Sidee Hay'adda (NISA) uga Mid Noqotay Sirdoonka ugu Xoogan Afrika | Xulashada Dinida

  Рет қаралды 80,393

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 257
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Maasha'allah NISA welcome back we miss you ♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
ciidamada xooga dalka soomaliyeed guul ayaan u rajeynaaya inshaa allaha
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@Hareedo
@Hareedo 2 жыл бұрын
Maasha Allah Ilahow inoo siyaadi oo cadowga muuqda iyo kuwa qarsoonba Ilahow inoga qabo dalkeena amin
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@phosiamohamed253
@phosiamohamed253 2 жыл бұрын
Aamiin
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
Aamiin
@kaahomaxamad4185
@kaahomaxamad4185 2 жыл бұрын
اللهم امين يارب
@caliyare3391
@caliyare3391 2 жыл бұрын
Hadaan la isxaqireyn tayada hay’adda sirdoonka Somaliya waxa sare u qaday Farmaajo iyo Fahad yaasiin 💪🙌
@missflowers4614
@missflowers4614 2 жыл бұрын
Somalia on top! That is what good leadership looks like.
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@mymesqad9819
@mymesqad9819 2 жыл бұрын
Anaga sir maba lihin Saqiiradeena baaba Siyaasadda kala sifeeya
@cademuumin5554
@cademuumin5554 2 жыл бұрын
Dalda somaliya ale gul hasiyo iyo mw farmaje cidkisa iyodadisaguul somaliya iyo mw farmaje gulrsoo cadaga waa cadgasomaliye hajsbo oo kili robale iyo cadguwato jinihakurido ale amiin amiin
@nasirhariir8937
@nasirhariir8937 2 жыл бұрын
Guuul iyo gobanimo dawlada somalia insha allah allahu akbar🇸🇴💙🇸🇴💙
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 2 жыл бұрын
Waaw fahad yaasin wax fiican uuqabtey
@laylashire2662
@laylashire2662 2 жыл бұрын
Masha Allah Waa Guul u so hoyatay ummada Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Mansha Allah somaliya ha Noolaato guul insha Allah 🙏👍🇸🇴♥️♥️😘
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@batulabarako8866
@batulabarako8866 2 жыл бұрын
Masha alah Ilaahey hano ziyaadiyo amiin insha alah Gul iyo wadajir somalia hanolato.
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@linklion1274
@linklion1274 2 жыл бұрын
Allah waxaan ka baryayaa inuu noo xifdiyo Wadankeeena
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@mohamedfarajar6999
@mohamedfarajar6999 2 жыл бұрын
Amen brrre
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Allah inaga qabto cadawkasta oo diidan horumarka iyo midnimada umada Soomaaliyeed
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
Aamiin
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 2 жыл бұрын
Cadaw aan Somali aheen majiro Somalia 🇸🇴 dadkeda ku cadaw ah Allaah dhaxdooda nabad ha dhigo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 жыл бұрын
mashaa Allah Allah naga qabto cadawga mid gudaha ah mid dibad ah ba Amiin Amiin yaa Allah
@Dakhare_show
@Dakhare_show 2 жыл бұрын
Horufadhi waan kaaga mahad celinayaa xogtan farxada leh eed nalasoo wadaagtay, shugran wll
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@salahshbulle894
@salahshbulle894 2 жыл бұрын
Walahi cawa markan warkan arkay wan farxay somali gull inshailah
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
Maasha Allah, waa guul ay gaartay dowlada Soomaaliya. Allow cadowgeedu wuu badan yahay ka qabo gudo iyo dibadba.
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Maasha Allaah guul guul soomaaliya 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@abdidirie9966
@abdidirie9966 2 жыл бұрын
illaahow Cadawga umada Soomaaliyeed iyo wixii magacayaga wata een Dalka iyo Dadka Cadawga Ulla soo safta Allahow Jabi.
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Masha Allah. Wadaniga waa u farxad, laakiin qaran dumiye waa u naxdin. Ka naxoow nafta waa.
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 2 жыл бұрын
Masha Allah sidaas ba Lo baahan yahay e hore U socda dadkaygow 💙🇸🇴💙
@GULSUS3603
@GULSUS3603 2 жыл бұрын
Laakiin sideen uga guulaysan karaa caqabada Qaar ee gudaha ka jira ee dhanka siyaasada iyo dadyawga xukun doonka Laakiin aan wadanin ajande hadaf ama aan lahayn aragti hormarin dal.
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 2 жыл бұрын
@@GULSUS3603 Waynu ka gudbi karna wll hadii aynu marwalba garab istaagno keena wax ino qabanaya qabiilka U doono ha aado , wax qabad iyo horumarka uun ba ino dan ah dhamanteenba wllky.
@cabdiraxmaanaxmed8305
@cabdiraxmaanaxmed8305 2 жыл бұрын
Guul nisa guul somalia
@yoman7762
@yoman7762 2 жыл бұрын
qaswade Fiqi oo shartisii halis tisii hagar damadisii gudaha caasimada Muqdisho usoo raray kadib markii galmudug laga soo nadiifiyay musiibadisii isku dirkii umadda misakinta kala furfuri dii ciidamada Wlh waa wax aad iyo aad looga yaxo yaxo looga xumaado in moryaan Fiqi uu maalin walba si kibir ah isla weynin ah munaafaq nimo ah uu qas uga wado galmudug markii labadaba diisa shartiisa hagar daama diisa lagu fahmo oo laga soo buriyay uu hada Muqdisho qala laaso isku dir hoog dab oogid iyo oday wayeel caruur caamo madax kuligood uu ka shaqeeyo inuu kala furfuro madaxana isku wada galiyo
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 2 жыл бұрын
Ilaahow garabkooda gal oo cadowgooda jibi 🤲
@msomali651
@msomali651 2 жыл бұрын
maashaa allah aad baan ugu farax sanahay meesha ay gaareen sirdoonkayaga cadowgeedana alle ha ka qabto
@xaamidrashiidali5838
@xaamidrashiidali5838 2 жыл бұрын
Waan ku faraxsan yahay mustaqbalka sirdoonka dalkeena ayaan ku biiri doonaa
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
SOOMAALIDA NABAD-SUGIDEEDU ADDUUNKA KUWA UGU HORREEYA AYAY AHAAN JIRTEY, MAANTA MARKII AWOODOODII SOO NOQOTAY, AYAA ROOBLE IYO ADEEGAYAASHA SHISHEEYE LA YIRI BAABI,IYA !!!! KALLAA !!! SUURTOOBIMAYSO. INSHALLLAAH.
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@farahali
@farahali 2 жыл бұрын
Mansha Allah hadiiba soomaaliya soo gashay 10 hay,ada sir doonka ee UGU wanaagsan Afrikka waaaaw
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
Xaaaaaaax I'm really really proud And then the fact we used to be the biggest enemies for Kenya ? Kkkkkkkk that's very very attractive. Somali ppl we need to come together. There is reason whyyyy these ppl working so hard so that Somali never come back!! They know us very well, they know us more than we know about ourselves, our history, our legacy, our land and our Somali, but soon we will come together because You can't prevent the sun from rising!! You can delay it in your lil mind and close your eyes, but this will never last. It's only a time matter and God is in our side because we are oppressed. The Somali ppl want to make Somalia great again
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
@deeqa your right, that's whole reason somali enemies using greedy politicians fed by clans deny the power and history of NISA or NSS
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
@@hawamohamed2377 yesssssss lakin we know and we will change this soon insha allah
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah Horufadhi media 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 2 жыл бұрын
Waxaan aad ulayaabay ninki yidhi boolis baan ku wareejin gagada dayuuradaha oo ha iskaga baxaan NISA.
@fanaxleeyfaceedakaroon2656
@fanaxleeyfaceedakaroon2656 2 жыл бұрын
maxa kaga baxay ninka sidas dhahay in adan cade lagu warejinayo bolic
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 2 жыл бұрын
Waxaan ufahmay fawdo inuu noqdo Garoonku unbuu rabaa oo qolyahan maleeshiyadka wataa kasoodagaan iyagoo hubkooda sita.
