800 Km Ayaan U soconay Midhisho Sanaag

  Рет қаралды 24,897

Ahmed Rashid Vlogs

Ahmed Rashid Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@canabgoox4265
@canabgoox4265 5 ай бұрын
MashaALLAH ALLE Ha idiin barkeeyo Beertiina Sakadana koley Waad Kabixisaan
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 5 ай бұрын
Masha allah dalkeena barwaaqaa taalo lkn dad malahan
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 5 ай бұрын
Mansha Allah dhulkeenu wuu qurux badan yahay illahay dhulkeena ha inoo barakeeyo insha Allah ❤❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 5 ай бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@MubaarigmaxamudJama
@MubaarigmaxamudJama 5 ай бұрын
Midhisho waa cerigo kamida berigi anjoogey midhisho hestann ban ka alifey anigoo kabilabay ceelkii seyidku ku guri jriy bidayasha uulaynjirey ceelkan waka bidelaye waa badhtanka beeraha midhisho hadab hestii bj kamida waa sidan ila arag❤ bide laaye ceelkii ama beydkii raxada ee beesha midhishoo barbaradan buuraha bilic da iyo geedaha barwaqda ilah dhigay ee beesha midhishod biyaha qulqulayo marba baal uleexdoo beeraha warabshe ubax marba baal istagta bahideedii jacaylka igu sii fidayso bal sii baladhanse balu diray cidanrabey ubax baan xanaanin beegsiga ee beeshe midhishood❤❤❤❤❤❤dhamad muj abwan aaaarsanaag jsl guuuul weriye iga gudon hesta muj aaarka sanag snm ah jsl
@MOXASHI
@MOXASHI 5 ай бұрын
Maasha allaah qurux da dhulkeena, waaw just waaw.
@AxmedCagyarey
@AxmedCagyarey 5 ай бұрын
Maashaallah tabaarak dhulquruxbadaweeyan cadawga illah hanoogaqabto yaarabi ❤❤❤❤
@CabdirashiidMuuse
@CabdirashiidMuuse 4 ай бұрын
🎉🎉🎉
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 4 ай бұрын
ياحبيبي 😁
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 5 ай бұрын
Hore u soco sxb
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 ай бұрын
Maasha. Allh. Dadkii. Caayi. Jiiray. Waqooyiiga. Laskiin. Aan. Waxaaba. Kaoogeen. Beerhooda. Oo. Ku. Faanayey. Labada. Wee I. L
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Yaa kuyiri waa waqooyi meeshu waa sanaag waana caro warsangali
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Maxaa Ilaahay dhagxaan rooba ah ugu soo diray...waar Ilaahay u Mahad naqoo QABYAALADA IYO BULSHO KALA QAYBINTA JOOJIYA...
@Laacibkaxafadda
@Laacibkaxafadda 5 ай бұрын
Goob aad u qurux badan weeyaan mansha Allah
@canabgoox4265
@canabgoox4265 5 ай бұрын
Mass Iska Ilaaliya
@burcokibir894
@burcokibir894 5 ай бұрын
Aad baad u mahadsantiin safarka aadka u quruxda badan . First comment 😊20:44 Taariikhda Oo ah 12/08/2024 Xasuustii OOfwareen
@aesse7702
@aesse7702 5 ай бұрын
Maashaa Allaah. Sanaag waa dhul aad u qurux badan. Waan ku fakeraa in anigoo xiran kabo boot ah oo dhabarkana teendho ku sita inaan dalxiis ku tago dhulkaas. Dabaysha dhagax-barafka wadata waxaa la yiraahdaa hail storm. Maadama dhulku aad sarreeyo oo heerkulkuna hooseeyo ay biyaha samada ka imaanayaa isu beddelayaa baraf quruurux ah intaysan dhulka kusoo dhicin. Dhulkaas haddii la maalgaliyo waxaa loo beddeli karaa dhul loo dalxiiso oo gaar ahaan qurbajoogtu aad u xiisayn lahaayeen. Haddii aan gawaaridu gali karin waxaa la isticmaali karaa dameero ay koraan ciddii socodku dhib ku yahay. Waxaa loo baahan yahay in laga sameeyo guryaha la rakibo oo markaas loo isticmaalo hoteello ahaan iyo makhaayado. Arrinkaas dakhli fiican baa kasoo gali lahaa dadka degaanka. Qurbajoogta degaankaas u dhalatay waa inay ka fakeraan inay dhulkaas maalgaliyaan.
@garaad.m.qaalib767
@garaad.m.qaalib767 4 ай бұрын
Ninka awrka soomaaliyeed
@xasanjeele1582
@xasanjeele1582 5 ай бұрын
Masha allah waabiyo nadiif ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
.maanaha Alaah G sanaag waa barwaaqo mustablka wuxuu noqonayaa gobalka ugu barwaaqa6san somaliland
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
Hooyadaaa iyo iiidoorlandba wassseee halkeee u soo mari. Gobol Aad Somaliya kaligiin leedihiin miyaa jira? Xitaa Waqooyi Galbeed waa lagula degaa. 19 Gobol ayuu Daarood Ismaaciil leeyahay oo degaa. 9 Gobol waa Somaliya badhkeed Kenya iyo Itoobiya oo min 5 Gobol ah. Yemen waa 1 Gobol. Cumaan waa 3 Gobol.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Soomaaliland layne meeshu waa maakhir ee ka fariiso magaalada
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
@@qaaliyusra7541 MAAKHIR WAA SOMALIAND
@nasriina12345
@nasriina12345 5 ай бұрын
Horta dhul aysan laheyn maxey u sheegtaan ,sanaag waa dhulkii saldanta warsangeli maakhir
@khalilali2531
@khalilali2531 Ай бұрын
@@nasriina12345 adheer sanaag majority waxa ka aa isaaq
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 5 ай бұрын
King Kong ahmed raashid zhp Best youtber bad tahay keeep going’s ❤😊
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 5 ай бұрын
Dhulkaan Waa dhulkii dhulbahante
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Ilaahay baa leh isaaqna maleh Daaroodna maleh...uf QABYAALAD UF QABYAALAD UF QABYAALAD UF QABYAALAD UF QABYAALAD UF QABYAALAD
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Ilaahay marka lagu kufriyo ee la kibro, ee QABYAALAD DADKA LAGU KALA QEYBIYO..FILO..HALAAG...roob dhagax ah iyo dab baa la idiin keenayaa
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 4 ай бұрын
Ustaad sug dheh sayidka qarni ma nooleyn qarniga 100sano
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
wax ka lens ka beera
@ismailyusuf6750
@ismailyusuf6750 5 ай бұрын
Meelo badan oo qurux badan ayaa jira lakiin dadkii lahaa maye waa dad lagu imtixaamey in ay cunsuriyadeey
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 ай бұрын
❤❤❤
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
Dalxiiska intaa iska dayiisaan wax fiican ka beera
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
waa ina lafaa ka soo curtain ceelka maybe sayid kiiba ku jira
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 5 ай бұрын
maxaa dadkan loo hagradey ee dawladu u caawin weydey? qurux iyo wax soo saar ayay iskugu darsadeen!! Maddexdii Somalidu oo dhan waa "drug dealers" waxay ka ganacsadaan mukhaadaraadka lagu sumeynayo dadkooda.
@abdirashiidmaxamed3863
@abdirashiidmaxamed3863 5 ай бұрын
Midhisho hogoli hayso.m.bk.ayaan ka maqlay
@munaqaali4556
@munaqaali4556 5 ай бұрын
Midhisho magalo musa ismacil
@munaqaali4556
@munaqaali4556 5 ай бұрын
Waar dhagax maaha waa baraf
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
intii iidoor Gobolka Sanaag sheeganayaan Wallaahi wali looma quus goyn ee halaga raro inta ku hadhay. Waxay geeddi ku yimaaddeen 1922.
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Duli baa tahay xanuunsanaya..if QABYAALAD UF bal car ii sheeg qabriga qabiilka kula degaya...qabrigaaga u tudho..dulinimo ka weyni ma jirto, qof qalbigiisa aanay wax kale ku jirin. Horumar ma gaadho..is daawee saaxiib
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Duliyow Dhulka Ilaahay baa leh isaaqna maleh, Daaroodka ma leh....
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
@@creativemind8924 Wallee buurihii aad saarnaan jirteen iyo amxaaradii aad aheydeen ayaa la idinku celinayaa. Wali halkii aanu dooneyney la idinma gaadhsiin. Harti oo jilib Habar jilicsan ka mid ah la siman haybta ayaa idinka furtay wax walba oo idin soo qabqabtay. Maalinta Daarood Ismaaciil gacan idiin qaado ciidda ayaa idinla dhaqaaqi doonta Insha Allaah.
