Allahuma baarik abaayo Allaha kuu barakeeyo Randa waa baariyad saad baariyad u jecel Hooyo macaan qabrigeeda nuur Allaha buuxsho u aheyd bey iyadana baariyad kuugu noqotay kuuguna ahaaneysaa Allahuma baarik Allah isku kiin daayo Allaha kaama dhex baxsho caruurtaada Allaha kuu daayo. Nasriiney waxaad ku socoto waa ducadii Hooyo macaan Allaha kugu hago sidii jiheeya wax ugu hago. Qof dhul gaalo saas ugu korinayo diinta caruurteeda abaayo Allaha ku dhawra Allahuma baarik Ilaahey dartiis aan kuu jeclahay waana ku taageerayaa waligey Allaha ku xafido abaayo adiga iyo caruurtaadaba isha nacasta ah kuma aragto Allahuma aamiin.🤲🏽🤲🏽🙏🏽🤲🏽
@hooyocooking Жыл бұрын
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco allaahana no wada xafido ubadka inta aan heysana allaaha ku irzaaqo walad saalix ah yaa rabiii