Sidee isku qabanaysaa Itoobiya waa Cadow iyo itoobiya heshiis xaal mastuur ah ayaan la gaarnay

  Рет қаралды 6,851

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 16 күн бұрын
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
@MohamudHirsi-b5s
@MohamudHirsi-b5s 17 күн бұрын
Waa run hadalka balwaan
@Banooda
@Banooda 17 күн бұрын
Dadkii bakool ka banaanbaxay oo iska diiday masar waa wecelo itoobiya kuwii dhahayay xagee ka baxeen nacalaa idn ku yaalo dhex wecelada dabada u dhigtay itoobiya hassan iyo inta taagersan inee yixiin waa la wada arkay fashilka ku dhacay garacyada xamar fadhida waan soo dhaweynaya!
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Walaal.balwaanow.waan.kaquustay somasli..etiopiana.waygaadhay. nolosheedii..dhulkii.somaliya.iyo.badiisomaaliya...dadkiisomaliyeena.magaranasyo.waxakudhacay
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 17 күн бұрын
Wasiirka hadal kiisu WAA HADAL NIN CARAYSAN OO CUQDAD QABA CALOOSHIIS.
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 17 күн бұрын
Wallaahy waa wax laga yiqyiqsoodo
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 17 күн бұрын
HESHISKA AWAY MAXA BARLAMANKA LO KENI WAYEY ? 🤣🤣🤣 SOMALIA 🇸🇴 WA BORSADA DAMEER JADIID SISOCO SOSOCO
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 16 күн бұрын
Mr. Balwaan aad baad u mahadsan tahay sida naf huridnimada ah aad uga hadashid arrimaha masiiriga ah ee Somalia. Somalia waxaa ku badan dad laba card leh ah oo sirdoon shisheeye ka qoran. Kuwaas baana xukuumadda ku badan.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 17 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan ninan argixisada damajid afkoda dhigdoda isma maqlan shaley waxey dhahayan Ethiopia wa cadow mantay Ethiopia wa walahan argixisada damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho badi somaliyad wa la ibiyey shacabka somaliyad ba la walaya sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn meshan dowlada gama jirdo dowladi bahalodey fashil tay waxey isku badashay boobo bada hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayan cashureyso isbaro argixso qabilada isku dirayso hubka sharci darada qamri xashish ka ganacsadan argixisada damajid
@shukrilibax
@shukrilibax 17 күн бұрын
Sax weeye guuleyso walal balwan ❤ War hooy somaliyey kaca oo iska qabta xasan xarash qaran iyo moryanta dalkena iyo dadkena iibsdan 😢 Koxdan 91 baa loo noqona ? Dalkena qabil iyo dagal sokey beey naku celiyen ? Dhiig sokeeyo ìyo xarash qaran wax aan aheen kama aan faidin😢
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 17 күн бұрын
Ayax gaajeysan oo siyaasad waxba aan ka'aqoon oo mooriyaan ah.
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 16 күн бұрын
Ethiopia waxay Somalia ka haysataa Ogadenia (DDS), marxaad baan badda Somalia ugu daraynaa. Halkaas bay saldhig ciidan badeed ka samaysanaysaa. Somalia khalaas
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 17 күн бұрын
Ina fiqi Mr 1991 ayaa maanta diblumaasiyad iyo siyaasad Noga sheekeynayo waa iska xaal aduun iyo dowladnimadi Somaliyed o God madow kudhacdey
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Waxassaa.iniotalinaya.bilaadamiirka.ah.badii.waanu.siinay.oo.waanu.dulqaadanay.lacagtiina.waanu.qaadanay.xayawaan
@theyoungsomali
@theyoungsomali 16 күн бұрын
Dr. Sh. Mohamud ayaa Ali balcad u diray Ethiopia technical talks kdb ayuu Madaxweyne iyo Wasiir Fiqi kala aadeen Eritrea iyo Masar taas oo Dr. Abiy loogu kaciye shicabka ayago sheegay in Ethiopia la yasay oo masuul daraja hoose loo soo diray, lkn Aargoosi xadidan ayeey sameyeen markay laba musuul oo daraja dhexe ku jiro soo direen. Maad fahamteen Balwaan?
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 17 күн бұрын
Baddii waa loo Saxiixay. Itoobiya Xasan gurguurte. Lacag ayuu ku Bedeshey. Baddii Seylac.
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 16 күн бұрын
Somaliya danba Kama yeelan karto itoobiya lknse markasta xabashida ayàa Dan inaga leh.... At least Waxay Tahay IN Haddii xabashida deked la siinayo Wax uun lagaga bedesho SIda korontada iyo Qaadka somali caydheeyey
@Willqaraan-mw2xz
@Willqaraan-mw2xz 17 күн бұрын
Siyaasyinta somalidan rikato lug hysta side oo dhaqamay hda argtid dheer ku fiirsi wxa isledhay kuwan rikato ma lug hystan. Ilhyow kuwan nag qabo allow hoogamiya fcn dalka no ga dhib
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 16 күн бұрын
Fiqi nedel sheeka jilicsan qabyaalada ceebta leh
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 17 күн бұрын
Ethiopia hadii eysan iidoor& Daarood cadaw u aheyn Hawiyena uma aha ,sheekey ku nacay ( amxaaro adinka uun baa laheshiinkara,adinka uun baa wadanka keenikara filimkaas dhamaa) ta xigta amxaaro dhul nagana heysato,bada ey rabtana ta Hawiye maaha,khalad bey aheyd in Hawiye cadaw u arko ethiopia)
@wayrahali1768
@wayrahali1768 17 күн бұрын
Xasan shekh maxaa laga eeganayaa Maa layska qabto soomaaliyey:
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 17 күн бұрын
soomalidu waa tee 4 nin oo hawiye ah maa soomaliya oodhan ah yaab
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 17 күн бұрын
Fiqi qof ka hadal xun siyaasada somaliya kuma arag marka kasta ee uu hadlo shacabka somaliyed ayuu u gefaa sida siyaasad ma yaqaanaan iyo waa wax magarato ha ogaado in uu u shaqeeyo umada somaaliyeed kursiga aabihiis kama dhaxlin uma maleynayo in uu weligiis iskuul tegay from mowlac to lursi siyaasadeed warkan mowlaciisa ku celi ee C/rixmaan C/shakuur noogu dhiiba
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 17 күн бұрын
Xasan munaafaq dadkow madadaalinaa dalkiina wuu xaraashay balaayo allaha kugu rido.
@abuomar2007
@abuomar2007 17 күн бұрын
Kililkii lixaad baan nahay
@Willqaraan-mw2xz
@Willqaraan-mw2xz 17 күн бұрын
Wxa dacyo wa qiyaano qaraan oo an si cad o argno hdan an ka amusan ahny somaliyay sidaan si mahaan kac kac oo kac oo Ethiopia iyo madaxa kursiga ka rid aa dalka ka baxii
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 16 күн бұрын
Mudane Weriye loo waayey weriye kale oo àan càadi ahayn oo mudan in loo aqoonsado Rasuulka somali loo direy
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Waxan.futadiisa.iyo.afkiisu.ismamaqlaan..maya.maya.maya.maya.walayaab
@abdirahmanmaxamed5949
@abdirahmanmaxamed5949 16 күн бұрын
Fiqi JAAHIL JAHIL DHALAY .
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 16 күн бұрын
Mudane Weriye loo waayey weriye kale oo àan càadi ahayn oo mudan in loo aqoonsado Rasuulka somali loo direy
Soo laabaashada Trump maxay uga dhigan tahay Somaliland iyo adduunka?
27:14
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
FARMAAJO: DALKA WUXUU LUGAHA LA GALAYAA QALALAASYO SIYAASADEED OO HALIS AH
9:10
KENYA OO WAX JAWAAB AH SIIN XASAN SHEEKH, TANI WAA BAHDILKII UGU XUMAA
9:22
Jawiga Golaha Wakiilada oo la horgeeyay Xeer Xaasaasiya
34:10
SHACABKII OO KALA DOORTAY FARMAAJO IYO XASAN SHEEKH YAA GUULEYSTAY OGOOW
21:47
Zaki honest Official
Рет қаралды 40 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.