Sida Neefta Waylaha Axmed Cali Cigaal with Lyrics

  Рет қаралды 194,026

Arag Channel

Arag Channel

3 жыл бұрын

Arag Channel: Waxaad Kala Socon Kartaa
✓Qosol ✓Suugan ✓Riwaayado
Subscribe Like Iyo Share dheh
/ aragchannel
Wixii talo iyo codsi ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
Cabdiraxmaan800@gmail.com
Facebook.com/aragmediaproduction

Пікірлер: 36
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 2 ай бұрын
Halka u ka nuuxsado haduu nabar ka soo baxo dadku wuu nuglaadaa naxdin tiyo jclkuna haday kugu nagaadaan naafaad la noqotaa ana dhega👂 nuglaantaa hee💋 Sida.neefta weylaha neecaawda caashaqa hawadaan ka nuugaa😎
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal wuxuu ahaa fanaan aad u qiimo bdn heestanina waxay kamid tahay kuwa aan ugu jeclahay suugaantiisa cimri dherer iyo cibado suuban baan u rajaynayaa ❤❤Waxaan dhagaysanayaa caawa oo bisha iyo taariiqdu tahay 15/4/2023
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@murtidhawr01
@murtidhawr01 Жыл бұрын
Cigaal caymo cimriga allaha ku barakeyo ader
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
What a legend al fanaan axmed cali cigaal cafi iyo caafimaad cibaado subban iyo cimridheer alaha siiyo fanan qaran laxameyste iyo musician ba wuu yahay inkastoo waayadan danbe uu iska daayoo dhanka caadada u batey waa fanaan weyn oo qiima badan say walaahi dadkooda legend kaa iyo taariiqdooda waa iney bartaan sharmaboy iyo ilkacase iyo kiin jaamac iyo farxiya kabayare iyo faraxkaftan bey fanaaniinta ka yaqaanan saaxiibayaal kuwaas kaliya maaha waa laga waaweyn yahay waana laga legend san yahay ogaara hinanuura maandeeq maryal mursal maadama duur cadar kaahin qadiija foodey binti cumar gacal luul jelaani abuukar axmed naaji sacad xasan aaden samatar cabdi baadil ibraahim inta noool qaarkood waaye dhageysta oo taariiqdooda soo ogaada qaarna waa dhaweyt bey dhinteen alaah u naxariisto sida sahra axmed iyo faaduma nakruuma iyo baxsan iyo guduudo carwo iyo qadiija cabdulaahi daleys ilaahey intii dhimatey naxariistii jano haka waraabiyo anigu heeso dhageysi idinku guubaabin maayo laakiin taariiqdooda wax ka ogaada oo taariiq ahaan u barta insha Allah
@Gani_Ganan9005
@Gani_Ganan9005 6 ай бұрын
Ereyadii Abdiqaadir Xirsi Yamyam AUN 🎤🙏
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
Tanks horyaalka.fanka soomali
@sacadahmed1622
@sacadahmed1622 Жыл бұрын
"Sida Neef Dawo Ii Ah Neecawda Caashaqa Hawada Ka Nuugaa" Weeye. Maaha Neefta Weylaha
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
Allaah yacizak, halkaa waad noo saxday inbadan baan isweydiiyay gabalkan ereyga ah, dadku inbadan waxay moodaan inuu leeyahay sida neefta weylaha, ereygan waylahan qaabsocdka ama siyaaqa heestan kuma fiicna. waa mahadsantahay sxb
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Weylaha waye axmed cali cigaal marku ka shekenayo kenya aso joga
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
Sida neefta waylaha weye ❤❤❤
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
Waa weylaha waana waxa heestan u qiima badan nahay murti hadaad taqaano weylaha maadan badasheen waxaa eretadaas tiriyey cabdulqaadir xirsi yamyam alana u naxariistee
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Жыл бұрын
Sida néefka waylaan neecawda caashaqa Hawa da ka Nuugaa Ereyadii C/Qaadir Xirsi Yam yam
@jaamacfarax3373
@jaamacfarax3373 Жыл бұрын
Halka aad ka dhigteen Dadku looga naadshiyo Waa Dar ku looga naadshiyo
@Aragchannel
@Aragchannel Жыл бұрын
Haye mahadsnid waad saxday
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal ninkii meckael jacksom mesha kasaray
@sidasidamaxa3580
@sidasidamaxa3580 Жыл бұрын
Hesaha abtigay kuwan ugu jecelahay baykamidthy sida neefta waylaha
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
ADDUUNYADII KANOOGEE ka noogid am noog: daal iyo diihal aan larajaynaynin inuu dhamaado mahadasanid sxb
@mahamodalishire8793
@mahamodalishire8793 11 ай бұрын
Abwaankee heestan sameeyey
@ahmeda1599
@ahmeda1599 7 ай бұрын
Abdiqadir xirsi yam yam. Alle ha u naxariisto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Halka uu Ka nuuxsado Hadii nabar kasoo baxo Naxdintiyo jacaylkuna MarkaY kugu hagaagdaan Naftaad la noqotaa
@mukhtaarmuxumed2864
@mukhtaarmuxumed2864 Жыл бұрын
𝑯𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 𝒚𝒂𝒂𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂𝒂 𝒆𝒓𝒂𝒚𝒂𝒅𝒆𝒆𝒅𝒂
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 Жыл бұрын
Naas laga waraabshiyo Darkoo looga naadshiyo weeye
@awcabaas
@awcabaas Жыл бұрын
Naas ma aha ee waa Naaf laga warabshiyo darkoo looga naadishiyo nacfi ka sugahayaan
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
Fanaan qaran weye axmed cali cigaal ❤❤❤❤❤❤ cimri dheer cibado suban ano dhagaysanaya 17/05/2023
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 2 жыл бұрын
Aduun yadii ka nooge weeye
@SekeriyeXasan
@SekeriyeXasan Жыл бұрын
❤😅
@cumarwaqooyi5120
@cumarwaqooyi5120 2 жыл бұрын
Ssss
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
وما فعلته عن امر ى
@nisteexocalicali9738
@nisteexocalicali9738 2 жыл бұрын
Oz
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 17 күн бұрын
viking ❤*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@KaynuunCabdi
@KaynuunCabdi 9 ай бұрын
Kawniincumar098
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 19 күн бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
Hees Qaaci; Alfnaan Axmed Cali Cigaal iyo Heestii Waa Leysu Soo Noqon
8:30
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 547 М.
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "XILASHADII GAYAANKA"
7:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 184 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Xulashadii gayaanka | Qaaraami lyrics music
7:31
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
Axmed Cali Cigaal [ Waa laysku soo noqonWixii noo aduunyada ].
5:49
Waare Media production
Рет қаралды 144 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 51 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН