Halkan iska diiwaan gali Koorsooyinka Waaberi Academy 👇👇 Whtsapp: Wa.me/905059092303
@AmiinXaydar3 ай бұрын
Ciidankii iNKiSHAARi Ee Dowladii Cusmaaniyiintana Ee iSTANBUUL Ama QUSDANDiiNiYAH Furtay ! Noosoo Diyaari Ustaad Shakhsiyan Waan Hayaa Ragaas Labiskooda Laga Baqi Jiray Hadana Bulshadaa Ubaahan Si Ay Dhiiranaan iyo Shidaal Uga Dhigtaan 😊😊😊
@maxamuudsalaad-h7m3 ай бұрын
sxb waxad barnaamij noga so samaysa dalka Bangladesh kacdoonka dad weyne ee ka socday wayadan waana mahadsan tahay
@KhadanCabdiraxamaan2 ай бұрын
Waa imisa
@AmiinXaydar3 ай бұрын
Ciidankii iNKiSHAARi Ee Dowladii Cusmaaniyiintana Ee iSTANBUUL Ama QUSDANDiiNiYAH Furtay ! Noosoo Diyaari Ustaad Shakhsiyan Waan Hayaa Ragaas Labiskooda Laga Baqi Jiray Hadana Bulshadaa Ubaahan Si Ay Dhiiranaan iyo Shidaal Uga Dhigtaan 😊😊😊
Ciraxman omar mahad sanid wabari midia horey u soco
@Mohamud.Ahmed03 ай бұрын
اللهم احفظ جميع المسلمين 🤲🤲
@RaageI73 ай бұрын
Cabdiraxmaanoow, Xiligaas ay akhmiiniyiintu (acheamanid) dunida ka talinayeen roomaanku tuulo yar bay ahaayeen malaha waxaad ku khaldaysaa saasaaniyiintii oo iyaduba persian ahayd oo uu roomaanka loolan kala dhexeeyay. Boqortooyadan akhmiiniyiinta (acheamanid empire) waxay dagaal kula jirtay giriigii hore oo ugu dambay boqortooyadii Macedonia ee uu Alexander the great hogaaminayay baa persiankii burburiyay oo dhulkooda qabsaday. Halka tan dambe ee saasaaniyiinta (sasanid empire)ay saxaabadu dumiyeeen. ACHEAMANID EMPIRE 550 BC ilaa 330 BC ayay jirtay. SASANID EMPIRE 224 Ad ilaa 651 ayay jirtay. mahadsanid.
Zxp mhdsanid lakin video yada la raagta noocan soo badi
@CabdiraximmaxamedMaxamuud3 ай бұрын
Wow😮
@axmedcrisaaq90643 ай бұрын
Keep going pro
@Salmamohama3 ай бұрын
islaan La soo furay xili subax ah ayaa aaday suuqa, markaas ayey aragtay nin suuqa huudhay ku dhex gadaya oo bundad cusub furtay isagoo leh Hada la furay, hada la furay Naagti inta Kab soo siibatay bey wajiga ugu dhufatay, waxa ayna u raacisay maxaa kaa galay hadii la i soo furo iyo hadii kale, ka bax afaaraheyga kabax😂😭😂😂😂😂😂
@Cabdilaahicumar-y3b3 ай бұрын
😂😂😂
@Maryann12q3 ай бұрын
Woww wa sheko qosol bdn😂😂
@CimraanSayid3 ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤❤
@MaxamedxasanMaxamed-gt7mu3 ай бұрын
Scw
@Abdirisak13 ай бұрын
Keep going
@nasramahamed82053 ай бұрын
Wll muuqalada nuugu soo dar kuwo xagga diinta plz😢
@Qasaay-pro3 ай бұрын
❤❤❤❤
@maxamuudsalaad-h7m3 ай бұрын
sxb waxad barnaamij noga so samaysa dalka Bangladesh kacdoonka dad weyne ee ka socday wayadan waana mahadsan tahay
@MohamedDeeq-hu3yk3 ай бұрын
Abdiraahman ma daawa taa ogaansho 🎉
@jackjoseph27433 ай бұрын
Second of comments
