Shubsan Construction Gurigii Riyada | Hargeisa Somaliland

  Рет қаралды 63,759

Somali Camel Boy

Somali Camel Boy

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@rodaega7126
@rodaega7126 4 ай бұрын
Masha Allah the most beautiful house in Africa ❤
@glacier4783
@glacier4783 2 жыл бұрын
Swimming pool 🏊‍♂️ bay ahayd inay ka dhigaan qolkaa dibadda ku yaalla.
@mohamednur1338
@mohamednur1338 2 жыл бұрын
biyo la'aan hargeysa baad kaftamaysaa
@rahmaandrtgismail2847
@rahmaandrtgismail2847 2 жыл бұрын
Mason daro guryaheena wax aynu idhi Sanaa intaa soo qol lakiin weli hey ma arag guri lagu dhexsameeyey Masaajid Allah lagu caabudo oo quraanka lagu akhriyo Please guryaha meel Illaahay lagu caabudo oo Masaajid ah ku dara oo maktabadii kitaabada yaalan si guryaha u barakoobaan dikriga Allah lagu camiro Jasaaka Allah kheyr
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Walal masjidka jaarka kula ah aya wajib kugu ah inad kuso tukato masjid waxa lo yaqana ka umada u dhexeeya lkn ka gurigagu noqon mayo masjid wa un mawlac yar waxey lamid thy inad qol gurigaga kamida ku tukatey. Guryaha masjidka yeesha wa guryaha masajida aad oga fog
@rahmaandrtgismail2847
@rahmaandrtgismail2847 2 жыл бұрын
@@updimuze9428 wl waxaan ka wadaa in ubadka ka iyo hooyooyinka ay samaystaan meel masjid ah oo ugaara Aabayaasha xataa ay kula tukadaan sunanada iyo weliba marka aan la awoodin Masaajid ka kaa foog. digriga Allah lagu akhriyo waxna aad awlaada aad ugu dhigto wadankeena uunbaa an ku arag meelahaas caalamka islaamka oo dhami wuu leeyahay, may be waa sababta ay dad keena cilmigoidu u kii ban yahay. Waxaan kula talon lahaa iney yeah aan umadeenu oo cilmigu iyo digriga guryaha lagasoo bilaabo
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 2 жыл бұрын
Guriga hadii masajid lagu sameeyo saw ragu masaajidada jamaca ka hadhi maayaan raga waxa u khayr badan inay masjidka tagaan dumarkana inay guryohooda ku tukukadan.
@magic3521
@magic3521 2 жыл бұрын
M.A waa guri qurux badan gurigii mustaqbalka
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 жыл бұрын
Subxaanallaah aawi dhirtii Iyo geedihii quruxda badnaay oo lagu indho doogsan jiray war soomaaleey dhirta kusoo celiya wadanka dhamaantiisa inshaa Allaah
@MustafaMuhumed
@MustafaMuhumed 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/bWeXZYeCe56Nhrcsi=U41p82jwe3ZnE9_4
@ayaanleg
@ayaanleg 3 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay. Dhirtu waa waxa guryaha qurxiya. Dhul wada sibidh ah. Waa foolxumo
@youns7238
@youns7238 2 жыл бұрын
Waa guri aad u wanaagsan adoo raali ah cabirka qolalka siiba hurduda iyo fadhiga nooga waran mansha alla mahadsanid gurigu waa hal dabaq.
@Dayiba
@Dayiba 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarka raxmaan Xaafadu waa xagee ka magaalad hargaysa waad mahadsantay habo
@roastedchicken288
@roastedchicken288 2 жыл бұрын
Land size is 22×12m as how I would guess it but I can't find a reason why would they want to build a concrete house we are not afraid of random gun fires or bombing in hargiesa
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 жыл бұрын
Manshalaah wa guri aduunyo Qurux ilaaheye ha u barkeyo ugan dhigo Mid lagu barkobo lagun vibadeysto 👌👌👌👌👌💯💯💯💯🏆🏆🏆👌👌
@osobeey1459
@osobeey1459 2 жыл бұрын
guriga iyo degaanka ismaba laha ,deriskii baaba fuquro ah yaaba ka dhisankara guri hadeeysan umada meesha wada dagan isku level wada aheen waa adagtahay in la ga daga guri saas ah halkaas
@nimohurre6085
@nimohurre6085 2 жыл бұрын
Mansha Allah wllo keep going 💯💯💯💯
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah kun jeer Se gurigu ma iiba mahadsanid. Ahmed rshd
@CaashoAli-l7u
@CaashoAli-l7u Жыл бұрын
MASHAALLAH WAA QURUX WAA DHIR LAGU BEERO. DHIRTA INDHAHA EE U ROONTAHAY
@fadumoelmi7590
@fadumoelmi7590 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hodanbarre4176
@hodanbarre4176 2 жыл бұрын
Masha alh qurux
@deeqajama9411
@deeqajama9411 Жыл бұрын
Beautiful house however, shame there's no garden and what's with bars at the windows, no one will be able to escape if there was fire.
@waraabebidaarleh3165
@waraabebidaarleh3165 Жыл бұрын
It's protection against the tuugo and the dhagax-tuurayaal. You will have an unexpected guest with a machete in your house or a waraabe-tuur in your face if you don't have those bars.
@abdirahmanjama5308
@abdirahmanjama5308 2 жыл бұрын
Masha Allah.
@sahracalifaadumosahra4444
@sahracalifaadumosahra4444 2 жыл бұрын
Mansha allah qurux
@abdiqanisaid6141
@abdiqanisaid6141 2 жыл бұрын
Wll intee kala so xidhidha guri ubahnaye
@naimaossoble3260
@naimaossoble3260 2 жыл бұрын
Mashaa allaah Mashaa allaah runtii waa gurigii ugu quruxda badnaa ee somalia oo dhan kii ugu quruda badnaa Mashaa allaah Mashaa allaah guuleysta somaliand
@plack628
@plack628 2 жыл бұрын
This is not a house, its a mansion. The neighbour are feeling jelouse
@sumayanour9161
@sumayanour9161 Жыл бұрын
Why would they feel jealous
@dcfootball1
@dcfootball1 Жыл бұрын
​@@sumayanour9161 that's a valid question
@CaashoAli-l7u
@CaashoAli-l7u Жыл бұрын
I KNOW IS A HUGE MANSION
@badelhirsi9562
@badelhirsi9562 2 жыл бұрын
Maasha allah waa guri aad uqurux badan. جزاك الله كل خير وشكرا جزيلا لك.
@ah1114
@ah1114 2 жыл бұрын
Dadka guryahan dhisaaa biyo xal may u waayen? Guri qurux badan hadaanu biyo lahayn muxuu tarayaa
@farahhersi648
@farahhersi648 2 жыл бұрын
Masha alla tabarakala
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
Maasha allah 😍😍 wuu qurux bdn yhy
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
Wow mansha Allah qurux👌
@sudaisdesigns1537
@sudaisdesigns1537 2 жыл бұрын
Mashala, waa horumar iyo Tayo la Jaan qaadaysa aduunka.kudayasho ayaad mudantihiin
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
I like the stairs
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 жыл бұрын
Ascwrwb Wall Ahmed Shirkada shubsan ma soomaaliya oo dhan baa aye Ka dhisaya???
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
Haaye ka dub gaydhka, waxaasi waa wax hore eh.
@aminaseben9811
@aminaseben9811 Жыл бұрын
I will like the house is so cute beautiful house.😊😅😊❤❤❤❤
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Bal Dhegayso Sanqadha kabaxaysa Dubaha. Musbaarkiiba Marila. Wuxu u Bahan Tahay Drill Iyo Laydh Xooga Oo Dhibaa ka Qabsanaysa Hadaad Istidhaado Daah Ku Xidh.
@sahraibrahim9562
@sahraibrahim9562 2 жыл бұрын
Asc, walaalo waa qaali, miyaansan dhisinkarin guri yar oo ka kooban 3 qol oo shub ah? Oo jaban?
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
waxan oo daaqad ah ee looqa ku jira ee gidaarna hor taaganyahay, siday laydha u keenayaan?
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 Жыл бұрын
Masha’Allah, lkn, sxb, guryaha marka la dhameeyay ayaa la soo duuba.
@naciimacige6352
@naciimacige6352 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful house
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 11 ай бұрын
Qiimaha lagu dhisay?
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Mahdi--no8fn
@Mahdi--no8fn Жыл бұрын
@@SomaliCamelBoy imisa lugu dhisay lacag ahaan?
@hamzeabdourahman2945
@hamzeabdourahman2945 2 жыл бұрын
Machallah
@khadraali4975
@khadraali4975 2 жыл бұрын
Mashaallah
@sadiyadavis8384
@sadiyadavis8384 2 жыл бұрын
Wow Mansha Allah
@kinhusain3648
@kinhusain3648 2 жыл бұрын
MashaAllah Is this beautiful house but how much
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
SOMALI CIILADA HAYSATA WAA DHUUL DIRI LAGA WADA DHIGAYO OO WAX GEED AH AMA CARA DOOG TONA LO YEELAHAY😭😭 SIKASTO LOQUXIYO INDHAHA UMA ROONA SIDAN.
@fouadawaleh5683
@fouadawaleh5683 2 жыл бұрын
Mashallh guriga quruxda badan ❤❤❤💚👍👍👍
@yaz4702
@yaz4702 Жыл бұрын
masha’allah
@dekamohamud6974
@dekamohamud6974 2 жыл бұрын
Asc habaryar camarda daji sidad waxa u dubaysa wa qalqaloc please habuu si cadi ah u duub mahada sanid
@DS-fb2vr
@DS-fb2vr 8 ай бұрын
CAADI MAAHA
@asiyasiyad1607
@asiyasiyad1607 Жыл бұрын
Wll mcn qiimaha so sheeg iyo number aan kala xiriirno
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
shirkada meel kasta mey ka shaqeysaa mise gobol goona ah? magaalo walbo mey ka dhisi kartaa like Kismayo ama Jigjiga?
@hibaqhashi4649
@hibaqhashi4649 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah ❤️🌹🌹❤️🥰
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 2 жыл бұрын
Camera ataad ka dhimaty
@Mahdi--no8fn
@Mahdi--no8fn Жыл бұрын
imisa lugu dhisay lacag ahaan?
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah brother inaba caadi ma ahan
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Noocaasi Kuma Wanaagsana Umana Wanaagsana Somalland Sababtooah, Dril ku Makaro Musbaarna Laguma Taagi karo, Rinjiguna Si Deg dega Ayuu Uga Daataah. Markaa Kuma Wanaagsana umana Wanaagsana Somalland. Mahad sanid Adeer Ahmed
@samiraothman3531
@samiraothman3531 2 жыл бұрын
السلام عليكم
@mohamed_gabo
@mohamed_gabo 2 жыл бұрын
وعليكم السلام
@AhmedOsman-xk1gj
@AhmedOsman-xk1gj 2 жыл бұрын
Mansha alla wawow the best house very beautyfull Designer a building Bangallow house moderan beautifull really I like this company model I.am injoing this house also I want to sell this a building nice house a concrete construction I need good information about the prize for selling a house
@_l3878
@_l3878 2 жыл бұрын
war manshaLa si fican bad waxa uu sharaxday lakin camer da ayaaa ka Lidaata ma A10 bad waxa ku duubTay 🤣 wali gay na lacag ta inta leeg ku ma riyoon
@عول-ق7و
@عول-ق7و 2 жыл бұрын
Saxib gurigu 2dabaq maha waa 1dabaq ka hose lama tiriyo marka ladhiso ka la saro ayuu dabaq noqda Waa sixid ee maha wax kale
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Mahadsanid hye wllo
@AliHassan-gv2sg
@AliHassan-gv2sg 2 жыл бұрын
@@SomaliCamelBoy cabirka waxaa kaqaldan
@AliHassan-gv2sg
@AliHassan-gv2sg 2 жыл бұрын
Waayo waa afar oo kliya
@AliHassan-gv2sg
@AliHassan-gv2sg 2 жыл бұрын
Qol
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Wa laba dabaq
@fardawsaahmed9339
@fardawsaahmed9339 Жыл бұрын
Wllo faa faahin iga see
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Masha allah it’s my house
@badriahussein8291
@badriahussein8291 2 жыл бұрын
Imisa lagu dhisay giriga
@thesimplenoor4241
@thesimplenoor4241 2 жыл бұрын
Cameradan iska tuur mobilkaa la qaatay. Video giiba waa foolxumaaday. Diyaarad dhexdeeda umba moodaa suuliyada
@AsmaismailElmi
@AsmaismailElmi 5 ай бұрын
Makeroba
@mr.aydarusmohamed6696
@mr.aydarusmohamed6696 2 жыл бұрын
White House in Hargeisa🎉♥️
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Guryaha dhir ku beera sidani sharaf maahee
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
kaamiradu waa maxa?oo maxa ka qaldan
@xafsabedel-no7ju
@xafsabedel-no7ju Жыл бұрын
Waar miyuu so dhacayaa wa sidee
@nastexobokh8840
@nastexobokh8840 Жыл бұрын
Dhirta ayaa ka maqan
@abdishakuurboqorre4411
@abdishakuurboqorre4411 2 жыл бұрын
Ku dayaaa dadkaba lumisa 😂😂😂
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Well! Despite the fact that the house is beautiful, We however have not seen the whole house inside out. What we saw was approximately 70 percent of it. On the other hand whoever was filming the house had a kind of camera which made everything look curved. Lastly but not least he promised to give us their contact, again we never saw it. We don't blame him coz he is a human being and as such it human to err. Kindly give us your contact number in WhatsApp so that we can keep on corresponding in Sha Allah. Thank you and stay blessed.
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Mashallaah
@faaa2396
@faaa2396 2 жыл бұрын
MaashaAllah
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 2 жыл бұрын
Masha allah
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 Жыл бұрын
Masha allah
@MAHIIGAAN
@MAHIIGAAN Жыл бұрын
Mansha Allah
Waxaanu Helnay Tuulo Aan La Aqoon Calaaculay
52:46
Somali Camel Boy
Рет қаралды 14 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН
Modern Villa | Guri Fooq ah | Berbera | 5 Bedroom Villa
2:11
Dalsoor Architects
Рет қаралды 29 М.
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 11 М.
Waa Dhisme fooq ah oo ka kooban laba dabaq oo isi saara. (G+1).
2:30
Somproperty construction company
Рет қаралды 15 М.
WAA IMISA QIIMAHA DHULKA MASALAHA HARGEISA AIRPORT DABADIISA
20:47
Somali Vlogger.
Рет қаралды 15 М.
800 Km Ayaan U soconay  Midhisho Sanaag
24:07
Somali Camel Boy
Рет қаралды 24 М.
Waxaa iga Yaabisay  Moscow Daaroole Berbera
20:03
Somali Camel Boy
Рет қаралды 19 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН