OGI OGI ALWAYS BATRAYAL NEVER COMES FROM YOUR ENEMIES!
@abdisalamibrahim31732 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@inafaarahbaad56372 жыл бұрын
Wll barnaamijka soo kordhi wlhy wa amazing
@maxamuudsaid39922 жыл бұрын
Masha Allah Abdi Xafid Wan jeclahay Barnamijkan Allah Ku Xafido waxyalo Badan Ayan Kabaranay Noo soo Badi Sxb Ninkan Wax DILAY MUUSAD OO DIIDAN INUU CID KALE WAR SIIYO AMA UU CADEYO CIDUU WARARKA SIIN JIRYA INU TILMAANO WAN LA IS DHAFSHAY
@cabdulqaadircalixeyle58522 жыл бұрын
❤❤❤❤
@suadmire74502 жыл бұрын
Asc jaajuus walba waxaa dila dadkuu u shaqeeyo jaajuus meel xun ayaa udanbaysa allaah ha cadaabo amiin amiin
@hoomeyozil63562 жыл бұрын
Dadka noocas ah Wlhi waa kuwa dunida ugu liita aqash dheh faqri kasto aa ahay xitaa Wlhi bilyanis hadii lee soo bandhigo anoo gaajo udhiman rabo halwar bes noosheeg Wlhi wan udhiman lahaa gaajadas
@abdullahifarahmohamed77362 жыл бұрын
Mahad Salaad
@horqaadtv25502 жыл бұрын
ASC A H BSTV SXB AAD BAANU U XIISAYNAA BARNAAMUJKAN SIRDOONKA SI DHALINTAN SOMALIYED AY UGU BARAARUGAN UGANA HORTAGAAN DHIBAATADA KU GADAAMAN EE HAYSTA WALIBA WAXANU JECELAHAY INAANU HELO USBUUCII 3 MAALMOOD WALIBANA AAD ISAGOO WADANIYEYSAN THANK YUO DEAR BRO ABDI HAFID AND GROUPS BSTV MY OSMAN AHMED ALI ( SUUTE) KISMAYO SOMALIA KISMAYO SOMALIA SIDAN WAXAN UGU QORAYAANA WAA HOPPY-GAYGA ANIGOO KA SOO HORJEEDA XARFAHA LAND LAND KA IYO QABIILKA
@cartancartan84522 жыл бұрын
Isgaaa is dillay simple
@yahyajama83192 жыл бұрын
Waa Sual : fudud mr cabdi waa imaan xumo kow, marka labad waa waxlaan dawlada uu qokasi ka shaqeyo!!
Hadaan su,aashaada ka jawaabo ninkaa waxaa ku kalifay in uu dalkiisa iyo dadkiisa qiyaano waa iimaan dari iyo aamin la,aan uu ka qabo dalkiisa in aanu hormar Gaari Karin 💯💯💯💯💯💯 that is my opinion.
@abdifatahmohamudsalad6552 жыл бұрын
Shaki igagama jiro iney jiraan kuwa badan oo manta gudbiya xogta Somalia 😢
@timeforbinaryoption77152 жыл бұрын
😅😅😅😅somalia xogta taala maxy tahy yadaaba is cuntee
@abdullahifarahmohamed77362 жыл бұрын
Mahad Salad😂😂😂🤣🤣
@abdulahisheikh59732 жыл бұрын
Waa balan taasi
@mahadguray42412 жыл бұрын
Nacalaa Ku yaaal ayuu ahaa Waanu garanaynaa qaar Soomaali Ku jira waliba xilal u haya
@mohaabdiaziz19772 жыл бұрын
Waa inuusan iimaan lahyn,qof iimaan leh lama iibsan karo
@aminaomar62712 жыл бұрын
Aniga waxa aan dhih kara in ay yuhuda dishay si aan loga helin information kale wayne arken in u wadamo badan lacag u ka rabo .
Sirdoonka mosad markaad wararkooda daba gashid 80% kiiba ma dilaan basaasiintoona mana ka hadlaan iyaga ahaantooda qof basaas ah war uu u keenay inay sheeg sheegaan lkn ninkan sidaa uga shekaynayso hada adigu wuxuu u eg yahay war ay israiil ku xumaynayso ninkaa beena ay kaga sheegayso ayguna ay dileen
@salmaanmahamed51092 жыл бұрын
C/xaafid sxb sheekada waad nugu badh jartay noomaad dhamaays tirin masar sidee ayay ku ogaaday inuu nin kaas basaas ahaa mise markuu dhintay ayay dib ka ogaaday sxb ?
@amiranuurahussein42652 жыл бұрын
Dadka noocan ahi way Ku badan yihiin carabta
@fadumojama222 жыл бұрын
Waxan umalaynay inay diilen kuwu baassska u aha wana waxa dhac adunka
Ben mahan daba dhilif walba melxun bu udanbeyaa ..alaa maxa somlida ugu badan tahy dalkooda inay gataan ilahow naga qabo
@kumakuman10962 жыл бұрын
Somalida gacan bir laku qabto waaye
@mohamedarsalan34112 жыл бұрын
Ashraf marwaan wuxuu qabay muna Jamaal abdinasir
@فريحهجامعيحيه2 жыл бұрын
Maal aan ku iibiyo dalkayga,iska,daaye,Naftaydaan,u,hibsynayaa.
@HanaanUpdy-ko9ku Жыл бұрын
Lacakta dadka ayey dhumisa sir
@feysalozil86812 жыл бұрын
Suasha naweydiise waxa ka horeeso saraakil mossad telefan codkooda side ku hesheen saxafada filimkan Mossad soo jishey ninkaas in uu daacad ahaa lasumcad dilaayo ila thy
@yusuufcaqiibo15762 жыл бұрын
Taariikho khaldan ayaa la inoo dhigaa iyo sheekiyin reer guuraraac ah. Anwara saadaat qudhiisa ayaa khaa'in ahaa. Israa'iil intii aan la dhisin waxa la dhisay israa'iil walaalaheed oo ah xukuumadaha carbeed. Ninkan iyo sheekadiisa iyo qaar kale oo fara badan ayaan akhriyey.
@ahmedabdi94612 жыл бұрын
Horay loo yiri lacag nin wey dishaa dumarne wey seexisaa lacagta ayuu uxishay
@sabirwehliye26732 жыл бұрын
Sido lo burburinayo somaliya iyo siyasadaha ka dan beyo tolow maheli dona iyo dad somalida logu adeganayo...
@abdisalamibrahim31732 жыл бұрын
Musaad ayaana dishay sidaay Ila tahay
@abdisalamibrahim31732 жыл бұрын
Abdihafid aniga waxaay ila tahay inu ninkaas horaanba inu yahudi ama kiristaan ahaay waxaa kala oo laga yabaa inuu habla musaad katirsan u galma lasamey kadibna u ka yaabay in aay faafta fuxsha kadhacay