C/rashiid baaxeer musharax parliament ayuu la noqday gobolka Togdheer oo qorshihiisu qoranyahay buugna kusoo ban dhigay lakin Allah muu qadarin inuu noqdo ee wali wuxuu rabaa inuu wadankiisa horumariyo Allah hakula garab galo hawshaa aad u istaagtay
@daariqmohamoud21962 жыл бұрын
Mansha allh Waa masruuc wanaagsan oo loo baahnaa .Inuu horumraa waxa ay ku xidhantahy hadba sida ay bulshadu ula shaqayso una fanato. Aynu ka faa'idaysno insha allh.
@mxaaji49942 жыл бұрын
Masha Allah fursad wacan weeye dhalinyaradana fursadbay utahay
@ahmedjama67612 жыл бұрын
Ma sha alaah lkn halkee laga heliyaa shirkada ama xafiiska
@abdirahmanahmed14752 жыл бұрын
Fooqa buriiju ee omar bay ku jiraan suuqa hoose kaaraha agtiisa
Shirkad kasta oo caymis Somaliland Kama Hir geleyso ilaa Shuruucda trafic ga Iyo Wadooyinka La Hagaajiyo Waayo wadooyinka Aynu Marno Waa Hogag sababaya shilalka Ta labaad Waa Sharciga Wadada Oo aan Samaysnayn Ciidanka Wadooyinka Laftooda Oo Tababar Fiican Lahayn Badankooduna Aanay Garanayn sharciga
@somfunsays861722 күн бұрын
Wlhi this the best thing Anigu hadda waxan Ku jiray caymiska dhawaca last 4 yeras bio walba 17.80€ bixinayay waxba iguma dhicin alx bishan ban cancel idhi lacagtii intaa sharikada qadatay 😂😂 17.80x48=854.4€ ba layga cunay Caymiska Islamiga ah qof walba wan Kula talinyaa xata hadii Anu gadhinlahayn Private insurance ilmaha gashigoda bixiya sida marka ay kuyar oo kale nadaxa dhagax uga dhuftan ana gadhi murayada jabiyan iwn Iyo Kan guryaha ee sida Hadi gurigu gubto ama meherda gubato iwn Caymiska halagu yaaco Hala ilbaxo
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Waa qayb development ka mid ah dadku ma fahmayaan
@masuulofficial70142 жыл бұрын
Mshaaa alh mashruucaasi waa mid aad u muhiima aadbna loogu baahan yahay waxaanan ku boorinayaa shirkadaasi in mashruucaa horay loo dar dar galiyo
@slanddifac54602 жыл бұрын
Shacabka masaakinta somaliland baa loo soo shaqo Tagay waa jiifo jaq allow Bad baadi masaakinta
@abdiazizhazzan21112 жыл бұрын
Negativeki o qofa ayaad tahy iska hubso hadalkad leedahy
@bukharimohamed38282 жыл бұрын
Hadal cad mahaysid alle ayaad maryeysaa marna marka kalena hadal aan cadeyn lahayn ayaad soqoreysaa yaad khiyaneysaa Ma ilaahay mise dadka?
@xiisoiyoxullasho2 жыл бұрын
Maansha Allah waa horumar weyn inshaa Allah waynu Ka qayb qaadan doonaa Waxaynu rajeynayaa in ay noqoto mid najaxda wadaag insurance meesha ay ku taalo maydaan sheegin ama number Ka lala xidhiidhayo
@mubarikadam51342 жыл бұрын
Asc in badanbaan ka fekeri jirey c/rashiid fekradiisa wadankeenu aad buu ugu bahan yahay weliba waa another chance that is hada janina maal gashigu waa firsad aan chance hadhaw la heli karin balse hada furan tan gadhiyaduna waa mid bulshadu u bahan tahay mansha alah keep going brother
@sayidcaliyuusuf4123 Жыл бұрын
Wllo markaa anigu maxaan ka faa idayaa lacagtaydu may iska oolaysaa mise marka lagu shaqeeyo faa idada wan helayaa
@guletizmail8349 Жыл бұрын
@@sayidcaliyuusuf4123May faaido ayad helisa wll
@abdisaid60922 жыл бұрын
Wareysiyada Aqoonyahan Mohamed Baaxeer noosoobadiya Insha Allah
@ahmedkhaliif77892 жыл бұрын
wllahi hadii sidan dad u fakiraya mar hero la heli lahaa oo wax lagu qancana soo bandhigaya hormar ween ayaanu gaadhi leyn keep going
@abdisamad6182 жыл бұрын
Barnaamij aad u fiican alle haydiin rumeeyo hamigaas fiican
@hodanali2852 жыл бұрын
Walaalo soo jawaab please with full information.
@learningenglish36622 жыл бұрын
Wll xafiisku wuxu ku yaalaa fooqa omar ee karaha agteed
Waxaan u baahanahay Xogdheeraada lambarka kooda isheega hadii aad garanayisaan Ama email kooda
@alifenglishacademy15342 жыл бұрын
Barnaamijyadaan oo kale noosabadiya wllo
@Zihaam0112 жыл бұрын
Great 👍 Topic
@tusiye43562 жыл бұрын
xataa marka laga tago iney fikradani soconeyso iyo in kale , waxaabad farxad ah in dalka laga helo qof noocaas u fikiraya oo waaqaca dhalinta og. inan yar oo 200 dollar qaata ayaa asaasiyaadkii nolosha ee ahaa meel la daggo ama guri ay ku kaceysaa $60000. waa sababta aanad u arkeyn ama ay aad u yartahey qof noocaas ah oo guri dhisan kara, noloshiisa oo dhan kiro u joog ayuu ahaanayaa.
@abdurizakmaxamed3312 жыл бұрын
$200 eeaan caymiska kugalayo mahal marbaan bixinayaana mise waa lacag marwalba laygarobo oobil kasta iyo sanad kasta mise halmarbaan dhibayaa $200 iyo wixii kudhaw bal taas noo jilciyabal
@tiktokgames1007 Жыл бұрын
200 ma bixinaysif pro ee marba gaadhigad wato ayay ku xidhan tahay ama guriga aad dagan tahay Hadii gaadhigagu yhy 5000kun oo dollor qadar yarba laga qaaday
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Barnaamij sax ah ee ha la darsado lacagta
@fadumaomar90922 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك.فكره جميلة موفقه.ان شاء الله
@SH-bw5fx2 жыл бұрын
Coming together , fund pooling is the only solution to lift the 99% from poverty disrupt the economic disparity , allowing financial role to 99% , go slow, sail ahead steady , and remember Mr geele jire always kept his camels apart. Good luck
@kaysemaxamajaamac1144 Жыл бұрын
Ma.allh
@Somalioz20202 жыл бұрын
Shirkad Insurance and Bank waxaa aasaasi kara oo keliya shirkad AMA shaqsi haysta Malaayiin dollar. Central Bank of Somaliland wuxuu damaanad ahaan uga qabanayaa malaayiin dollar oo deposit ah si hadii shirkadani kacdo dadka hantidoodii Dawladu ugu damaanad qaado. Waxaana dariiqa loo marayo isha ku haynaya regulatorka dalka oo hada noqonaysa hay’ada caymiska. Hadaba suaashaydu waa Wadaag Insurance hanti ma haysataa? Deposit dawladu ma ka haysaa?
@Ramdammubarak2 жыл бұрын
Iisoo jawaaba abdishakur,mahadsanidi
@khaalidmaxamuudcismaan92412 жыл бұрын
Xagee ka helaa hadaan u bahanahay location nasiya fadlan
@hodanali2852 жыл бұрын
ASC wr wb Abdishakuur maydaan soo sheegi tel.ka AMA sida loola xidhiidhayo
@Ramdammubarak2 жыл бұрын
Manshalaah
@عالممسلمين2 жыл бұрын
Investment is a one
@caydaruusjaamac94002 жыл бұрын
Xafiiskoodu halkuu ku yaalaaa
@mariyamah67372 жыл бұрын
Qofka wadanka jogo miya malgashan kara mase
@Hoyopodcasy2 жыл бұрын
Shirkada xageen kala xidhidhi kara
@Muwahib.1242 жыл бұрын
See loo la soo xiriiray karaa number ama social media📺
@sihamsusu660 Жыл бұрын
Woow
@zirmohamed92 жыл бұрын
Dadka marka lacag laga qaado ka dib lagu shaqaysto faiidadaas shirkadaa leh taasna sax maha
@barkhadmahamed92392 жыл бұрын
yaab
@AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@historynerd75492 жыл бұрын
Very amazing
@aliabdilaahi93252 жыл бұрын
Insurance of health waa qodob mu hiim ah in xaafadaha xaafad xaafas ay ugalaan insurance
@mukhtaarahmed10892 жыл бұрын
asc xagee laga xidhiidhayaa Shirakada Wadajir invesment
@bulshaawi20252 жыл бұрын
hargeisa burge omaar building location
