriahmet4735 2 күн бұрын
Waa beentiis malah 😂😂
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 7 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 34 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 123 МЛН
Dayax dalnuursho Xaaskiisa difacey
3:26
Badal Nolashada
Рет қаралды 461
طلبت يد شيرين 💍
39:06
Ossy Marwah I اوسي مروة
Рет қаралды 2,4 МЛН
DEGMADAAN WAXEE CAAN KU TAHAY || MUUFO IYO MACSARO || KAARAAN…
10:27
Kaalay nala caweey☕☕
54:30
Simply Fey&Key
Рет қаралды 12 М.
Sheeko macaan badan
9:31
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 2,5 М.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН