Shirkii Golaha kala Tashiga oo Fashilmay Go'anka SSC & A. madobe

  Рет қаралды 6,999

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 78
@luulsharib
@luulsharib 3 сағат бұрын
Cimri dheer iyo caafimaad ku noolow Jama Galad 🇸🇴🇸🇴💯🥰🥰🥰
@sahrociise
@sahrociise 3 сағат бұрын
Waa geese darodah guuuuuu Axamada madobe
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 15 минут бұрын
Mď. Axmad M. Islaan, Baa horistay oo badbaadiyeey qaraankii. Waad mahadsantahay. Ha Ka yeelin, una ka iska leh.
@teatime6853
@teatime6853 3 сағат бұрын
Amiin ilahay ha iskudiro meeshii nologu tashanaye ilahay soma joogin 🙏🇸🇴💯
@luulsharib
@luulsharib 3 сағат бұрын
Amiinyaarabb wayba helayaan musiibada ay wadaan
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 11 минут бұрын
Geesi guul insha Allah somaliya guul
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Waa fashilaad waxay kasocda Muqdisho waayo waxasocda waxlalayaabo weeye
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
SSC MUQDISHO UMA BAAHNA EE HA ISKA DAYSO.!!!!
@burhansalad1701
@burhansalad1701 Сағат бұрын
Mahadsanid Jaamacoow runta in la sheego danbi ma ahan ee waa ajar
@nazzy809
@nazzy809 2 сағат бұрын
Ameen
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 сағат бұрын
Bowe kooxda vila damal jidid anagu hadaan nahey dowlada Puntiand mar hore Ayaanu aqoonsiga klaa noqoney umaba aqoon sanin dowlad
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
Geesiweeye axmed qurux❤❤❤❤❤
@ibrahimmohamed-vh7nx
@ibrahimmohamed-vh7nx 2 сағат бұрын
Waad asiibtay Sayid Jama Galad ❤
@Sumadeena
@Sumadeena 3 сағат бұрын
Shirka kala tashiga waa magaca saxda ah.
@Fowzia69
@Fowzia69 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😢
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 2 сағат бұрын
Ssc Khaatumo waa Puntland ee shaqo yeesha cagdheereey.
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx Сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 hogaankaad dhahdo kan kii hore inuu dhaamo fiiri dhiiquu dhexfariistaa marka Allah baa umaqan Somalia 🇸🇴 dadkay dooranayaan kuwo daacad ah Allah haka dhigo.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
Meesha sheydamo iskuqabiila fadhiyo marka laga reebo axmed qayar❤❤❤
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
lafta gareen waa calyole leyska wato tuug lagubarey midha mardanbe kuma ayido axmaq axmed quru guul guuul masha allaah daarood waad uhiilisay hawiye halaga tashado dayuus weeye galadow hawiye caqligoodu waa dugaag rajo lahayan
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 сағат бұрын
xasan dhiiqo midnimo somaliyeed ayuu ugu necebyahay...
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
Waad duceyse aamiin allaha isku salado munaafiqiinta hawiye
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 сағат бұрын
War meesha USC iyo SNM baawata qorshahan Axmed madobe waa geesi o puntland iyo ssc iyo jubaland waa dad iyo dal xor ah inta somali lahelayo weynu sugayna i.allah
@Mrrred2023
@Mrrred2023 2 сағат бұрын
Alaaaaaaaaaahuma aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiin waa nin cuqdad iyo doqonimo isku darsady hassan imaan laawe
@Abdikareem-b2r
@Abdikareem-b2r 3 сағат бұрын
Runbaa sheegtay anaa reer cabudwaaq anaa ah
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 сағат бұрын
Jaamacow muqdisho dowladnimo iyo midnimo lagama rabee Waxba yaan leysku mushquulin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 сағат бұрын
Ma fashilmay shirkii Golaha wada teshiga Qaran ????
@Fowzia69
@Fowzia69 3 сағат бұрын
HAAA
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Xasan meeshii wuu walaaqay waadhibaato?????
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Mafashilantay somaliya waadhibaato????
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 сағат бұрын
war xataa ku meelgaadhka ay sheegayaan in khaatumo loo aqoonsaday waa baranki ma jiro.
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 Сағат бұрын
Daaaang JG you doing to much!.
@diamondtruckingdte9510
@diamondtruckingdte9510 3 сағат бұрын
Ahmed Madoobe waa asiibay Talada uu kaga baxay shirka,
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
INA FIRDHIYE HADDUU CODSADAY SHIRKA, BAGA AYAA SIDAA LOOGU JAWAABAY. WAAYO WAA BAHDIL WEYN.!!!
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 сағат бұрын
goboka banaadir hawiyenimo ayuu ku fadhiyaa wada tashiga..
