Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "XILASHADII GAYAANKA"

  Рет қаралды 184,706

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cabdi Adam Qays 1977
⭐Laxanka Iyo Kabanka
U/ Axmed Cali Cigaal

Пікірлер: 54
@cabdishakourhagiosman
@cabdishakourhagiosman 2 жыл бұрын
Saaxiib wad mahadsantahay,ka dib waxaan kaa codsanaya hees la yirahdo, lugo deg, waa lugo deg heestuye, oo axmed cali cigaal, qaado, miraheda waxaan ka xasuustaa, bilowga heesta, kalgacaylka luunkiisa qaba ee aan laqanyo lahayn, laxawsiga aan daynayn igu laacyey anigee, laabtouo xalfoofkiyo lullugii kiciyoo waa lugo dag heestuye,mahadsanid mar labaad, waayo waayo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Allaaya cizac in badan ayaan raadinaayay heestaan, hada ka dib waa ku taageeri doonaa laakiin shuruud waa inaadan Khariirada Soomaaliya kala dhantaalin sida youtuberada qaar oo beryahaan noqday Soomaali dumis iyo qaran dumis.🇸🇴🇸🇴🎵🎵✅✅✅
@xuseenibrahim778
@xuseenibrahim778 2 жыл бұрын
Midwaa somalia melkasta ee adiga farta ha isku dagiin subax wanagsan kel kasta
@sagalnuux2041
@sagalnuux2041 2 жыл бұрын
Allah heestan malin dhowayd ban ku dawakhay oo waayay thanks walal
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
ciid mubarak dhmn umadda islamkaa gaaar ahaan cigaal iyo qays noolada cafimad iyo cibaado subN
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal fanaan, mu alif, Laxamiiste, musician Rabbi haku dhawro
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Waah waah wa hees aan xasuusto si fiican jacayl iyo jihaad cabdi qays heestan waan doondoonay ku mahadsanid ustaad www codsigayga
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa waa hees wadaniya dhulka loo jeedaa
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Waa runtaa ustaad Weliba music kumaanan maqal weligeey Dadkuna Anti ayay ku sheegi jireen Geeridii Abwaanka Ayay isku album ahaayeen Laba Khadra Dahir ayaa ku laheyd
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@banadirchannel8187 waxay ku jireen riwaaydda cabdi qays jihaad iyo jacayl cigaal iyo kh. dahir iyo rooraye iyo baxsan aun 77kii
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@banadirchannel8187 wllo halka aad tidhi geeridii abwaanka maxad uga jeday ma hees magaceed ba adoo raaliya iiyar balbaladhi halka 🙏🙏mahad sanid bro
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
@@buuxciise1382 Haa will Waa hees Uu Cigaal Qaado
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 2 жыл бұрын
Boqorka qaaciga alla cod macaanaa cigaal
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 2 ай бұрын
Macalin weyn Cod + tumista kamanka Good old times never dies
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Waah waah yasalaam mahadsanid (𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔) 🙏💯❤️
@xuseenibrahim778
@xuseenibrahim778 2 жыл бұрын
Adiga mudan mudane
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 Жыл бұрын
Axsan hees Axmed cali cigaal waayo waayo mahadsanidiin
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Heesahaan lacagta ku raadinyay baad soo dhigtay heestan iyo albumkay ku jirtay plz soo geli Shalay oo u dambaysay baan youtubka ka waayay
@alihersi5974
@alihersi5974 2 жыл бұрын
cigaal kabanka iyo laxanka wuxuu ka mid yahay dadka lagu qadariyo. bal kabankiisa dhagayso caadi ma ahan
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Qurux lagu galadeeyeey guula ha isku keen simo. Waayo waayo iyo xusuus gaar ahaaneed
@shuukemedia1404
@shuukemedia1404 18 күн бұрын
Heestu waa cajayl balo ka dhacday lkn anigu sikale ayaan u dhagaysanayaa xili wakhtiga iyo waayahu aanay i wanaajinayn anigoo ku sugan dalka Zambia
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
Ceeesh ala hees Ereyo iyo laxan cod intaba Wey dhelitiranyihin. Iyado koobi ah waxaa qada Maxamed qomal
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 Жыл бұрын
Mahadsanid, WAAYA WAAYIHII WACNAA, hees mcn oo malabku ka da'ayo baad soo gelisee, in badan baan raadiyey. Thanks.
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Ereyadii Cabdi Qays Laxanka Cigaal🙏🔥
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Waxay isku Album ahaayeen Hees kaloon sahal loo heleyn Waxaa ka mid ah midhaheeda LIJIDAADA LIHI ADNA LIHIDEYDA LIHID LIHI IS WADA LIHI ANA KU LIHI Hadaad Noo heli laheyd Wey fcnaan laheyd Mahadsanid
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
Erayadii Abdi Aden xaad Abdi Qeys alle hanoodaayo Aamin
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo
@salebancabdi1978
@salebancabdi1978 Жыл бұрын
Aad baad umahadsan tihiin heestan waa hees cajiib ah waana dhif iyo naadir inaad studiyasha ka heshid
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 2 жыл бұрын
mahadsnid walal heestan wlhi wax badan ban radinayey
@alifarah4857
@alifarah4857 Жыл бұрын
Hadii aanaan gacalooy" Eesh calaa fanaaan, cod, laxan iyo cuud dananaya
@salebancabdi1978
@salebancabdi1978 Жыл бұрын
Waayo waayo studio
@abdulazizd
@abdulazizd 2 жыл бұрын
Caajib heestan. Goorma igu denbeysa Waa mahadsantahay saxib
@mohamedenanays
@mohamedenanays Жыл бұрын
One of wonderful song 🎵 ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Hees xusid mudan 🎧 Thanks Waayo waayo Chaannel❤️
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsan tahay Soo gelinta heestaan Waxaa iigu Dambeysay Sideetamaadkii
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Gocos waa midhaha dhulka hoostiiss ku baxs sida baradha waa geed gaab.
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 2 жыл бұрын
Axmed cali cigal hadi anan gocosoy wa hesihisa kuwa logu jecelyahay
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Jacaylkii scoolka ayaan ku xasuusta
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
waayo waah waah
@mustafeamin4658
@mustafeamin4658 2 жыл бұрын
Moran bdn baad meesha ka saartey oo heeskan oo rag kale sheegaan mahadsanid
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
EID MUBARAK SXB . CAJIIB ALFANAAN AHMED ALI EGAL.. CODKA . LAXANKA IYO CUUDKA WAA CIGAAL. ABWAANKEE LAHAA MUDHAHA HEESTAN ?????? SOO TUURA DEE
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Cabdi Qays.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
@@roblemaer4834 heesta macaankeeda ka gartay... MAHADSANID sxb.
@xuseenibrahim778
@xuseenibrahim778 2 жыл бұрын
Haa waaw 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦍
@axmedmaxamed3511
@axmedmaxamed3511 2 жыл бұрын
Erayada dacar lahaaa malaha cabdi qays
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
To interpret English to Somali you won't make it promise English it's poor language
@abdibashe567
@abdibashe567 2 жыл бұрын
Waah waah heeskan waxay ahayd in uu qaado.xasan Adan samatar meel Ka sii fiican ayuu dhigi lahaa. Cigal kuma xuma.yaan salad laga fahmin. Xasan coded kala jaada jaada ayuu Leeyahay.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "BATALAALE"
6:06
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 95 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 573 М.
Hubka Mareexaan iyo Duulaanka Hawiye Caabudwaaq 22 July 2024
23:16
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,6 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Xulashadii gayaanka | Qaaraami lyrics music
7:31
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "SIR-HAWEEN"
5:46
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 221 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
HEESTA GOBAAD CODKII AXMAD CALI CIGAAL ERAYADA CABDULQAFAAR MUUSE CAGOOLE
11:47
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 63 М.
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,4 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 7 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
0:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,2 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 2,2 МЛН