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 2 жыл бұрын
Walahay anaa yaabey oo amakaagay. Wuxuu rabaa in masiiboo dhan kasoo degaan.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
Waa dhaqanka mooryanta jaahilka ah maxey ka yaqaanan siyaasad dhac iyo boob u sheeg
@miskoo1333
@miskoo1333 2 жыл бұрын
Madxweyne farmaajo ale haka raalinoqdi🥰🥰🇸🇴🩸👑
@cabdilaahidaahir7178
@cabdilaahidaahir7178 2 жыл бұрын
Wallo qaali allaah idin xafido
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 жыл бұрын
Guulaysta.haayada.nabadaigida Soomaaliya.guul.guul.guuuuuuuuul
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@rawdamohamed8681
@rawdamohamed8681 2 жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴❤️ Allah kanaka qabto cadowka dalkena iyo dadkena raba iney rafadan madaxwenaha Allah hono soceliyo sharaf ayuu uyelay Allah garab galo amin
@zakariyeabdullahiali2467
@zakariyeabdullahiali2467 2 жыл бұрын
ummada somaliyed waa guulaysta waa in faraxsan somaliyed dawlada somaliyed waxa ilaaalin ciidaanka iyo xuduud iyo badda somaliyed waa faraxsan wll dawlada dhismay ciidaan waxa mahdsan madaxweyna abdullahi farmaajo dowlda a soo saark mahadsan wll masha allah
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah guuul doowlada soomaaliya kanaxoow nanda waa
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 жыл бұрын
We're profound efforts our leadership 🥰😍
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 жыл бұрын
Masha Allaah guul iyo horusocod wacan insha Allaah
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Nisa, Nabad iyo Nolol Alloow Nabad geli dalkeena iyo dadkeenana Nabad waarta sii VIVA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@linklion1274
@linklion1274 2 жыл бұрын
Yaa Rabi Yaa Allah
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 2 жыл бұрын
Mnsha allh guul guul guul
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Hanbalyo doowladeena iyo haayhada nisa madaxwayneheenoow soo noqo adoo nabad viva farmaajo
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 2 жыл бұрын
Wapa wax lagu faro in sirdonka Somalia 🇸🇴 Dip usonoladay allow uziyadiyo Somalia hanoollato
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
ilaahayow noo soo celi farmaajo cadawgana ka qabo
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@faisala4218
@faisala4218 2 жыл бұрын
The best outcome of this mysterious conference, though highly unlikely, is the PM Rooble resigns and allows president Farmaajo, 5-regional presidents, and Mayor of Mogadishu agree on appointing a new competent and neutral PM who would then manage and conclude the ongoing election within 3-months!
@ak25smtar49
@ak25smtar49 2 жыл бұрын
Very true… and if madoobe and deni refuse to start the elections.. the new prime minister should bring those seats to Mogadishu like those of somaliland.. and that’s game over for stupid qarandumis.
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
@@ak25smtar49 you guys well said . Make Dua please. God is the greatest and he is only one who can stop this madness
@adoniyaya7307
@adoniyaya7307 2 жыл бұрын
5 regional governors. They really think they're Presidents, let's call em what it is governors or Godomiye goboled.
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
@@adoniyaya7307 the reason is the federal government is not build well. They don't have curt or the right constitution. So these governor supposed to help the federal government, but unfortunately they are the problem now
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
I'm really sick this so cold presidents, they don't except their title of been governors, one country in 10 head of county its MAD 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
MashaAllaah Gul iyo Gobonimo 👏 ♥ ❤ 😍
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Siyaasiyiinta tugada ah ee ladaba dhigay ciidanka sir donka iyo ciidanka soomaaliyed walaahi waxaan shaki kujirin inay yihiin kuwo cadowga ushaqeya mana aha in wax laga waydiiyo arimaha soomaali iyo inay dhex fadhiyan dorashada ama wax laga waydiiyo munafaqiinta ama koxda qaran dumis waxay mudan yihin xarig ama dil wana aha inay soomaali iska dhex fadhiyan danaha cadowgana ka dhex fuliyan soomaaliyey hurdada kakaca Rabbi ha idin kiciyo waxaad hurudan xurdo xun Aamiin yaa rabbi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🗳❤️🗳❤️💙😍☪️✅💚🙏🙏🗳❤️🇸🇴
@cabdiraxmaanmaxamed799
@cabdiraxmaanmaxamed799 2 жыл бұрын
Mashalah somaaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa wax lagu farxo maanta
@aishakuus60
@aishakuus60 2 жыл бұрын
GUUULEEYSO CIIDANKEEYGA IYO NISA IYO MY BELOVED PRESIDENT ♥ ❤ 💖 💕 HANBALIYO SOMALAAY
@Ibra12886
@Ibra12886 2 жыл бұрын
Fahad yasiin wadanka sirdoonkisa kor buu u qaaday what a legend guul Somalia ❤️💪🏽
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 жыл бұрын
Allaha ka dhiga kuwa ugu awooda badan aduunka Allaha kuwa cadowga u adeega lasoo adeegsada Allaha fashiliya Allaha cidii soo fara gashada shaqadeeda xataa madax iyo xildhibaan mucaaradka ay afka ciida u daraan ay sharciga ku qaadaan sharciga qof kasta hakasareeya
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
We need a court that can work with NISA. The non-accountability system must stop in somalia . Everyone come to the administration do what ever he want, steals what he wants and then leaves this is crazy and it must stop
@msalwemudugi
@msalwemudugi 2 жыл бұрын
Agreed 👍
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
That's what most of them avoid low and order because they know there's no scope for them.
