**Sidi Cali Winkey - Bal Ilaali bal

  Рет қаралды 79,300

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 40
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Heesta asalka ah ee aun Axmed Mooge Haybe uu qaadayo halkan ka dhageyso iyada oo kaban ah kzbin.info/www/bejne/jqizeJ2teN6IiJI
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Wuu soo dhaweeyey heestan inkasta oo uu hal tuduc ka maqanyahay waxaa originalka leh Aun Axmed Mooge mahadsanid Caweyska Dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Mudugboy walaal adiga mahadsan. Waan raadiyey Axmed Mooge tiisi laking ma helin. Run ahaante heestan markii igu horeysay idaacad Hargeisa siideysay waan xasuusta. Bariga waxaa aad loo xiiseen jiray makhayadaha shaaha ee samaceedaha xooga weyn kuwaas midba midkale heesaha xulka ka dhawaajiyo 1970s ilaa horeentii 1980s.
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar walaal waxaa jirtey xilli aan hayey cajil ay ku jirto heestan oo video ah bals nasiib darro way iga dhuntay laakiin waxaan hayaa iyadoo maqaal ah . Qofbaa iga iag codsaday sidaa darteed ayaan youtube iyo meela badan ka dhex raadiyey waxa keliya oo soo bahaya waa taadan video-ah ee uu qaaday fannaanka reer djibouti iyo isal isaga oo maqaal ah balse originaalkii meelna kuma jiro marka waan soo dhigi doonaa insha allaah
@aawad1260
@aawad1260 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Aad iyo aad baad ugu Mahadsan tihiin dedaalka aad u gasheen heestan in aad halkan soo gelisaan. xusuusti beri samaadka......
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+A Awad sxb adiga muddan. Hadaan wakhti badan heeso badan baan soo galin lahaa sida dhalinyarada studios leh. Anigu waxaan ahay qof shaqo kale ka shaqeysta. Tani waa part time job ama hobby. Thanks
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 6 жыл бұрын
soo dhaweeyey aa hhhhh axmad m00gana waad dhagaysataa
@jaamalarane959
@jaamalarane959 5 жыл бұрын
ma ogtahay amaanada cirkanaad arkaysiyo dhulkiibaa ka ooyoo u adkeysan waayoo adiguna naf idilbaa oogada ku qaadoo adhaxdaada saartee bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside ma ogtahay aniyo adi axdi baa u dhexeeyoo ma ogtahay mid keenii oofin waayo wacadka ifkoo lagu kadeediyo abaalkiisu waa naar abu jahal agtiisiyo bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside ma ogtahay haweenkiyo hablaha eynigaaga ah asaagaaga oo badan ayuunbuu ayaan qudha uurkeygu gabadhyahay rabi kugu abuuroo kali kuu ahaatee bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside 0
@abdillahiawad156
@abdillahiawad156 8 жыл бұрын
SuniitaaHeestan aun Axmed Mooge ayaa qaaday bilowgii sannadihii 70's. Ciddii haysa 'originalka' fadlan soo geliya.
@colaad20
@colaad20 9 жыл бұрын
Che bella canzone!
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Meel u Libaax ka kacay atoor fadhiisay weeye Xaalku
@abdillahiawad156
@abdillahiawad156 9 жыл бұрын
Winkey heesta waad keentay, hase ahaatee midhaha ama ereyada qaar baa kaa yare khaldan. Hees hore haddaad qaadayso, iska hubi ereyadeeda.
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 8 жыл бұрын
yaa leh orginal heeskan ?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
+suniitaa hajji waxaan umalynayaa Aun maxamed Mooge
@HelpDesk-qe7wx
@HelpDesk-qe7wx Жыл бұрын
Ma dhawa
@ameingulied9789
@ameingulied9789 5 жыл бұрын
Bal ilali bal 💘
@rhhtf
@rhhtf Жыл бұрын
Waxatahe waalale itekusugan taye siidii cali
@iftiinseheacadmey25
@iftiinseheacadmey25 6 жыл бұрын
Wooow 😪😪😪 waa run bal ilaali Bal ilaali
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 жыл бұрын
Sidi ali long time q7 Djibouti nolow brother
@ibtisammohamed8123
@ibtisammohamed8123 3 жыл бұрын
Heestaan Aad Ayaan ujecelhay anigo ka xanaqay ninkaan jecelaa ka tagay ayo iso diray markaa isema qawin ilhay mahadisa manta waxan ahaye xaskisa lawo ciyaal ayaan uhayaa jecelka waa waxa jiro walhe isema lahin ninka ayaa calaf iseko yilan duntaan ❤️❤️❤️❤️ ilhay idaa xajigay iso ducay ino iseko kiin daayo ineta nolosha ka dhiman
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 6 жыл бұрын
heesta dhulkuu la dhacay walhi hadaad dhagaysato axmed mooge
@mobayle8508
@mobayle8508 6 жыл бұрын
Janooyinka ka qadi maysid inta aad heeso macaan oo nafta u roon aad noo qaadaysid.
@barawaani7519
@barawaani7519 5 жыл бұрын
Uu ku xaarey heestii
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 6 жыл бұрын
Xasuustii AHN ahmed mooge liibaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin ilaahay ha naxariisto
@aawad1260
@aawad1260 7 жыл бұрын
Heestan oo uu AXMED qaadayo, lama waayi karee, fadlan, soo geli ha luga qaybsadee! Winkey- mahadsanid- ereyadse, iska sax.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+A Awad Waa tahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
A Awad waatan. Iyada uu aun Axmed Mooge qaadayo kzbin.info/www/bejne/jqizeJ2teN6IiJI
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 4 жыл бұрын
Asck dalmar masoo saarikartaa heestan markuu qaadayso ahun axmed mooge adoo mahadsan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa tan wll laakin waa cod kaliya ma arag iyada oo video kzbin.info/www/bejne/jqizeJ2teN6IiJI
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
Nice
@Rahiim7
@Rahiim7 3 жыл бұрын
👌
@abdirahimali250
@abdirahimali250 9 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@barwaqoquman6451
@barwaqoquman6451 7 жыл бұрын
Abdira him ali
@hassankafio1262
@hassankafio1262 5 жыл бұрын
Sidee ninkani asagoo reer xamara u keeni karaa heesti axmed mooge liibaan cajiib
@cismaanxuseen2836
@cismaanxuseen2836 5 жыл бұрын
Hassan gutale kuna hadla
Sidi Cali Winkey | Heesta Iska Daansho Dhaanshood - Idishaye
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 156 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 107 МЛН
Heesta ifraaxey codkii saydii cali winkey
6:10
Omar Hiro Official
Рет қаралды 1,2 М.
Axmed Mooge aun | Heestii Bal Ilaali Bal | Classic
8:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 104 М.
Afar Song Kumagan By Artist Sidi Ali
4:53
ayrory
Рет қаралды 224 М.
Siidi Cali Wankey l Allah Faxane l Xasuustii Maxamed Mooge Ahun
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 65 М.
MUKHTAAR CANTAR - BAL ILAALI BAL XASUUSTI AXMED MOOGE QAACI KABAN 2019
6:04
Heesta Bal Ilaali Bal - Cabdiqani Kaarshe | Xusuustii Axmed Mooge
5:00
Sayid winkey iyo heestii rafaad anaa soo maree
6:16
Omar Hiro Official
Рет қаралды 10 М.
SIIDII CALI WINKEY HEESTII DHALINYARO LIVE MUSIC VIDEO 2020
7:45
XARIIF MEDIA
Рет қаралды 104 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН