No video

Unsi kaduwan ki hore lo kariye si hagar LA aan ah Ka faideyso

  Рет қаралды 81,003

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 201
@canabdaahir4264
@canabdaahir4264 3 жыл бұрын
Adunka caraf ba ugu jeclahy hadana markii said noqoto carafta madax xanun ka qada wax an ka jeclahay carafna maleh walhi🥰
@sihaambare8521
@sihaambare8521 6 жыл бұрын
Masha allah abyo sadar muuqdo sual ka dhan in uu caraf miiran yahay halkan ayaan uga jedaa ilaahey haku barakeyo xabiibti
@nagaadamin2789
@nagaadamin2789 2 жыл бұрын
Thanks Lkn alabta unsiga ayaba uu bahan Xabad thanks
@hope2023-1
@hope2023-1 6 жыл бұрын
Asc Shukri xabibti waxan kahelay sida daacada ah ee aad dadka ufahamsiineyso Jazaakallaahu kheyr Illaahey haku xafido ill insi iyo ill jinniba allaha kaa dhowro
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
amiiiiiin qali
@warsanweedhsan6919
@warsanweedhsan6919 6 жыл бұрын
Maasha allaah walaalo gacantaada allaah ha kuu barakeeyo gabadh shaqo badan oo karti badan baad tahay allaah ha ku dhawro aamiin
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
Masha Allah my sister🙏👍👍👌👌👏👏👏😍😘
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 6 жыл бұрын
masha allah gacantaada allah hakuu barakeeyo waa uunsigii oo lacasriyeeyay caf caraf inuu yahay laba cali isma weydiineeyso
@laaluusiad1010
@laaluusiad1010 6 жыл бұрын
WAAN ku salaamay shugri mahadsanid indhahaaga kajir macaanto alaha kubarakeeyo
@fatumaibrahim3911
@fatumaibrahim3911 6 жыл бұрын
MaashaAllah thanks macanto
@warkiimaanralondon9140
@warkiimaanralondon9140 6 жыл бұрын
maasha allah wll kheyr allah hakusiiye uunsiga sotii suuqa laga so cabiran jiray waxa lagu sameyo laakin inta badan unsiyo cuud diyaar ah oo hore dab ugalay ayaad isku dari oo dabka ku celin wa wax hore loo sameyey fadhlan labajeer uunsiga dab haku celin adigu wll maad waxyalah so cabiratid oo sameysid .subxanallah
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
waxan haddi anad aqoon uu lahayn mad iska amuustid. halked ku aragtey cuud la kariyo cudku waa geedo taa labaad alaabtan ay inaa tustay walaashen waa wada liqued waana sidi weligedba unsiga loo karin jirey
@maankaboy2322
@maankaboy2322 Жыл бұрын
Maansha allah uunsi waadhaafay
@hafsacrisaak1578
@hafsacrisaak1578 6 жыл бұрын
Aniga dhawaan baan Somali ka imi. Hadana islii ban jooga gar Ahan jaamka. Waan kudhawahy. Lkn. Waan jeclaa inaa kuso booqdo. Waxbaan bartaa. Alleh hanokadaayo
@inaziyad7232
@inaziyad7232 6 жыл бұрын
Maansha Allah aad iyo aad baan kuu taageera il iyo cariba la,aw
@sawdajamac8481
@sawdajamac8481 5 жыл бұрын
abayo aniga xamar ayan jooga waan ubaahnhy unsigaas ad sameysay xabbtiyey
@anisaabdi4593
@anisaabdi4593 6 жыл бұрын
shukran Abayo Shukri cadey
@zamucali2267
@zamucali2267 6 жыл бұрын
Masha Allah wlshy
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
wll uunsi bilaa sonkor ma la samayn karaa ,plz iisoo jawaaba.