@Opthale3 ай бұрын
Abdirahmaan omaroow wllo England Gupashada iO Buruburkii loo gaystey maad kasoO hadashid iO sapapha England ay la gupanausO ilaa caawa 😢
@OubahGullhe3 ай бұрын
Seconde comment
@CabdikariinAar2 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@sakariyemusejama91173 ай бұрын
Saxaabidii baa soo afjartay ciidamada sidaas oo idil looga cabsanjirey
@KaadheriTv3 ай бұрын
Qofkii ubaahan follow iib ah luuqa ❤
@Rudeboi232 ай бұрын
Persian Empire ❤
@roodacawildahir56643 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@cunaysahAhmed3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@MohamedXussien-jw7dc3 ай бұрын
Mahasanid lpxow ❤❤❤
@AsadBashiir-hh1be3 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@abdifatahadem25353 ай бұрын
Waxay ahaayenba khalis bin waliid ayay ku maqanyhn hada
Hrta wadanka amaan halaga dhiigo oo dhulka maqan hala so celiyo mrkaas ku fikir ina cidaan awood leh la dhiisto inta ka horeysa nothing banahy
@SalimMohamed-c2n3 ай бұрын
Aniba kobal Somali kamaqan Ayan joga mandera lkn wacan rajeyna in Malin UN Somali midowda😢
@subairabdillahi28783 күн бұрын
Cidankan oo kle soomalia ayaa u bahan wyo dad aan isirba ulaheyn somalia ayaa wardinaya
@Cabdiraxman..Gaalkacyo3 ай бұрын
Saxaabadii nabi maxamed scw uu soo tarbiyeeyay baa leefay kuwaa, Waligoodba gaaladu ha noo faanto maalinta rag diinta islaamka si sax ah ugu dagaalamaya ay yimaadaan ciidan kasta oo adag mujaahidiinta rabi baa leefta 😂
@Eprasuuley2 ай бұрын
kadib markaan ogaaday dumarku inay nin faqiir ah rabaan 100k dollar aan dhaxal ku qaatay Baan gubay💔😂
@SayidMaxumed3 ай бұрын
Mahad sanid zxp liph
@FredMyrna-x2f2 ай бұрын
Martin Scott Brown Paul Williams Cynthia
@QuuenNimco3 ай бұрын
Iran 🇮🇷 wye dadkani
@abdulkadirmohamed19193 ай бұрын
😂somalia Farmajo ayaa isku dayey 5000 askari asigana xukanka ayaa laga ridey cidankina wala Kala direy 😂😂
@hamsaibro64543 ай бұрын
Mawduuca wax ba ka qaldan
@DohertyMax2 ай бұрын
Garcia Laura Walker Helen Jackson John
@Mugdii1112 ай бұрын
12/8/2024●《》
@daahqaad16243 ай бұрын
reer commenti 1 minute 10🤨🤨
@goojacade43253 ай бұрын
Waxay ahayd sawir kale usoo qaadato waayo filimkan aad soo qaadatey waa dambi ka dhan ah keli nimada الله adoo arsaaq xalaala raadsanaya yey meel yar ood cagta dhigtey sabab unoqon inaad jahanama kuwaarto
@Maryann12q3 ай бұрын
Mxa ka qldn
@goojacade43253 ай бұрын
@@Maryann12q filimkan ayaa qaldan uu clipka ka soo qaatey waxa af somali ahaan lagu yidhaahdaa (dagaalkii illaahyada ). Wuxuu ka soo horjeedaa sawirkani kelinimada الله سبحانه وتعالى waxay ahayd inuu soo qaato qaar kale waayo sheekada Persianska iyo filimkani shaqaba iskuma laha