Maasha alaah Aad baan uga hellaa programs kaaga I watch ones a while My name is Ahmed from Birmingham UK ❤
@abdis4930 Жыл бұрын
Baaraka allah.Ilaah haku xifdiyo waxaa tahay qof ku dayasho mudan. Runtii aniga aad bay ii taabataa dhalinyarada aan shaqaysan ee markaad waydiiso ku dhahayo shaqo majirto. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aishamaalin7762 Жыл бұрын
Allaha u barakeeyo wiilku howlihiisa ❤❤❤
@DeeqSln Жыл бұрын
Barmaamushkan waan ka heley wuuna I dhiirigaliyay keep going mudane
@IfrahJama-d4n10 ай бұрын
Masha allaah imaan buu alle siiyay illaahay haku xiftiyo
Mansha Allah wiil aad u caqli badan. Waxa iso jiitay sida uu u dareen sanyahay masuuliyada guurka OO anu UU ahay qalbi ka qooq! Waxa aduunka kharibay gabdhihi ku ciiyaray wa nimanka aan udiyarsanayn masuliyada guurka ee kaliya qooq wado😂 War hoy qabli ka qooyashow guurku wa masuuliyad u diyar garoba gabdhaha masakinte ku ciyaraysan JOOJIYA!