@omarismailmohamed4940
@omarismailmohamed4940 2 жыл бұрын
SIDAA DARAADEE AYEY CADOGA WADANKU RABAAN INAY U BURBURUYAAN OO TUHUN IYO CEEBAYN DUSHA UGA TUURAAN
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@ahmedtamam7777
@ahmedtamam7777 2 жыл бұрын
Mansha allah Somaliya way socotay kanaxo nafta
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
Waa warkii iigu farxad badnaa sanadkaan aan maqlay
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
maansha allaah waa soo noqonaysaa soomaliya
@somalimedia33
@somalimedia33 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭😭😭
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@sahrakiin2438
@sahrakiin2438 2 жыл бұрын
Rabiyoow guulay cxd iyo madaxwaynahena ciidanka nisa guul iyo taliyayaashooda iyo taliyihii hore fahad guul
@daudiquotes0978
@daudiquotes0978 2 жыл бұрын
Dalkeega Hooyo ❤️❤️❤️❤️
@maxamedcabdulaahi3203
@maxamedcabdulaahi3203 2 жыл бұрын
Ma sha allah waa guulwayn oonoo soohoyatay dal aan sirdoon lahay waa bahala galeen NISA waa wadnaha soomaaliya
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 2 жыл бұрын
Masha💪💪💪 Allah 👌👌👌👌👌
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 2 жыл бұрын
Waa wareeeey macquul maahan masha allaah
@nasirbaabuu4160
@nasirbaabuu4160 2 жыл бұрын
Masha allah
@somali7851
@somali7851 2 жыл бұрын
Jajusiintu waxay lacabadayaan waa hormarka muuqda
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 жыл бұрын
Somalia horey bay usocotaaa uma baahna calool ushaqeyste Insha Allah guul
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 2 жыл бұрын
Aadbaan ugu faraxsanahay inaan maqlo samcada dalkayga mnsha allh alle ha inoosiyaadiyo
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Eng yasiin salan sare manashallah Manashallah
@jamayusuf9343
@jamayusuf9343 2 жыл бұрын
Guul somaliyaa
@hajifamily6574
@hajifamily6574 2 жыл бұрын
Maansha Allah alxmadulilah waan kufarasanaha
@khadarjama2831
@khadarjama2831 2 жыл бұрын
Viva Nisa 💪🇸🇴
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Mashallah
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
F Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Arima Bulshada
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 2 жыл бұрын
Allhu Akbar wax walba waa mahad Allah alxamdullilaah
@mrwho4819
@mrwho4819 2 жыл бұрын
THE SOMALI HERO I ADORE THE MOST WAS " XIIRAANE" 😁. LONG LIVE AND MAY ALLAH KEEP OUR BROTHERS/SISTERS IN NISA SAVE AND MAY ALLAH EXPOSURE ALL THEIR ENEMIES SECRETS🤲
@nursingarmedjamacnursingax9368
@nursingarmedjamacnursingax9368 2 жыл бұрын
thanks horfadhi madia
@guleedbudul7420
@guleedbudul7420 2 жыл бұрын
Barnamijyada nocan ah so badi wll
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 2 жыл бұрын
WE NEED FAHAD YASIN , 😭😭😭😭😭
@hani8826
@hani8826 2 жыл бұрын
Allow dalkena cadowga khasaya ka qabo rabbiyow adiga awood lehee.🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2022......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Thank you zxp
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👍👍👍❤❤❤ NISA
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 2 жыл бұрын
*viva **#NISA**💞*
@zakiali4112
@zakiali4112 2 жыл бұрын
NISA🇸🇴💪
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 2 жыл бұрын
CIIDIMADA SOOMAALIYA XAGUULISATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Waa war ku farxay wllhi illhey Ayaa mahadaas leh
@lengendqurbaawi885
@lengendqurbaawi885 2 жыл бұрын
waxan aad iyo uga xumahay wali inay jiran fambayaro uciil qaba dhiiga muwadininta somaliyeed inay ka ganacsadan
@24hours10
@24hours10 2 жыл бұрын
Ha ilaawin 2021......... kzbin.info/www/bejne/ppTEpZawZ9mNnZI
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 2 жыл бұрын
waa intii farmaajo haystay ee ha lala shaqeeyo
@musehashihusein4455
@musehashihusein4455 2 жыл бұрын
Maha allah waa guul
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 2 жыл бұрын
((((( MASHA ALLAAH SIRDOONKA SOMALIYA ALLAHA NOO XIFDIYO ALLAHA U SAAIDIYO AWOODOODA CADAWGOODANA ALLAHA JAMIYO DABA DHILIFIINTA DAD DAL BAD BERI GABDHO GATAY BOOBAY HANTIDII UMADA ALLE HAKU BIXIYO HAGAR DAAMADA IYO FIDNADA AY KU WADAAN UMADOODA QARANKEENA ALLAHA GUULEEYO QARAN DIIDKA ALLE CUDUR IYO CALAAMO DEG DEG AH ALLAHA KU RIDO ALOW DHAQSO NOO DHAAFI DABA DHILIFIINTA GURYAHOODA ALLAHA GERYO FIDNA AMIIN YRYA AMIIN AM
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
ilaahay swt waxaan ka baryaynaa inuu Dalka Amnigiisa inoo fiicneeyo
@amishaamisha1631
@amishaamisha1631 2 жыл бұрын
Wa gull ino so hoyatay balse inta nalo so adegsanayo dadkena o lacag jeclka darted dhulkena iibin rabaan allaha naga qabto ya rabi cadawga somaliyoo guda iyo banankabo shisheye kalkalka an xuqude leyihiin an kala karaneen kala garashada dalka lehen oow damiirkooda uu dhintay allaha naga qabto ya rabi shisheyaha dad ay no so adegsan karaan in ta ay wadankeena jogaan allaha naga qabtee shisheyaha cududoda allaha naga qabto ya rabi
@FarxiyoKhaliif-np7qs
@FarxiyoKhaliif-np7qs Жыл бұрын
Ok👌
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Subxanallaah aloow yaanan shirqoolin qof islaam ah akhiro war baa jira
@zahranoor2291
@zahranoor2291 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️👍👍👍👍👍💪💪💪💪🎓
@amishaamisha1631
@amishaamisha1631 2 жыл бұрын
Guuuuuuul farmaaajo
@Shimbirakore
@Shimbirakore 2 жыл бұрын
Wax tixraac ah oo aan ka heli karno xogtaan bal inoo reeb walaal. waan baaray balse ma helin warbixin tani ee fadlan igu caawiya tixraaca warbixintaan aad inoo soo diyaariseen. Mahadsanidiin
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 жыл бұрын
Alahu ma sali calaa sayidanaa Maxamed wacalaa aalahi wa saxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta diin
@sahraahmed6971
@sahraahmed6971 2 жыл бұрын
Dadbaa burush xaarle ladaba socda allow cadow naga qabo
@lakimohamed2778
@lakimohamed2778 2 жыл бұрын
Maahlaah ilaahaw soo maaliya garab istaag
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 140 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 79 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 59 М.
Sirdoonka Ruushka & Qaabka ay Wax u Khaarajiyaan | HD
12:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 44 М.
QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
59:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 319 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН