Sideed U Guursatey? Abwaan Hurre Walanwal Qaybtii Labaad & Xuseen C. Deeqsi

  Рет қаралды 146,181

War iyo Wacaal

War iyo Wacaal

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha 9 ай бұрын
Allah unqxariisto Abwaan Hurre Walanwaal Galabta ayuu kugeeriyooday Magaalada Burco 15-12-2023 Rabbi janada kaawarabi😢😢
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Inanta xaga midig baa loo seexin jiray labada adina waa laysu saari jiray haday kala qaadona waa laysugu celin jiray👍👏👏 Nin rageed Hurre walanwal
@khadarlibaax4403
@khadarlibaax4403 4 жыл бұрын
HURRE walanwal walhi waa macalin abwan indher garad nin wayo araga allhaku xafido aduun iyo aakhiroba abwan ♥️♥️♥️
@IidcabdiMuxumed
@IidcabdiMuxumed Жыл бұрын
😊❤ 😮😊
@IntisaarAhmed-up2fl
@IntisaarAhmed-up2fl 6 ай бұрын
Alla ha u raxmdo dhaqan yaqan hure walan wal
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 ай бұрын
Ali hawo naxaristo abwan hure walanwala waa ragi dhaganka yaganaya xikmada
@mohiyodinmohamedmohamud8228
@mohiyodinmohamedmohamud8228 2 жыл бұрын
Wa Xigmad muhiim ah inta abwankan wxka sheagaysaa wax marato jasakalaah
@xikmadraadshe9345
@xikmadraadshe9345 4 жыл бұрын
Abwaan hure waxaan ka qoray ``dad waa diin ama dhaqan ''
@mohsen6878
@mohsen6878 3 жыл бұрын
Alla dadkii hore aragti iyo aqon badana Allow ku daa abwan hurre walanwal Waa shaahid shalay iyo mantaba jogay Ee da' yartu ha dhgeysatan waxa loo dhigayo
@Maryan_idil
@Maryan_idil 8 ай бұрын
Rag waa ragii hore hadalna waa intay dhehen". Abwaan rabbi hakuu naxariisto
@awilali6102
@awilali6102 9 ай бұрын
Ale ha unaxariisto
@johrofarah916
@johrofarah916 5 жыл бұрын
Alle cimrigaaga hakuu barakeeyo wlhi dadkii xigmada lahaa waa wayeeliiboon ax iyo waxa mnta wadanka u haray
@faraxmustafe
@faraxmustafe 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@Marwa-fk5wg
@Marwa-fk5wg 6 ай бұрын
Alle haku naxariisto😢
@ubaxsaleban2571
@ubaxsaleban2571 6 жыл бұрын
Manshalah gabdh LA ilaliya
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
ubax wa in lagu sahamiyaa
@ubaxsaleban2571
@ubaxsaleban2571 5 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 Xagad iiga sahmin
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
@@ubaxsaleban2571 .mida uu.odeygu sheegayo inaad thy baan hubin lahaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
AHUN
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 8 ай бұрын
Allow kuu naxariiso muxuu xigmad la godgalay.
@faruuryuusuf3091
@faruuryuusuf3091 4 жыл бұрын
HurawAllan walwaa ninwaxgarad ah oo soojireena ilaahay hadaayo
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
26 Ka Dislike Gareeyay Video gan Malaha Maaha Somali Saafi Ah Hadaanay Forieng Ahayn
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
kalimatul xaq illaahay ban kugu cadaabayn hadalkaa hure waa wayo arag
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Hure Waa Rageedii Living legend
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Maha allah abwaan hurre walanwal
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 9 ай бұрын
Alaha unaxariisto murtidiisa iyo dhaqan ka sheekayntiisa waan jeclahay
@abdullyusuf2613
@abdullyusuf2613 3 жыл бұрын
Awoowe gabdhahii hada tiktok buuxan free ayaa lagu firsada cawradhoda 😅🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waad qoslisay kkkkkkk
@maweladadhalanka6925
@maweladadhalanka6925 5 жыл бұрын
Abwaan waqti yaqaana dheh
@xikmadraadshe9345
@xikmadraadshe9345 4 жыл бұрын
Walee duqon lama jcla . Waxaa igu maqaale ah doqeenu duxmaleh
@IntisaarAhmed-up2fl
@IntisaarAhmed-up2fl 6 ай бұрын
Duli alla ku badninka waxaso xikmada ka shekaynaya ayay leeyin qar xikmad naleh
@warsamegabaxeey688
@warsamegabaxeey688 3 жыл бұрын
Abwaanku si wanaagsan ayuu u tilmaamay quruxda dumarka lkn meelaha qaar ma fahmeyno aniga inkaloo badan ee ma heli karnaa qof gabaygaa oo dhameystiran inoo soo qorta waliba commentska.
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
WAAGII HORE QURAAFAAD AYEY AAMINSANAAN JIREEN
@abdimohamed8566
@abdimohamed8566 8 жыл бұрын
iyadii buu kasii dhamaynayaa
@shucaybcabdiraxman8917
@shucaybcabdiraxman8917 5 жыл бұрын
Wlee waa runtii allow ku daa hurre walanwal cidda inanta dayacday waa inaader keed kkkkkkk
@abdiosman6148
@abdiosman6148 7 жыл бұрын
waa dhab iminka kii u xigey ayaa looga baqayaa. Waxaan garanayaa qaar uu garciyey inaadeerkeed ruma
@abdiosman6148
@abdiosman6148 7 жыл бұрын
wallee siday wax u jirijireen ayuu sheegay iyo siday hadda waxyihiin
@xamseabdisamed2444
@xamseabdisamed2444 6 жыл бұрын
xaqiiqbuu kahadlay hada maxaa lahayaa
@hayiryare8136
@hayiryare8136 9 ай бұрын
Kani wariye ma ahan waayo wuuba gaagixin abwaanka
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk abwaanka iyo hablaha ha colaysii
@kingsulaiman7930
@kingsulaiman7930 4 жыл бұрын
Hada waxey maraysaa awil hadeer maxaad ilahayd hade mxaa ilahayd Markii dhoweyd maxaad ilahayd
@CMC760
@CMC760 8 жыл бұрын
hurre noolow
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 5 жыл бұрын
Odaygan madoobi meshaa xigmad kuma hayo adeer odayada Xeer Ciise yaqaan wax ka baro
@yusufali3737
@yusufali3737 4 жыл бұрын
Warsame Waberi AdiguMa Nin Casbaa Raadinaysa Fucking Qoowmuun Luud 😂😂
@yasinali5301
@yasinali5301 4 жыл бұрын
Warsame Waberi odayada ciise eed sheegayso maxaa laga bartaa ma dadcun nimada iyo qoryo ismaris nimada kkkkkkkkkkk
@mmhabeb
@mmhabeb 4 жыл бұрын
Ceeb ina gumeed ha noqon ee u qir anwaanka qoodhaa iyo xeradaa!
@Abucubayda24
@Abucubayda24 Жыл бұрын
Qofka midabkiisa in lagu caayaa waa xaaraan
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 5 жыл бұрын
Khuraafaat baddannaa
@abshirahassan3894
@abshirahassan3894 7 жыл бұрын
adeer waa quraafaad waxaas
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
abshiro waa in lagu sahamiyaa kkkk
@johrofarah916
@johrofarah916 5 жыл бұрын
Quraafaad in eeythy maxaad ku cadayn dadku wagaaas ayuu xadaarad lahaaye miyaa la iska hadlaa dhaqan weeye lkn quraafaad meesha ma yaal. Viva dadkii caqliga saliimka ah lahaa somalida manta oo wada wareersan.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
malaa yacani dhaqan kii hore
Hidaha iyo Dhaqanka Muse A Farur
22:48
andaahir
Рет қаралды 134 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
DAAWO OO HA QOSLIN..? BOON XIRSI & Xuseen C. Deeqsi
1:13:48
War iyo Wacaal
Рет қаралды 547 М.
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 997 М.
Daawo Wareysigii Aan La Yeeshey Canbaro Nuux Maxamed
24:30
Googoos Media Production
Рет қаралды 648 М.
faylasuuf dhoodaan
57:40
ikhyaar hassan
Рет қаралды 58 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 200 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15