Sidaan xal ma aha - RUNTA JIRTA

  Рет қаралды 38,342

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 154
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Intaa waxaan aragnaa dumar ka sheekayna Ninkaaga lugaha u maydh, cunto u kari, biyaha u diiri, tolow ma gacmaha ayuu baruuro ku sitaa, waxaas jacayl lama dhaho, jacayl hal dhinac ah wuu dhmaada, labada qof waa inay gurigooda ka shaqaystaan si wada jira, ninka waa inuu xaaskisa ka caawiyo shaqada guriga
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Alla maxaa runta kahadashay qiyaaligaas dad badan baa ku nool wlhi allah ku sharfo ustaadi❤
@xuznimubarak6532
@xuznimubarak6532 Жыл бұрын
Runtu rabi ayeey taqaanaa wlhi 100% waxa jiroh ayad ka hadashay ustaad alaha ku xfdo
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 Жыл бұрын
Dhiiri galiyaha Shacabkiisa waligey wan jeclaa inaa malin uun ka mid noqdo dadka ugu horeeya 🌏🥰
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 Жыл бұрын
Qiyaali ku ma nooli wlh runtaa wajahaaa alx❤❤
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Qoysku waxyabaha ugu waa weyn ee ugu muhimsan ee hormar lagu gadha waa kalsoni iyo Alle kacabsi 🫂🖇🤲🥰
@abdineymarsanto5369
@abdineymarsanto5369 Жыл бұрын
I always love to watch your videos in the morning💫❤
@daadirnaan8880
@daadirnaan8880 Жыл бұрын
Gabar Ayan wadasocnaa 8bilood melahaa mark gabaga weyni isjacevnayay❤💯 dacad wan u Ahay Eyadana dacad Ayey itahay
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 Жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💙 ❤
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Жыл бұрын
Mashalah manta anaa uhoreeya mahadsanid macalin alle haku xifdiyo
@abdijabaribrahim1857
@abdijabaribrahim1857 Жыл бұрын
My motivator Ayuub May Allah give you whtvr u 1t
@anfacqurux5875
@anfacqurux5875 Жыл бұрын
Anaa uhoreyo manta jimca hilwah runta waa lama huraan wll ayub
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Жыл бұрын
First macalin😩♥️
@ruunruun6136
@ruunruun6136 Жыл бұрын
💯❤🌹💜 Thank u so much our motivation Thank u Again ❤
@walallmj6291
@walallmj6291 Жыл бұрын
Please 1 subscribe isodeh
@sunduscabdulaahi7240
@sunduscabdulaahi7240 Жыл бұрын
Keep going ustaad❤️🙏
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad 💯💯👏👏
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Jizaakallaahu khayran ustaad ayuub allaha kubarakeeyo walhi runtaa taabatay
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 Жыл бұрын
Waa saxa walalakey qofkasta noloshiisa mahana in uu nolola kale kuxiro qofku waa in u aqli iyo diin ku noolada aduunka
@Carfoon
@Carfoon Жыл бұрын
Wa runta ayuub thnks ❤️😊
@yasminali1387
@yasminali1387 Жыл бұрын
Welcome back our teacher we miss you ❤❤❤
@yasirpro661
@yasirpro661 Жыл бұрын
Walhi ayuub aniga waa kaa yabay markasta waxad ka hadashaa waxa qalbigena ku jira thank you teacher 😘 💓
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Keep going ustaad😘🙏
@abdilahiadenali
@abdilahiadenali Жыл бұрын
Thank you brother ayuub
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Жыл бұрын
M.a ayub axmed respect you 👏
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 Жыл бұрын
Saxwaayo wallahi ayuub ani adiku isku fakirbaanahay masha Allah caqlikaada Allah kuu barakeeyo
@Qaali12
@Qaali12 Жыл бұрын
Masha Allah. Qodobkan ah in qofka uu arko waxa asaga laga rabo, meshu ka fekeri lahaa keliya waxa asaga ka maqan ee uu lamanshisa ka rabo👍
@hindamahdi3947
@hindamahdi3947 Жыл бұрын
manshalaah ustaad keep going
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx Жыл бұрын
Thank you ustaad ayup ahemtt
@nastehoelmi-3764
@nastehoelmi-3764 Жыл бұрын
Masha Allah sax sax ayub
@xilojano9676
@xilojano9676 Жыл бұрын
Keep going 💪 brother 💪
@fatoumamoussa1575