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
@@creativemind8924 Gobolka Sanaag iyo Gobolka Sool Waxaad ku timaaddeen daaqsin iyo abti laakiin waa la idinka rarayaa. 19 gobol ayuu leeyahay oo deggan yahay Daarood Ismaaciil oo 9 Gobol at tahay Kala badh 50% Soomaaliya iyo min 5 Gobol Kenya iyo itoobiya. Yemen 1 Gobol iyo Cumaan 3 Gobol. Soo jooga ayaa iidooroow la idinka karo waayey oo been baad u sheegteen naftiina haddiii aaaan la idin madhinnnn oo huf iyo nag la idinka dhigin.
@Momateer
@Momateer 5 ай бұрын
Kulaha Hal qarnii buu dagannaa😂 ahmedow
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 5 ай бұрын
😂😂
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 5 ай бұрын
Qarnigu waa 100 sano kkkkkkkkk
@Eng_moy
@Eng_moy 5 ай бұрын
😂😂 sayidka iyo waxan uu sheegayo waligood may imanin cerigaabo , waabeen diyaaradna ma duqayn
@nasriina12345
@nasriina12345 5 ай бұрын
Dhashii lugu koreyey cuqudada been meeshan dhul warsangeli marka maxaa ka taqaan taariikhada waxaa taariikh kuu ah snm diyarad yaa na duqeysey 😂😂😂😂😂
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 5 ай бұрын
Walayaal cardigan waa In aad ka mamnucdaan idoor cardigan waa ardiga harti no idoor halaga sarooo
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
Idoor iyagaa lehe adigu meel aad leeday doono cunsiriyow
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
😂😂😂meesha ma lascanod iyad mooday xaaroodki cuqdada qabay ee ku dhalay wase
@nasriina12345
@nasriina12345 5 ай бұрын
​@dhashisheekhisaxaq9514 meesha ceel afweyn lyo xiis meydh miyaad moodey meshan waa dhul warsangeli kala baro sanag meesha aad ka degen tahay haddii iidoor aa tahay , maxaa loogeyn waayey hargeysa qudaarta k soo go'a isga beerahiisa waxa ka soo go"a waxa u iib geeyo bosasso
@nasriina12345
@nasriina12345 5 ай бұрын
​​@@sabirabdi2913reer kiiina sanaag 15/100 ayaad degtaa waxba nafadada been ha u shhegin😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
​@@nasriina12345 Markan dhulka kala aqoon ma xaarood dhaga lah iyad ii moday oo dhagtun ka maqlay laba tuulo iyad sanag ku leedi adeer badhan iyo lasqoray iyad sanaag ku leedin adeer idoorku 50 km inu cerigabo bari ka xiga ma ogtay ta kale hargeysa waxay uu geeyn weeyan way ka fogtay qarshka bosaso iyo garowe kaga baxa laban laabkod iya gaka baxaya hargeysana melo badan oo qudradu ka so godo iya uu dhaw iyo mid ka jaban oo itobiya ka timada marka xaarood wax barta oo caqli yeeshay 2024 xaarood xaarood haku so ururine mida kale idoorku wu iniga il baxsanyay jinka xita wanu la ganacsana iska daa xooroodka yaryare oo cuqdad ma qabno😂😂😂
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
iska ilaaliya waa roobabka Europe ka da waayo maaha roob runa
@hajiali8689
@hajiali8689 5 ай бұрын
Beenlowa
@Isaqgirl4lyf
@Isaqgirl4lyf 5 ай бұрын
Uff Somali isku bixisay wan necebahay somalida unsubscribe ku samaynaya sorry wan jecla channel Kan Lakin Somali marka magaca u badalatay I hate it.
@AliHassan-gp3xk
@AliHassan-gp3xk 5 ай бұрын
Kadaaa wllo Somali waa sinji ee maaha sidaa uwado e
@AhmedAkrpoduction1
@AhmedAkrpoduction1 5 ай бұрын
Orom orom Dhalay oo magaca soomaali Sas ka Qabaa Tahay
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 ай бұрын
Wa sharmuto uureyso
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 ай бұрын
Kaaxun tarikhda
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 5 ай бұрын
Edeb yeelo
Waxaanu Helnay Tuulo Aan La Aqoon Calaaculay
52:46
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 18 М.
WAA IGU WALAHI KAN CHALANGE WAA DHAAFAY
23:27
Baaquli Boy
Рет қаралды 68 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
MAGAALADA HILIB GEEl KA JIGJIGA LOOGA IIMAADO HARTA SHEEKHA
12:07
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 51 М.
SAFARKAYGI ERER || BiYO KULUL
11:12
geedi same
Рет қаралды 433
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 152 М.
Gabar Soomaaliyeed oo cirka iska soo tuurtay " Skydive"
5:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 125 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 115 М.
Buurta Yemen Laga Arko Buurtan Baabuur Ma koro
27:21
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 21 М.