Mashaallah Walashay magaciis bahalka aad ku nadiifinaysid Qolka Xaaqin camal miyaa. Af Deutsch ahaan iigu sooqor. iisooqor Sis. Amazon miyaad kadalbatay?. Grüß aus München
@Animeedits1348 Жыл бұрын
Madhllh xbbty allah indhawro adiyo awladayda an habada u ahy abyo waxad isheegta ilmo yaro sanad iyo bar jiro hadey xanaqdo kudili bax kudhihi ani san udilayay waa kudalay wax hadan kuturo way iguso celin ulbaan uyara qadan wan xanjafin hadane way isii tuuri oo bax tag idaa unbay kuhayn ani unba inta kudaalo iskadayn marmar way isasaban maam hab bay dhihin abyo xal isheek intaa andilayo waxan isleyhy yeey af celin kugu baran oyso kuwaynaa
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Abaayo ilmaha lama dilo. Da walba ha jiraan ha dilin ilmahaada teeda kale waa saqiir ilmaha intaa la eg lama dilo. Diinteena nama farin ilmaha in la garaaco ee haku danbaabin. Ilmaha dilka dhaga adeeg iyo dhibka ineey sii badiyaan ayay ka qaadan. Teeda kale ilmaha lama ogala inaad taabato hadii aad dhul gaalo joogto. Hadal qaldan dhan laguma dhoho. Ilmaha naxariis,jeceel, iyo inaad u dul qaadato ayay u bahanyihiin. Si wanaagsan wax ugu sheeg haku qeeylin hana dilin. Qoraal wax laguma dhameeyn karo walaasha ayaan rajeeyn ineey sifiican kuugu soo faahfahiso.
@malyuunhalane8284 Жыл бұрын
Wcs wrb abaayo ilma sanad iyo bar jiro aad ayuu uyaryahay hadilin xalka dil maaha waa ku fahmikaraa xanaaqaa ka tanbidinaaya waxaa soo qaadataa buug tarbiyada yuotube wadaada tarbiyada kahadlaayaa kabuuxa fiirso laakiin abaayo bilow maanta ul may dil may markaa xanaaqdo qolka aad adiga alle bari inuu samar kusiiyo dilla abaayo ilmaha qalbiguu ka dhawaacaa anba hooyaa ahay waa laidhibaa ilaahey waxaan weydiistaa samar gacanteyda inu xakameeyo anagaa ul kusoo kornay ushaan xal u aragna balse may waa inaan badalnaa jiilkeena cusub abaayo banaanka gee tv kayaree hadey daawato tel hana udhiibin allaha no fudeeyo anaga dhan samir allaha nasiiyo iyo dulqaad ducada aan badino