@abdikasim4692
@abdikasim4692 6 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah illahay haku barakeyo maskaxdada
@leechoiyeonarmy248
@leechoiyeonarmy248 11 ай бұрын
Shurgi uunsi baan rabaa xagee kaala soo xiriiraa
@maryanmohamed-ez1bq
@maryanmohamed-ez1bq 6 жыл бұрын
Jazaka Allah qeyran
@rodakiinabdi8487
@rodakiinabdi8487 3 жыл бұрын
Asc marka hore wllshay shukri, aad iyo aad baad umahadsantahay runtii wax badan ayaan kaa bartay, xbbti waxaan jeclaa inaad uunsiga waxa aad ka samaynaysid magacydooda iyo meelaha laga helo siiba uunsiga madow
@fc9782
@fc9782 6 жыл бұрын
Masha Allah my xbbti illah haku barageso
@hanniheego4265
@hanniheego4265 6 жыл бұрын
ii soo sheeg meesha laga helo shukuri
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 6 жыл бұрын
baarakalaah shukri cadeey
@deeqaxariir2903
@deeqaxariir2903 6 жыл бұрын
Shugri Abaayo ilaahay hakubarakeeyo we iisoo qa cadarad magayadooda imsha alaah waxaa udisanayaa dubio
@hafsacrisaak1578
@hafsacrisaak1578 6 жыл бұрын
Msha Allaa Abayo shukri Alleh caqligaaga iyo. Awoodaba hakuu barakeeyo dar Allaan kujeclhy.
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 3 жыл бұрын
Wlo shuki waan ka helay hargysa halkaan ka heli karaaaaa wlo isoo jawaaab
@hiboelmi6823
@hiboelmi6823 6 жыл бұрын
asc walaashey shugri maxamed cali waxaan ahay gabar kuxran ganaal daada mashallaah Allah hakuxafido walaal waxaan kahelay uunsiigaan aad hargeeso udirty waxaan kunloahy mareycanka qof soo baxaayo hadii aanarko wadiiso diri inshallaah
@hodancabdi585
@hodancabdi585 Жыл бұрын
Shugriyey alle ha ku barakeyo inte kala so xariraaa?
@zahrayusof7393
@zahrayusof7393 6 жыл бұрын
Shugri abaayo si fiican bad dad ka wax u fahan siisa ale Haku barakeeyo
@hawohawo3821
@hawohawo3821 6 жыл бұрын
masha alah
@suadamohamed5148
@suadamohamed5148 6 жыл бұрын
Shukran jazakalaah
@afaafferesane3119
@afaafferesane3119 6 жыл бұрын
Shugri abayo usigaga muqdisho mayala xagese kaheli kara tel iso qor hadu yalo xabibti jawab kasugaya isha allah ❤❤❤
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
sowac 0715825636 aniga ku so dirayo
@ayaanbadanbashiir5473
@ayaanbadanbashiir5473 5 жыл бұрын
@@shukrimasala wllo macan dadkena somalidu waxay idhahdaan gabdhuhu masamaynkaran maxaa kajira abaayo inaan sameyan rabaye
@nasroz8629
@nasroz8629 6 жыл бұрын
ManShAa Allaalh Sis ilhaahey haku XaFiiDo aamiin
@mariastories8851
@mariastories8851 6 жыл бұрын
Jazaka allah alkhyr
@maliixamunna3478
@maliixamunna3478 6 жыл бұрын
Masha allaha shuushu gacan taada allaha ku barakeeyo
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
amiiiiin
@zuhuurbinti5132
@zuhuurbinti5132 6 жыл бұрын
manshalaah jazaakilaahu khayr ukhti
@MaxamedCabdi-jm6jr
@MaxamedCabdi-jm6jr Жыл бұрын
Mashaallah
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@shirhanosman6342
@shirhanosman6342 6 жыл бұрын
Msha allaha gacantada Allaha ku Barakeyo
@baxsanqaali4616
@baxsanqaali4616 Жыл бұрын
Saxanka koowad cudadka saran mayacyadooda Yaa iga cawin kara plz
@farhiyomohamedosmaan3204
@farhiyomohamedosmaan3204 4 жыл бұрын
Asc wallaby halkaa ayan hali kar coulda daasadku hit waxan samoliya
@khadijaibrahim6788
@khadijaibrahim6788 6 жыл бұрын
amin walalo shukri masala noolow macanto shukaran jzck
@fartunmohamed2940
@fartunmohamed2940 6 жыл бұрын
Masha allah 😍😍😍
@falisabdi8404
@falisabdi8404 6 жыл бұрын
Fartun Mohamaln
@nadiiraomar5932
@nadiiraomar5932 4 жыл бұрын
Shugri see u heli karaa uunsigaaga hargaysaan joogaaa
@zamzamahmed2021
@zamzamahmed2021 6 жыл бұрын
Man shaa allh abayo asxabtada cusub baan kamid ahay abayo alle haku xiftiyo dar illay baan kuu jeclahay ♥️
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
amiiiin qali
@munahodan5278
@munahodan5278 6 жыл бұрын
manshalah waan ku sucbahay chankan shukurimasale waan ka helay sida aad ugu fadiiso walada somaliyed alle miskan xasanadka ku saro inshalah qali
@munahodan5278
@munahodan5278 6 жыл бұрын
shukri masala ❤
@aminocali4054
@aminocali4054 6 жыл бұрын
Zamzam Ahmed asc setahay
@fatoumaabdi8723
@fatoumaabdi8723 8 ай бұрын
Machallah
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Maasha allaah nuurun calaa nuur
@aminconsulting4085
@aminconsulting4085 6 жыл бұрын
shaakira ali abaayo meeqo ayaa gadee waan raba somali Ayaan joga
@amuunmohamed6272
@amuunmohamed6272 Жыл бұрын
Thank you wllshay waxbadan ayaan kaa bartay
@ashaanabahmedhashi362
@ashaanabahmedhashi362 4 жыл бұрын
Mashallah Illahay haku baarakayo walalo.
@hafsacrisaak1578
@hafsacrisaak1578 6 жыл бұрын
Abayo. Aniga. Wax boorsada dharka icarfiya Anku rido isheeg
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 6 жыл бұрын
Shukran walashey macan
@najmahashim2240
@najmahashim2240 6 жыл бұрын
Maryan Mohamed Asc
@miskifarah4082
@miskifarah4082 6 жыл бұрын
Maasha allaah sis uunsigaaan qatar waaye.waxaad cadar ku dartey maasha allaaah
@Ndembeleosman
@Ndembeleosman 6 жыл бұрын
Masha allh
@jamilaabdirahman7598
@jamilaabdirahman7598 6 жыл бұрын
Asc xabiitii shugri cuudadka dhan ma lugudarayaa
@deeqoofficiall
@deeqoofficiall 6 жыл бұрын
Plz walaley adan kaso dirsanayaa kenya kula jogaa ee telkada san kuhelaaa
@fardowsocadey765
@fardowsocadey765 6 жыл бұрын
Masha allah ilahe ha ku xifdoyo
@ugasohajicooking7502
@ugasohajicooking7502 6 жыл бұрын
shukri mcaanto uunsi cad ayaan rabnaa inaa nooosoo galiso qaali
@hindahassan8755
@hindahassan8755 4 жыл бұрын
Shukri mcntoo luqa ila soo xidhii
@ikraanahmedali3938
@ikraanahmedali3938 6 жыл бұрын
Ma shaa allah abayo qer allah kusiiyo gacantadaneh allah kubarakeeyo mida kale abayo intekahela qer allh kusiiyo
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
sowac 0715825636
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 6 жыл бұрын
Waxan kaa codsana abayo shukri aroos ayn ahay mar dhaw ayn guursaday waxan rabaa sida guriga lo carfiyo inaad inoso galisid caraf aad u daran ayn jeclhy qali wanku barya iiso boobsi aaf ayn ugu baahanahy
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
haye
@ziiziiaxmed8378
@ziiziiaxmed8378 6 жыл бұрын
ane xitaan waan ku jiraa dalbka ilhy qeer ha ku siiyo abaayo
@xabiibomacalin5681
@xabiibomacalin5681 5 жыл бұрын
inaad ikariso ayan raba hadii eey macqulthy isojawab xabbiti
@qaalidumar8781
@qaalidumar8781 6 жыл бұрын
Abaayo shukri inaan gaar kuula shoora rabaa ee intee ugu wanaagsan mahadsanid habibti
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
sowac 0715825636
@furqannuromar3576
@furqannuromar3576 5 жыл бұрын
waan ka helay uunsigaa abaayo ma ii soo sameyneysaa adoo raali ah waxaa joogaa biljimka
@naimaajamaa5205
@naimaajamaa5205 5 жыл бұрын
Abayo unsiga xage kaheli kara kenya joogaaa Nairobi
@caaishacuudkacadarka5559
@caaishacuudkacadarka5559 6 жыл бұрын
masha allaah
@deymanmohammed9277
@deymanmohammed9277 6 жыл бұрын
Asc abyo wad mahadsanthy fikradad
@safiyaadan3929
@safiyaadan3929 6 жыл бұрын
Masha allah
@afaafferesane3119
@afaafferesane3119 6 жыл бұрын
Www mash Allah gacatada allah ku barakeyo abayo macn😍😍😍😍
@amedbulale338
@amedbulale338 6 жыл бұрын
Mnzha allah shukri khayr alle hakusiyo qli
@samiiroabshir6409
@samiiroabshir6409 6 жыл бұрын
Shukri xbbty mansha allh jasa kalaah abyo canadaan jogaa se ku heli karaa waan caraf jeclahay xbbty iso jawaab
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
bostada
@ubaxeyabdile9179
@ubaxeyabdile9179 6 жыл бұрын
+shukri masala 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍
@haniali1819
@haniali1819 6 жыл бұрын
Asc abyo shukri wa kumahadsantehe abyo magadaa oo dibidaha ma uso dirtaa xabibti
@umasihaam693
@umasihaam693 6 жыл бұрын
asc mcnto ilahay ha ku xifdiyo gacntadana ilahay ha ku barakeyo ilxun ku ma argto ilahay dartisa ku jecelhy wallhi mcnto wxa raba inan hal mar ku arko aya jecelestay hada i awodo taas mcnto qaliye wxn jecelestay inan ka mida noqodo ardaydada wee haday macqul tahay mcnto jwbtane waa xagada mcnto
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
amiiiiin qali
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo allaaha ku barakeeyo
@noetetmxaaqwwybawwqqnnottp8684
@noetetmxaaqwwybawwqqnnottp8684 6 жыл бұрын
maasha allaah rabi haku barakeeyo
@gudoonjamac8535
@gudoonjamac8535 6 жыл бұрын
Walo shugri garanay cudadan carfaye xashiishka wamaxay
@caishomaxamed6001
@caishomaxamed6001 6 жыл бұрын
abayo lanbarkada raba ma ii soo qori karta
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
0715825636
@caishomaxamed6001
@caishomaxamed6001 6 жыл бұрын
thnks abayo
@ifraaxmaxamed6391
@ifraaxmaxamed6391 6 жыл бұрын
masha alaah alaha inoo kaa daayo
@Aliyaawaale9521
@Aliyaawaale9521 6 жыл бұрын
Thanks qurux
@warkiimaanralondon9140
@warkiimaanralondon9140 6 жыл бұрын
adigu shugri aad baan ujeclahay kanalkaaga cunto karinta kheyr ku rajeyn allah haku xafido.