@teatime6853
@teatime6853 3 сағат бұрын
Ssc ayaga ayaa hor ordaaye walalkiis diidow warabahaa cidlo kucunaayo 🤬🥵
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
XASAN WUXUU TAAGEERAYAA KALA GOYNTA DALKA EE OGAADA.!!!
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
Waxaagiina walaaqa kadhacday😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Galad umadena maha
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 сағат бұрын
xasan wuu cadeystey oo waxii uu jupaland kusameeneyay ayuu ku sameynayaa xasan waa cadeystey xamsana waa riikaateysanyahay illaahey xasan iyo xamso shartooda haku celiyo oo kitaabkii ay ku dhaarteen haqabto oo illaaheyhaqabto waa cadaw illaahanaga qabto
@Mrrred2023
@Mrrred2023 2 сағат бұрын
Alh beer kkkkkkkkkk bahalkii bahalaha noqoooooooooooooooooooy
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 2 сағат бұрын
Ssc kuma midaysnayn awalba in xamar iyo xasan shiikh la hor ordo firdhiyaa iska jeclaaday mooyee hadeerna uma socono from now hadii loo yeero haddii uu tago nagu soo noqonmaayo
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
AWALBA LAFTAGAREN WUXUU KASOO JEEDAY RRA LOO HANJABAAD WAX WALBA KU YEELA.
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
DM WAA DAD LIITA OO AAN MOWQIF LAHAYN
@alishirwa1453
@alishirwa1453 2 сағат бұрын
*WALLE AAQIRO XISAAB BAA TAAL*
@diamondtruckingdte9510
@diamondtruckingdte9510 3 сағат бұрын
Asc Jama Gallad aad bn kuu slmyaa.waxaan had iyo jeer aad u jeclahay inaan warkooda dhegaysto,Jamaica Gallad,Gaylan Media,Kabtan Ayuub,Sheikh Abdi Hersy,Ninka Nairobi jooga,
@calishaakir1
@calishaakir1 2 сағат бұрын
MAXAA SSC U HOOS ORDAYSAA XASAN IYO CADOWGA KALE.????
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 сағат бұрын
War xasan sh dhaartii baa haysa waa nin wareray oo xaaran ka dhergay dulmi iyo cadaalada ma yaqaan waa nin qabil hoose oo dacoif ah ku wareegaya hankisii halkas buu taaganyahy i.allah somaliya wey midoobi waayo ssc waa mamulka badbaadada umada somaliyed cid aanu uga baqayno ma jirto qaran
@fadumaabdi9837
@fadumaabdi9837 2 сағат бұрын
Somaliland wey tagtay. Putland & SSC ayuu u hiilinaya. Iska cadeyso!!
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 3 сағат бұрын
Axmed madoobe wacal maaha shan nin oo ilmo adeer ah ma dhex fadhinaayo waa runtiis 😂
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 сағат бұрын
Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadiisii meel ku sheeg ? Waddanku waa awood wadaage
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 сағат бұрын
Madaxweyne Xasan MAGAFE Soomaaliya god mugdi ah ayuu ku ridey. Aawey oraahdii beenta ahayd Soomaali heshiis ah dunida heshiis la ah. 😂😂😂😂😂
@ibrahimmohamed-vh7nx
@ibrahimmohamed-vh7nx 2 сағат бұрын
Waxay ka shireen doorasho Hawiye oo qof iyo cod ah
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 сағат бұрын
Axmed madoobe thank you maxaa yeelay wax Qof iyo cod la dheho oo Laga riyoon karo ma jiraan haba yeraatee
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 сағат бұрын
War beenta Jooji Khaatumo Seeg Maamul Goboled Maaha Waa Laba Degemo laascaanood Taleex Warkaa Daarood u Sheeg
@Fowzia69
@Fowzia69 3 сағат бұрын
WAA MAAAMUL GOBOLEED DOWLADA KA DHIGTAY HADANA KA GAABISAY WAA 3 GOBOL INTA XORTA AH WAA 2.5 GOBOL BADH AYAA KA MAQAN OO LA XORAYN DAAROOD SOMALI ISAGAA OOGU DHUL BADAN OOGUNA SHIDAAL BADAN MARKA MEELAHAAS KA DHAWAAQA WIXII DHAWAAQI
@SacadMusa
@SacadMusa 2 сағат бұрын
Jamacow taadu waa qabyaalad qaawan SSC sinaba ugama qayb geli karto e caqli ku dar SSC wa somaliland
@jandraravi9816
@jandraravi9816 3 сағат бұрын
WAR WAA TUUGO ANAKA FILIN NOO SHIDAAYAAN....WADANKAAN ITOOBIYAAN IYO NAAGO BAA U TASHADAY...WE NEED ONE PRESIDENT AND GOVERNORS......BULL XHIT BEEY WADAAN..... No....jaamacoow...maanta nin daarood ah buu noqday ee runta sheeg... Muqdisho Welcome to unukaa leh Kkkkkkkk
@luulsharib
@luulsharib 3 сағат бұрын
Waxaan kugu jeclahay xaqaad ku adintaa Jama Galad !
@diamondtruckingdte9510
@diamondtruckingdte9510 3 сағат бұрын
Madaale wuxuu ku fadhiyaa Qabyaalad.
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 сағат бұрын
Qaranki mafashilmay ???
@micraaj6621
@micraaj6621 2 сағат бұрын
Jamacow waxaas oo dhan waxay ahayd shaqadii Raisulwasaraha Xamse Lakin hadii uu ahmed gartay waa arin fiican walow shaki iiga jiro in Ahmed madoobe uu Dan somalyeed doonayo ee dantiisa buu ka dhex arkay in 5 Sano danbe kismayo sii joogo
@Anab-v1n
@Anab-v1n 3 сағат бұрын
Ascwrwb Suxufi jaamac galad salaam sare ayaan ku Salaamay walaal sss khaatumo waa labo gobol ❤❤❤
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 3 сағат бұрын
Sool, Sanaag & Cayn waa 3!
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 48 минут бұрын
Waa gormee mar ay midi uus kutagtey miyaa Ahmed madobe waa gesi wadani ah wuxu diidey in somali la kala goyo lkn Lafta garen waa khainul wadan Ethiopian ah raxaween ma ahan somali maalma gudahod bey idinka soyertey aa ma sidanbad ahey den oo qabiilkasta wuxu radinayaa siduu wax udulmi lahaa miyaa somali yey war show waxaa inu dhantey inan isu barerno oo lakala adkaado
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 3 сағат бұрын
Dameer Jadiid inay fashilmeen wa Muqata
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 3 сағат бұрын
Anaa kuwaso darood dambe villa soomaaliya inuunan fadhiisan doonin
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 сағат бұрын
Dameer ab danbe ladoran mayo wa.bahahin
@zahraegal5209
@zahraegal5209 Сағат бұрын
Somaliya Qabiil baah halka dhigay M hirshabelle Mudulood hiraab Madaxweynaha Somaliya Mudulood hiraab Madaxweynaha Galmudug Madarkicis hiraab Waxaas Dawladnimo mahan Vila Hiraab🙃🤣😂😅🤣😹😹😹
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Сағат бұрын
Jaamac kii dhuusamareeb ee Axmed madoobe qalinka ku duugay miyaad taageertay mise anaa mooday balo ku degtay xasan labadeenuba waa ku deg degnay lamood noqonse waa
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 3 сағат бұрын
Ahmed madoobe, soomaali waa inuu badbaadiyaa, xasan munafiq wuxuu rabaa xaraan inuu walaaqdo. Halkuu ka qaban doorasho cod iyo qof ah, xamarbuusan ka qaban karine iska daaba meel kalee.
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 3 сағат бұрын
Gobolka banaadir iyo galmudug oo hal gobal ah mareexaan waaba kabaxaye miyaa khaatumo kawayn xasan culusow ey ey dhalay
@Fowzia69
@Fowzia69 3 сағат бұрын
XASAN CULUSOOW HADALKIISA QOFNA YEELI MAAAYO WALAAL WAA FASHIL
@abdullahihassanhirsi-gs7kq
@abdullahihassanhirsi-gs7kq 2 сағат бұрын
Jaamac sidaad u hadashay maintain waa khalad waxaad dhihi jirtay saciid Danii wuxuu la satay amxaaro waana nin paranoid dumis ah warkaagii waa duubanyahay dani waa diiday inuu shirka xamar yimaado arimihiisa po dhan waad ohtahay ee gar been ah hasiinin. eekhaladkiisa sheeg. Kadibna usheeg.
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 3 сағат бұрын
Jaamacow waa ceeb malintii A.madobe caroodo la carood Maalintuu qoslana laqosol kkkk
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 сағат бұрын
lafta gareen waa calyole leyska wato tuug lagubarey midha mardanbe kuma ayido axmaq axmed quru guul guuul masha allaah daarood waad uhiilisay hawiye halaga tashado dayuus weeye
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Warbaahinta re Galbedka o Qarin Wayday Qasaaraha Weerarkii Iraan
15:05
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 113 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
LIVE: UN Security Council meeting on the Middle East
2:41:45
Associated Press
Рет қаралды 68 М.
Wadaadka Iran Xukuma oo Fagaare ugu Quus Goyay Israiil & Maraykn
18:06
Tel Aviv: Iran launches missiles at Israel
2:45:40
The Telegraph
Рет қаралды 322 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН