Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2

  Рет қаралды 636,682

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

6 жыл бұрын

TALAABO TALAABO UGU DHIN MIISAANKAAGA SI CAJIIB AH ADIGA OO GURIGAAGA JOOGA, UMA BAAHNID IN AAD GYM AADID!
Fadlan halkan ku qabbo Subscribe: kzbin.info/door/KTU...
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 2 800
@sacdiyakhaliif4381
@sacdiyakhaliif4381 2 жыл бұрын
Maalinta aan veido gan fiirsaday waxaa kasoo wareegay 2bil Iyo 10 cisho wxaan ahaa( 98kg )alxamdllh maantana wxaan ahay (70kg ) Alle Ka sakoow adaa mahadda iska leh 💯💯
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
Sacdiya maxaan kii iyo furaashnimadii ayaad iska riday, naagaha buurbuuran ayaan ugu jeclahay raaxadooda
@sacdiyakhaliif4381
@sacdiyakhaliif4381 2 жыл бұрын
@@jameswilliam5247 doofaarkaa tahay cun 😠😠😀anoo dhuubo dhexyar noqonkara mxaa furaasha iga dhigay 🏋️‍♂️🏋️‍♂️
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
@@sacdiyakhaliif4381 abaayo ha xanaaqin dookhaaga waa kuu ixtiraamaa laakiin furaashkaa naciimka ah ayaan jeclahay
@sacdiyakhaliif4381
@sacdiyakhaliif4381 2 жыл бұрын
@@jameswilliam5247 I don't care waxad jeceshahay huno
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
@@sacdiyakhaliif4381 maxaad la xanaaqsan tahay Sacdiyaay ileen adiga Furaash kaama dhigane hhhhhhhhhh
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 6 жыл бұрын
Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Sidee tihiin? Waxaan rajaynaa in aad wacantihiin..Maanta waxaan idin keenay Muuqaalkii aad iga codsateen..Haa, waan ogahay xoogaa wuu dheeryahay balse waxaan JECLAYSTAY wax walba in aan ku sharxo! Talaabo talaabo iila baro sidii aan ku AWOODAY in aan Miisaankayga yareeyo iyo talaabooyinkii aan sameeyay. Dhig raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin macallin wayne hakaa abaal mariyo la wadaagidda wax walba oo ay dani noogu jirto. Aniga miisaankaygu waa 85 (markii iigu danbaysay). Hadda waxaan umalaynayaa inaan intaas dhaafay. Waxaan ka shaqeeyaa meel mall ah, waxaana saaid u jeclahay macmacaanka sida ice-creamka. Maanta laga bilaabo muuqaalkan wuxuu ii noqon doonaa mid nafsadayda wax ka badala. Mahadsanid.
@sahurwacan641
@sahurwacan641 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin waxaad tahy shakhsi kudayasho mudan iskuna darsaday aqoon iyo aragti dheeri karti iyo hawlkarnimo illahy haku siyaadiyo
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 6 жыл бұрын
Wallpaper ayuub mahadsanid wataloyin wangsan
@ayannor724
@ayannor724 6 жыл бұрын
Ayub masar xage ka jogtaa
@naasirmaxamed6676
@naasirmaxamed6676 6 жыл бұрын
Ayubow sxb aniga barnaamijyadaada waa jecelahay lkn uu dheer yahayo badanaa ma dhameeyo lkn kan waan dhemeenoo bal waxa ka dhaca misaankayga iminka waa 94 bal waan sameen oo waan kula socod siin is badalka sxb mahadsanid.
@nasradaganonasradagan8848
@nasradaganonasradagan8848 5 жыл бұрын
Inta ayago fiirsanayo video ga qoralka aqrisanayo sidayda like iisara ☚
@mohanalbakri4603
@mohanalbakri4603 3 жыл бұрын
B
@carfoon1792
@carfoon1792 3 ай бұрын
2024 arkay videogan isla cawana go'an garay natiijo fiican ba rajeynaya adigana jasakallah wll ❤
@iqramahad7230
@iqramahad7230 Ай бұрын
Wll wax isbadal masameysay
@top10somvideo6
@top10somvideo6 29 күн бұрын
ina keen hee aan is badal sameene😂
@maxamuudducaale9408
@maxamuudducaale9408 2 жыл бұрын
From 89kg to 70kg , but two months and half , my height is 1.76cm , feeling comfortable now , thanks coach . Mission accomplished
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Intaan bas miyaa sameysay bowe
@mucadeprahin1055
@mucadeprahin1055 Жыл бұрын
Maxamedow marun tabaa shp
@maxamuudducaale9408
@maxamuudducaale9408 Жыл бұрын
Fatima haa walaal
@mascudmaska5424
@mascudmaska5424 Жыл бұрын
Wllo tuna biyo leh mahelaayo😥
@dahaboothman5628
@dahaboothman5628 4 жыл бұрын
NOTE: dulucada barnaamijku waxay Ka bilaabmaysaa 14:30 inta Ka horaysaa wa sheeko hadhaw baydun i mahad celin😁
@xamdajamac8214
@xamdajamac8214 4 жыл бұрын
thnks queen 14:30 aan kabilaawday😂😂😂😂😂
@cabdinajiibnuurjaamac5166
@cabdinajiibnuurjaamac5166 4 жыл бұрын
Thanks bro
@Ruweyda_Mohamed
@Ruweyda_Mohamed 4 жыл бұрын
Mahadsanid 😘🤣
@ishwaaqbakaal2849
@ishwaaqbakaal2849 4 жыл бұрын
Tnx
@shafeecyare9148
@shafeecyare9148 4 жыл бұрын
Thanks pro
@khadroqueen8032
@khadroqueen8032 3 жыл бұрын
2021 inta daweneso love ii saar
@somshortfilms621
@somshortfilms621 Жыл бұрын
2023 aadawanooya
@yahya_mohamed777
@yahya_mohamed777 Жыл бұрын
2023 🥺
@user-qg8lm4uu8u
@user-qg8lm4uu8u 10 ай бұрын
2023
@CanabAbdullaahi-jt4do
@CanabAbdullaahi-jt4do 6 ай бұрын
2024 😅😢
@hiruto_teume_barca
@hiruto_teume_barca 4 ай бұрын
​@@CanabAbdullaahi-jt4dosme 😂
@Abka_cade1
@Abka_cade1 4 жыл бұрын
Inta fidiyowka dawaneeso oo stay homeka ku cayishay carona like bac kusii
@douglasyt4867
@douglasyt4867 3 жыл бұрын
Haa wlahi nio carono ku cayili .🤣🤣🤣
@maceeymaow9551
@maceeymaow9551 6 жыл бұрын
Waaa igu balan in aan noqon qof laciifa manta kadibna waa in aan sameeya inta aad ino sheegty wna rajeyna in aaan ku guleesn doono insha allh🙏🙏🙏
@aymancillaansaartooy.3932
@aymancillaansaartooy.3932 6 жыл бұрын
Guuleyso Mona
@nagaadmssnagaad4511
@nagaadmssnagaad4511 6 жыл бұрын
mona ma'ow insh allah xbbti
@soomaalijecelsamajecel5848
@soomaalijecelsamajecel5848 6 жыл бұрын
subscribe i saaar wlle mhdsanid
@iill9876
@iill9876 5 жыл бұрын
Ma rabno hadal badan noo sheeg waxaad hayso
@zahrocadeyadan716
@zahrocadeyadan716 5 жыл бұрын
MashaAllah
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 2 жыл бұрын
Imisa jeer ku soo noqday hadana go'aan ma lihi 2019 2020 2021😭😭😭😭
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 2 жыл бұрын
Yaaa. Mxaa ka qaldan
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 2 жыл бұрын
@@apdibasidsayid6368 wllhy anba waxa iga khaldan waan iska yabanay😭
@samiira2588
@samiira2588 Жыл бұрын
Hda 2023 la maryaa ma isbadashay
@Aveed__1
@Aveed__1 Жыл бұрын
@@samiira2588gabadhi iscateysay sowma tihid ? Hda tahay ila wadag waxad sameysay
@mohamedalihersi9057
@mohamedalihersi9057 2 ай бұрын
​@@apdibasidsayid6368 2024 ayaa la jooga wali calooshii maa wadataa wll kkk
@Alhamdullilaah1
@Alhamdullilaah1 5 жыл бұрын
Maasha Allaah tabarakallaah wiilkaan 8 sano kahor ayuu umada afsomaliga ku hadasha usoo gudbin jiray wacyi galin iyo guusha nolasha ama furaha nolosha jasakalashukheyr
@fuaadcabdirashiidaxmed88
@fuaadcabdirashiidaxmed88 4 ай бұрын
Hello 2024😂😂😂😂😂😂
@aishaahmedmaxamed411
@aishaahmedmaxamed411 3 ай бұрын
Hi😂😂
@SalmaanZiizo
@SalmaanZiizo 3 ай бұрын
Hello
@farxiyodiria8807
@farxiyodiria8807 3 ай бұрын
hadda ayaan uxerxertay safarkii misaan dhimista waxa inoo balan eh bil kadib
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 3 ай бұрын
Iso qabo abaayo 😂😂 Ani xataa waa bilaabey​@@farxiyodiria8807
@shaymaamohamed5960
@shaymaamohamed5960 2 ай бұрын
Matay ayaa bilabay jadwalkan in sha Allah 02//05/2024
@ugaaass
@ugaaass 5 жыл бұрын
Yaa daawanaaya 2019
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 жыл бұрын
Ani
@ayaanaxmed1430
@ayaanaxmed1430 5 жыл бұрын
Ani
@falisali3858
@falisali3858 5 жыл бұрын
Ani oo goordhaw bilaabey waxaan rajeynayaa guul
@miskisalat7001
@miskisalat7001 5 жыл бұрын
Anga 7 bishaa bilaaby wixii natijana wan so shegi donaa inshllh markan bilabaaye waxaan ahaa 87 kiilo inshllh 60 ayan rajeynayaa inshllh wana iska dhigaaa
@falisali3858
@falisali3858 5 жыл бұрын
Miski salat 85. Ayan ahay waxa inoo balan eh 60 insha allah anigane wankuso shegayaa😊
@aishaahmed7392
@aishaahmed7392 6 жыл бұрын
SIwalba uu udheer yahay kama caajiso video yadaada wlhi waanba ku farxaa waxaan filaa ardayda sideyda okle ah oo magaceenu yahay xidigaha channelka inaaney kacajisenin durruustaada aadbaad umahad santahay
@fatoumaabdikadirali2433
@fatoumaabdikadirali2433 6 жыл бұрын
sidokle wll in aan ku frxo ma ogiyee kma caajiso wlhi
@aminahussein3208
@aminahussein3208 6 жыл бұрын
Me too
@sahroabdi7448
@sahroabdi7448 6 жыл бұрын
Sami Osman war heedhe ma anaa isheegee
@sahroabdi7448
@sahroabdi7448 6 жыл бұрын
Caloosha seeyeelaa
@soomaalijecelsamajecel5848
@soomaalijecelsamajecel5848 6 жыл бұрын
حبيبي مافيني إنساكي والله subscribe i saaar wlle mhdsanid
@qisooyin-diini-ah
@qisooyin-diini-ah 3 жыл бұрын
YAA daawanaya 2021 Inta iLa daawenezo Liketa dhac ku sii
@nawaalmuhudin2675
@nawaalmuhudin2675 3 жыл бұрын
Abyo mtijabisey neh wax mka faidey
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 4 жыл бұрын
Wiilkaan maash aalah macluumaad fiican ayuu gudbinayaa Lkn dhibta jirta waa soomaali oo hadalkiisaa badan 9 daqiiqo ayuu ku dhameeyay mA doonaysaa inaa caatowdid yacni dulicda uma dhacayo 🤔🤔🤔
@hamdasagal6593
@hamdasagal6593 4 жыл бұрын
Haa anigaa kula mida dulqadkaas malihi Hdalda maso gabiyan somalidu
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 жыл бұрын
Thanks so much bro جزاك الله خيرا على مجهودك وبارك الله فيك وفيه ونفع به الناس عامة وخاصة المسلمين
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 6 жыл бұрын
Masha allah jimco wanagsan walal ayub yusuf sakiin ale raali kahaanoqdo mahadsanid walal
@haawahussein622
@haawahussein622 5 жыл бұрын
Masha allaah jasakallaahu qeer
@mahadhashi3983
@mahadhashi3983 5 жыл бұрын
Ayuub asc. Masha Allah, erey kasta oo afkaada kasoo baxay dhagahayga ayaan u raaraciyay, si taxadar leh ayaana u dhagaysanayay. Ilaahay wuxuu ku siiyay qaab qofka wax loogu soo gudbiyo oo hibo ah Allaha kuusii barakeeyo. Ugu dambayntii, Talladaada midkii ku guulaysta allaha iga dhigo, adigana Ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo. Aamiin
@oscartvtech1849
@oscartvtech1849 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخى
@advantageyourselfsuuri9365
@advantageyourselfsuuri9365 6 жыл бұрын
macalin aad u xiiseyo thy dhiiro gelin bdan ka hely cimrega allh ha ku siyaadyo
@mufakirhilaac1168
@mufakirhilaac1168 6 жыл бұрын
Jazakallah khayr my role model 😍😍😍
@mowlidmohamedisse1656
@mowlidmohamedisse1656 5 жыл бұрын
Ustaadi ayub aad ayaad u mahadsantahay Alle haku xifdiyo.
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 5 жыл бұрын
Wlhi xaqiiq buug io qalin soo qaatay tnx wll mcn
@ifta9136
@ifta9136 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا على هذا الموضوع
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 6 жыл бұрын
Waxaaan balan qaaadaya inshallah inaan bari subax bilaabo waana idinla soosocod siin doona adinkana iso duceya ino ilahey iila garab galo😍
@Imraan53
@Imraan53 6 жыл бұрын
Allah ku fududeyo mxa iska darentay?
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 6 жыл бұрын
Ameen alle hakuu fududeeyo walal anba 5kilo ayaan kuriday muddo asbuuc ah nidaamkan.
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Dezy Boy aniga iyo adiga baa tartameeno insha Allah bari ban bilaabaya hadda waxan ahay 172 lb - 87 kg hhhh goal kayga waa 65 kiilo 😀 good luck
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Shakra aniga waxa iga dhacday 5 lb oo u dhiganto 2.5 labo kiilo iyo bar walaal hala dadaaalo cunada la cunayo oo ka yareeyo kaliyah laguma caatooba jimicsi bood socod badan wa inad sameesa biraha ama caruurta qaad qaad 😀😀😀😀 adigana wad jimicsan ilmahana wa farxayan kkkkkkk
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Shakra haa walaal shaaha ban aad u caba laakiin hadda shaaha zanjabiisha qoyan ama ginger sidad u taqaan ban kudarsada😀
@bintimoha4768
@bintimoha4768 2 жыл бұрын
I always rewatch your videos m.a🤲💯🥰
@yuusufsamatar3625
@yuusufsamatar3625 5 жыл бұрын
Shukran bro waad ku mahadsantahay sidaa inoola wadaagtay waxaad tijaabisay oo aad ku guuleeysatay. Tnx.
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 6 жыл бұрын
Talabad bedka inta yellow wax laga qaad ma jirto. Dhibta ugu wayn ee dadka buura waa sugarka & daqiiqda or carbs. Waa run milixdu waa dhibato
@basram1545
@basram1545 5 жыл бұрын
Mahadsanid yusuf. Wixii natiija ah insha'Allah waan soo qori.
@Muna-ly4pz
@Muna-ly4pz 2 жыл бұрын
Away natijada 🥺😂
@shukrisoomalishukrisoomali6108
@shukrisoomalishukrisoomali6108 5 жыл бұрын
Mahadsanid aqii ayuub ad iyo ad ayan udaawada vedo yow kasta at so no sodhigtit markasta jisaa kalaah ❤
@ibrofilms__1
@ibrofilms__1 5 жыл бұрын
masha allah macalin tobabare waad ku mahadsan tahay casharadaada iyo dhiiri galintaada xaga nolosha
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 6 жыл бұрын
wlhi it's true to add it's very simple to lose it's very hard sometimes we afraid to stand infront of murayada
@ikrabudul1060
@ikrabudul1060 6 жыл бұрын
Every video oo aad so galiso wan dawda masha allah jazakallaha akhii ilahay haku barakeyo
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 4 жыл бұрын
Mashalaah, walaahi waa talo dhaxal gala bro Ayub, videogii ugu wanaagsanaa oo KZbinr Somali leedahay aan ka faa'ido abid. Aad baa u mahadsantahay sxb waxaan heley fariintaadan xili aan process is caateyn ah aan ku jiray. Inshlaah waa dabaqi doonaa wana kula wadaagi doonaa hormarkaan ka gaaro. Mahadsanid sxb✋.
@noorcyuun9145
@noorcyuun9145 4 жыл бұрын
Dr.Hassan Abdi masamessw hadfkaaga
@mohamedibrahim-nl4xp
@mohamedibrahim-nl4xp 5 жыл бұрын
Brother what about fruits in between?
@fatimaa.abdullahi4424
@fatimaa.abdullahi4424 6 жыл бұрын
Mashallaha always waiting for your videos:)
@IbrahimMohamed-js7yr
@IbrahimMohamed-js7yr 6 жыл бұрын
thanks for ur great and healthy advises......U deserve to be awarded as the best Life coach. My regards to you. God bless with u.
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 5 жыл бұрын
21 Agost ilaa 21 september hal bil oo an waday masha allah 15kilo aya iga dhacday mahadsanid ustad ayub sakin❤❤✋
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 жыл бұрын
Abdicaziz guleed
@romanticpoywofficial6479
@romanticpoywofficial6479 4 жыл бұрын
brother nambrkaga ishe suaal ina ku weydiyo rba
@genterahmanahmed2582
@genterahmanahmed2582 4 жыл бұрын
Bro numberkada isi
@siciidcasaanyo7018
@siciidcasaanyo7018 4 жыл бұрын
Shugran wll
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
abdiaziz guled umada beenta kadaa 15 kiilo bil kuma dhacdo haday kaaga dhacdayna caafimadkaga halis bu kujira lasoco miisaan iska rid in Ma aha xaaalka wax macquul ah jirka iyo maskaxda bini aadanka qaadan karo ba laraba
@drsxamdiibrahim4076
@drsxamdiibrahim4076 5 жыл бұрын
Maansha allaah wll wllhy awal oday baad u ekayd hadana nin yar oo qurux badan Buurnaantu dadkay kaadhexsaartaa asaagaa ayaad kawaynaataa sidoo kalle caatada saaidka ah lkn normal maansha allaah laqiyaasi karro da,diisa ayaad noqotay baaarakallaah waad noofaaiidaysay macalim shukran..
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 6 жыл бұрын
malbka sifiican hala isaga fiirsho waxaa jira mid sonkor lasoo shiiday ah, marka qofkii raba inuu isticmaalo malabka malab saafi ah haraadsado.
@fardawsocabdulaahi1122
@fardawsocabdulaahi1122 6 жыл бұрын
IFTII MIYE mhadsanid
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 6 жыл бұрын
Fardawso cabdulaahi112 welcome
@deeqaluul9499
@deeqaluul9499 6 жыл бұрын
Walalo malab fiican sidee lagu gartaa
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 6 жыл бұрын
Deeqa Luul walal halkan ka akhriso sida lagu garto malabka saafiga ah. Waxaynu inyaroo malab ah ku shubaynaa malqacad (qaado) kadibna dul saaraynaa dab ololaya, hadii uu malabkani gubto waa malab aan saafi ahayn, balse hadii uu bilaabo inuu kar karo oo uu xumbo cad sameeyo waa malab saafi ah.
@munadegan5175
@munadegan5175 6 жыл бұрын
IFTII MIYE malanka shifada miyaanuu fiicnay
@mulkiahmed7117
@mulkiahmed7117 6 жыл бұрын
Muqaalkaan aniga ayuu aad ii anfacay thanks 🙏
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 5 жыл бұрын
Waa ku cusubahay hlkaan wll Ayub yuusuf sakiin aad baa umahad santahay wlhi waa ladhacay sida wacan ee aad noga faideysay jazakallah insha allah waan qadan doona talaboyinkan fican shukran teacher
@falastiinali7466
@falastiinali7466 4 жыл бұрын
Thanks teacher 👨‍🏫 keep going good teacher 👨‍🏫
@KhalidKhalid-rv9ro
@KhalidKhalid-rv9ro 6 жыл бұрын
Mashaallah waa qurux badan tahay. Halkaa kahay halyey baa noo thy
@farhiyasalad83
@farhiyasalad83 6 жыл бұрын
I love u ma teacher u r best
@cabdicasiiskulane4273
@cabdicasiiskulane4273 5 жыл бұрын
masha.haa
@habiboabdisalam1037
@habiboabdisalam1037 5 жыл бұрын
Runtii waaan kahelaa duruustada illahay hakuu siyaadiyo aqoontaada 👌👌👌
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 жыл бұрын
Wlhi waa qoslay dharki aa jecled kulaha hhhh ani waye taas wlhi😂😂😂😂ma noli insha allh manta bilawa thanks💗💗💗ustaad.
@mataankaboyofficials452
@mataankaboyofficials452 4 жыл бұрын
Mabilowday hee
@iprozkhaliil7254
@iprozkhaliil7254 3 жыл бұрын
Maxaa natija ayaad kagaartay abyo
@abdirahmanabukarabdullahi724
@abdirahmanabukarabdullahi724 5 жыл бұрын
Waxan ahay qof ku xeel dheer miizaan dhimista waxan raacin lahaa intan joogteynta biya cabista xiliga maalinta ugu yaraan maalin walba 4 liitar oo biyo ah
@garaskamediagroup1336
@garaskamediagroup1336 4 жыл бұрын
Wll sidee 4 liter loo cabaa 1 leter baa dhibaa
@abdirahmanabdiabdullahi1114
@abdirahmanabdiabdullahi1114 6 жыл бұрын
Mahadsanid wallal
@nuursalaad1434
@nuursalaad1434 5 жыл бұрын
In sha Allah Sxb sare waan kudilaalayaa haduu ilaahay idmo
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 жыл бұрын
Mnsha alh tabarakallah maclin ayub yusuf wnku taxanhy cashardda allah kubarakeyo wn bilaaabya Insha alh many thanks teacher 🙏🙏🙏🙏
@ashajimale2265
@ashajimale2265 5 жыл бұрын
Asc mansha Allah yusuf Nolosheyda wax badan ayaa iska bedelay Thanks 🙏
@qisooyin-diini-ah
@qisooyin-diini-ah 3 жыл бұрын
Wcs
@Maxamedkhadar252
@Maxamedkhadar252 6 жыл бұрын
Waa marki ugu horeysay oo aan video aad leedahay arko Runti aad ayaan ugu farxay ugana helay Hada wixii ka dambeeya no1 chnnel aan youtube kuleeyahy ayaa tahay Waana hubaa inaan kugu qasaari doonin inaan wax kaa faaido ma ahane Mahadsanid ustaad
@sageoftheleaf4
@sageoftheleaf4 4 жыл бұрын
Thanks aboowe ayub for this video aad iyo aad bu I anfacay
@asiaofficial6821
@asiaofficial6821 Жыл бұрын
0
@ayaamiskimaxamed9447
@ayaamiskimaxamed9447 2 жыл бұрын
maasha Allaah markasto miisaan ikoro casjarkaan baan dhagaystaa thanks ustaad
@asiyamohamedcali6781
@asiyamohamedcali6781 5 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad😍
@cabdiraxmaanciise7025
@cabdiraxmaanciise7025 4 жыл бұрын
7/7/2020 maalin salaasa ah 2:00pm insha allh bright future
@abdallasomali5369
@abdallasomali5369 6 жыл бұрын
Calooshayda Wey Weentahay inkasta Oo Aysan Saa'id Aheyn Hadana Waxaan Bilaabayaa Qorshaha Macalinkayga insha allah is badalka Waan Kula Soo Socod Siin Macallin Allaha Ku Xafido
@luqmanscad5006
@luqmanscad5006 5 жыл бұрын
Haye wll maxa is badal ah oo aad isu
@luqmanscad5006
@luqmanscad5006 5 жыл бұрын
Aragtay
@luqmanscad5006
@luqmanscad5006 5 жыл бұрын
Se suaal hadan ku waydiyo khayaar maxa la yidhaa maba garanayee
@aishaabdikadir4566
@aishaabdikadir4566 5 жыл бұрын
👍
@kaafisowehel8331
@kaafisowehel8331 4 жыл бұрын
Wsc
@user-yp7eq2us9g
@user-yp7eq2us9g 4 жыл бұрын
شكران جزاك الله خير الله يعطيك صحه وعافيه
@umuaxlam9949
@umuaxlam9949 4 жыл бұрын
Asc walaal waxaan adaada u dawadadaa baranaamujikaga waxan ahay hooyo aad u buuran oboreshin ayan ku dhalaa hadan ilamo nuujineyaso sidee isaku cateyan kara mahadasanida
@Fagarpodcast
@Fagarpodcast 6 жыл бұрын
*Wwww Thank you My Bro Waxaa kunolahy America Minneapolis Barasho wacan*
@dahabsan4784
@dahabsan4784 6 жыл бұрын
GOBSHO FILMS anaa ku nool number kaaga maxaa weeye 🤣🤣🤣
@maryamafarahosman6585
@maryamafarahosman6585 6 жыл бұрын
Aad ayaan u jecelhy chanelkaan 😍😘
@waxlaiskafaiidaqeerkauwnaa2402
@waxlaiskafaiidaqeerkauwnaa2402 5 жыл бұрын
Masha Allah OMG mabruug aadbad uqurxsanaty wallo cayil cafimaad maha quruxna hashegin wey wanagsantahay inlaiska ilaaliyo intad iska ialalinkarto wayo wa cafimadkada wa quruxdada marka halka kasi wad ayankuleyahay wallkey hormar farxadle insh allah alxd ani alle maba iidhalin sase tahayna wantaxadara serious wayo aadban unecbanhy somalia markan jogay maba cayili jirin waxkastana wan cuni jiraye qurubaha imado wanba yabay anigo is ilalinaya darema in uumisankeyga igu sidarsamayo I don't know why lkn wan is ilalia wallkey jisakallah Tanakale matihid really qof lagu cajiso aadbeynu kujecelnahay alle haku jeclade wana kugu faraxsanahy anayway good job
@laylashire2662
@laylashire2662 5 жыл бұрын
Masha Allah wll Waa guuul wayn oo aad gaadhay Illahay ha ku barakeyo
@mohammedabdirashid7053
@mohammedabdirashid7053 10 ай бұрын
Bismillah videogan ayaa iga anfacay kuwa dietka oo idil maantana usoo adeegtay go'aankaygana waa inaa bisha la 1kowsada m.a wax walba waan diyarsaday kudhaqn iyo natiijo ayaa sugaa i.a Commentiga xasuus ahn ayaa u qortay markn hadafkayga gaaro ayaa update idin soo dhahaa guys😊
@hadaari562
@hadaari562 8 ай бұрын
Kwrn hada miisaanka zhp
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 жыл бұрын
Fiiro-gaar = inta soomalidu dhaqankeedu yahey hadaad naaxdo waaryaa calooley ama hadaad isdhuubto miskiinka wuu xanuustey wayara adagtey lakin markaan u baahdo ayuub sakiin its very useful plan i will use it thanks
@hafsaali9060
@hafsaali9060 5 жыл бұрын
Manshalah waa hadal so jeedasho leh dadkena waxa ka maqan si naxariis ku dheehanthy Allah haka ajar siyo Aduun iyo Aakhiro labadaba hadalka wanagsan waa sadaqo
@hayatmohamud3572
@hayatmohamud3572 5 жыл бұрын
mansha Allah mahadsanid bro
@mocade_1
@mocade_1 4 жыл бұрын
Mash Allah wa Ad mahadsantahay Lkn canaha 1,5 waa isticmali kara so maha?
5 жыл бұрын
MASH ALLAH👍👍👍👌👌👌
@munnamunna2777
@munnamunna2777 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin niyad jabkaas baa nadilay markaa miizaankeenu isdhimi waayo inshallaaah talaabooyinkaan baan bilaabayaa
@aishaabukar8678
@aishaabukar8678 5 жыл бұрын
Mashaa Allah fikrad saliim ah shukran walaal
@magancasayr6961
@magancasayr6961 6 жыл бұрын
You can be big and healthy still meaning lean muscle with big shoulders 😂 I love 💖 your videos broda
@nagaadahmed4331
@nagaadahmed4331 6 жыл бұрын
Thank uu Mr Ayuub waan ku dhaqmayaa insha allaha . Hhhhhhhh lkn soomalideenu way isku cayaan inuu ninku dhuubnado gabdhana waxay u aqaanan basari aan ogayn ninkeeda markaa. Markale mashkuur waan u bahanaa videogan mar horena waxan ku jiray dadkii kaa codsaday .jazaklahu khayr.
@mariamohamedmoalim2965
@mariamohamedmoalim2965 4 жыл бұрын
Asc su aal ayn jawabaa bariiska cudurta cayarka malagu cinaa sida koostada mise? Suaasha labaad rooti qamadi ah hadii la heleen wax kale oo lagu badashto ma leh? Yoghurt ma qasabaa inuu san fett ku jirin mid 0,1% caadi soma aha adigoo mahadsanid iga soo jawaab AyuubYusuf Sakiin
@caashocumaraantiko8946
@caashocumaraantiko8946 4 жыл бұрын
Masha Allah thanks haddan kusoo biray channelkaga walaal qaali ❤❤❤
@ashaismail2024
@ashaismail2024 5 жыл бұрын
Yeah true spcly his mom
@xayaatcismaan5922
@xayaatcismaan5922 3 жыл бұрын
Waxa aha 75,5 k bishe oktober ka hor oktober 10 aya bilaway ina jojiyo sokar salida iyo basto barisa Wax bilawy lin biyo kulul qala iyo träning iyo cunto madowa Masha allh had december 20 waxa noqday 67,5 k wan iska daya kadib tateniga iyo cuntad madowa Lakin sakorti iyo salida iyo wali Wa sa ojojiya mudo 5 bila laga joga had wax iguma kordhina Alx waxa had ogaday dhibka iney tahay sokorta iyo salida 2021/5/15 had diba u bilaway jafwalkeygi hore wax raba ina noqdo 58 k Insha allh Insha allh thanks malinta bilawaya waxey aheda 2020/8/10 manta wan garta wax i sican thanks adeer macan 🥰🥰🥰🥰 Wax badan ka faiday nolaw waliga 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 farxad ku nolaw 🥰🥰🥰🥰🥰
@user-bl4nz6pr1v
@user-bl4nz6pr1v 4 ай бұрын
Hadnaa meqo tahay
@kajalqueen4362
@kajalqueen4362 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going prother
@misamal6695
@misamal6695 5 жыл бұрын
Maasha allah walee cayilka qurux ma ahan hadaan kaftamo ayuub wiil yar ayaad u ekaatay hadii lees barbar dhigo videoyadaadii hore iyo kuwan dambe waxaana ku leeyahay hampalyo guusha aad gaartay ee ah inaad hoos u dhinto
@Ikraamabdullahi143
@Ikraamabdullahi143 5 жыл бұрын
Waligey qof saan uma dhageysan Ilaahow kheyr faro badan ku sii yaa allah 10 maalin kadib ayaan bilaabayaa Insha allah wan samayn dad badana wan la wadaagin Insha allah
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 жыл бұрын
ikran abdullahi
@zekeriamusa5986
@zekeriamusa5986 5 жыл бұрын
1 bil aan racay tali disa waxan iska riday 8kg xata 8bil aa dhigayay gyme 2 kg miga dhicin thnks walal
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
maxa sameye Sxp
@saxarlaabdimajid9687
@saxarlaabdimajid9687 5 жыл бұрын
Run sheeg wll
@haliimadiini557
@haliimadiini557 5 жыл бұрын
Abdulkadir Muse sidee walalkey
@ahmedabdikadirali4257
@ahmedabdikadirali4257 4 жыл бұрын
abdulkadir muse maxad samaysay wallal
@naimaali8436
@naimaali8436 4 жыл бұрын
masha allah waa xaqiiq 1 week ayan barobayay 5 kg aya iga dhacday
@sihaamali640
@sihaamali640 5 жыл бұрын
Jadwalkaan waan qortay waana jadwal aad isoo jiitay waana samen donaa insha Allah waligay video sidaan udheer madawan balse maanta waxii idhafay ama aan fahmi wayay dib baan usoo ceshanayay walhi aad isoo jiito buunoqday muqaalkaan aad baad uga mahadsan thy wall shukran
@sacdiyaabdikarim7821
@sacdiyaabdikarim7821 5 жыл бұрын
wll waxan daawaday video gaan waqti hore cawane wan daawanayaa waxaa kamid ah wax yaabaha aanka helay waxad kuso qortaa qoraal hdlka ad dhaheyso waxa daawaday wllkey o dhagool ah clipkan kadib ayu ikenay waxu idhahy is caatey clipkan faido ayuu kuu leeyahy daawo abaayo kadib waxan ogady inan horay udawady thnks wll qofki dhagol ah xitaa wuu fahmayaa waxaa kahadleyso
@sabrinahmed7601
@sabrinahmed7601 4 жыл бұрын
Friday, may 29 Waan wadayah waana soo arkayah 85kiilaan noqdey annah Waan u qaadnayah taladaada insha alah
@alikadiye7995
@alikadiye7995 2 жыл бұрын
hye wll maku guleysty
@farhiah8303
@farhiah8303 6 жыл бұрын
Ayuub waxaa ii tahay macalin aan cadi ahan maxaa yeelay waxa tahay walal mar kasta nala wadago wax fican aad ayaa ii dhiri galisaa waxana ka xiisin fidoyowgag mar walba anigo faraxsan ayaan dawadaa alaha qar ha ku siiyo abowe
@sacdiyaadontiialle5402
@sacdiyaadontiialle5402 5 жыл бұрын
Waan qortay intaba mhdsnid waana bilaabayaa insha allah
@hubiabdullahi7246
@hubiabdullahi7246 5 жыл бұрын
Jazakalah kheeran
@simanisak2665
@simanisak2665 4 жыл бұрын
Asc wallaheyga dhamaan Salan qaas ah walalkeyga ayuub walhay video gaan ayaan dawaday anigoo 2bil dhalan kadib horay ayaan kabilaabay walina toos ma u sameyneynin marmar cubtada caadiga ah ayaan usoo laabanayay 2bil gudahood ayaan 14 kg iga dhaxday mashalaah waankuu duceyay walhy waadna mahadsantahay
@shushucalishushucali2462
@shushucalishushucali2462 4 жыл бұрын
Calosha mahayareyo lin dhanan marawe mahakale yareyo
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 жыл бұрын
Siman isak wllo ilmaha naaska ma nuujisaa hadad jawaabtu tahay haa ila wadaag Wllo wxd sameysay mahadsanid
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 4 жыл бұрын
Abaayo anaa labo bil dhalane ilmahan ubaqay wax dhaba miyaad lakulantay
@simanisak2665
@simanisak2665 4 жыл бұрын
Fadxiya bintu jama asc walashey waxan sameyayqueaacda ilaa qadada jadwalka si sax ah ayaan u fuliyay lkn waxan badi badali jiray cashada waxaan cuni jiray 2xabo rootiga madoow 1xabo moos ama yogrt iyo fruits ama digirta bins ka biyo badan MaXisaban jirin ilaa habenki ,aniga subaxi 1liimo ayaan cabi jiray hebenkiina hal liimo sanjabiil maku darsaneynin Baby ga datriis marmarna cuntada caadiga ayaanba cunayaya wakaas walashey lkn 2week hore si sax ah ayaan u sameyay jadwalka wax dhiba mala kulmin waa caadi
@AbukarDeerow
@AbukarDeerow 6 жыл бұрын
Walalka aan isku gobol ka nhy caqligaga saliim ka ah Wadankena wax badan ayu utarayaa Alle haku dhowro
@maajidshariif4859
@maajidshariif4859 5 жыл бұрын
Abukar Deerow gobelkee ka yimid yusuf sxb i sheeg
@khaliddirie2374
@khaliddirie2374 5 жыл бұрын
Abukalhvv
@xamdiapdirahman658
@xamdiapdirahman658 4 жыл бұрын
Gobolka gedo gaar ahaan magaalada balad xaawo
@yahyamohaabdi5978
@yahyamohaabdi5978 5 жыл бұрын
Walal/macalin ayuub yuusuf sakiin wc wr wb macalin waad mahadsantahy 100 % mawduuc yadaada nooc walbay udheeryihiin waa nagu wajib kafaa ii daysigooda waxaan kaa codsan lahaa in aad soo badisid latalinta dhalinta soomaaliyeed ani ahaanne mawduucyadaada waxay badaleem fikiradaydii khaldanaa waxaan rajaynayaa inay sidoo kale badalaan qaabkayga kusaabsan mawduuca shukran macalin
@abdirashiidabdi6158
@abdirashiidabdi6158 5 жыл бұрын
Ustaad waxaan kaa codsaneyaa inaad noo soo bandhigtid sawirkaaga adigoo calool leh oo buuran.waxaana kuu balan qaadayaa inaan sameeyo talooyinkaaga markaan Guursado Insha Allah Mahadsanid.
@mazbalomar7022
@mazbalomar7022 5 жыл бұрын
insha allah ana hada ayan kudhaqaaqayaa taladaada walalkey wayo waxan is arkay anigoo ka weynaaday gabdhihii facayga ahaa
@qali0262
@qali0262 4 жыл бұрын
Walaashey Anba sidoo kle wxy dadka dhahaan inan faceyga da' ahan ka weynahay sababta ay thy muuqaal ahan inan ka weyn nhy wn ku dhubsaday runtii Anigo cuqdad dareemayo ayn iska dhigaya inan caadi ahay Oo hadalkoda wax ii dhimin
@Mazbal
@Mazbal 4 жыл бұрын
Waaaaa samideeey
@cabdisalanthanks2135
@cabdisalanthanks2135 5 жыл бұрын
pro thank you alfa mara
@MMHaji1
@MMHaji1 3 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu qeyran.
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 4 жыл бұрын
Mahadsanid 🥀❤️
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 6 жыл бұрын
Mahadsanid beri baan ka bilaabin insha alaah hada waa ii habeen xili danbe ah waana kula wadaagi doonaa natiijada hadii alah garto
@xasanfurdug5712
@xasanfurdug5712 6 жыл бұрын
Farduus Ahmed dadaalaa wuu gaaraa Dadaal
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 5 жыл бұрын
Wa sadax bil ka dib nala wadag
@dirowibrahim684
@dirowibrahim684 5 жыл бұрын
Walal hadan KU darso tuun. Mexy dhibtaa
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
I am the first
@naimahassan5635
@naimahassan5635 5 жыл бұрын
Mashaa allaah Mashaa allaah Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar allaah haku dhawro walaalkay qaalia .
@godatilatuavita4377
@godatilatuavita4377 5 жыл бұрын
Asc walal ayuub, mawduca ku saabsan iscaataynta aad ayuu muhiim ugu yahay qof walbo waayo waaa cafimadkeena waana ku mahadsantahay wixii aqoon ah aad noo kordhisay inkasto aan ku xasuusin lahaa cabista biyaha cad in ay aad muhim utahay qofkii process iscaatayn inu bilaabo rabo waxana filayaa inaad ilawday qodobka biyo cabista markii aan joogno koobta shaqo iyo banankaba! Si walbaba ha aato in badan mahadsanid!!
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
Calaamadaha QARSOON ee Qofka GUULAYSTA! l Nolol Qurux Baddan #38
16:59
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 85 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 74 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 22 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA
11:32
Fartun Happy
Рет қаралды 127 М.
Sida isku caateeyay bila jim ila 30kg iga dhacdey in year
14:31
Mahdiya dhii
Рет қаралды 6 М.
SIDA LOOGU GUULAYSTO WAX WALBA OO AAD DOONAYSID! l FIKRAD #24
13:13
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 148 М.
Sida Loogu SHEEKEEYO Gabadha Aad JECESHAHAY! l Nolol Qurux Baddan! #21
14:19
Застрял в КУБЕ😱
0:21
Koko Nicole
Рет қаралды 1,9 МЛН
My Hero Brother‼️ How to Survive Swimming Pool😎 Like a Boss💕❤️😘 | JJaiPan #Shorts
0:49
Duolingo RABBIA! 😡! 🔥 #duolingo #anger #clay #insideout2
0:14
Amazing 3 iPhone Trick Shot
0:32
That's Amazing Shorts
Рет қаралды 21 МЛН
Когда НИКА пришла к бабушке!
0:21
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 4,1 МЛН
Tisue ajaib
0:17
Nicholas Noah
Рет қаралды 42 МЛН