@fatoumamoussa1575 Жыл бұрын
Waa hadal xikmad leee masha allah tabarkallah allaha ku barakeyo your fans from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hassanfarah1495
@hassanfarah1495 Жыл бұрын
. Masha Allah ❤guulayso sxb sare
@ahmett5979
@ahmett5979 Жыл бұрын
My teacher tnx adaa u mahadsnatahy
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 Жыл бұрын
Maasha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka Jazaakallaah kheyran
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 Жыл бұрын
Xaqiq waye macalin jasakallah kheyraljazaa 🥰🥰🥰
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Mashalllah keep gowing bro thanks more
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mnsha allah ayub alle hakuxafdiyo
@vihiimaapdilahi2641
@vihiimaapdilahi2641 Жыл бұрын
Absolutely wllhi macalin ❤❤
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 Жыл бұрын
MashaAlh caqli saliim ah baad leedahay ilaahey bulshadeenA wax ha fahansiiyo
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 Жыл бұрын
Masha allah masha allah ❤
@hassanmucalim6811
@hassanmucalim6811 Жыл бұрын
Mashalaah ❤ayuub
@abdideeq1843
@abdideeq1843 Жыл бұрын
Mr ahmed ayub Waan ku salamaya mudane
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥♥💯💯
@simangurey8416
@simangurey8416 Жыл бұрын
Ayuubow ani ninkayga mustaqpalka inu idhihi dona umalena ayub axmed maxa ugu walanthy ileen markasto waku dhagestaa wana kutagera wlhi my tearcher
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 Жыл бұрын
Thank you so much for your advice
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
Nolosha social media waaa qiyaali ustadiiii mahadsanid
@ayaanmuqtara6606
@ayaanmuqtara6606 Жыл бұрын
Mash allh wll Ayub🙏❤
@mustafyaremustafyare7519
@mustafyaremustafyare7519 Жыл бұрын
Keep going ustaad
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 Жыл бұрын
Mashallah wllkay ayuub axmed
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Жыл бұрын
Really jzakalhu khyrul jza waa runta ✅️👍
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah bro
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 Жыл бұрын
HAMBALYO'HAMBALYO wllkay ayu axmed
@sweetlife8933
@sweetlife8933 Жыл бұрын
Aad baa umahadstahy wll ayuub Allaha ku barakeeyo
@halimaabdirazak6525
@halimaabdirazak6525 Жыл бұрын
Waa runtaa masha Allah
@hassanbilan1638
@hassanbilan1638 Жыл бұрын
Is important for me ,is reality
@anababdi3957
@anababdi3957 Жыл бұрын
Mashaa alaah bro
@cumarcusmaan5751
@cumarcusmaan5751 Жыл бұрын
Maasha allaah ustaad
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
My wllo xaqiq ayd ka hadashy keep going bro
@abdullahiissack367
@abdullahiissack367 Жыл бұрын
Mnshllah wllka good Advice 🥰🥰🥰🥰
@c.wahaabshop4191
@c.wahaabshop4191 Жыл бұрын
Xaqiiq wlhi masha allah
@maxamedxasanmakoma9037
@maxamedxasanmakoma9037 Жыл бұрын
perfect
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Waa sax wlhi runta ka hadashay abowe qalbigeena waxbo uma dhimin dhadhalaaka aduunka oo camaro lagu qurxiyaya ayaa dadkii run moodan ana odageyga kualahay shalay asago tiktok ka fiirsana wax naagaha isruxa maxa udaawataa
@bigmanchanal
@bigmanchanal 6 ай бұрын
Wlhi Waa Arin wanagsan oo faham ubahan Pro
@lajecleykeyfiina3288
@lajecleykeyfiina3288 Жыл бұрын
Respect ku haya pro
@husseinmohamoudomar368
@husseinmohamoudomar368 Жыл бұрын
Is a very nice 👌 👍
@xasanmaxamed3599
@xasanmaxamed3599 Жыл бұрын
Xaqiqdi waayo arg baa tahy mr ayuub
@mohamedsuleimanqambi7871
@mohamedsuleimanqambi7871 Жыл бұрын
Thanks pro 🙏
@saciidoyuusuf1518
@saciidoyuusuf1518 Жыл бұрын
Asc walaahi xaqiiqadaa ka hadashay walaahi waxaa kamid ahay inta kugu xiran allaha caqligaaga iyo carabkaaga allaha kuu xafido insha allah
@zeytuunishariif6468
@zeytuunishariif6468 Жыл бұрын
Mahad sanid wllo wax badan kaa faa’iday 🙏🙏🙏🥰
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Welcome back😋
@muniiraabdullahi2625
@muniiraabdullahi2625 Жыл бұрын
Absolutely 👌wallhi
@asmadawlad560
@asmadawlad560 Жыл бұрын
Xaqiiq daa ka Hadashay wllhi
@abdulkadirrubac6163
@abdulkadirrubac6163 Жыл бұрын
Jumca hilwa ustd
@lathanhassan1651
@lathanhassan1651 Жыл бұрын
My motivator
@idontcare1983
@idontcare1983 Жыл бұрын
Beenta ma ahaan topic loo bahana weye 😥❤
@ifrahmohamed7670
@ifrahmohamed7670 Жыл бұрын
Masha alah aad io waxaad shegte waa xaqiiq alah ku xafido wll
@bigfire4483
@bigfire4483 Жыл бұрын
Waa sax
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Thank you brother
@shamsosheek
@shamsosheek Жыл бұрын
Masha Allha
@ayuubmacalin3949
@ayuubmacalin3949 Жыл бұрын
Nice sami
@ismaciilbutusb4524
@ismaciilbutusb4524 Жыл бұрын
Masham Allah Mahadsanid
@caashojimcaleadam1360
@caashojimcaleadam1360 Жыл бұрын
Xaqiq walken benta ma ahan runt rabbi baa kuku jecel
@walallmj6291
@walallmj6291 Жыл бұрын
Tnx
@cawilmi266
@cawilmi266 Жыл бұрын
Jimco Mubarak asc adeer
@Kaafiso345
@Kaafiso345 Жыл бұрын
Waa hadal sax walal waxa shegeyso alla ku xifdiyo
@juwaabdirizaaq428
@juwaabdirizaaq428 Жыл бұрын
Wlh runtaa ka hadashy dadki qaadan lahaa zamankaan waa yaryihiin
@faafintadiintaism5244
@faafintadiintaism5244 Жыл бұрын
Shugran
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 Жыл бұрын
Jumca kariim ahpapi
@apdouladif8529
@apdouladif8529 Жыл бұрын
Ayuubaw dhibka jira waxa weeyi wax la yidhahdo is difaacid aya jirta qof kasta qaladkisa inanu qaadan karin
@fadumacabdulahi874
@fadumacabdulahi874 Жыл бұрын
Wlhi waa waxa ihaysto🥺
@khadrakaahiye9058
@khadrakaahiye9058 Жыл бұрын
Asc wll ayuub inan kula xidhidho Ayaan Rabaa🙏
@lightuptolight
@lightuptolight Жыл бұрын
Ustdd mowduca dhnkle aad nala aday oo ah lamanyal share vedio isu smyna 😊
@runahmed6393
@runahmed6393 Жыл бұрын
Tass xaqiq runta
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 Жыл бұрын
Wallaahi waa runtaa markuu sxbkay muuqaalada noocaas ah isoo diro ciil baa iga qabta kkk
@daadirnaan8880
@daadirnaan8880 Жыл бұрын
Ayub Axmed mudo 1sano iyo door bilow Ayan kuguxiranahay wllhi ✅ video yadada 1hal imadhafan runtii marka
@nadiiranuurcali6466
@nadiiranuurcali6466 Жыл бұрын
Ustad tiktok noso dhiga muuqalda
@nadia90
@nadia90 Жыл бұрын
Vediogan ma u share gareya talow?
@hanicumar189
@hanicumar189 Жыл бұрын
m.a wllhi runta ka hadashay wll ayuub Guurka wa musuliyad qofku arka arkay
@abubakarsheikh6701
@abubakarsheikh6701 Жыл бұрын
Wlalyalw waana qeymaha badan an qadna waa nasexo cajiib
@user-sd5dw6er3c
@user-sd5dw6er3c Жыл бұрын
Zxʙ ᴡʟʟʜɪ xᴀǫɪɪǫᴀᴅ ᴀʏᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴀᴅᴀ sᴀʜʏᴇ ᴢxʙ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴢxʙ 🥰🥰🥰🥰🥰✊✊✊✊
Makaa dhabaa sidan mise goorma - ka fuq
5:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 29 М.
U shaqayso waxa kugu weyn
14:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 44 МЛН
SHEEKADA NOLOHSYADA PART 8
23:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 75 М.
Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!
6:03
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 2 М.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 118 М.
DAYRYEELKA HOOYADA IYO HABLAH ❤️❤️
51:41
Luul youtube
Рет қаралды 9 М.
DUMARKU RAGA SIDAN AH MA QIIMEEYAAN
9:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
5 Qofka wakhti lumiska
13:19
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
XARIGA ISKA JAR - CHANGE YOUR MINDSET ᴴᴰ┇Ayub Axmed
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 8 МЛН
Only Harley Quinn doesn't dislike the Joker's shortcomings#joker #shorts
0:17
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН