SICIID TARIQ MA CEEBA JAEYL *Tru Love Sad) 2018

  Рет қаралды 321,096

Kornel Abdi

Kornel Abdi

Күн бұрын

PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL!

Пікірлер: 613
@KornelAbdi
@KornelAbdi 3 жыл бұрын
instagram.com/kornel.abdi/
@hanad143lyrics3
@hanad143lyrics3 5 жыл бұрын
Inta jcl Dhab Ah ila Dareemeso like ta ha ila dhaafina😢😭💖
@anisoabdiaziz2872
@anisoabdiaziz2872 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@sabriinasafisafka9830
@sabriinasafisafka9830 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@nicimscali6695
@nicimscali6695 Жыл бұрын
💔🥲
@samiirayuusuf8788
@samiirayuusuf8788 Жыл бұрын
🥺🥺🥺💝🙈
@marwoh258
@marwoh258 Жыл бұрын
🎉
@walalakofficialchennal6493
@walalakofficialchennal6493 Жыл бұрын
5sano ka hor waqti jclkeygii ugu horeyeey igu dhacay ayaan dhegeysan jiray Alx gabdhaas manta waa xaaskeyga allow i dhowr❤❤❤
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 3 ай бұрын
Mncha allah ilaahay ha isku kiin daayo
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 ай бұрын
Allah ha isku kiin barakeeyo walal dhisma oo dhaqma , sxb reerkaas ilaasho oo xanaaqa iyo waxyaabaha reerka kaa duminaya iska ilaali oo ka dheerow
@Raxmoruun459
@Raxmoruun459 5 ай бұрын
Qiso jacey oo igu dhacday 2020 💔😢 Waaxaan jiray 16 sano waxaana ku noolaay magaalda kaalkacyo school ayaan dhigay jiray waxaana ahaay fasalka 8aad qiso qisaduna wexeey ku bilaabaneysa siidaan Waxaa noo imaatay gabar oow adeerkey dhalay oo ka imaatay tuulo magaalada sadax saac u jirto ilma ayaana ka xanuusnaay ayuduna weey xanuusned oo magaalada ayey dhaqtar u imaadeen maalmihii eey nala joogtay mar walba wexeey iiga sheekey jirtay dara walka baabuurka eey soo raacday maadaama ayadoo xanuusan oo ilma xanuusan wado oo caawi ilmaha la soo waday wexeey ii sheegi jirtay mar walba inoow yahay wiil aad u naxariis badan oo wanagsan Kidib markeey laabaneeysay ayaan ku dhahay aan ku raaco ilmaha ayaan kula wadaayaa adeer iyone waan soo booqona Haye ayey dhahday kidib waxaan raacnay baabuurka wiilkii eey ii sheegi jirtay kidib wiilkii darawalka ayaan meeshii isku baranay wax yar oo kaftanane weey na dhax mareen waxaan saarnaa kursiga shirka kursiga ka dambeyay habeenkii intaan buurka saarnaa waxaan dareemay wiilkii inoow aad iiga helay ane sidoo kale waan ka helay tuuladii ayaan soo joogay ilaa 20 tan maalin intaasne wiilkii qalbigeyga ayoow saaid ugu soo laalaabanayay kidib nasiib wanaag waxaaba dhacday baabuurkii inaan raaco mar labaad anigoo magaaladii u soo socdo Markaan waxaan saaranahay shirka baabuurka oo wiilkii ayaan saaid ugu soo dhawaaday maadaama oow baabuurka wado kidib wax yar ayaan isla hadalnay lkn hadalkeena ma badneen maadaama baabuurka dad badan saaranyihiin lanbarkii ayoow iga qortay markaan xaada tagay ayoow isoo wacay3 maalin markaan hadleenay ayaan waxaan isku araknay aroos gabar aan saaxibo nahay arooskii kidib 7 maalin markaan wada hadleenay ayoow maalin woxoow iga soo wacay lanbar kale oon ku baranin kidib waan ka qabtay waana la hadlay maalintii xigtay ayaan wacay lanbarkiisii caadiga ahaa woowba dansanyahay kidib waxaan wacay lanbarkii kale woow iga qabtay waxaa dhacday inaan wiilkii aad u sii jeclaado asagane mar walbo markaan magaciiso ku waco woxoow igu dhihi jiray hebal ma ihi ileen waan run balse aniga ayaa fahmi wayay waxaan ku arkay is bedal weeyn marne si caadi ayoow iila hadlaa marne si nuuc kale ah lkn inga ilaa hada wax ma fahmin maalin ayoow igu dhahay tiktok hebal ku qor markaad ku qorto wiilka kuusoo baxo adeer ayaan u ahay waan ku qoray 1bil kidib waxaa dhacday inoow isoo wici is bedel weeyn ayaan ku arkay ane go aan ayaan ka qaatay oo waan ka aamusay 5 bil kidib ayoow isoo wacay anigoo wili sidii u jecel oona awoodi waayay inaan iloowo maalma markaan isla hadleeynay ayoow ii sheekay inoow taleefan weyn soo katay oowna whasapp isticmaalo whasapp kii ayaan maalma iskala hadalnay maalin ayoow igu dhahay igu soo wcy video call wiilka ila hadlaayo maba ahan wiilkii aan aqaanay ee tara walka ahaa markaas ayoow fikir ii bilaabmay waan yaabay waxaa dhahay adiga hebel maahid miyaa wooxoow igu dhahay haa waan kuu sheekay lkn adigaa i fahmi waayay aniga waan fahmi waayay sababtoo ah labada wiil aad ayey iskugu cod ek yihiin asigana qalad ayoow sameeyay sabsbtoo ah asigoo qoslaayo ayoow dhihi jiray hebel maahi waa tahay markaan dhahane woxoow dhihi jiray wankula kaftamaayay oo asiga ayaaba i qayaanay Anigane markaas ayaay muraga ii bilaabatay wiilkii aaan jeclaa meel aan kala xiriiro ma aqaano kii lake bolock ayaan saaray oo waan ku xanaaqay markeey ku dhawad 8 bil kasoo wareegatay ayaan maalin waxaa iga hor imaaday wiilkii anigii aad ayaa u naxay waana fiiri waayay woow i salaamay sidii ayaan ku soo kala taknay ane waxaan go aan ku gaaray inan iloowo oon maskaxdeyda ka saaro lkn ma awoodo Isla habeenkii ayoow facbook iga soo qabtay ane qof wax jecel ayaan ahay asc markoow isoo dhahay waanba wacay sawirkiisa ayaana u saarnaa kidib ayaan anigoo iskaga dhigaayo qofeey muda dheer ugu danbeeysay ayaa ku dhahay ilaa intaan maxaad isoo wici waaysay woxoow igu dhahay taleefankii ayaa leeyga xaday oo meel aan kaala soo xiriiro ayaan waayay Woxoow igu dhahay maalin ma ogeed aan kaa soo wacay lanbar islaameed taleefanka ayaa iga damay maalintii ku xigtayne waa leeyga xaday hadal kaas woow i mari waayay balse qof wax jecel baan ehee wax walbo waan iska rumeeystay waxaana aaminay inoow i jecel yhy maalmo habeena badan ayaan isla hadalnay mar walboo asaka la hadlaayane faraxad ayaan dareemi jiray maalin ayaan gabar asiga u ek facbook ku arkay waxaan iska qiyaastay ineey walalo yihin kidib maalin ayoow baadiyo aaday isbuuc kidib woow soo laabtay woowna ila soo hadlay woxoow igu dhahay caawa qadka soo gal markii cawadi la gaaray ayaan qadkii galay balse asigoo online ah hadane woow iga qaban wayay Habeenkii markaan seexanaayo asaka ayaa ka fikiri jiray suxii markaan soo kacane woxoow ahaa qoka ugu horeeyo aan ka fikiro maalmo kidib baaburkii ayaa ka halaabay woxoowna igu dhahay abtigey oo xamar jooga ayaa i wacay shaqo ayoowna isii rabaa shaqadaas markaan helo kidib ayaana ku guursanaaya aniga aad ayaan u farxay balse markaas ayaa qadka ugu danbeeysay hormuudkane woow ka dansan yhy aniga aad ayaan u walwalay balese waxaan is dhahay goorba baadiyo ayoow aaday 7 maalin kidib waxaan arkay gabadhii aan facbook ku arkaayay oon ku qiyaasay ineey walaashiis thy oo soo dhogeyso arooskiisa oohintii aan ooyay barkintaan ku jiifay ayaa qoydsy 💔🥺 😢😢 qalbi jab ayaa ii bilaawday anigoo yaaban ayaan waxaan arakay asagoo online ah waxaan is dhahay mala hadashaa hadane waxaan is dahay ha dareen siinin inaad sidaan dhan u jeceshahay habeenkii oo dhan waan ooynaayay balse aniga ayaa isla hadlay waxaana is dhahay damiir xumidaa ma nin ku qiyaanay ayaad u ooyneeysaa waxaana ku fikiray inaan go aan adag qaato inaan iloobo weexey igu qaadatay muda dheer axm hada waan iloow in kastoon wali guursanin isoo duceeya inoow ale guur aan ku dago isiiyo woxoow qofkii u horeeyay una danbeeyay oon jeclaado
@mohakaafi
@mohakaafi 2 ай бұрын
Alle qalbiga hak qaboojiyo abyo 🥺❤
@XaliimoCumar-w3p
@XaliimoCumar-w3p 2 ай бұрын
Illhey guur qeer qabo ood kudagto illhey haku siiyo baayoh😢❤
@MOFaarax
@MOFaarax 2 ай бұрын
Aad eyey iitabatay qisadada sorry ❤
@Raxmoruun459
@Raxmoruun459 2 ай бұрын
​@@XaliimoCumar-w3paamiin wll dhamaantenbo😊
@Raxmoruun459
@Raxmoruun459 2 ай бұрын
​@@MOFaarax😭💔
@abdirahimali250
@abdirahimali250 6 жыл бұрын
Ax waan oyeeye😭😭😭😭😭 inta ila darente jacelka like isaara❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@janatali2799
@janatali2799 5 жыл бұрын
Cawa xanunkan daremaya foshsna wuu ka xanuun kululyay cir iyo dhulban xamililayahay wlh
@ikrancali1671
@ikrancali1671 5 жыл бұрын
Jacylku dhib badanaa😭😭😭
@inahassan6431
@inahassan6431 5 жыл бұрын
@@janatali2799 sry wllo😭😭😭😭
@abdikanimaxamed1526
@abdikanimaxamed1526 2 жыл бұрын
Boqortoyo Abdirahman Ali Arte
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 жыл бұрын
Ax Yaa Jaceyl Naf Wax Jeclaaday ayaa Fahmi karo Jaceyl Anuu Ila dagay Ilana Noolayahay ilaa iyo hada Mana helin Naftaan Jeclaaday. Lkn waan Sugaayaa mar ay Noqotaba inaan Nolol Mcn La qaybsado ❤️. Ceeb ma aha Jaceylka. Qof Dareen Leh ayaa wax jeclaado Ha Waaro Jaceylka ❤️
@dajiya9270
@dajiya9270 2 жыл бұрын
Ax maxaa layno fahmi laayey anba wan sugayaa inbadan waan udipjiray😰😌
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 10 ай бұрын
😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 😭 ala maxaan ooya lkn markste oon ooyo waa la isii dhawaca ax 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@cabdiraxmaandirxo
@cabdiraxmaandirxo 6 ай бұрын
waxaan heestan ku xasuusta gabadh aan wada soconay 2year oo sikadis ah iiga tagtay marwalba oon heestan dhagaysto waan ilmeeyaa like iisaar 😭😭😭😭😭😭
@Refanibrahimadan
@Refanibrahimadan 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@MaryanYusuf-wy4tv
@MaryanYusuf-wy4tv 10 ай бұрын
Ma ceebaa jacayl😢🥺💔khalad walbo layga galo anoo ujeeda baan hadana dhahaa waxba ma dhicin waad saxantahay kalmada raali ahow waan dhibsadey oo waan nacay wllhi🥺💔sometimes waxan ubaahdaa qof laabta igaliya aan ku nafiso ku dul ilmeeyo idhaha waxksta oo wangsan waad uqalantaaa ee ha is dhiibin lkn intaba allaaah xagiisa ayaan ka rajeeen🤲marwalba khalad annn galin saan dusha usaaranyey culeeskii baa iga batey anoo salada utaagan ban iska ilmeeyaaa anoo quranka aqrinaya ban ilmenaya😢💔😭 Dadka daacada ah miyeysan xaq ulahyn inay helaan meel ay ku nastaan😢anigu allaaah xagiisa ayaan nasiino ka sugayaaa adunkaan wanba ka quustey😢
@MaryanAbdirahman-sy7oj
@MaryanAbdirahman-sy7oj 8 ай бұрын
Am sorry abayo😢never loved someone bt i fell sympathy for you🥺i.a may Allah give you someone who will make you forget all you went through
@ishowspeed9173
@ishowspeed9173 8 ай бұрын
Ha is dhiibin sister Wa guleysan dontaa..❤
@dajanomar7110
@dajanomar7110 7 ай бұрын
Sorry hbbti 😢qoFka wngsn dhibka ku bdn
@Refanibrahimadan
@Refanibrahimadan Күн бұрын
😢😢😢😢😢
@mssistaahil6281
@mssistaahil6281 Жыл бұрын
Adunida wa cajiib calafkasa ka daran qofkii sida dhabta aan u jeclaa wan waye mana iloowin hada 3 sano kasoo wareegate 3 Dax Bari kadib 20/6/2023/ waa arooskeyga 😭waxaan kabaqayaa nolosheyda bur burto qofkan anaa ken sade wu I jaceyl yhy blse aniga wax dareen Uma hayo si walbo aan qofkii hore ku iloowi laha ban dhibkan u maraya allh wu awooda inoo iga dhigo mid aan ku nasto😖😭💔
@khadramohamed9959
@khadramohamed9959 Жыл бұрын
Gaclo hore usoco ha fiirin wxii tagy anaa xalada tagan 3yrs ka hor iga tagay hada iso labtay mar aan ka maarmay wxn ku dhihi lahaa ha radin qof aad jeceshay ee mid ku jecel radi ani hada mid ijecel haysta oo wx wlba farxad ah ila garab tagan lknse kii an jeclaa ayaa icalacalya dib uma eegayo ninba wa malinkii😢❤hore usoco sis dib haw so laban sidii uu kga tagy ayuu hadna kga tegi😊
@mohatayz2961
@mohatayz2961 10 ай бұрын
Ducayso wll oo mar walba ilahay beri una dhowow isaga waxkasto ku xasuusinayana iskaga fogow😢 alle qalbiga hakaga reebo kaaga cusubna haka dhigo midaad ku degto💔🥺
@abdiazizmursalfandhaal8860
@abdiazizmursalfandhaal8860 10 ай бұрын
🥺please danayste ha noqon runta la wadaag!!
@mssistaahil6281
@mssistaahil6281 9 ай бұрын
@@khadramohamed9959 ❤️hye mahadsanid wll
@mssistaahil6281
@mssistaahil6281 9 ай бұрын
@@abdiazizmursalfandhaal8860 ma noqonayo😍
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 9 ай бұрын
2/4/2022 ayu iga tagay il hada qalpigeygu kama pixina hal sano dhaan laga joga sida nafteydih u ilawasidan lahay ma aqano cawa tahy 3/12/2023 wlhi waxan u oya sida curudkeygih oo iga dhintay cml waqti kle taganyo waxa laga joga hal sano ma aqano cawa waxi si xausuay 💔😭40 qof ducad waa la aqapalya iso duceyo inu allah qalpiga I qapjiyo😭😭
@MOFaarax
@MOFaarax 2 ай бұрын
Ilahay qalbiga hakaga reebo apao ❤❤
@aaminocabdulaahinuur4930
@aaminocabdulaahinuur4930 6 жыл бұрын
allow isku wari inti sidhab ah iskurabto😍😍😍👂
@amalqali469
@amalqali469 6 жыл бұрын
Aamino Cabdulaahi Nuur xppti ameen ameen
@libanmoha3138
@libanmoha3138 6 жыл бұрын
Aamino Cabdulaahi Nuur ameen wallo
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Aamino Cabdulaahi Nuur amiin amiin wllo
@a.a.g4161
@a.a.g4161 6 жыл бұрын
Aamino Cabdulaahi Nuur Aamiin yaarabi
@c.wahaabc.wahaab7007
@c.wahaabc.wahaab7007 5 жыл бұрын
@@a.a.g4161 ax ziciid tariikhi calaacalk heez adaa u qiim badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gk1jp6fn4s
@user-gk1jp6fn4s 6 ай бұрын
wiil an sidhab ah isku jeclen Hanti maheysto lkn qlbi tajir ayu leyhy Nolasha riyoyin Qurux bdn wada sameysane wx wlbo dhaco inan gacmaha is qabsano nolasha is kashano Lkn jaceyl cadow ma wayo Family wll zhp iska har kan wxbo kuma tarayo la idhahay hanti maheysto Qlbi jab bdn dhan wlbo ah wxn Kala tagnay qofkii An dunida isku jeclen walibo anago is jecel Xnun ban daremaya manta 2/22/2024 iso duceya qlbiga in ixasilo💔😭
@MOFaarax
@MOFaarax 2 ай бұрын
Ilaahay qalbiga haku qaboojiyo apao
@hudaaxmed2108
@hudaaxmed2108 5 жыл бұрын
Wiilkaan aad buu u cod macaan yahay xaqiiq inta aan fanaan arkay saciid tariiq walalo adoo ka Baxa fanka ayaan jeclaan lahaaa waayo waad qurux badan tahay misna wllo ilaahay haku barakeeye kuuma fiicna arrin taan fadlan ilaahay haku barakeeye isaga bax fanka wllo aad baaan kuu jecel nahay haddan reer puntalnd gaar ahaan reer garowe thank u so much wlo
@cadderashiid
@cadderashiid Жыл бұрын
Hada wu kabaxay 4 sano uga dabeyse
@MunishPea-en8dz
@MunishPea-en8dz 10 ай бұрын
2020 bilowgedii baa riyo lagu tusay fanka inuu qer usan u eheen lkn illahey haka rebo
@badraanmohammed481
@badraanmohammed481 5 ай бұрын
2024 still😢😢
@ZakariyeCabdiqadir-nt8te
@ZakariyeCabdiqadir-nt8te 3 ай бұрын
ZaMe 😭❤🥺
@Aamino-dk8qx
@Aamino-dk8qx 2 ай бұрын
😢​@@ZakariyeCabdiqadir-nt8te😢ala
@marwoaazhamuna4071
@marwoaazhamuna4071 6 жыл бұрын
Axyaaa heees wlhi cilmiga alle wn kahelaa heesaha sidaan udagan fanaan jira hore usoco inta heeestani kuso coto liketa isara
@sumayamohamed-wp2vy
@sumayamohamed-wp2vy 10 ай бұрын
Jaceylka ugu horeye aan sameyay wye hadana cabsida ugu weyn aan heesto inaa wayo wye. Xilligan hada la joogo waa 1:00 hawenimo waana ooynayaa ,waan u xiisay. my biggest fear in the world is losing you. WAXAAN KU JECELAADAY SIDII INAA QOF DANBO JECLAN DONIN Hanat 🥰
@maanyareyacke9576
@maanyareyacke9576 8 ай бұрын
Waaw❤
@lunibark9978
@lunibark9978 3 ай бұрын
wlhi sidaas ahay lkn in bdan baan is qab qabsanay niyada iga yara xun
@naimaabdiwali5404
@naimaabdiwali5404 6 жыл бұрын
Waaw heestaan dadkii dhagysto jcylbaa galyo CD iyo. hees murugo ah kn hees lgaaaa dhahaa sweet wlh
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 5 жыл бұрын
Heesta yada oo 700 oo qof maraysah ayan dhagaysan jiray maantana 64k maraysah malinti wxn dhagaysan jirau wallahi ila dhawr iyo labatan jeer it is amazing song siciid taariq hore usoco bro
@AhmedabaasAhmed
@AhmedabaasAhmed 5 жыл бұрын
Hada 100k
@nafiisaaxmed3779
@nafiisaaxmed3779 3 жыл бұрын
Ax maceeba jacayl maceebaaaaa sowkan calnka iilulay 😭😭😭😭😭😭Ax yaadareemay heestan sicid Tarikh fanan jacayl❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭❤️❤️❤️😭😭😭♥️♥️♥️😭😭😭😭🌹🌹🌹😭😭😭😭😭
@nafiisaaxmed3779
@nafiisaaxmed3779 3 жыл бұрын
😭😭😭🌹
@nafiisaaxmed3779
@nafiisaaxmed3779 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@footballfuture2722
@footballfuture2722 Жыл бұрын
Now 200k after 5 years
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Жыл бұрын
waxaan Daawanayaa Heestan Waqti aysoo dhamaatay Qisadiii aheeed Waligay kaamatagayo kuma cidlaynayo nolashayda intakadhiman adaan kula qaadanayaaa😢😢😭😭😭 Waqtiga ay dhamaatay qisadaan 2023/5/21😢😢 Xiliga aan daawanayo heestan 😢😢 2023/6/16/Habeen 12:33/❤❤❤
@naciimoxusen
@naciimoxusen Жыл бұрын
😭💔
@natashaqueen6154
@natashaqueen6154 Жыл бұрын
Keep going bro nolasha qofna uma istagto badal kheir qawa inshaallah
@Dahabsan
@Dahabsan 11 ай бұрын
😢😢😢 walhi wxan xasuusta ereygi aha waliga kama tagayo 😢😢
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 7 ай бұрын
ma ilowDay Hada Wllka 💔🥲
@cabdifitaxhuseen2699
@cabdifitaxhuseen2699 2 жыл бұрын
20 /11/2021 walhi inaaan marna iliibin heestan mar walba waaan calool xumoodaa anoo faraxsan ayaaan soogalaa markan dhageysto kadib anigoo murugsan ayaan ka baxaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭walhi waaan oyaaa markan dhageysto 😭😭 yaa ila araky dadow murugutan 😭😭
@nimcomawliid
@nimcomawliid 11 ай бұрын
Me😢😢😢😢
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 6 жыл бұрын
Heestii kalid kaamil ee qalbi jabay inta soo xasuusaty like saara
@Shroud-tb9sc
@Shroud-tb9sc 5 жыл бұрын
ricardo bosska somali qalbi jabay myaa qosol lagu dhayaa
@Ibrahinbile
@Ibrahinbile Ай бұрын
2018 ayan gabar sidhaba u jeclday lkn maxay igu samaysay ilaa hada 2024 lagu jiro jacyl iyo xirir ma samayn qalbigii wuu dhintay 😢❤
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
Kornel abdi wan ku aamin sanahy wll shaqo wacan💪💪💪💪💪👌👌👌👌💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
shacni Abdullahi Wall Qali Thanks
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
Kornel Abdi 💋💋💋💪💪💪💪❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@ZapriiTaOhmeth-lh4zy
@ZapriiTaOhmeth-lh4zy Жыл бұрын
Waxn gadhey heer aan Jaro naftEyda. Waan ka cajizey adunkan beenta ku sameysan ee aan lahayn xazilonida 💔ma jiro Hal qof oo aan qalbigiza la jabin 😞😔markazta ilamdeyda wxn u quba qof aan uqalmin 💔ma jiro miya Hal qof oo si Dhab ah aniga nafteyda ugu aamino
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 11 ай бұрын
Abayo 2023 la maraya markasa ledahay qofan raba inan isku aamin😂🥱miya walan thy aduun la is aaminin joogna cidna ha is wada siin abaayo
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 11 ай бұрын
​@@amiiraadan3017nayaa gabdha kadhac qalbigey kahadashee ilhow jcylka iga badbaadi dheh😂
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 10 ай бұрын
Ax 💔 sorry 😞 walhi qalbigu wuu ixanunaya lkn maxaan sameeya wilsheni baa na qayanay
@maanyareyacke9576
@maanyareyacke9576 8 ай бұрын
Aniga igu amin😢❤
@hamsehassan6395
@hamsehassan6395 5 жыл бұрын
Cindigayga lahazhadu Caaday u noqoteye Capazhadu maxay qapan😢 Carapkygu magacaagaa 👅 Kama caajizo kama caan pxee Heezaha cudoooooon Ee calaacalkaa cakuye ma daaye😓 Ma ceepaa jacayl ma ceepaa Ma wx layzku caayaaa Zawkan calanka ii lulay Cazar weerar igu dagay Ee cazharkan ii dhigay 😥😥 Calmazhadan i sidatiyo Dooqaygan curadkaa Wxan calanka zaartoo Calaf waa halkiiizee Haygu celinino Hayguna cidlayn Ii ciiil paxoooo Cazrigaan rapaaa Cafwan garap iziii Ma ceepaa jacayl ma ceepaa Ma wx layzku caayaa Zawkan calanka ii lulay Cazat weerar igu dagay Ee calanka ii lulay Cazharkana i dhigay♥️ 💢♥️💢💞💞😥😥
@nouhomer356
@nouhomer356 3 жыл бұрын
mahadsanid zhp😭
@updykafiwizard7906
@updykafiwizard7906 Жыл бұрын
Maria mcnto maalin waan ku soo xasuusin doona heestan aadka u mirraha macaan ❤🫶🏿 markaasna waa marka xalaashayda noqotid 👸❣️ Quraaga lyrics kaan yaan uma had calinayaa zxp qaali waamahadsan tahay 24/8/2023 9:41 habeenimo
@anabhussienjimale6326
@anabhussienjimale6326 5 жыл бұрын
Ma ceeb baa jacayl Keep going Libaax saciid taariikh 😭😭😭 hees dareen leh Calaf waa halkiisa wlhi
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 7 ай бұрын
Taarikhoow maxad sameysay 😢💔 Still listening 4:18 AM 16february2024😢 Heestan macnaheeda inaa fahanto hadaa rabto AirPods gasho telka meel iska dhig sariirtada ku dhagayso qalbigaaga haduusan wali wax jeclaan xitaa waxa xaqiiq inaad midhmidh u fahmi doontid gabi ahanba heesta waliba faham qalbiga ah😢🥹
@elzanbrown7393
@elzanbrown7393 4 ай бұрын
21may 2024 ayaan dhagaysanya 💔
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 3 ай бұрын
24may 2024 ayn dhageysanaya😢
@fahimamohamud2486
@fahimamohamud2486 6 жыл бұрын
😢 carabkygu magacaaga kama caajiso 😢 ax ax ax
@dijainahaaji2406
@dijainahaaji2406 6 жыл бұрын
Fatima Moha wawrey inta ma jogta 😂😂
@fahimamohamud2486
@fahimamohamud2486 6 жыл бұрын
Talizo Ina Haaji kkkk Taliso hawada ma igala socotaa
@yarantamamamalyun7694
@yarantamamamalyun7694 6 жыл бұрын
ax jeceeeeeeeel allow ki an jecla calaf igu dar 😭😭❤❤❤
@Shroud-tb9sc
@Shroud-tb9sc 5 жыл бұрын
Yaranta mama Malyun ilahy calaf hanisku kiin daro abyo qaali ilahy ayaa kuu baryi doona abyo
@biritiilestequeenbiritiile6597
@biritiilestequeenbiritiile6597 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@aasiyofaysal4962
@aasiyofaysal4962 4 жыл бұрын
Amiin insha Allah aana jcyl baa ihaya isoduceya in uu Allah igudeeqo kii dacda iah oo diinta iyo dadka waxuqabta oo uu Allah xishod siiyay oo dacad iah ana aan dacad unoqdo insha Allah ducadu waa dhaankina mhdsnidin yaa muslimin dhmmntin Allah hana waada xifdiyo insha Allah
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 жыл бұрын
Waaaw Axyaa Sowt Axyaa Hees Qalbiga i dhaqaaqay tlh Best Romantic singer Al fanaan saciid Taarikh sxb qaali ah👌👌👌❤👏👏👏
@princessali935
@princessali935 6 жыл бұрын
Ax Yaa Jaceyl Wlhi Heesahan Oo Kale Ayaa Dhagta U roon Illa Hada Qofkan Niyada Siiyay Ayaan Wali Jeclahy Qof Kale Hata Inuu Jiro Ma U Maleenayo Allow Nagamadoobe JACEYL AAN LAGULA WADIN WAA WAQTI LUMIS😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️
@macowcade9985
@macowcade9985 6 жыл бұрын
Istahil Moha's 😭😭😭😭😭
@ayanabdullahi6327
@ayanabdullahi6327 6 жыл бұрын
Wn kula dareemin Allow naga madoobee
@hindaali8908
@hindaali8908 6 жыл бұрын
Istahil Moha's aaaaamiin qaaaali ilaah hanaga madoobeeyo jaceely aan lagula wadin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nastehaabdalle5218
@nastehaabdalle5218 6 жыл бұрын
Istahil Moha's hhh halis kujirtaa take care sis anay igusodhcday tanokle
@qalidumar3349
@qalidumar3349 6 жыл бұрын
Istahil Moha's Amiin
@somaliboy6368
@somaliboy6368 6 жыл бұрын
ma anaa jaceel i hayaa mase heestaa waalan
@suhuuraxiirey56
@suhuuraxiirey56 Жыл бұрын
After 4y nd still i love this song 🎵❤🥺😭
@mohamedsakariyesalah3771
@mohamedsakariyesalah3771 Жыл бұрын
Me too
@MohamedApdi0
@MohamedApdi0 Жыл бұрын
Same 🥺😩
@HudayFamily-rt3cd
@HudayFamily-rt3cd 11 ай бұрын
Me tooooo😥
@CumarGaab-v6i
@CumarGaab-v6i 2 ай бұрын
1qq❤qa000a0a⁰0⁰⁰pppppppppq😊😊😊qqqqq😊qqqqqq😊😊😊😊😊😊❤❤😊❤😊😊😊❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@HudayFamily-rt3cd
@Mohamedsuldaan
@Mohamedsuldaan 6 жыл бұрын
siciid taariiq hore usoco kaapeH mohamed zultan from hargeisa
@umucabdallacumar2020
@umucabdallacumar2020 6 жыл бұрын
mohamed zultan hear badiya numberka like ma wali kugu xiran
@Mohamedsuldaan
@Mohamedsuldaan 6 жыл бұрын
INDHA beel tahy hmmmm
@umucabdallacumar2020
@umucabdallacumar2020 6 жыл бұрын
mohamed zultan ninkoo meshaana uwaday nasib badanaa
@nimoshnagtidherayd4213
@nimoshnagtidherayd4213 5 жыл бұрын
Ma ceba run wan daremaya😥 ya mnta wax daremy
@djkhalid7153
@djkhalid7153 Жыл бұрын
9 August 2023 still love this song 🥺
@Ollifer12
@Ollifer12 Жыл бұрын
Hada dawanoya 😂😂
@bushaaroali1137
@bushaaroali1137 Жыл бұрын
Wan qiiroday
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 жыл бұрын
waaa heesaha looga tala galay ineey xaaskeyga dhageysata hadaan usheegaya hasoo dajisate saciid taariikh 👉👉👉👉😍😍😍😍
@yislamosman8690
@yislamosman8690 6 жыл бұрын
Somaliland studio kkk caadi matihid
@nimcodarwiish7839
@nimcodarwiish7839 6 жыл бұрын
Meelkasta xaaaskayga maaad lajoooogtaa
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Nimco DARWIISH wlhi Intaa Aad Tidhi Aan Rabay in Aan dhaho WA NIN Falan Mel Walba xaskayga wah
@nimcodarwiish7839
@nimcodarwiish7839 6 жыл бұрын
Haaaaaa wlhi huuuno waxba lama jooogo kaaas oookle
@kkkkk695
@kkkkk695 6 жыл бұрын
Somaliland studio xaskaaga inadeerkey ba rabo inaad ufurtid walal
@abdiasiisxuseenog712
@abdiasiisxuseenog712 11 ай бұрын
7sano ayaa kasoo Wareegtay Xiligii La Guursaday iyada ilaa Hadda Qalbigayga Kama Baxdo Habeen Seen Ku ilaaawaa Ma Ceebaaa Jacayl Ma Ceebaa Ma Wax La Isku caayaa 😮
@Muslima12384
@Muslima12384 5 жыл бұрын
Bal walaala yaal iso duceya ino alle calaf igu daro kornel abdi insh allh ❤❤❤
@ZakariyeCabdiqadir-nt8te
@ZakariyeCabdiqadir-nt8te 2 ай бұрын
Hadeer 5 sna Laga joga Ma CaLfatay😢
@zagalhirsi4861
@zagalhirsi4861 4 жыл бұрын
22.9.2020 Arbaca waa habeen xazuuz ah heestan waxaad mooda in Laygu talagay😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ruqiyainasheekh775
@ruqiyainasheekh775 4 жыл бұрын
Ma ceeb jcl ma wax la isku caaya hees iyo bar 7.8.2020 qof walbo jcl xanuunkiis dareemay alle waxan oga baraya caafimad buux iyo cimri dheere 😭😭👏
@Refanibrahimadan
@Refanibrahimadan 3 ай бұрын
Aamin😢😢😢😢
@haniyusuf9881
@haniyusuf9881 3 жыл бұрын
Walhi Anigoo oynaayo Ayaan dhageey sanaayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭💔😭💔💔😭😭💔💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭😭💔💔😭💔😭💔😭 Walhi 2020 10 27 saacadu 4 :15 Am
@HanimohametHani
@HanimohametHani 2 ай бұрын
😭😭💔
@alinhojuinjrjr1146
@alinhojuinjrjr1146 6 жыл бұрын
Wurada mucashaqinta jcl la ildaran like igu qabta
@dhowrsan9005
@dhowrsan9005 7 ай бұрын
Qofkii aan Bartay 2020 March 27 Inbadan on jeclaa kariba wan kale Harnay 2023 18 may wali qalpiga kamuu bixin Waxa hubaal ah qofkii ku bary jcylka mcnkiisa isla qofkaa ayaa kubarayaa qaraarkiisa qofkii farxada kubary ayaa murugadana kubarya kalimo waxka fiican majiro 18 February 2024 inta iga danbysa wn isin salmyaa 😢💔
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 7 ай бұрын
Kula mudbaan ahay wll qofkaasba Nolosha history modow galiya Hada waxaan Naf tayda iyo qalbigayga Ka balan qaaday inaaan mustaqbalkayga oodhanba Kali ahaan doono😢😢
@iskabashaal6933
@iskabashaal6933 6 жыл бұрын
AF kaga caano laku qaby Wlhi waxaa moda Ani in leku tala galy Kaly 🙏❤💋😂😭
@Shroud-tb9sc
@Shroud-tb9sc 5 жыл бұрын
iska bashaal waalugugu talgaly abyo hdii uu jaceyl kuhaayo sideeda oo kale qof waliba oo jaceyl haayo loogu talgaly heestan
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 жыл бұрын
😭😭😭walahi waa waxa ihaysta. Mar walba go aan qaado ayaan idhaahdaa hada ma qadan karo maba ka ahaan karo wuxuu samaynayaana. Iima muudo 😭😭😭😭
@maanqueen9005
@maanqueen9005 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@ubdykhadarali9696
@ubdykhadarali9696 8 ай бұрын
Sababta aan u dhageesto heestaan Waa in aan nafteyda dareen siyaa in aan ahay qof xun waliba anan la amini Karin iyo in aan galiyo jawi murugo ah si eysan qofdanboo jacel eysan u qiyaamin 😢😢😢. Waxaan raali galinayaa gabar walboon cidleeyay inta aan siiyay waqti ey igu jeclaato,kalsoonina u dheertahy iyo adiga uun baa jira 😢😢😢🙏🙏🙏😭😭😭 Habeenimo jimcaa 29/12/23 3:00pm Mogadishu😢😢😢
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 7 ай бұрын
😢😢😢😢 plzz hayga oohin hadeer xaalad kujiraaa wiil is jecel nehe inshalah kheyr rajeynaaa
@hamsehassan6395
@hamsehassan6395 5 жыл бұрын
Xaqiiiqada ayaa ah inaanu qof kzta dareemi karin micnaha heestan ay ku fadhido plze uu dareemo karo kliya qofka zoo maray ama zo dhadhamiyey jacayl hawzha uu leeeyhy🤗🤗 from hargeiza 💢
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍 😢😢😢😢😢😢 Calaf waa cajibe Ha igu celininoo haigunaa cidlen Ii ciil baxo cafwan garab isii Maceebaa jcel Ma wax la isku cayaa Sokan calanka iiluley Casarweray igu dagey Eeeeeeeeeeeeeeee Cashirkan ii dhigey
@abdikadirhusein5464
@abdikadirhusein5464 Жыл бұрын
ah yaa 😅
@macowcade9985
@macowcade9985 6 жыл бұрын
3dax maalin Ka hor dhageyste heestan ilaa hada kama dhamaan allow naga soo gar gaaar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@c.wahaabc.wahaab7007
@c.wahaabc.wahaab7007 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Wlhi wakhtiyd qaraaa baaan xazuuzty ziciid tariiikh mant waaad lagag calaacalziizy
@deeqadheeg5490
@deeqadheeg5490 2 жыл бұрын
Ghgdyuu
@macowcade9985
@macowcade9985 2 жыл бұрын
Heestaan wali waan ka dhamaan la'ahy wlhi
@mohamedabdulahi6021
@mohamedabdulahi6021 5 жыл бұрын
Saciid tariikh in the house keep going alfanan ❤️❤️🇸🇱🙌🏻
@MarwaKaisse
@MarwaKaisse Жыл бұрын
Wllo isoo duceeya aduunka igu adage alle Khyr haka dhigeee❤
@MarwaKaisse
@MarwaKaisse Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@XanaanChamal-dw8rv
@XanaanChamal-dw8rv 11 ай бұрын
JcyL been maha wayo wn arkay ila alan kakanah wuu iguh nooL yhy waa wiiL dhalin yarah ah oo an isku baranay baro buLsho nin ka wxa isku baranay jcyL an xad lahayn farxad iyo nolol kasta aa isku qadanay wuxu jogay meeL la dhoho cprus waa wadan uu 3 iyo baadh joogay wanah la so Tarxelay anago wada hadlaynah 8 bilood /8/28/2022 waa wakhtigan is baranay nollosha mesha markay ku adkatay goan ayu ku garay inuh imado dhulkisa hooyo oo aniganah an is aragno wuu nabad imaday anigo adyo aad ugu farax san imashihisa wlhi biL dhan aan uu diyaar garobayey san uu so dhaweyo wuu imaday waxan ku so dagay hargesa xata mu nasan oo dagdag ayaan uso saray san uu arko malin ka farxadydah lama so kabi karin wanah biL ramadan 4/1/2023 sacda 7:30 habenimo wxa ila so dhawyay asxabtayda iyo aniga oo ad uu farax san wlhi wn kulanay adyo ad nah wn iskugu farax sanen 2 marka uu joogay wxa goan sanay inan is guursano wanah is guur sanay wxa uu meher kaygi dhacay 13/6/2023 10:30 subaxnimo wxan ku aqaL galnay magalada burco labo bilood ka bacdi wxa ii calol galay iLmahaygi curaaD anago adyo ad ugu farax san wn isku dhacnay wn ka tagay xafadisi oo rer bila adaam ayaan duL sar ku aha aniyo iLmahayga calosha ku jira isna waa ila mid oo rer kle ayu duL saar ku aha oo maba joogo todi 2 rer wy nagu yara adkaden nolloshina wy nagu adkatay wuu awodi wayay inuh dib oo aqal gaashto oo nolloshi ba is badashay goan manan qadan ila alan ka anah xafadayadan iska aday imika isna wr ma uu hayo meel uu joogo wanah is jecel nahay oo wn is rabna se ma awodo inuh dib iso ceshto oo uu rer kisa dhaqdo dhibatoyin jira awged mana aqano halkay ku dhamaan dooonto lkin wn jeclahay wli isagah ilahay uun ba ii cawin kara iskuna kaya so celin kara wamah samrayah ila intan isku so labanaynoh💔😥❤️🤲
@iam.legendar
@iam.legendar 11 ай бұрын
Intay wax hagaagayaan gurigina joog rabbi baa iskukiin so dhawayn doone isaga ku baraaruji inuu shaqaysto bal oo uu dib kusoo cesHatO
@yahyecadeofficial4689
@yahyecadeofficial4689 6 жыл бұрын
best song ana caawa ugu hureya like ha ila dhaafina💯💯💯
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 9 ай бұрын
17:08 galabtino axad 17 December 2023 gurigii hooyaday ayaan fadhi yaal gadal gadaal ugu jifaa heesta waan ka heley waliba inta dhahaysa ma ceebaa ma cebaa jacayl ma wax laysku cayaa ❤
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 жыл бұрын
Ax Ax Ax Yaa Jaceyl ❤️. Waa Noolasha Aduunka ee Mcn Qofkii hello ha Waaro Jaceylka
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon Жыл бұрын
Heestan waxan barty 2019 xili aan badiye jogy talefonka asbuuci hal malin ban dabysan jiry markasna hestana dabka kuridi jiry cidna anon jeclyn lkn ugu danbyn hesta fananka qaady baan jeclady heer waxan gaary aan magacisa mel walpa kuqoro o baaro mel aan kala xariiro lkn nasip daro wan wayy waxanan iska dhaadhacshy inan heli karin iskana ilaawo ugu danbyna waxa iso gaarty inu fanki iskaga baxy Qalpigyga kama baxo SICIIID TAARIKH😢😢😢😢
@samiirayuusuf8788
@samiirayuusuf8788 Жыл бұрын
Heeestan waan ka helay tiktok ku soo arkay waana soo radiyeey🥺 2023 /3/7🥺💝🙈
@mataanrooble8392
@mataanrooble8392 Жыл бұрын
Same😊
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
axx runtii ana dareemi kara jaceyl waxu yahy😆😢😢😢😢😢😢
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
shacni Abdullahi xbbti nala wadag
@abdikaniyasinjibril5041
@abdikaniyasinjibril5041 5 жыл бұрын
August 2019😇😢
@hooyomcn9369
@hooyomcn9369 6 жыл бұрын
Ma ceebaajacayL ma ceebaa Ma wax La iski caayaa sawkan calanka iilulay casar weerar igu dagay casar weeraar igu dagay...😢😩😭
@fatxifaisal4392
@fatxifaisal4392 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ax ax ax jecl
@apdalledahab8020
@apdalledahab8020 4 жыл бұрын
@@fatxifaisal4392 😭😭😭😭cakuye jacayLooww
@liina_hasan
@liina_hasan 9 ай бұрын
2023 ma ahan sanadkeygii uku fiicna lkn wax badan ayan ka bartay ilahayow sidaan rabno noo sahan aamin 😢🤲
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 8 ай бұрын
Aniga xataa 2023 sanad iima aheyn lkn indhaha uu ii furay allow sanadkaan curtay 2024 farxad isii
@taygabari7059
@taygabari7059 4 жыл бұрын
Runti heestan wxaa dreemi qof jacayl saaida dreemya Allaw isku keen cidi kala maqan ya rabbi😭😭😭😭😭❤❤ jacyl ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax😭(nado) please izo laabo😭❤
@fatimaguraw3217
@fatimaguraw3217 4 жыл бұрын
Yaa rabi isku keen cidii kla maqan Alloow rabiyow iisoo celi adaa wayn oo waaxid waxna agtaadi ku yaryn
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
Heestan marka maqlo teddy afro fananka Ethiopianka igu soo dhaca isku music iyo qiiro ba
@zermostapheofficial3726
@zermostapheofficial3726 6 жыл бұрын
heestani wa hees dareen gara xambarsan wlhy ziciid tariikh wadku haka xishoodo prO
@abdisalamaj535
@abdisalamaj535 6 жыл бұрын
Ma ceeba jcl Ma wax lisku caya 😥😥😥😥
@c.wahaabc.wahaab7007
@c.wahaabc.wahaab7007 5 жыл бұрын
My ceep mahaaaa
@xawomaxamed4476
@xawomaxamed4476 Жыл бұрын
Xiligan aya dareema xalad adaag ayan ku jira wlh jecel qofki soo maray aya dereemi karo 😭😭😭😭😭😢😢
@faadumohappy1281
@faadumohappy1281 6 жыл бұрын
Hees mcn fanaan cod mcn saciid taariiq horo usoco brother inta ka heshay like ha iga baqiilina (maceebaa jacayl?) No
@yislamosman8690
@yislamosman8690 6 жыл бұрын
Heesaha somaliga waa necbahay lkn saciid heesahiisa waan jeclahay
@mustafaabdirahmanmohamed6981
@mustafaabdirahmanmohamed6981 6 жыл бұрын
Saciid waa Soomaali Wuxuu ku heesaya waa Af-Somali
@arabomarbaajabal7438
@arabomarbaajabal7438 3 жыл бұрын
Ikraam updalla : kama daaloh carabkeyga magacaaga walal Wish you good life cadey Calafkaa sidaan dhaley 😥💔🙏💔😥
@ishwaaaqefitax4213
@ishwaaaqefitax4213 6 жыл бұрын
Ar jaceelaa xanuun waa wlh my abowe saciid tariiq alow kudaa
@abdiaziz5299
@abdiaziz5299 5 жыл бұрын
Damiir laaawe ayaaaa sixun wax u fahma
@Sadiakafi21
@Sadiakafi21 11 ай бұрын
Waa hbn xili dambe ah saacaduna tagay 1:23 Walow aan laheen mobile aa fariintaan kasoo qorayo Hadana waxaan kabaqanaaya qofka aan jeclhy hadaan u sheegto waxaan u qabbo inaan waayo xitaa aragiisa ila taliya dhalinyarro 😢❤
@Aragsaan23
@Aragsaan23 11 ай бұрын
Wll haddad usheegin maalin uun wakaa shaleyni doonta waxaan kugula talin lahaa ina usheegatid
@farxiyobaasto2910
@farxiyobaasto2910 6 жыл бұрын
ma ceebaah jecel ma cebaah hadaan ku jeceladay abwe like waryaada hhhhhhh
@awedsalim3616
@awedsalim3616 6 жыл бұрын
bitch shet up
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
After 5 years I love this song I don't know why
@macowcade9985
@macowcade9985 6 жыл бұрын
Sad song wlhi 😭😭😭😭😭
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 6 жыл бұрын
😢😢😢😢 cakuye inta 💔💔ila dareemaysa jacaylka like daacada hayla dhaafina😰😰😰💔💔💔
@Nacnacey
@Nacnacey 6 жыл бұрын
Is so sad 😭 that I’m not the only one can’t even look another human being is so many 🐠 in the ocean 🌊 still searing the same fish 🐠 I lost long time a go and I know damn sure I won’t find i just can’t let it go 😭
@qaalilakiofficial5107
@qaalilakiofficial5107 6 жыл бұрын
Jacel waa cudur an lagu ogeen wlhi wa xaanuun JCL👈 😘😘😘😘😘😘
@ifraahsayid4662
@ifraahsayid4662 5 жыл бұрын
Waruun Walhay been mhaa
@qadardheere303
@qadardheere303 6 жыл бұрын
Ax ax jaceyl waxaa dareemi karo qofkii soo maray muxuu yeri calaf waaa halkiisi ha igu celinin ha igu cidleynin axyaaa erayo
@abdiqadarmohammedaabi5665
@abdiqadarmohammedaabi5665 5 жыл бұрын
Axad 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@kimunashnaz8432
@kimunashnaz8432 5 жыл бұрын
Caku ciil ciill badhana hesstan wa Hees iga oohisay aahh😢😢😢😢😭😭😭
@abdinasirahmed2997
@abdinasirahmed2997 Жыл бұрын
Calafka cabasho iyo calaacal midna waxba kama qaban karo xanuun ciil iyo walbahaarba waxa weheshada qofka laga tagay qofkii ka tagay xataa hadii uu said ku jecla waa midaan kuso xasuusan doonin halka ay adagtahay in aad adigu ilawdo
@amooreyare7378
@amooreyare7378 6 жыл бұрын
Siciid bashiir dhageey hore usoco wlaaalky hees & badh
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 3 жыл бұрын
Heestan ninki iqadi jiray wuu ixumeyay lkn manta hooyo guri lan ahay alx
@zoloo377
@zoloo377 2 жыл бұрын
ma isagaa kuguursadey😭
@abuukarahmed5847
@abuukarahmed5847 7 ай бұрын
2024 baa dawanaya anigo wax jaceel i heynin lkn aan jeclahay heesaha calacalka ama jacelka😊🙌🏻
@Hipoyusuf-rv1cp
@Hipoyusuf-rv1cp 5 ай бұрын
Me😢
@zahradayib6977
@zahradayib6977 5 жыл бұрын
Masha Allah wll Saciid Taariikh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋🌹🌹🌹🌹🌹maya 🌹🌹🌺🌺😍😍❤❤💋🌹
@jamadmuse6896
@jamadmuse6896 5 жыл бұрын
Allaw wixii daacad isku ah isku sin nolosha😍
@hibalove5908
@hibalove5908 11 ай бұрын
After five years, he listened😢😢
@bilanelmi1308
@bilanelmi1308 Жыл бұрын
Heestan wax dhageysanya xili aa qalbiga xanuun ka dareemayo aan lay dhihin hadal an qalbigeyga ku samirsiiyo ayado wa ku jeclahy lay dhahyna cido daremayo 🥺💔 ma ceeb ba jaceyl 💔 Ma wax la isku caya 😢 Sow kan calanka I luley 🚩😢 19/9/2023 11:40😭
@zakiliibaanhassan
@zakiliibaanhassan 11 ай бұрын
Qalibag aale ha ku qabajiyo kula miid baan ahaay walzhay klay waxan ra jeenaya inad araagtid comments giiga🥺🥺
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 10 ай бұрын
@@zakiliibaanhassan ragow hadii aad na qayantan oo na dhawcdan maxaa ka helaysan maxaa inii dhina bls saan Naga daaya oo illhy ka cabsda dumar baan nahaye
@moushtakaden3710
@moushtakaden3710 6 жыл бұрын
Way maxan sugayay hestan😮😮😞 thanks huno qali😙😘😚😍👌👌👌💟💕💖
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 6 жыл бұрын
Waa xanun hestan😭
@abdikaniyasinjibril5041
@abdikaniyasinjibril5041 5 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 8 ай бұрын
5 years ago now watching 😢
@mohamedabdullahi5870
@mohamedabdullahi5870 6 жыл бұрын
Wa hala dego Mahadsanid siciid taariikh in aad soo bixi doontit mar horaan sheegay Sxb waad ka baxsatay dhiigii baad na dhaqaajisay laxaha wax noo nool malaha
@mohamedabdullahi5870
@mohamedabdullahi5870 6 жыл бұрын
Duulyaho dega dega dega
@Elperyonasa
@Elperyonasa 6 жыл бұрын
saciid myyyyyyyyy poi bravo 👏🏽 wad iga kala kicisay heestan 😍🤴🏽
@Mumtaskaysse
@Mumtaskaysse 5 ай бұрын
Cabashadu maxay qaban runti intasa sigaara ii tabanaysa😭😢😢😢😢😢❤
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 5 ай бұрын
7/1/2024 feeling in love with song
@roblehabdi-hossian271
@roblehabdi-hossian271 6 жыл бұрын
ma ceebaa jaceyl ma ceebaa ma wax laysku caaya 😘😍 Super!!
@zahrazuhuur9002
@zahrazuhuur9002 11 ай бұрын
Muda kadib aayaan qof jecladay ikumana dhawaoni asiga wadan kii anigana qarada aasiya allow nakulmi ❤❤❤amiin idhaha 🎉🎉
@sahramohamed2312
@sahramohamed2312 6 жыл бұрын
Jclka waa raxmad iyo naxariis wlh hestan qalbigeye taba ty axyaa song saciid tariiq fanan jiro taagero buxan kuu ahy libaax allow iida my xajigeyga ❤️d❤️21/3/2018😍12:57 ❤️21/7/2018😍
@Shroud-tb9sc
@Shroud-tb9sc 5 жыл бұрын
sahra mohamed ilahy haku daayo abyo qaali
@xirsicabdixirsi1662
@xirsicabdixirsi1662 10 ай бұрын
Calaf moye jacayl wn is. Deynay 😢😢
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial 11 ай бұрын
After 5yrrr Still I Luv This Song ❤❤
Ma ceebaa jacayl) ( hees dareen xabaarsan) (saciid taariikh
8:20
Yuukey lyrics
Рет қаралды 44 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3 МЛН
SACIID TAARIIQ | FARXADA ILA QEYBSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:14
Y3A FILMS
Рет қаралды 1,1 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Muuq Bilan
7:41
Somali Star - Topic
Рет қаралды 20 М.
HODAN HEES CALAACALA IYO DUCO ISKUGU JIRTA TIKTOKTA HAYSTA CIDNA EED KA GALIN
7:07
Adil - Қызым | Official Music Video
3:39
Adil
Рет қаралды 1,9 МЛН
ESKO - Папа қасыңда (Mood Video)
2:23
ESKO
Рет қаралды 108 М.
Sanzhar - Сен жылама | Official Music Video
2:53
Sanzhar Zhumasitov
Рет қаралды 118 М.
Yulduz Usmonova,Shaxboz,Navruz -Uchrashardik(Premyera)#2024
3:26
Yulduz Usmanova
Рет қаралды 6 МЛН