@hanniheego4265
@hanniheego4265 6 жыл бұрын
wll thanks maka helikara somalilan inaan kaa iibsado ayan raba hada
@caishomaxamed6001
@caishomaxamed6001 6 жыл бұрын
mnsha allah abaayo ilaah haku xafido
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 6 жыл бұрын
Maansha shukri jazaaka Allaah khayr aduun iyo aakhiro
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 6 жыл бұрын
Maansha Allaah shukri jazaaka Allaah aduun iyo aakhiro
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
amiiiin qali
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 10 ай бұрын
Saliid ma marin karaa
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
👍👍👍
@sawdajamac8481
@sawdajamac8481 5 жыл бұрын
uunsi karis illen waa qarash
@malyunitaburle4692
@malyunitaburle4692 6 жыл бұрын
Masha allaah abayo allah ku dhowro
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 6 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo www shukri mahadsanid qali
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
thanks qaali
@minaahmed6474
@minaahmed6474 5 жыл бұрын
Abayo caafimaad taam ilaah haku siiyo
@habonsoubaneh4507
@habonsoubaneh4507 6 жыл бұрын
asc mashallah allah hanogadaayo
@fadumomaxamudxusen3861
@fadumomaxamudxusen3861 6 жыл бұрын
abayo wan kahelay cadey xagen kaa helikara adiga lanbarkada siyan kula soo xiriro
@rahmaabdi1594
@rahmaabdi1594 6 жыл бұрын
Asc walashey qaaliyey horta jazakalahu kheyran waxban baanu kaa faaiidney adna xaga RABBI baad kaheli abaalka insha Allah Lakiin wllo tellkaaga hada ilaa afar casho ayaan soo wacayaa halmarbad iga qabatey guriga markantagan kusoo wacayaa ayaad tiri se imad soo wicin walashey waan ogahay koley inad mashqultahay ilabeysana waxbadan Se uunsi baan ubaahnaa Waxan joogaa Addis Ababa Ethiopia hadaanad helin massegkan kusoo direy Marka wllo isoo jawaab insha Allah Mahadsanidna
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
macanto rali noqo waan qabanaya ee dadkiba tirada ka batay
@rahmaabdi1594
@rahmaabdi1594 6 жыл бұрын
Waa runtaa wllo Waana dareemayaa inaad tahay mashuuq koley Lakiin ma isoo gaadhi karaa Waliba kii ugu horeyey ee wiigii hore adsameysey ban jecladey haduu yaalo Isoo sheeg si aan kuheli karo Addis Ababa hadad awoodo wllo
@faysacarab1805
@faysacarab1805 5 жыл бұрын
Mash llha qali
@fardowsocadey765
@fardowsocadey765 6 жыл бұрын
Abayo waxan raba inaa sameso ma isamin karta
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 6 жыл бұрын
mashaa Allaha shugran abaayo qatar waaye
@nawaliman1968
@nawaliman1968 6 жыл бұрын
Ruxii gataa iga nasiib badan 😍😍😍😍
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 жыл бұрын
Manshalh shukri wax badan ba ka faaidney jzkh
@dunyaali7412
@dunyaali7412 6 жыл бұрын
waa qori kulahaa waa CID cad sandal
@dunyaali7412
@dunyaali7412 6 жыл бұрын
Waa cuud cad
@maleikaali3848
@maleikaali3848 6 жыл бұрын
Mansh allah Shukri Abauw Wxaan Rabaa Tilifonkaga sii An kusowaco
@HIRSI.
@HIRSI. 6 жыл бұрын
mashalaha macanatayo
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 6 жыл бұрын
asc habo mcnto waxaan rabaa imo ama viber ma leedahey si laguula soo xariiro waxaan rabi lahaa in aan kula soo xariiro mahadsanid
@shukrimasala
@shukrimasala 6 жыл бұрын
imo
@nimcomahamed4168
@nimcomahamed4168 4 жыл бұрын
Cidi miyaanad ku darin wllo
@xamdixiis4769
@xamdixiis4769 6 жыл бұрын
waaw caadi mahan
@maxamedmuxumed9349
@maxamedmuxumed9349 5 жыл бұрын
Mashaa alaah shugran.wllo
@haniabdi3153
@haniabdi3153 6 жыл бұрын
as wll shukran
DHOOF PART 28
20:40
Family Sagal Channel
Рет қаралды 17 М.
#farxiyotawakal2 #XASUUS SIDA GURIGA LOOGU SAMEYSTO QADARIN AMA CADARIN.
13:32
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 26 М.
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Adega unsiga lo bahan yahay marki aad karineso unsiga ka faideyso
22:53
Unsiga sida ugh fudud aad u karsan karto Ka faideyso
38:32
shukri masala
Рет қаралды 196 М.
Qadareey cadaro aan cadi ahay ila daawada
11:47
Shukri haragshabeel
Рет қаралды 24 М.
Sida lo nadifiyo musqusha qolka jifka Ka faideyso
38:48
shukri masala
Рет қаралды 249 М.
SIDA LOO SAMEEYO SARIIR DUMIS - QADAREEN
6:33
Mariam Bale
Рет қаралды 36 М.
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН