Markaad sahanka xogaha dhegaysatid hadaad xamaazad Dareeentid Like saar
@abdiqaniabdirahman72245 жыл бұрын
illaahaY isLamka zare haka yeeLo😍😍💪
@caawiyeciiltirecali6035 жыл бұрын
M.a libaax labo maaha Ilaah haku xafido Hogaamiye Nololeedka Soomaaliya U soo baxay😍😍😍
@sahankacusub61535 жыл бұрын
Hooyo janada allah keeyo ee like ii saara 👍 👇
@Ahmed_Abdi_Hassan5 жыл бұрын
Aamiin
@shukriahmed99145 жыл бұрын
Aamin
@anashlyrics20615 жыл бұрын
Intii nabiga jacel like ii saara
@nanorproman82264 жыл бұрын
Maxa isku xeray like a ku saro iyo xabibkena mohamed scw imankada iyo sharaftada ha ku badalan like ilahey ha ku xafido
@abuabdulahi8445 жыл бұрын
ماشاء الله اللهم قنا مؤامرات أعدائنا قولو آمين
@yakubfarah61855 жыл бұрын
Aamiin
@abdifatahfeysal35165 жыл бұрын
ءامين
@asadburalemohamed92095 жыл бұрын
Sxp adan sahan allha ku abaal mariyo ee fdlan umadena soomaliyed inoo soo diyaari isdii Aan ugu baraarugi lahaye dhibaatadaan ee inteena waxa fahaansan ay u baraarujin lahayen inteena waxa fahansan qof waliba qof ee sxp midaas isku howl Ileen adigaa taa aniga igu dhaame maxa yely dad badan ayaa kugu xirane WAXAAN KUGU HAMPLYEYNAYAA SIDA AY DADKU UGU SOOBIRAYAAN SAHANKA XOGAHA AAD BAANA UGU FARAXSANAHAY
@hamzaabdi82005 жыл бұрын
Asc azhabta inta jecel sahanka xogaha like ii zaara
@amiinhaibe5 жыл бұрын
Waataa xaqiiqadu hadaba ninkii fikirayoow☝
@Somalifunnywaye5 жыл бұрын
Wallahi pro barnaamijyadaada weyfiican yihiin lkn dadka fekerkaaga wadanayo waa yar yahay, likegana waa iga mudan tahay, soamli jirto weligeed
@اوشينو-ع9ر5 жыл бұрын
استفدت من دروسك يا ادم سهن
@abdirasaqahmad16195 жыл бұрын
Jumca mubarik Alle janada haku geeyo like saar
@kaletmoge91955 жыл бұрын
alle haku barakeyo wlo ❤❤
@yassermdahir2905 жыл бұрын
جزاك الله خير يا اخي هذا هو الواقع اليوم
@a.samedhaddi71145 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@apdirizakahmett68645 жыл бұрын
Manzha Allah
@khadarabdilahi53545 жыл бұрын
mansha allah wx badan ayad dadka u daah furtay mahadsanid hore u soco waxn odhan karna waxad tahay nin somalida inu wx fahansiyo lo sikhiray allah haku xafido 😎
@Nyctophile.35 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaaliya waxaan Ku leeyahay horay u soco sxb guul baan kuu rajeynayaa ❤
@JillaiQ5 жыл бұрын
AllaH naga Bed badiYo Dhagarta Qof wlbo XumaaN Damacsan 🙏
waa habka dawladi u marto sida ay isku dhaafin lahayd cida ay ka baqdo ama hawlaheeda ka fushan wayday
@himiloproduction60465 жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@AidarosHassan5 жыл бұрын
Shir qol ayad sii fiican kugu qayaxday mahadsanid
@ayaanleidea96755 жыл бұрын
zxp qli allah ku xaftiyo
@ilyaasmohamed43255 жыл бұрын
Allah haynaga badbaadiyo
@musapmuhumed72428 ай бұрын
أمين
@maangaradshow75295 жыл бұрын
Maansha Allaah guul sxb
@cawoileena96095 жыл бұрын
ale cilmigaga haku barakeeyo
@MohamedHassan-in7rn4 жыл бұрын
Masha allah mhdsn
@sp3cial1st5 жыл бұрын
7:03 pm
@yusufaar30335 жыл бұрын
Asc wlala aadan waan ku salaama ugu horayn. Runtii Walal waxaad mar walba noo daah qaadaa bog cusub oo noloshaha waxnaga baraya, waxaana aad iyo aad kaaga mahad celinayanaa eebane danbi dhaaf kaaga baryayaa sida aad iskugu hawshay dhisida garaadka dhalinteena... Walal allaha ku amaansado.
@englishtraining63935 жыл бұрын
Like igu qabo
@mohamedrajaab16415 жыл бұрын
thank bro
@dhakarologyboy19375 жыл бұрын
Adan wll wlhi nin fican oo dadkooda ubayaaminaya waxyaalaha ka dahsoon Wll hubaal ajar iyo xasanaad ba kugu jirta E alle hakaa abalmariyo e wll wax walba ood so ogato la wadaag 👍🧠👀🥇
Ummaddeena inta xog ogaalkaa ayaa ka sami yar inta aan xog ogaalka ahayn
@azlmcl1985 жыл бұрын
alle hakaa abaal mariyo wll aamiin
@Ahmed_Abdi_Hassan5 жыл бұрын
Allaw xumbada calmaaniyiiinta nalooga dhigay allaw umadaayada kaga saar 😟😟😟😟😟
@a.s.j.c.c72423 жыл бұрын
Zxp afuashida
@fogaanshochannel84035 жыл бұрын
Sxb soo diyaari saddex xagalka Bermuda hawshaa miyan ku baraa ANAA MUDAN
@Gadhyare10004 жыл бұрын
Guuleyso wllo wax badan baan kaa faa'idaa, mar walbana waan kuu duceeyaa.
@saacidismaaciil86855 жыл бұрын
Hore u soco sxzp
@Kahiyemacqul5 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@ADENiANOSHORTS5 жыл бұрын
mahad sanidin Wana kaheley zxp por keeping
@williamwilliam13376 ай бұрын
2024 watching
@xassansiciidjaamac18955 жыл бұрын
Walalo Allah swtc haku daayo rol model ayaad noo tahaye❤❤❤
@ubahiita77105 жыл бұрын
Wcs wrx Hadalkada wa sax wll Lkn haddi si kale lo firiyo farta in latin lagu qoro wayficned wayo adbay u adked in carabi lagu barto Hadda canuga yar e dugsiga quranka lageyo haddii la dhoho"Alif muumaleh"iyo haddii la dhoho"Alif wax maleh" Makula tahay inu si isku mid ah ufahmayo Waa may Wax ad micnihisa taqano iyo wax adan micnihisa aqonin isku mid maaha Mida kale maalin aya laga bixi dona dhibkan wadanka iyo dadkana ino hagagi donan insha Allah marka niyada in lawanajiyo aya fican Mhdsnd
@sahanka975 жыл бұрын
Wll markaasba carabi ayaa lagu qori jiray oo warqadaha la isu diro oo dhan afsoomaali far carbeed ku qoran ayaa loo adeegsan jiray cidna kuma adkayne cid waliba way taqaanay, teeda kale laatiinoganba qofka aan baran ee aqooni marka uu arko warqad wada madmadow wuxuu u arkayaa in aan la samayn karayn oo ay adagtahay. Carruurtana aslanba waxba kuma adkaadaan ee haddii aad ilmahaaga china gayso isagoo chinesse noqday ayaad arkaysaa. Waa muhima qofobka fartu
@idirizaaden44775 жыл бұрын
Aadanow hore u soco marna haka joogsan hadafkaga aadanow
@razaqk80475 жыл бұрын
Shugran my dear brother
@clraxmaansiciid35335 жыл бұрын
Macalin aadan✊✊😍😍
@waligeymailoobo86515 жыл бұрын
mahadsanid sxb lkn hno xageen ka dajistaa ama ka heli karaa buugaa aad sheegayso cilmigana Allah ku siyaadiyo sxb
@cagobarur11954 жыл бұрын
Mnsha allaaah bartaa kaga hay zxb dadaalka aad wax ku ogaysiinayso dadkaaga
@madaryare42094 жыл бұрын
Keep going pro
@mohamodgaariye88644 жыл бұрын
Macha allah
@maxamedaxmed62732 жыл бұрын
Afsomaligu waa uu cilmiyay Sanyahay
@yacuubosman75345 жыл бұрын
Asc walalkeey iyo inta ku xeran page kaan siden ku heli karaa buuga taxanaha ahaa ee dhamaday ee somaliya ku quseeya pls link haleyso diro thanks
SAHANKA XOGAHA WAA KIINALKA KALIYA EE AAN KA FA,IDEY AQOONTII UGU BADNAYD ADAN KHADAR CALI ILAHAY HAKU XAFIDO MAALIN
@dhalinyaradakonfuriyowaqoo24635 жыл бұрын
Daadku haday saada u waada faakarayan horimara aynu gaadhi laahayan wllo adaan saahan
@نجمةالبحر-ي8د5 жыл бұрын
Ummadeena taariikhdaa laga baa bi'iyay oo guumaysida midabadiisa kala duwan waxaa kamid ahaa gumaysiga aqooneed Waxa ugu muhiimsan ee guumaysigaasi usocday wuxuu ahaa * in la hor'istaago aqoonta * in labaabi'iyo taariikhda ummadda
@kumanriyaqinebalkadzo17605 жыл бұрын
somalidu markay wadanka ka tagan dhaqankaba wayka taga waxay ku faanan iska daaye waxan arka dad somali ah oo somali nimadiiba dafiraya oo waxayna ahayn sheeganaya
@yaskacade12014 жыл бұрын
Wa runtada wll
@abdirahmanhasan86885 жыл бұрын
Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee khaladaadka salaada iska hagaajiya kana daba baro sheekhda you tube ka ku jirta iyo sida loo wasaysto Wll intaa aan lagu xisaabin is xisaabi
@decilmaawi68955 жыл бұрын
Aragtida dhahysa conspiracy theory wax jira ma aha marka nio umad ha tashwiishin💯✋
Conspirency theory wa xaqiiqo jirta wallahi Wadna helaysa dad badano ka cilm badano ka hadla
@abdikannizer95225 жыл бұрын
Diana consprincy theory aya jira tusale yaro fudud waa Shirqolkii lagu dilay diana Kuwo kallo badana wad helay o ajaanib ku sharaxay hadad qofka somaliga ah aminsnatahy inu ben u kushegayo
@khalidsultan32425 жыл бұрын
700/500 year ago
@abdifatahfeysal35165 жыл бұрын
Maxaad uga jeedaa
@mohaderoch80115 жыл бұрын
sahanka xogaha🔥
@نجمةالبحر-ي8د5 жыл бұрын
Buugaa taxanahaa magiciina wll
@ibraahimmohaned71764 жыл бұрын
AX AADAN WAANU KU AAMANIAY INAY DHIBTAASI KA JIRTO DHULKEENA.DADKENA.DIINTENA.BADAHENA EE WAXAAD NOO SOO GALISAA SIDII XAL LOOGU HELI LAHAA DHIBTAA PARAKTIKAAL AYAANU KU ARAGNAABEE
@footballshorts95055 жыл бұрын
Buufisia wax ka wll✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋
@hanadabdirashid3695 жыл бұрын
I am 3
@abdikaremharir73875 жыл бұрын
Wll wxy calmaniyadu Wxad ka diyarisaa qodop plz wll
@arag-cusub4 жыл бұрын
assassin's creed lakin ma,ahan ashaashinta
@Kaymosalad Жыл бұрын
Adan sahan calaamda aad vidoega ķu bilowdo waaba calaamdii maasoniyada mise aana mooday😂
Sxb adan pdf asagoo ah buuga malahaleyaaa sxb hadan lahalayn xataa noo dadaala bugaag kalena wan hayayee oo pfdyaa xageen ku soo gudbiyaa
@sahanka975 жыл бұрын
Googleka waad ka helaysaa السياسات الثقافية فى الصومال الكبير
@maftuxmohamed11325 жыл бұрын
mustaqbalkena wa in anu kafakarna dhalinyaroy abayashen wakhtigodi wa so cunen mustaqbalkenana wa ku ciyareen lkn inaga hagajisan karna.umad waliba wa siday iskadhigto una fakarto.wsa
@sayidadam31425 жыл бұрын
Ustaaad hadii luuqadi ilahay inoogu deeqay e aaaan umadaha uga duwanayn aaaaan u samaysanay xarfo aaaan u qorno ayadi o aaaan isku fahano kana turjumaya isla luuqadeni ma cilmaaniyad baaa?? Meeqa wadan o carabiga luuqadooda Hooyo tahay ayaaa diimo kla duwan leh??
@sahanka975 жыл бұрын
Kollay saamayn aan yarayn ayuu leeyahay oo ummaduhu adduunka way isku tiirsan yihiin, markii aynu qolada carbeed isku tiirsanayn xataa dhaqanka waynu wadaagaynay oo afafkeenu way kala shidaal qaadanayeen lkn imminka reer galbeed ayaynu ku tiirsananahay sannadba sannadka ka danbeeyana adigaa ka markhaatiya in aynu diintii ka sii fogaanayno, afkeenii iyo dhaqankeeniina sii lumayaan.
@جبرتيد.أحمد5 жыл бұрын
👍channelkaan ugu taagero channels ka wllhi
@issaomer34214 жыл бұрын
🌍👀👌
@hilaadmedia36755 жыл бұрын
Wayaa subscribe iisaar hadii kale damanka ayaan iskaa dhafinaya sidan feedh kuugu wado
@ahmedabdikariimmohamed35405 жыл бұрын
Ha ila dhaafin subscribe ta
@Facelessuplouder4 жыл бұрын
Iqtiyaal ama assassination af soomaali ahaan waa gaadmo, kedis
@AidarosHassan5 жыл бұрын
Waxthy Qof Aqoonleh
@dirhamdirham25765 жыл бұрын
فخ
@abdikaadirsaahil12745 жыл бұрын
Calmaaniyuuntu maxay yihiin walaal?
@a.a83784 жыл бұрын
Wll waxaan ahay qof kugu xiran laga bilaabo 2018 video badan aad Lee dahay waan daawaday wax dood ah kama qabin aan ka ahayn midkaan meesh aan fahmi waayay baa waxay tahay sidee baan jannada ugu dhalan lahayn maxaa yeelay xaawo iyo aadan inta aynan cunin geedka cawdha dooda maysan isku ba muuqanin ba waana tuu Alle quraan ka noogu sheegay inaan jannada wax dhal ah aynan kudha lanaynin, adigana waa taad tiri "hadii shaydaanku uunan kasoo sari lahay jannada anakaa ku dhalan lahayn"
@kingjacle21135 жыл бұрын
poe wllhi nin ifaa ideyyey bathy xayndabka xunbadana wan kabxy
@djzakaria91523 жыл бұрын
Alle cimaraag hkugu anfcoo wllo
@cabdicalihirsi4045 жыл бұрын
Dadkastaaba af ayuuleeyahay ee carab hanaga.dhigin sxb
@sahanka975 жыл бұрын
Laatiiniga maxaynu ka doonay haddaynu farcarbeed diidnay?