@MacalinEnglish2 жыл бұрын
Is it real? Ma rumba? Wax barta aan barwaaqo gaadhnee Ku soo dhowaada walaalayaal. Laas Academy
@islammedia15932 жыл бұрын
Malagali karaa imika
@mohamedabdullaahi56582 жыл бұрын
Ribo iska cad wadan 😂
@fatimamagan29852 жыл бұрын
Ya haya mashruuc kale share ah laga wada faaidaysto wa mahadsantihin
@cabdimacalin26612 жыл бұрын
Xageen kala xiriirnaa shirkadda
@ibrahimahmed28142 жыл бұрын
Waa dhac cad ilaa hadda wax qofku ka faa idayo ma cadda bal noo sheeg wax aan ka faaido waa dhac cad
@somalipranks15022 жыл бұрын
#BORAMA__NOOGU_IMO
@alisharifaden87852 жыл бұрын
Er3😗🪱🪲🏵🪲🌱🐡🦈
@jamalmuse27972 жыл бұрын
barasho wacaan
@farhiyaaadan29382 жыл бұрын
Wll halke Kala xidhidha sherikada
@Garaadsaremedia7 ай бұрын
Shaqomahaysaa waayehe
@khadarjama48132 жыл бұрын
Iyaga maxaa Damaanad ah Ee Dawladu ka hayso
@alimohamed-up7vs2 жыл бұрын
Shirkaddu maxay faaiidaysaa
@gocasechannel11222 жыл бұрын
Budhcad aan illahay ka cabsooneyn
@somalipranks15022 жыл бұрын
Laacgta bil walba ma la bixinayaa
@IbiEntertainment2 жыл бұрын
Subhannallah ilaahay wuu arkaa dulmiga kajira wadankeenan barakaysan😢 arinkan uu odaygan ka dhawaajiyay waa arin aad u fiican laakiin waa lagaga horeeyay oo raggii kaga horeeyay isaaq ma’aheen dhulbahante ayay ahaayeen waqtigii siilaanyo waana loo dooday oo lacagbaa lagu xiray malaayiin. Nin Arab ah ayaa wuxuu la yimid in Uu bostada aduuka ku xidho Sland waqtigii riyaale oo waa loo diiday waxaana lasiiyay riyaale walaalkii! Marka xagee daacad laga yahay wadanka😤walahi baan ku dhaaran odaygan waa Habar Awal kolay waa sababta loo siiyay aqoonsiga ama shatiga! Sidee dhalinteena nalooga dhaadhicin maalgashata ayadoo qabiilkii lagula dhaqmayo umadda, business yada hada jiraa kabilaaw ka warshadda daqiiqda ilaa kii diyaaradaha, dakadaha, shidaalka xitaa ka jaadka waa wada hal qabiil, nin aan madaxwaynaha isku qabiil aheen waxba shatti la siin maayo oo way caddahay hadaan la’is’indha tirin! Anigu qurbaan ku dhashay Habar awalna waan ahay lakiin xalaalbaa la’igu koriyay alhamdulillah wadankaygana lexejeclaa iga haya. Maqabiilbaannu taa geernaa mise wadankeenaan wax u qabanaa! Laakiin maxaase laqaban meeshiiba haday qabiil la’naas nuujinayo yaa matkaa u maqan qabiiladda laga badan yahay oo canshuuryoodiiina la qayb sanayo aan waxba loogu qabaneen, haddana aad ugu daraysaan insurance qaata waxaas waa jaahil’nimo sidaan u arko😤 marka hore khaladka hala saxo dhibtana umadda halaga daayo..alhamdulillah 1000 anoo kale haduu jirilahaa walahi wadanka barwaaqada afka uun laga sheegayo waa la arki lahaa InshaAllah wayna iman waqti dhow markay bakhtiyaan madaxda hadda iyo kuwa sharaxanba waxba madhaamaan xaaraan cunayaasha!😤😤😤😤😤😤😤😤ilaahow wadankeena madax daacad ah oo diin leh noo soo dadaji oo kuwanna ilaahow silic u dil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@miirenews92122 жыл бұрын
Kani maha h awal ee H jclo zxb
@IbiEntertainment2 жыл бұрын
@@miirenews9212 madaxda sare walal ka wardoon 🥲 kolay waa afhayeenkooda lakiin ma kula saxsan’tahay in qabiilada yaryar loo diido isaaq kaliya shatiyada lasiiyo kolba kii madaxwayne ah qabiilkiisa ay boobaan wadanka maykula saxsantahay walal fikraddaada ila’wadaag sxb!?!?
@miirenews92122 жыл бұрын
Wa wax laga wanagsan yahay abt arinkaaasi haduuu jiro