Sida aan Yaanyada 🍅 ugu Beero Guriga iyo Sida aan u Daryeelo

  Рет қаралды 5,733

Beertayda Somali Gardener

Beertayda Somali Gardener

Күн бұрын

July Tomato Pruning 🍅🍅
🌿FOLLOW ME HERE 🌿
Facebook: / beertayda-somali-garde...
Instagram: www.instagram....
TikTok: / beertayda
#Tomatoes #Somali #SomaliGarden

Пікірлер: 14
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 2 жыл бұрын
Sababta laamaha loogajarayo tamaadha da? Waxay wanaajin kartaa wax soo saarka la goosan karo waxayna dheerayn kartaa xilliga beergooyska. Intaa waxaa dheer, ka ilaalinta dhirta yaanyada ee dhulka waxay yaraynaysaa cudurrada fangas ee caadiga ah sida goor hore, barta caleenta Septoria, iyo anthracnose, waxayna wanaajisaa tayada miraha.
@dalfactv9356
@dalfactv9356 2 жыл бұрын
Abaayo email address kaaga ayan fariin kusoo diray and mar fiiri
@user-df4xg4bs5f
@user-df4xg4bs5f 7 ай бұрын
Barbarooni noosoosameey biliis sidaloo awooro🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@caliismail3957
@caliismail3957 Жыл бұрын
Asc walaal waxan ku wedinaya sidhka tomato halke laga helaya somaliya
@hawoqaxiye4357
@hawoqaxiye4357 8 ай бұрын
Somali an joga jardinadaydan ku bertay yaanyo waxa ii sobaxday yanyadi hoosta aykamadobanysa bolol aynogonee maxa ku daweyaa
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 2 жыл бұрын
Abayadee waan kugu cusbahay Masha Allah Alle ku barakeyo beeraha waan jeclahay inaa wax beerto aad u jeclahay . hal suaal baan ku weediina yaanyo🍅 iyo baradho baan beertay balkongen ka iga gubay qorax jirtay iyo balkonga oo muyaarat ahaa baradhadiina wax yar yar bee noqotay oo qadhaadh 🥲mar kale iskuma dayin inoo sharax sida dhirta qoraxda ☀️ looga alaaliyo iyo inta mar biyo lagu shubo adoo mahadsan abaayo
@mustafecali7540
@mustafecali7540 2 жыл бұрын
In badan ayaan isku dayay inaan yaanyo beerto gurigayga, laakiin marwalba badankoodu way xumadaan hal ama labo aya ka badbaada kuwaasna markay dhawr mid dhalaan way qalalaan, fangaska ayaan umalaynaya inu duliyo, sidaan beertayda uga ilaalin kara fangaska iyo wixi lamida
@jimcaaleabuukar2166
@jimcaaleabuukar2166 Жыл бұрын
Dalaga hadii ay ku dhacdo Nafaqo la.n ama aan wax dawo ah ku shubin saameyn nuucee ayey ku yeelan kartaa
@umulkhair27
@umulkhair27 2 жыл бұрын
Videoyada isla markaad soo dhigto ma arki karo ma aqaano sababta gambaleelkana wuu ii furan yahay maxaan sameeyaa qaali
@suheebmohamed8128
@suheebmohamed8128 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo anagana waan kugu dhiiri galineyna subscribe ta
@libanabdi5337
@libanabdi5337 2 жыл бұрын
well done lkn cideowga aad ayu u yaryahy please maximum 10 minute so you well done fantastic job😍😍
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 2 жыл бұрын
Thanks much for the feedback walaal 🥰
@mohamedabdi4853
@mohamedabdi4853 2 жыл бұрын
M.a
@dalfactv9356
@dalfactv9356 2 жыл бұрын
Ugu horeyn salaan xishmad iyo qadarin leh ayaan hawada kusoo marinayaa mida xigta abaayo in badan waxaan kamid ahaa saxibadaada facebook waxan daney naayay inaaan kula hadllo Mogadishu somalia ayana kunoolahay waxan aahay gardening man iyo photography muhiim ayey itahay lahadal kaaga si aan aqoon kaaga kordhisto
Sebtembar Maxaa ku Haray Beertayda? Xabxab, Galey, Bisbaas, Yanyo
15:28
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 6 М.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 45 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 13 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Ugaali Keny 🇰🇪✔️💯ka faidesta
18:46
shukri masala
Рет қаралды 86 М.
Qaraabo Shaqo Culus 🥲 Beertayda After Kenya Trip #garden #somali #subscribe
15:06
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 81 М.
Greenhouse iyo Karooto 🥕🥕 Maxaa Beertayda ka Boxooyo?
16:08
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 8 М.
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
Qaraabo Canabey Darta 🍇🍇 Geed Canab ah aan Beeray #Garden #somali #subscribe
17:52
sidee loo abuura barbarooni| macalin cabdi Malik
8:57
IFIYAHA UMADDA
Рет қаралды 18 М.
Sida Baradhada Loogu Koriyo Weel
9:37
Farm Somalia
Рет қаралды 16 М.
Qaraabo Maxaa Beertayda ka Boxooyo? May Garden Update 🍒🇸🇴
15:12
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 1,4 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 13 МЛН