SHILALKA TALEEFONADA🤣 | AR SOMALIYA🤣 WA DADKA ADUUNKA UGU SHILALKA BADAN KUSO DHAAWADA FUNNY + QOSOL

  Рет қаралды 146,700

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 857
@therealgoat158
@therealgoat158 2 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤️ﷺ❤️ like saar 🥺❤️🤲☝️🕋
@jugtaboy4122
@jugtaboy4122 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw 😊
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 2 жыл бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓 ♥ ❤
@abdinasir7153
@abdinasir7153 2 жыл бұрын
Scw scw scw Scw ❤️m.a Azad hagio 😢✊🇸🇴tiem 27🇸🇴🇸🇴✊
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scwscwscwscwscwscwscw
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara❤💓🤲
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@macalinkascholka
@macalinkascholka 2 жыл бұрын
Waan idin salaamay inta caanimadayda jecel🙋‍♂️😂😂😂
@aasiyoilwaad7894
@aasiyoilwaad7894 2 жыл бұрын
Majecli kolba ani 🤣🤣waan kaaqaadnay pro
@ilyaazmaow4662
@ilyaazmaow4662 2 жыл бұрын
farxad weyn ayey inoo tahy anigoo ku hadlaya magaca sarakisha wasaradan wasirka anaga ayuu noo furay dhaman waxa leyahy guuleysta sxbyl ❤❤❤❤
@dayibcabdirisaqcabdille4874
@dayibcabdirisaqcabdille4874 2 жыл бұрын
Kusaliya rasuulka scw 😂
@omarshariif1342
@omarshariif1342 2 жыл бұрын
Mxa ku qoslee mrka xoolo
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 2 жыл бұрын
Legend always legend 💝 zaki live Happily For Me Every Time 🥰💖🥰
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Aniga Mid waalan sxbkay Ku dhacday Baan Hayaa Ma soo Tuuraa 😂😂😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 2 жыл бұрын
Haasaaxib kusodhaqso
@maafiyomafiyo2231
@maafiyomafiyo2231 2 жыл бұрын
Maxa ugu dhagantahay sootuur aan qabane🤣🤣
@apthihakinaddeh7177
@apthihakinaddeh7177 2 жыл бұрын
Taliye Giridhi part two xaq ayuu uleeyahy wasiirkow😭😂😂💔
@maryanmulki6595
@maryanmulki6595 2 жыл бұрын
Somaahn😂
@apthihakinaddeh7177
@apthihakinaddeh7177 2 жыл бұрын
@@maryanmulki6595 haah wllhi big Fan u ahay ninkas😂❤️✊️
@mogems3585
@mogems3585 2 жыл бұрын
Qisadi Igu dhacday Midi ugu Xumayd waa 2012 Waxan jooge Galkacyo Gabar aan la sheekaysan jiray ayaa marwalba igu dhihi jirtay aan is aragno Anigana mahaysan waagaas dhar badan oo aan qofta habeen ba mid u xirto markan u tagayo Dharkayga waxa ugu shidna Shaati waagas socon jiray oo Masax ahaa (shumac caadiya ayuu ahaa 😂) Colour beer ah ayan kalaha Qofta markan dhowr jeer uso xirtay ayay haben igu dhahday sharkan maxa uso xirata mar kasta kama walin waxan ku dhahay Adiga jecel colour beer ka ah sidaas ban uso xirtaa. Mudo kadib oo isla meeraysi ah fasax school ayaa la galay oo labo bilood ah 😂 shiidna waa aha qofi awal waxan ku maaweelin jiray school ayan leeyahay biri jaanis mahayo lknse hada marmar siyo majiro markan dhowr habeen been u sheegay ban fakaray waxa iso baxday fikrad ah inan dhaho Tuulo bn adaya bil bn maqnan qofti galab casarki bn ku dhahay bye 👋 wan baxaya biri hye ayay igu dhahday run ayay u qabta maalin sadix xaad bn ilaaway inan qof ku dhahay wn baxay magaalada bn iska adee aniga oo laamiga lugaynaya qoftii oo bus (biel) saaran kii darawal ka ahaa haygu soo garab qabto gaariga asiga ku haya ma baxaysa (tagayo tagay) iyo erayo kale qoft baa i aragtay daaqada iso xigta ayay saarnayd indho shareerki inta iska fiiqday bay si fiican ii tustay wajigeeda lama hadlin waan dhaafay kii buska watay inta igaso daba dhaqaajiyey ma gaari bn dheerayn kara hadana ku laha Sxb soo bax labo kun iska bixi (ciilki i qabtay wn qarxi gaare) sxb iga qale bn iri inta ciilki igu laabtay 😂😂😂 Qoft waa block gareeye wagi baa igu danbaysay 😂😂😂😂
@bahjahussen3556
@bahjahussen3556 2 жыл бұрын
😅🙄
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Astaqfurullah tawal maxaad uradin weday kkk😂😂😂
@hanadi246
@hanadi246 Жыл бұрын
😂😂
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 8 ай бұрын
Dhiiqu kula doontay
@khulasomovie
@khulasomovie 2 жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞💕
@zunduzinazahal2042
@zunduzinazahal2042 2 жыл бұрын
Congratulations Wasiirkeena 400k 👏👏👏❤
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 жыл бұрын
Wazir Giridhi congratulations 🎊 400k aad gartey waxan
@qalpixaarane2320
@qalpixaarane2320 2 жыл бұрын
Anaga ku gaarsiyeno igada jileeca waziir ❤🙏
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 2 жыл бұрын
Jaaah 🥰🥺 Waziir waa u qalanta waxwalbo 🥰🤩🥀 Giridhi wye barnamijka manta 🤣👋
@samsamsaciid9749
@samsamsaciid9749 5 ай бұрын
Hankuwadasalino hapiipkeena muhamed صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 2 жыл бұрын
Wasiir muuqalada Qosolka soo badi insh Allah Intaas iyo kabadan wad uqalantaa✊🏿❤️
@somalilivegamer158
@somalilivegamer158 2 жыл бұрын
400K Gongratulatios👑🇸🇴
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 жыл бұрын
Legend always Legend zaki
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
Ma ogtahay aqristoow in uu yahay nabbi muxaned (S.C.W) kheiru khalqi -llaah Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) midka loo soo diray JINI Iyo INSI Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) anbiyada midka uga fadliga badan Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbbi muxamed (S.C.W) midka shafeeca qaada maalinta qiyaamo Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) midka uga horeeyay ee xifdiya qur'aanka Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) imaamka rususha Ma ogtahay aqristoow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) midka unaxariista umada oo dhan Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) midka kaliya looga berray quluubta gaalada argagax _ Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) midka kaliya looga dhigay umadiisa dhulka daahir Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) mid marka lafiiriyo xagga quruxda aan lagu dhameen karin fiirmada Ma ogtahay aqristow in uu yahay nabbi muxamed (S.C.W) mid aan cadaan badneen xagga wajiga uu ahaa cadaan iyo gaduut isku jira Misna Ma ogtahay aqristow in aan qoraal lagu soo koobi karin nabbi muxamed (S.C.W) kasheekentiisa salalaahu caleyhi wasalim
@zuumaboy1876
@zuumaboy1876 2 жыл бұрын
Waziirkaa 1m uqalantaa wagaaree in sha allah🥰❤💯💯💯
@ugaascabdirahmanliiloof4938
@ugaascabdirahmanliiloof4938 2 жыл бұрын
😂😂😂😅✌️ Jabkii ugu xumaaa aniguu igu dhacay qof aaan shukansan jiray baan habeen balanay markasay igu tiri bbe caaawa masoo bixi karo aabe baa guriga joga markasaan iri wayahay anigii suqaaan usoo baxay usoo labistay waxaanba arkayba qoftii oo wllkey isla socdaaan baan iska soo hor baxnay kulahaaa bbe iska baro habar yarteey baa dhashay wiilkan hade wiilku waa wllkey anigii yaaab xariifkii kulahaa barasho wngsan isna sheekada maba oga qoftii markii danbe shekada ha ogaato anigiii isbuuc halay baryo rali ahaw nin masayraaa ahaye ma anaaba ujoojinaya block teeda dhab kusiiyey ilaaa hada markaan soo xasuusto marna waa qoslaaa marna waa yabaaa wixii habeenkaas dhacay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maafiyomafiyo2231
@maafiyomafiyo2231 2 жыл бұрын
😀😂😂😂😃😃
@amiirdiaz6925
@amiirdiaz6925 2 жыл бұрын
This is copy😅😅
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 2 жыл бұрын
Walhi qosol waaye😂😂
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Wllkaa xariif buu ahaa jah😂😂😂
@chamsadinkamil3405
@chamsadinkamil3405 2 жыл бұрын
Wasir at soon of possible u will reach 1M inchallh
@maahiraadanjoiseph3020
@maahiraadanjoiseph3020 2 жыл бұрын
legend bad thy ka bdn waad uqalanta sxb aadna waan ku taageraa sxb waad naga qoslisaa❤❤❤
@Haykal5
@Haykal5 2 жыл бұрын
Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️
@muscabcaliganey208
@muscabcaliganey208 2 жыл бұрын
Waziir ani mid shpky ah oo aan isku fasal nahy aya hpen iso dir ku dhahay stickers romantic ah marks wxan la hadlayey macalimada schoolka oo aan rabay in aan beri fasax ka qaato schoolka yarkii shpkey ahaa wu iso diray ana waxan rabay in aan u diro qofteyda stickeradii ayan degsaday kadip ban u dir is dhahay Gabadheydi ILAH Amarkii uma dirinee MACALIMADII Ayaan Ku qalady 5 malin school dhan ma adin😹
@wll___mamiza4834
@wll___mamiza4834 2 жыл бұрын
Nabar xaq daran Allaha kaaga dhigo 😂😂😂
@adnanjanuzaj374
@adnanjanuzaj374 2 жыл бұрын
Bro zaki wlh u deserve mre than this wayo ever night u made meh happy en smile 😊 thanks so much
@adnanjanuzaj374
@adnanjanuzaj374 2 жыл бұрын
every 9t
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 2 жыл бұрын
allaha u naxariisto janaraal farxaan qarole 😭😭
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 жыл бұрын
Adiga Sbscrab. Ok waaye qaabkaad u weydiisaneyso Ayaa Si sharafa ah. Congratulation.hope 1M inaa dhaaftidba bro
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 2 жыл бұрын
You deserve millions subscriber bro Keep going sxbka hawada
@sayyidomar5299
@sayyidomar5299 2 жыл бұрын
Aniga iyo team aan saaxiibo nahay ayaan dalxiis u baxnay, sawiradii aan maalintaas soo galay ayaan story-ga soo saartay. Qoftoo ayaa luuqa iga soo tiri, "Saaxiibow, meeshaan waan rabaa", anigana waxaan ka ballanqaaday in aan tookada xigta soo ogaysiin doono, oo aan meeshaas u wadi doono, dalxiiskii xigay waan ilooway, oo umaan sheegin, sidii oo kale sawiradii ayaan story-ga soo saartay, mar kale ayay haddana i soo weydiisay ayadoo xanaaqsan, anigoo raba in dhaho, "Sorry abbaayo, kedis ayaan markaan ku baxay, waa ballan in aan Jimcaha dambe ku wado", ayaan u qoray, "...abbaayo, wllhi waa ballan in aan Jimcaha dambe ku wa*o." Meeshii "d" laga rabay ayaan "s" ka dhigay. Illaa hadda qoftaas ilama hadasho.😂😂
@abdifatah534
@abdifatah534 2 жыл бұрын
😅😅😅😅
@bahjoabdi5154
@bahjoabdi5154 2 жыл бұрын
😅😅😅😅manoolu qofka ugu horeeyay oo iga qosliyay thy
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Waa raftay daacadiii maskiin dheh😂😂😂😂oo maxaad ku xaliday markaa kkk
@arafoabdi6991
@arafoabdi6991 2 жыл бұрын
Keep going wasiirka waankuwataa commentigayga horaad igahaysa 💯❤️‍🔥
@zaalim8539
@zaalim8539 2 жыл бұрын
Walhi abaal baan kuu Hayn lahaa waziir hadaad isoo qaban lahayd❤️
@GAANI.
@GAANI. 2 жыл бұрын
The best person ever and the most knowledge able and the most shine all created prophet MOHAMED ❤️SCW( ( صلى الله عليه وسلم
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 2 жыл бұрын
You deserve 1M Subscribe 💯Big legend zaki Bin Xaji 💯💪
@axmedmoola1855
@axmedmoola1855 2 жыл бұрын
Wasiir intaa iyo in kabadan ayaa uqalantaa walhi big legegd ✌✌
@jawaahirqanli1347
@jawaahirqanli1347 2 жыл бұрын
Masaha Allah wllky Qanli Hambalyo Hambalyo 4000k🙋🥳🥳
@indhouroon113
@indhouroon113 2 жыл бұрын
marka hore sarakiisha waa iniin salaamay ☝️markaa arkay saa usoo ordy lee 😂😂
@jiilmedia3128
@jiilmedia3128 2 жыл бұрын
Ayayday ayaa mopilkayga qaadatay gabadhii aan is shukaansan shirnay ayaa soo wacday mopilkayga ayayday ayaa ka qabatay waxay tidhi ppe ayayday ayaa inta ay yaabtay kule naa inanku waa nin Wayne😂😂😂😂😂😂
@Umulkheir_khader_Adem
@Umulkheir_khader_Adem 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@wll___mamiza4834
@wll___mamiza4834 2 жыл бұрын
Ayaydaa sida loo qabyo Yaa baray 😂😂😂😂😂😂😂😂
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 8 ай бұрын
Khiyaali bay umuuqata Sikastaba 😂😂😂😂
@ciisemohaofficiall8979
@ciisemohaofficiall8979 2 жыл бұрын
The legend waziir zaki wanku salaamay
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
Congra For 400K Subs Wasiir Hadafku Waa Nus Million Inaan Gaarno Iyo 1M Ba Waad U Qalantaa
@abdinasirnunow8027
@abdinasirnunow8027 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 400k
@omar_hassan7158
@omar_hassan7158 2 жыл бұрын
400k subscribe congratulations 🎊
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 жыл бұрын
Hanbalyo wasiir intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa horey usoco waqti kasta guul sariica Ayaan kuu rajeynaa zaki bin xaaji💗💯❤🙏
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 жыл бұрын
Soo badi barnamijka talefonad
@abouratoor5163
@abouratoor5163 2 жыл бұрын
You deserve more than this wazir . Keep going
@taamir10
@taamir10 Жыл бұрын
Malin ano war uhaynin fb keyga storygisa ba inta wax xun inta dhigay ba duqi dawaday 😢 lkn waxa ku badbaday magaceyga saxda iguma qorno😅😭💔💀 markas ba ugu dambesay storykeyga duqa😢😂
@najmaabdikadir3879
@najmaabdikadir3879 2 жыл бұрын
Congratulations 400k waziir👏
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 2 жыл бұрын
I can't wait 1million coming sooon insha Allah Legend zaki ipnu xaaji
@abdifitahahmed974
@abdifitahahmed974 2 жыл бұрын
500k ka badan aa uqalantaa my brother
@umo-khayrxaaji9636
@umo-khayrxaaji9636 2 жыл бұрын
Bal dadka 10kii kun ee ugu horeeyay kula joogay ka waran iyaga🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@zuhaip8551
@zuhaip8551 2 жыл бұрын
Wasiir shilalka telefoonada noo soo badi
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 2 жыл бұрын
Hambalyo waziir 600k Coming soon i.aù
@Kunmateke7
@Kunmateke7 2 жыл бұрын
Once legend always legend
@legatmahad6636
@legatmahad6636 11 ай бұрын
Zaki xaji waan kusalamay from 🇩🇯
@ilwadqurux1183
@ilwadqurux1183 2 жыл бұрын
Somalia ka dhashay mana qosli waa been wllhi fanny socdaa nahay😂😂😂🥰👍🏻
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 жыл бұрын
Soo badi wll qli wan ku haysanaa shilalka mobelada
@tom77555
@tom77555 2 жыл бұрын
WAZIIR SHARAF IYO KARAAMAO
@AQOON-KORODHSI
@AQOON-KORODHSI 2 жыл бұрын
Waxaan ku faraxsanahy in aan ka mid aha dadkii wasiirka kaso raacay tiktok oo an ka mid aha boqolki qof ee igu horeyey🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@watchwithme4303
@watchwithme4303 2 жыл бұрын
Sxbayaal legendkaan half million aan gaarsiino wuu u qalmaa
@mohamedabdifatah7726
@mohamedabdifatah7726 2 жыл бұрын
Legend 🥰
@kheirowabdi2713
@kheirowabdi2713 2 жыл бұрын
Keep going soon inshallah 1milion
@hodanabdi3430
@hodanabdi3430 2 жыл бұрын
Hanpyo saki wad uqalanta 1m malinkasta wad naga qoslisaa KZbin kaliye farxada uso donta tahy
@dhaxalhooyo
@dhaxalhooyo 2 жыл бұрын
Horay u soco insha Allaah soon 1M
@mohaomar4099
@mohaomar4099 2 жыл бұрын
Hada kahor zakiyoow zhp anoo schoolka hoose 8aad ka ah aa macalamiinta iyo ardeyda guruub wathsapp aan ku wada jirney dhamanteen kabacdi macalin aa cashar fiican soo dhigay tanks techer anoo dhihi raba zhp aa istiikar la isku dabsaarayo repyld uga dhigay
@kingckfilmiyoflogs5415
@kingckfilmiyoflogs5415 2 жыл бұрын
War QOFKAAS ma guRidhi Baa😂😂
@jamalabdi9712
@jamalabdi9712 2 жыл бұрын
Waziir wlha tageero from 0 to 400k bn ahy 🤚
@armaancattoh3683
@armaancattoh3683 2 жыл бұрын
Wasiir ma ciyarta naga dayso habeene waa so galine video habeene waanaga sexane..🥺💯
@ckariimmaxamuud7355
@ckariimmaxamuud7355 2 жыл бұрын
400k Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
@abdalesuxufow5235
@abdalesuxufow5235 2 жыл бұрын
Hada kahor baa istatiska kuso qoray mcn la aantaa cunadu igama dagto markasaa markiiba waxa ugu hor arkay aabahy markasuu intu comment iso galay iyiri kutasho isbucan cuno naguma lihid ee tana macansanay ka doono week xafada kama qadeeyn😂😂 dib miyaa layga maqlaa😂😂
@mushtaqahmett8712
@mushtaqahmett8712 2 жыл бұрын
Wow hambalyo my bro 400k
@Lakulan19
@Lakulan19 2 жыл бұрын
Waziir arin ayaan kaleyahy xagaan kala soo hadlaa sxb 🙏
@xaajimedia5914
@xaajimedia5914 2 жыл бұрын
Wasiir aad baa ku salaamay Dadka kugu xidhan baa ka mid ahay wasiir ee xogaa sheekooyin baa kugu soo meeshin gareeya wasiir ee asaxaabta u soo daa intaad muuqaal ka samayso
@meemuundhimbil4139
@meemuundhimbil4139 2 жыл бұрын
Shilalka talefonka qof kasto waso maaray lkn Aniga dib Ayn udhigana
@faysalcade2755
@faysalcade2755 2 жыл бұрын
Keep going waa sheekooyin qosol badan,
@maxamedqadaribraahimdaahir9324
@maxamedqadaribraahimdaahir9324 2 жыл бұрын
TEAM WAZIIRKA WAA IDIN SALAAMAY😍❤️‍🩹
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba waxaa tahay Dhiirigaliyaha dhalinta maanta
@sir_pashir
@sir_pashir 2 жыл бұрын
Kabadan u qalantaa sbbto ah waxaa tahay waziirkeena 🤩🤩💥
@mohaapdalla1249
@mohaapdalla1249 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 waziirka social media
@omarnesaid3760
@omarnesaid3760 2 жыл бұрын
Zaki sxb horre oo soco
@hanaanapdirahman5406
@hanaanapdirahman5406 2 жыл бұрын
Wasiir daqiiqadaha nookor dhi plz🙏🙏😂
@intawalanwlaashood8376
@intawalanwlaashood8376 2 жыл бұрын
Wallhi hadii runta lashogo intan iyo inkabadan ayuu uqalma🥺✊✊🥺💗
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 2 жыл бұрын
Suscribe kulam dhafo wasir wlhi madax isaran tahay hore u soco bro
@cabdiwali4940
@cabdiwali4940 2 жыл бұрын
wasiir pin anigaa ugu horeeyo
@abdijabarjabra3961
@abdijabarjabra3961 2 жыл бұрын
Waziirka 1m baa uqalantaa best youtuber😍
@ikran5811
@ikran5811 2 жыл бұрын
Wad uqalanta wall inshallah mardhow haf 500k horay usoco wall🎉🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🎉🥳
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
Coming soon insh allh 1m keep going zaki haji
@mohamedshafat8660
@mohamedshafat8660 2 жыл бұрын
Keep going brother waa uqalantaa 1m
@hkmagoltube4529
@hkmagoltube4529 2 жыл бұрын
Sxb wlh millions waa uqalantaa the only funny KZbinr
@shaqaqeypoi5279
@shaqaqeypoi5279 2 жыл бұрын
first comment zakiyow aad baan ku salamaya one❤️
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Hambalyo Waziir🙏💯
@Aminkahiye
@Aminkahiye 2 жыл бұрын
Mansha allah wllka Zaki Bin xaaji hambaiyo
@hooyoaabo3200
@hooyoaabo3200 2 жыл бұрын
Keep going and 1m coming soon
@luulsimran4077
@luulsimran4077 2 жыл бұрын
War hedhe habeen ba adunka naguso yaraday aniga iyo hoyadey ba shekesanenay markasa waxa dhabta usarna mobel walan oo hoyadey ledahay markasa ano mesha ku cashenay fadhino ba islan edadey ewar ka dhignay ayadina talefonki walna inta dad ku jirto telka ayada bu kaso dortay 😂 markasa telki hooyo iftinkisa arkay markasa weydiye marke so qabatay ilen edadey baba ku jirto nadhagesanesay aniga iyo hooyo dhulka nala yaraday hada ani iyo hoyo marka shekesaneno 100mar ba hubiya 😂😂😂
@shukriinabishar4535
@shukriinabishar4535 2 жыл бұрын
Hambaliyo hambaliyo waziir Zaki 400🎉🎂🎂👏
@cabdifatax499
@cabdifatax499 2 жыл бұрын
Waziir shilkii igu weyna aan galo waxa uu ahaa Anoo xabado lahadlayo ayaa zxpty qoral ii soo qortay markasa qoralkii aan u dirirabay ayada waxaan u diray duq Adeerkey ah markasa uu asaga xafadii igu cebeys tahay 😂🤣😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Shillalaka taleefanada dhawr mar markaan dalbaday oo soo dhugiwayday ani waaba xanaaqay inaa noodiiday baan mooday hhhhhh maantaase naga qoslisay
@xabiibosidcali3136
@xabiibosidcali3136 Жыл бұрын
Haben anigo saxiibkey lahadlayo ayaan macalimade waxan dhihi rabey beri waa lihayaa oo abow helo ihaayo malimadi madhihinee saxiib xiriirka naga dhaheyey u direy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 yab walaahi
@jimaalmaxamedhasan5170
@jimaalmaxamedhasan5170 2 жыл бұрын
sxb zaki anigoi gabar jeclaadey ayaa saaxibteeda lambarkeeda iga soo wacdey aniga iyo sxbteda ayaa isfahagney jecelkeygana waa i ogaatey marka waa ii naxariistey gabadhaas isaka dhaaf ayaa idhacdey haye ayaan dhehey hadana mudo kadib waan kulaabtey hadana markale jaceylkey ayaa i ogaatey waana iga tagtey tii kalana waa i diidey kawaran hada ebiraan ahay habadoo ii sooo raaadi sxb zaki waan dhoorineyaaye
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 66 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 14 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 138 М.
GABAR TIK TOKLEEY CAAN AH AYAA MALAYSIA TIMID WAATEE GABADHAAS KOKO
17:16
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 66 МЛН