Faiza abaayo ilaahay ha ku dhowro wax badanaa kaa faaiday channelkaaga waa channelka kaliya oo ku kal soonahay waxaa soo dhigto waa wax faaido noo leh oo la hubo channelada qaar views ku raad sadaan wax yaabo aan wax tareynin hada ka hor naag dhuxulaa madaxa la marsadaa oo kuu madoobeynayso dhaheyso aan fiirsadee anigana dhuxushii soo qadee madaxa marso anaaba naagta ka daran bal dhuxul dhaqmeyso sidee madax u madoobeynee yaaab abaayo waa kuu mahad celinaa video yadaada waaba iska jeclahay
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Adiga mudan xbbti mahadsanid jazakallah kheer 😍♥️
@nimcomahamed3896 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@kOKOBULLE-tis52 жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲🕋
masha Allah weyi wan marsaada kulu lakiine bashasha iyo toonta machin ban kaliya iyado bisiil kadib qasilka iyo yourt ka iyo salida raisin ka iyo coffee iyo biyo an ku kariyay golfo ha iyo romarin ban isku daaro wanaa agiip walahi 💕💯💯💯💯💯
@inaomer Жыл бұрын
Tinta suu kaaga dhigay neh
@djiboutimyhome2867 Жыл бұрын
@@inaomer dee masha Allah weyi
@zamzammahamud15772 жыл бұрын
Mashaa allah mhdsanid abyo allaha ku barakeyo
@شكرحسن-ج1ص6 ай бұрын
Abaayo ani timahyga markan shaleyo meeshay kasoo baxan iga xanuunayan maxn ku sameeya timahyguna waa timaha saaidka u qalaln jafaf said iyo aflaq aan dhanad lahyn waxlee ii sheeg wan ka quustay ayega dhanba 😢😢😢😢😢
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Abyo dhaqtar utag lafta madaxa haduba ku xanunaya
@zemzemibrahim46202 жыл бұрын
Abaayo Masha Allah Waxaan rabay inaad ii sheegto ama soo galiso waxyaalaha lagu daweeyo cambaarta madaxa gasha
@monayousuf4022 жыл бұрын
Mansha Allah qali Allah haku xafido ❤️🥰
@xaliimosacdiya38272 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته abyo saliidaha time bixiyo inoo soo galiو جزاك الله خيرا يا اختي العزيزة
@nimcoadoontiialleadoontiia23332 жыл бұрын
Masha allah jasakumula khyr xppti ❤💯
@saciidoabdulkadir2377 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka llaaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YusraAxmedcali2 ай бұрын
xappti madhaqaaa inta aan marsan ka hor maskaan
@umumunasar1210 ай бұрын
Ani shampoo iyahay mudo 2sano ❤
@maryamamohamed74072 жыл бұрын
Thank you Faiza qurux
@shukri48922 жыл бұрын
Abaayo tin raafadsan oo qaleyl water aa iga haysta maxan sameyaana isheeg wax dawn ii ah
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Falaksiid marso ama qondar ama biduunik taar saa u taqaano mar so nafaqadas mar so qaleel uskuma arkesid
Asga kaligisa lee ma marsan kara oo wax ma ii qaban kara sida go,ga iyo timaha oo sii yarda marwalba abyo iiso jawaab ado raliya
@qadranoredin37872 жыл бұрын
M.a Abayo mhdsanid
@anzalmaxamad85112 жыл бұрын
masha allah
@nuuraxayatiii53452 жыл бұрын
Asc abayo faiza wankusalamey sual abayo jilciso ayaan aad uisticmala timaheyga ma adka lkn adban uisticmala jilciso timaha wey iga gurmaan manabaxayan thyroid ayaan qabaa mudo 10yrs abayo sideen uga hortaga tinta iga gurmeyso qalel abayo isojawab jazaka Allah alf kheir
@h.beauty Жыл бұрын
Abaayo qasil iyo shaah green tea isku qas sifiican ee gadib neh qalaadada kusheed, kadib marso ee 2 saac kuhaay. isbuuci 2 mar marso. İs badal weyn arkee In Sha ALLAH
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Nuura Xayati Alle hakucaafiyo walal xabad soda Mira Mira wasaqsa kasaaree shiid kadib Malin kasta in yar cano ku karso kadib iyagoo diiran cab 2 bilood haad iskuwado insha Allah Waad boskoneeysaa
@asmaabdilaahiabdilaahi99672 жыл бұрын
Manshaa allah xbti ilahy haku dhawro
@duniyomohamedmahad60922 жыл бұрын
Abaayo basasha iyo toonta ma uraayan miyaa markaa saan loogu qaso urkoodaa necbehee
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Myah abyo shanbada ey racayaan waxas madaxaga waxba kama so urayo
@nasracisman9802 жыл бұрын
Wll hadaan saliodo badan isku daro ma wax dhiba ayy leeday
Ascw, Faiza Abaayo Allah khayr hakugu badlo wanagsan aad noo soo gudbiso. Aniga qasilka inaan madaxayga mariyo waxaan bilaabay anoo yar ilaa hada waa marsadaa waxaanna ku daraa ukun labadooda aan isku qasaa kadibna waan ma riyaa mansha Allah Bay ii yihiin. Thnkz Faiza.
@nicmoabdiwali173 Жыл бұрын
Abayo timo jilciso leh mala Marin karaaa
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
@@nicmoabdiwali173 qasilka iyo xinahaba waa dawo marso lkn Aniga saliid ayaan Isaga dara waxaan Aminsanahay in uu aad u anfacaayo gabdhaha jilcisada marsaday hadana jecel in eey iska daayaan sababtoo ah waa dawo qasilka iyo xinahaba lkn keligood taladeeyda hamarsanin oo salid Isaga dar
@adnachannel0172 жыл бұрын
Abaayo thnks 🥺🥺🥺❤
@jamaad70442 жыл бұрын
Masha allh abyo mahsnd tinta jilcisada leh ma lamarini kara
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Hadi jilcisada ay ku cusbeynin o laba bil ay ka so waregatay wa marin karta
@asaamhussein49137 ай бұрын
Basal cas khasab miya abayo?
@FENOMENOL-R9Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nastehoaliosmaan1460 Жыл бұрын
Waa Qalayl madaxygu
@umufarduusumufarduus21692 жыл бұрын
Anaa uhoreeyo😊
@caashoaxmed83332 жыл бұрын
Abyo faiza shambada qasilka aka samesay mel madhigan karaa mise firiij ayey iga bahantahay plz jawab
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Xbbti wax yar qaso marka isticmaleysid laba beri ka badan bananka mala dhigi karo
@caashoaxmed83332 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty ok mahadsanid qali
@zaynabm14752 жыл бұрын
Masha Allaah
@jazminahmed26172 жыл бұрын
Wllo iso jawab blz
@mulkicabdi1132 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah👍🏼😍♥️
@jazminahmed26172 жыл бұрын
Wllo qasil io ukun ayaan isku dara kawrn
@farhia64922 жыл бұрын
Qasilka midka said u cagaran cadi miya abayo kan ay dahan qasil hargesod. Mise kan qashinlaha fican ikala sheeg abayo
@sweetamla2058 Жыл бұрын
Midka qashinka leh
@ismahaanismahaan461710 ай бұрын
😊😊
@najwahussein76622 жыл бұрын
Masha Allah abyo Grey hair ka waran
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Wa marsan karta abyo
@adoontialle45362 жыл бұрын
First 🥰🥰
@nuuraxayatiii53452 жыл бұрын
Qasilka midka qashinka leh miyaa mise midka green zaidka miya iyo cilankana midke ficn ilasowadag abayo illahey cimrigaga hadereyo wandibanhy
@khadrohussen29502 жыл бұрын
Midka qashinka leh waaye
@ayaansaid881 Жыл бұрын
Carurta malo marin kara xabibt, 3 years iyo 8 year I,A
@yordanosabebe27202 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@maanali88682 жыл бұрын
Ana uhoreyo
@umakheyrbeauty54442 жыл бұрын
Abayo jilciso daabaci nosogeli
@arbaynoor36802 жыл бұрын
Asc
@xamdiboss30712 жыл бұрын
Madaxayga waxkasta oo nafaqo ah ama madk markan mariyo oo kadhaqo cuncunkii aduunka mxy tahy sababtu xbbt
@miiral2 жыл бұрын
Shampoo fiican noo soo gali
@farhiyobare6585 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@SabiriinSiman-ef1dh4 ай бұрын
Caatiko ahaaa codkan😂
@aminaabdi12952 жыл бұрын
Wllshay cuncunid timah maxaa lamaray wan xoqay
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Liin abyo liinkar kari biyihisa marka mirato o qawowo mari lafta timaha kaso bexeso nadiif kunoqonesa cun danbe uskuma arkesid insha alaah barowey aniga waan ku cafimaday alxm
@Sumayaise2 жыл бұрын
Yookad soo lays daayi karo
@nastaaxayarey5 ай бұрын
Timo badn oo fuf eh marabi
@saadiaismail99422 жыл бұрын
Abyo calentedhaa mala istacmali kara
@user-kc9kw9rp1f2 жыл бұрын
Abaayo xulbada tinta ma adkeysaa
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Haa abyo lkn iyada wey fcanthy timaha hal ween bey ka dhigta zaaid uma adkeso marka kadhaqdo saliid qafiif marinesa tartiib ushanlenesa
@q_siaaaaaaАй бұрын
Abyoh cilan maku dari kara
@sagalabdullahi27112 жыл бұрын
Abyo timaha colorka leh malo istismali kara
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Haa wa lo isticmali kara
@bahgadjibouti51282 жыл бұрын
Biyaho kulul hadi lagu gaso ka waran huno , wax ma yelaya???
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Maya waxba ma yelayo wa ku qasan karta biyaha kulul