Sida AliExpress looga dalbado...

  Рет қаралды 36,449

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 155
@kingsuldaan245
@kingsuldaan245 5 жыл бұрын
Waa musharixii shilinku rebay nacalaa shaydan kuyale liketa ha iladhaafin
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 5 жыл бұрын
Beenta iskadaa ninkaa over 60k subscribers bu leyehee waxay lixdan qof aad wadato 😂😂😂
@mustafeMS
@mustafeMS 5 жыл бұрын
Cirkaa Noojira Cabaar Hhhhhhhhhhhh waaa runtaa
@layloqueen3043
@layloqueen3043 5 жыл бұрын
M.a allaah dadka isku mid mahan sidan uma wada qalbi wanagsno abyo wxd leedahay wx aan dunida oo dhan ku qiimo ahen waa qalbia fcn iyo dacadnimada ilaah haku xifdiyo ida iyo rer kada 🤲🤲🤲🤲😍😍😍😍😍❤❤❤
@simanmohamed1421
@simanmohamed1421 5 жыл бұрын
Amin abayo ilhy ha xiftiyo
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 5 жыл бұрын
Fadlan SUBSCRIBE na saar waxaanu soo dhignaa muuqaalladii ugu dambeeyay ee muqdisho lagu duubay iyo Madadaalo kaa qosliya
@khadijasheikh4418
@khadijasheikh4418 5 жыл бұрын
Jazaka allahu khayran abaayo aad ayaad u mahadsantahay abayo qimaarada jumlada eh ama is wato oo 10 ka xabo ka kooban sida colourada aad rabtid loo doorto abayo video manoo soo galin kartaa adigoo mahadsan
@ayyozza6720
@ayyozza6720 5 жыл бұрын
Thank u so much fadna wlhi maanan ogeen qeebta sawirka aad ku raadineyso mahadsanid ❤️
@hibakusman4596
@hibakusman4596 5 жыл бұрын
You are just like me 😂😂👏💕I always check how many people bought it
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
Masha allah jazakallah kheer wlshey
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 5 жыл бұрын
Fadna cadey waa ku salaamay 😘
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 5 жыл бұрын
Thank you ❤️❤️
@shaarubshoppin217
@shaarubshoppin217 5 жыл бұрын
Asc Wll xooga arin ayaa IGA heysata alibaba fadlan IGA caawi wll
@queentanya3787
@queentanya3787 4 жыл бұрын
3 mar ayaan ka dalbaday alaabteydiina maan helin I opened dispute lacagtiina silic baan ku helay. I dont recommend at all
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
Thank you sister👍🏻👍🏻🌹
@indhouroonladan5584
@indhouroonladan5584 5 жыл бұрын
Masha allaah gabartaan waxaan kujeclahay qalbigeedaa nadiifo ilaheey haku xafido abaayo alle dartiis ayaan kuu jeclahay runtii
@sumayosomali4026
@sumayosomali4026 5 жыл бұрын
M.a manta ana uhoreyo like ha il dhafin huuno
@habibkhoshbin-5634
@habibkhoshbin-5634 4 ай бұрын
Hello, good sister Sorry, I don't mean to disturb you I just wanted to ask a question ask?
@AJFADNA
@AJFADNA 4 ай бұрын
Hi there! Don’t worry you’re not disturbingme. What would you like to ask?
@asmaasombeauty796
@asmaasombeauty796 5 жыл бұрын
ALLAH asxaabta Aj and Fatima subscribers isameeya
@somalilbcshow7656
@somalilbcshow7656 5 жыл бұрын
Mahdsanid abayo ❤️❤️❤️
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Fadna qurux vlogyadii managa joojiseen ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
Thank you walal. vlog waanu soo wadna insha’Allah
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 5 жыл бұрын
Wad mahadsantay wll qali haday somalidu sii fican uu taqan ad ayaa ay ugu ibsanlahayeen fadna waxad noo soo galisa alibaba kasa wadankeena laga yaqanaa wll
@bishaaro21
@bishaaro21 5 жыл бұрын
Jazakallah khair sister masha Allah qof wanagsan aa tahay qaali Allah ku xafido ♥️❤️
@username-hi8tu
@username-hi8tu 5 жыл бұрын
Asc abayo ziska ama cabirka sidee ku saxda ani marka wax ka dalbado cabir weyn ama yar aa ii imada wayo china ziska ma fahmayo ii soo jwb sharaf mahadsanid
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Anigaba dhibkas kula qabaa walaley marna wax gaban marna wax holof ah kkkkkk
@aravattali
@aravattali 4 жыл бұрын
Msha alah Thnk you wl
@kingmuna3215
@kingmuna3215 5 жыл бұрын
Xayato Fatima I'm in love with you sister may Allah bless you and your family and friends bestie ♥♥♥♥♥
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️Amiin Jazakallah khayir walalo 😘
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️Amiin Jazakallah khayir walalo 😘
@umuanas6223
@umuanas6223 5 жыл бұрын
Jazakilah kheyr
@raxmahazzan2154
@raxmahazzan2154 4 жыл бұрын
Wll sideen credit card sideen u samaysaa plz jawab
@khadraissa1935
@khadraissa1935 5 жыл бұрын
masha allah faduum, love ur videos.❤❤❤❤ keep going girl
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 5 жыл бұрын
Asxaabey fadlan subscribe iigu caawiya thanks
@suleikhaomar5594
@suleikhaomar5594 5 жыл бұрын
Mansha allah fadna wallo thanks walahay aad ban u jeclahay shaxaadada jezak'allah wallo
@Honey_MB
@Honey_MB 5 жыл бұрын
Mahadsanid fadna!❤️❤️❤️
@gulledbazma586
@gulledbazma586 5 жыл бұрын
Mahadsanid Wllshy qali Ilahay Haku BarakeeyO🙏🙏🙏🙏
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 5 жыл бұрын
Thanks uhktii fadna
@MrAmiira
@MrAmiira 5 жыл бұрын
Waat mahad santahay abaayo waan kudhibanaay in an waxkadalbado qafbaan la raadsanjiray maanta adaa sifiican igu faahfaahisay qeer ayaan kuurajeeynayaa😘😁🤙🏽
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 5 жыл бұрын
Asc aadbaan u mahadsantahay sis lkn Meeqo ayaa charge shipping laga qaado per piece markaanu free Ahayn thanks iiga so jawaab
@filsanmohamed6093
@filsanmohamed6093 Жыл бұрын
Asc wll.
@samirayusuf5687
@samirayusuf5687 5 жыл бұрын
Masha Allah thank you for the sharing my sweet sister❤️😍👌 I like it ❤️ keep going ❤️🙏🏻💞
@abdi_mo
@abdi_mo 5 жыл бұрын
Hno 👏👏🔥😘😘😘😘 Dadkan dislike dhahay waa dad noloshooda ku qanacsanayn
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 5 жыл бұрын
fadna mcnto mahadsanid I love you abayo Adiga qoyskada Allaha idin xifdiyo ,abayo dadka Somalia jooga wax maka dalban karan please hadii aad kaso hadli karto wan jeclaan laha, mahadsanid 😍😍😍😍😍😍
@nawaalmohamed4599
@nawaalmohamed4599 5 жыл бұрын
Somalia abyo post maleh intee lugu sodhigaaa suuq bacadaaa hhhjh 😂😂😂😂😂😂😂 Waa kaftan comintugaaga kahelay
@ayanisse1849
@ayanisse1849 5 жыл бұрын
Fatna walalo waxan ka codsanaya salidi castor oil sawirka inad si fucan no tusto because many castor oil aya amazin ku jira si anu ku qarano. Thank you xbibti
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 5 жыл бұрын
Jazakallaahu qeyr abayo wa no faideysay
@asiabashir8507
@asiabashir8507 5 жыл бұрын
ASC fadna walal waan salamah runtii waxbadan baa kafa iiday noogu soo celi sharaxada online ka waxlooga gato adoo raaliya
@cabdnuur3458
@cabdnuur3458 5 жыл бұрын
mansh allah walal ilahay daartii ayaan idin jeclahay YouTubkiina waxbadan ayankaa faiiday waad mhdsnthy wll
@samiiryare554
@samiiryare554 5 жыл бұрын
thanks aj & fadna
@elhamsaud5431
@elhamsaud5431 5 жыл бұрын
Masha Allah wallo Ana xl Baan qataa aad bad umahad sanahay fadna jasakalaah khayr
@jannatabdi4835
@jannatabdi4835 5 жыл бұрын
Thank you abaayo 🥇🥇🥇🥇
@fathihirsi37
@fathihirsi37 3 жыл бұрын
faadumooy waan kuu xiisay abaayo ilaahy hadaad wax culays ah dareymaysid ha kaa dul qaado ubadka ha kuu caafiyo familkaagana ha kuu xafido caafimaad dhamaan tiin. Alle ha idin siiyo i hope inaad save dareemaysid ila 3 bil waxba maadan soo dhigine ❤❤
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 5 жыл бұрын
Faadna mesha anan fahmin maxaa kawada yacni mesha 93/ ama 97/ maxay ku kala duwanyihin maxaasa lagawadaa and thanks
@nasserabdi611
@nasserabdi611 5 жыл бұрын
Fadna. J ai une question pour toi . A part le shop et tout sa ta pas des conseils a donner aux jeunes étudiant en médecine Djibouti qui te suivent depuis longtemps et qui sont fane de toi surtout ceux qu' ils veulent se marier et que c est difficile pour eux ? Merci et je m excuse pour la question.
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 5 жыл бұрын
Mansha allah aj an fadna illahy ha idinxafido
@najahhussein7310
@najahhussein7310 5 жыл бұрын
mahadsanid wllo 😍
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 жыл бұрын
Thanks 🙏 fadna
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
Hello asxabta aj and fadna iso booqda subscribe so dhaha channelkeyga
@MATTANOFFECIAL
@MATTANOFFECIAL 5 жыл бұрын
Su aal ayaan kuwaydiiyey video hore aad kagasoo hadashay ali express lkn wali iigmaad jawabin fadhiyada marka laga dalbanayo cashuur miyey kaa rabaan shipping ka maahaane
@hafsaadenabdirahman3633
@hafsaadenabdirahman3633 5 жыл бұрын
Thanks abayo😍😍😍
@Yasmiin14
@Yasmiin14 5 жыл бұрын
Masha allaah thanks payments ka noo soo gali sida ugu fudud oo aan lacagta ubixin karo waad mahadsanthy
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Waa ku salaamay fadna alle dartiisa ayaa ku jeclahy
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 5 жыл бұрын
mansha Allah mahadsanid wllshey
@sukhradheman5332
@sukhradheman5332 5 жыл бұрын
Thnks Xppti
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 5 жыл бұрын
Thanks so much
@sabiriinahmadey752
@sabiriinahmadey752 5 жыл бұрын
Inte an kaka so xarirena inta igu racsan like
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
Walalo social mediaga ama email⤵️ Follow me on Instagram: instagram.com/fadna_1 Snapchat: Add me www.snapchat.com/add/fadna11 Contact: aj.fadna@gmail.com
@sitinaali5952
@sitinaali5952 5 жыл бұрын
How much is sending money
@dhaqankaab927
@dhaqankaab927 5 жыл бұрын
Jasaakallaahu khayr wllo qli hore u soco
@mawadaaden6956
@mawadaaden6956 5 жыл бұрын
Masha allah aj &fadna wan idin xiisnay
@sabirinabdullahi6519
@sabirinabdullahi6519 5 жыл бұрын
Fadna and Aj allah haydin xafido qoyskudayasho mudan
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 4 жыл бұрын
Abyo markan order gareynayo mesha district ku qorantahay maxa laga wada ma fahmin meshas
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 5 жыл бұрын
Masha allah
@ramlagahirow1733
@ramlagahirow1733 5 жыл бұрын
aad ayaan muhiim ugu ahaa wllo waadne ku mahad santahay sida wacan aad nagulasoo socod siisey 👏
@Shamsa-Cafimadka-Channel
@Shamsa-Cafimadka-Channel 5 жыл бұрын
Ma sha allah huno
@sumayocadey7130
@sumayocadey7130 5 жыл бұрын
Masha Allah si aad noogu faaiidinoysi ilaahey qeyr hagu siiyo
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 4 жыл бұрын
Wll su.aal ayaa ku weydiinayaa adoo raali ah markaan alaab ka iibsano local card banka ma oga iibsan karaa mise waxaan u baahanahay master cardka mida labaad canshuur miyaa leyga rabaa markaan soo dhoofsanayo alaab yar waxaan ku noolahay wadam yurub ka mid ah
@isthassan4423
@isthassan4423 5 жыл бұрын
Mash Allah tabarakalah ❤️💎💎
@hafzaqurux3010
@hafzaqurux3010 5 жыл бұрын
Masha allah wllsheyda qaali ah fadna qurux 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@iqrodaahirabuukar8203
@iqrodaahirabuukar8203 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo aliexpress side loo sameyesto nosoogali
@bushraabdi9882
@bushraabdi9882 5 жыл бұрын
Mansha allah wad ku mahadsantahay sidad dalabkayga uso galisey 💓💓💓
@ishaaahmed5695
@ishaaahmed5695 5 жыл бұрын
Mahadsanid xbbti wax badan baa ka fa idnay cawa👍👍👍
@hargaysaawimobiles5369
@hargaysaawimobiles5369 4 жыл бұрын
wll hargeis qayb may ku leeyihin wll
@aboowenazir8496
@aboowenazir8496 4 жыл бұрын
video kale soo dhig wll adoo mahdsan thanks!
@hodanxasan510
@hodanxasan510 5 жыл бұрын
Mansha allah alle haidin barakeyo
@AhmedabaasAhmed
@AhmedabaasAhmed 5 жыл бұрын
Thanks
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Walaley size ku wareeray UK ayan jogaa cabayada 56 ban ka xidhaa kuwa from dubai ah marka ma aqano S M l xl waxan ahay ma aqanl please ii cawiya bal
@sagalmodel4655
@sagalmodel4655 5 жыл бұрын
Fadna qurxly hore u soco
@abdishire281
@abdishire281 3 жыл бұрын
m.a saaad u sharaxayso waxaan filayaa inaad mar macalimad ahaaan jirty
@احبكاحبك-ف7ذ
@احبكاحبك-ف7ذ 5 жыл бұрын
12:25 fadna waad iga qoslisay walaahi 😂😂😂😂
@fatoumahassan9708
@fatoumahassan9708 5 жыл бұрын
Masha alha hun 😍😍😍😘😘😘
@siraajibrahim3839
@siraajibrahim3839 3 жыл бұрын
Wll marka hore AliExpress Kenya maku talaa
@farhia2487
@farhia2487 5 жыл бұрын
Wll waxaad noso Gali sa sida lo celiyo dharka hadanad kahelin marka uu kuu Yimado
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 5 жыл бұрын
Akonka side lo sameya abayo taas nala wadag ado madsan
@isthassan4423
@isthassan4423 5 жыл бұрын
Said u mahadsantahy gabarteyda igu dalbaa💎💎❤️❤️
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 5 жыл бұрын
Asc wll wad Mahad San thy lkn waxan ku weydiiyey waqti intee leeg ayey kaa maqnaanaysaa alaabtu malin dhawayd iPhone 📲 7 ayaan ka dalbaday waxay igu dheheen mudo illaaa 30-40 cisho ayaad sugeysaa ana waan kansalay
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
Wcs walal Alhamdulilah aad cancelled ka dhigtay. Walal pls wax qaali ah sida iPhone oo kale waxaan anigu kula talin laha haka gadan. Waayo intabadan waa wax fake ah.
@nasiimali7828
@nasiimali7828 5 жыл бұрын
Tolow wadankii malaga dalban karaa noosoo ogoow taa abaayo
@marwiitoabdul5967
@marwiitoabdul5967 2 жыл бұрын
Abayo anoo somaliya joga shein madalban kara
@tik_tok_officialpage1392
@tik_tok_officialpage1392 5 жыл бұрын
Fadma waxaa kaa codsanena inaa prank kusameesid aj sida adi oo kaaga naxsaday
@faatigaas3721
@faatigaas3721 5 жыл бұрын
Sida Amazon looga dalbadana nooso gali xabiibti
@GidhiGabayre
@GidhiGabayre 11 ай бұрын
Balse calaamada Cas ani ma arko waxyaalobadan ka eegay 😔😔😔😔
@n9if11
@n9if11 5 жыл бұрын
OK lamanaha aduun uguquruda badan
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Ali Express waxaan KU nacay waqti dheer ayaa la sugaa
@MunaMW
@MunaMW 5 жыл бұрын
Benta Ma ahan wlh
@zuneirahsiyad7401
@zuneirahsiyad7401 5 жыл бұрын
Meqey kaa maqnaani orderska
@asmaasombeauty796
@asmaasombeauty796 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@ahlammohamed821
@ahlammohamed821 4 жыл бұрын
Abaayo anoo kenya jooga ma dalbqn karqq
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
Maasha Allah agoonta maba lahin walalo maalin kasta waxas ka gadi lahaa onlayn
@quruxlay1894
@quruxlay1894 4 жыл бұрын
Dukan ani ma arkayo ingu haysto like 97
@bisharofidhin3451
@bisharofidhin3451 5 жыл бұрын
Hawenay wax gada ama macalimad baad ku fiicaantahay mahadsanid
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Walhy maanta waxa fiicanban ka faadiye
@luckyman600
@luckyman600 5 жыл бұрын
Waa idin salaamay
sidee china alaab qiimo jaban ugu keeni kartaa Alibaba
9:43
skillhup
Рет қаралды 20 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 80 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 72 МЛН
Sidee Aliexpress Wax Looga Ibsadaa ama Looga Gataa
13:52
Bashir Shabeel
Рет қаралды 5 М.
#waa tanaa jawaabta iga sugayseen #sida SHEIN alaabta looga dalbado ✅🛍✅
12:36
SIDEE ALIBABA WAX LOOGA GATAA |  SUUQA ALIBABA QAABKUU U SHAQEEYO
24:47
Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo | Sirar muhiim ah!
8:24
Cabeey Daahir
Рет қаралды 155 М.
How To Order from AliExpress and Ship to Nigeria
11:51
Shaibu
Рет қаралды 38 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН