Sir ninkaada wax Looga Qaato intan samee Gabaryahay iyo marka Gogosha Lacagta sida roobki

  Рет қаралды 101,423

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Sir ninkaada wax Looga Qaato intan samee Gabaryahay iyo marka Gogosha Lacagta sida roobki

Пікірлер: 468
@munaabdi4436
@munaabdi4436 4 жыл бұрын
Wlhi aniga Weyba igu adagtahay in aan qof wax weydiisto ee Illahey gacan bini aadan inooma baahiyo. 🤲🏻🤲🏻
@hodanfarax4298
@hodanfarax4298 4 жыл бұрын
saxiix weeye midhkaasu
@yywvy7025
@yywvy7025 4 жыл бұрын
Sax
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 4 жыл бұрын
Waa runtaa
@maryanshire9055
@maryanshire9055 4 жыл бұрын
Ameeen
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 4 жыл бұрын
Masha alah sheikh alxamdu lilaah aniga Wuu gacan furanyahay xaajigee iigu soo duceeya inta haysan alaha siiyo aamiin
@bladee7042
@bladee7042 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah ilaheey hakuu siyaadiyo il xun iyo ilxarar ilaheey niima tuso abaayo macaan aniga baqiil ayuu iga yahay xitaa biil ima ogolo shansano i qaba sadax cunug aya u dhalay wuuna heesta lakin wa xasid ilaheey hasoo hanuuniyo
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 жыл бұрын
Masha allaah alle swt ha idiin xifdiyo aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 жыл бұрын
@@bladee7042 mcney Duceeyso Iskana sabae Talada sheikha raac bal isbadal inuu dhoco
@ifkaxasan9391
@ifkaxasan9391 4 жыл бұрын
Masha aallaah
@aishahaji3322
@aishahaji3322 3 жыл бұрын
Amiin wlll
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 4 жыл бұрын
Walalyal manta ma heli Kara 200 qof o ii cawiso dar Allah ♥️♥️♥️
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 жыл бұрын
Mxan kacawina abyo oo awodena ah kama xasdene
@zupazapoy8665
@zupazapoy8665 4 жыл бұрын
Waaa runtedah maxan ka cawinah
@fadumasharif4999
@fadumasharif4999 4 жыл бұрын
Mxa ka cawinaa abyo
@qamarbintmaxamedchannel5973
@qamarbintmaxamedchannel5973 4 жыл бұрын
Maxaan kaa caawinaa xabiibti noo Soo qor Wll
@queenofcakes3275
@queenofcakes3275 4 жыл бұрын
Wll aniga subscribe igu caawiya plz😢😢😢
@sofilaali1050
@sofilaali1050 4 жыл бұрын
Waa arin jirta dumar badana heysata lkn aniga alxm asagaba ii ogolen waxan ubahdo iskaba daye wuw idhaha heyso inuw jebkaga marnado ma jecli inta heysata allah usiyadiyo intan heysana allah siiyo
@asioaxmed875
@asioaxmed875 4 жыл бұрын
Masha allah xbbti ilhy haysku kindayo hana idin xifdiyo
@ilovemymom1623
@ilovemymom1623 4 жыл бұрын
amiin abayo
@asmaali6399
@asmaali6399 4 жыл бұрын
MashaaAllh Allaha isku kiin daayo
@duniyoadan5980
@duniyoadan5980 4 жыл бұрын
Min yaro maad ika dhigatit xabibti
@dhiiranedh5495
@dhiiranedh5495 4 жыл бұрын
@@duniyoadan5980 ha ka maseyrsiin
@cashocuud6270
@cashocuud6270 2 жыл бұрын
Shiiqow alle kheyr haku siiyo mid alle calaf igu daray wllh inuusan intaas iyo kabadana kujilceyn alle isoo duceeya inuu alle ijilciyo Muslimiinta I maqashooy wllh waa dhibanahy dhanka ninka cariiri aan dareema waana wllkay guur wllnimo mleh iska jira gabdhow😭😭😭😭
@gabdhasanadka5198
@gabdhasanadka5198 Жыл бұрын
Alle ha ku so jeediyo abayo alle bari
@shukribaabe
@shukribaabe 5 ай бұрын
Alaha cariirika kaasaaro
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
Shekhow raga qaarkii xaskoda waxpa uma ogolo eygo haayan sabbtuna magaranyo allow nin gacan adag misana xun ha,ii badin🙏🙏🙏🙏🙏 Shukran..... Sheikh❤️
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 4 жыл бұрын
Wlh wn yabay ma aminsani laba is qabto wx kla qarsadan Aniga walige ma guursan gabDh na ima waydin Iska da xaaske raga saxibada ah aya hal jeb wda isticmalo se Carurtada Hoyadoda Wx adun yalo ugu diide waxaa laga yaaba inaysan hayn waxa e ka dalbaneyso
@ji8698
@ji8698 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin abaayo
@bladee7042
@bladee7042 4 жыл бұрын
@@yaasirtikle. weyjiraan ninman gacan adag aniga shansano ayuu i qaba xitaa biil kama helo wax dhacdhac mahine
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 4 жыл бұрын
@@bladee7042 abayo inusan haysan aya Macqul ah Se xaaskga adigo wx hayo Ad u bahnatid be ad ugu qarsane Macqul iLama ahn Xita hdusan hyn waxa qasab ah inu ku darensiiyo badalkedna galkaceyl kugu badalo Alle ha isku hanuniyo labada is qabto amiin xolo wxba mahane
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
@@bladee7042 haa abayo isaga samir marun wad kapaxi nin aana waxpa heysan wa lo dulqadan Kara lkn mid heysto aana ku quurin kasa dhip ah Alle hku hadeyo abayo
@fadumoyosephmohamed982
@fadumoyosephmohamed982 4 жыл бұрын
🤣😂😂 sheikh qer Allah ku siiyo qeybta naga dhis nimanka jeebka gacanta ku haayan gacan adeeg mowducyadan so kordhi kuwi hore kahdashay we noshaqeyen ilaahey aduun aaqiro haku naxariisto janada hoyga hka dhigo 🙏🙏
@khadramohamed9726
@khadramohamed9726 4 жыл бұрын
Masha alllah sheekho wlhy Waa run . Sasan wax ogaqataa anigu mana idido Alllah haku barakayo ♥️ Aduun iyo akhiraba
@fadumaalihussein4363
@fadumaalihussein4363 4 жыл бұрын
Sheekh mashalah
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@luulali1873
@luulali1873 3 жыл бұрын
Masha Allah sheekh aqliga hawayin aadbad iga qosisay inkasto weydintu igu adagtahay hadana garashadisa illahey igama xumen Alxm Rabiyow gacan tada lagu dharga qeerka sacabada nogabuxi adun iyo aaqiraba aamiin
@mounamohamed9465
@mounamohamed9465 4 жыл бұрын
Asc wxn ahy gabdh aad ujecel walidkeed iyo dadka weyn o dhan wanan iska ducaysan jiry alx alleh aya isioyey sawj i jecel o faxala yaaa rab shukrn
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 4 жыл бұрын
Wali ma guursan lkn Casharada Waan Sii Duubanaya 😁😂😂😂😂🤣si Aaan Xajiga Hadhw u furto💸💶💵💲 Ilaahooow mid Gacan Adag Hygu Beegin yaaaaa Raxmaaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😥
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 4 жыл бұрын
Aamiin
@ruunmacalin1734
@ruunmacalin1734 4 жыл бұрын
Aamin kula midan ahay waaan si cilmiyeysan hhhhhh
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 жыл бұрын
ameen me too alle hainagu beego rag gacan furan idam alle😢😥😥
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@fowsiyagarcade8489
@fowsiyagarcade8489 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 😭
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Shiikh waa kula yaabay Nin meshaan ah kkkkkkkk inaad argto ayaa ficneed ma u bahnid buu tagan yahay afka a waan ka xiirtay meel kale Allaha iga siiyo ayaan iri illahay wuu i sii yaa waxna uma haysto
@hayatqueen7167
@hayatqueen7167 3 жыл бұрын
Kkkkkkk abyo wlhi wad ika qoslisay
@ruweydojibriil8864
@ruweydojibriil8864 3 жыл бұрын
Hhhhh anigaba kula mid aya nahay Marki u Lacag maqlo miir malahan Marka abyo tas xasidnimo aya u aqana alx alle rajadisa lagama qusto mar walbo alle aya barya
@seynabmohamed
@seynabmohamed 3 ай бұрын
Allow dhibatada iga saar qof aan jclhy asine si xun ayuu ila dhaqmaa aniga ayuuna idhahaa adaa qaldan oo dhibaato raadinaayo anoo uur u leh 9bil ayaan ahy allow cwo adaa ku baryaa hadii u shar iyhy iga so af jar kan hadii u qeyr iyhyna isoo jeedi isoo duceeyo🤲 😢😢😢😢
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 3 ай бұрын
aamiin aamiin muraadkaada Alle Hakuu Aqbalo wall
@seynabmohamed
@seynabmohamed 3 ай бұрын
​@BadbaadoChannel amiin thank you 😊 🙏
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 4 жыл бұрын
Asalam aleykum u are very frank, , Abdillahi Farouk u are very truthful ,my brother may Allah protect u for us
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f 11 ай бұрын
I love you shikh for the sake of Allah.... Allah hakubarakiyo
@sahraali1650
@sahraali1650 4 жыл бұрын
Badado channel is Very important to our community mashallaha jazakallahu khayran 👍🌷🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏
@athamofficial3471
@athamofficial3471 4 жыл бұрын
Sahra wallaal subscribe igu caawi kzbin.info/www/bejne/j2GpdZqYbbeWoJY
@zeinabmohamed4154
@zeinabmohamed4154 4 жыл бұрын
Badbaado
@zeinabmohamed4154
@zeinabmohamed4154 4 жыл бұрын
Alaah. Hakuxiftiyo
@fardowsamohamed6151
@fardowsamohamed6151 4 жыл бұрын
Allah ayaa isiiyay mid gacan furan aloow ii dhoor xajigeyga
@bahjashariff6727
@bahjashariff6727 4 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@saharousmaanshwj4559
@saharousmaanshwj4559 4 жыл бұрын
ما أجمل كلام ماشاء الله تبارك الله 🙂🙂🙂🙂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊💝sheikh cabdil faaruq waankugudhaartaa
@zeinabmohamed5468
@zeinabmohamed5468 4 жыл бұрын
Mashaa alh badbaado waa wahekjeyga dhabta ah alxmdlih alha ku barakeeyo sheikh
@Shabalaalamedia
@Shabalaalamedia 4 жыл бұрын
Shumiska iyo dhunkashadu waa dilaa🤪🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌shiiq baarakallah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 жыл бұрын
Sheekhoow ilaahay baa mahad leh ismaba idhaahdo nin baa kaa irsaaqad badan
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Maasha allaah ilaahayba kuma bado nin
@mohamedaawiye8990
@mohamedaawiye8990 3 жыл бұрын
Ani hadii aan guursado xaaskeyga accountka aan leeyhy waa aay ila maamuli hadii uu Alle idmo. Waxa aan aamisanahay in aay kobcin karaan ama wax wanaagsan ku qaban karaan waxa aan ku aaminay. Isoo duceeya in aan helo tii lagu aamini lahaa in aan helo. Insha Allh
@rooneyadan480
@rooneyadan480 Жыл бұрын
Taasi waa aniga aan umaleyna isoo raadi
@FartuunCabdixaashi
@FartuunCabdixaashi 10 ай бұрын
Wax kastooo wanagsan illhy hadaa kabarido waa heleysaa I.a adigu wanagsanow❤
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 4 жыл бұрын
Mahadsanid sheikh ayamahan wax iheysto lee kaso hadasha ina ani iga hadleyso moda
@abdiazizmohamed1334
@abdiazizmohamed1334 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@naimagullet7336
@naimagullet7336 4 жыл бұрын
Ka xad waalaga xadaaye😂😂😂maxa ubarbaryee🤣🤣
@dahirasubeyr377
@dahirasubeyr377 4 жыл бұрын
@@naimagullet7336 😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
@@naimagullet7336 ragaan maaha ragii la adi jiray kkkkkk alow nin gacan adag hanagu keenin waayo hada lacagta guyaha lama dhigto taleefano bangiyo ayaa la dhigaa
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 4 жыл бұрын
Masha.Allah Alle Ajar haka siiyo sh.Cabdullaahi faaruuq mahadsanid wax badan aa noo faaidesaa ✅👌
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 4 жыл бұрын
Illahay ban wax uga baahanahay Aadane wax ba ugama baahnin alxm hal dolar hada ubaahdo Allan waydista kamana waayo Illahow wa mahada
@maymuunabile5052
@maymuunabile5052 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle hkah barakeeyo caqliga
@qaalidheman9921
@qaalidheman9921 4 жыл бұрын
Shiiq mar ugu horyso aan kubasoo qaado oo aan wax weydiisto haduu wajigu badal mayo oo uu xanaaqayo mxaan sameeyaa wanaag kasta aan wax uweydiisto
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 4 жыл бұрын
Masha allah shiiq jasakalaah qeer waa arin jirto waliba loo baahan yahay in laga hadlo wayo haween badan baa dhib ka hesto sidii xaajigoda wax u weydisan lahaeyen markiiba way carodaan hadi oow dhaho mahayo
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 жыл бұрын
Masha Allaah Thank you so much wll Qali Abdiullahi 🥰🥰🥰🥰🥰🥀🥀🥀👏👏👏👍💯🎤🥰🥰🥰🥰👂👂🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😂😂😂😂👍
@sabirayusuf3472
@sabirayusuf3472 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 haduu timaha xoq xoqdo adna xoq xoqo maansha allaah shiik rabi haku bara keeyo
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 4 жыл бұрын
Saxiix hhhhhhhh
@عبدالفتاح-غ7ن
@عبدالفتاح-غ7ن 4 жыл бұрын
asc sh. mar xore wan ku salamay aadban kuu taagersanahay maasha jazaka allhu kheyr maasha allh barnaamija aadban uga heley
@nimcoxasan8640
@nimcoxasan8640 3 жыл бұрын
Maansha allaah shiikh alle naguma soobeego mid gacan adag aamiin
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 4 жыл бұрын
Sheekh ilaahay ha ku xafido ilaahay dartii Ayaan ku jeclhy allha ku barkeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞
@sahroali1499
@sahroali1499 4 жыл бұрын
Masha Allah sh AbdullahiJazzakallah. Illah ha ku xifdiyo. wacdi iyo waano intaba waad isugu kaaya dartaa illah ajar ha kaa siiyo.wax kasta aad sheegtaa si maskixiyan ah ayaad noogu sheegtaa.xafidulallah
@najmahussein3502
@najmahussein3502 4 жыл бұрын
Mashlah aniga ninkayga wax maba waydisto ee wax walba asaga ii garta wax iga badan buna i siiya
@nastehoindho2366
@nastehoindho2366 4 жыл бұрын
Sirta nimanka gacat adag wax loga qaado insh alah ninkii ilahy ugu soo aadin dono ma ogi ilahy wax wanagsan hanagu beego
@deeqmaxamedcaliqorey5778
@deeqmaxamedcaliqorey5778 4 жыл бұрын
Shiqow illaah haku bishareeyo jinda wa noo Aqliyeeshaa masha Allaah dadbada A Adiga dartaa guryaha ku dhishanyahiin
@FaduusxajiAxmed
@FaduusxajiAxmed 5 ай бұрын
Badbaado xaeiif mahadsanid
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Ilahaw nin gacan Adag ha igu aadin shukran sheikh
@xamdiaadan3979
@xamdiaadan3979 4 жыл бұрын
Waax badan kaa faaiidnay jasaakalaah
@umusomaaalimohamed5628
@umusomaaalimohamed5628 4 жыл бұрын
Ma tuugsanaa markaa ku celcelinaa hal mar hadaa weydiisto hadoo isiin waayo.ilaahey nooma baahiyo .
@shamizchannel009
@shamizchannel009 4 жыл бұрын
Sax
@sumayosiman3101
@sumayosiman3101 4 жыл бұрын
Wlhi halmar kabadan tugsi waa
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 4 жыл бұрын
Sh, suaal nin ka dher oo bakhyla oo og durufta rerkisa kana micnihii Xaalkis
@hanasalim5573
@hanasalim5573 4 жыл бұрын
یاشیخ ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ خیر
@amalhroble6256
@amalhroble6256 4 жыл бұрын
Caqliga wanagsan EE saliimka ALLAH ha ku barakeyo.
@karlenabdi6839
@karlenabdi6839 4 жыл бұрын
Asc sheekh ninka daaye wiilkeyga ama gabadhayda mar hadaan wax waydiiyo Marlabaad wax ma waydiiyo Waa necbahay su,aasha badankkkkkk Xataa hadaan ka waayo qofka wixii aan Rabay waan ka shallaayaa su,aashayda !!
@caashojibriil7585
@caashojibriil7585 4 жыл бұрын
Wlhi isku mid baa nahay
@jiilkamustaqbalka6517
@jiilkamustaqbalka6517 4 жыл бұрын
Walal nagu soobiir hadii aad xiiseysid nashiidooyinka lagu qaaday luqada somaliga
@sucaadmessi1687
@sucaadmessi1687 4 жыл бұрын
Maasha allh sheekh ilaahay dartiibanu.kuujecelnahay ALE haku barakeeyo wadnacawisaye
@yasmindool7512
@yasmindool7512 4 жыл бұрын
manshaAllah sheikh qeer baan kuu rajee nayaa
@f.n6491
@f.n6491 4 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah sheikh Jazakallah kheyr Wax run ah ayaa ka hadashay
@maryanmaxamud8326
@maryanmaxamud8326 4 жыл бұрын
Asc sh bad bado wax badan noshegin majiran aan umaleyha qayr alana kusiiyo
@hearthaney4144
@hearthaney4144 4 жыл бұрын
Thanks sheequnaa
@saynebjibril6083
@saynebjibril6083 4 жыл бұрын
asc..wan.kusalamaya.santa.kadib.waxan.kuwadisanaya.inlaiisoo.dduceyo
@adoonalle5195
@adoonalle5195 4 жыл бұрын
masha Allah jazaakallah kheyr shiiq
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 4 жыл бұрын
Kkkkk mrkuuu xoqxoqto xoqxoqo kulahaaa Kkkk sheeq we love u Allahaa ku barakeeyo noo hiiili mrksta
@najaxnajax6237
@najaxnajax6237 4 жыл бұрын
Mashala allah tabarakallah❤❤❤shaikhwaxrunkahadashay
@nimcoadem6836
@nimcoadem6836 4 жыл бұрын
masha allh ilahay darti ban ku jeclahay sheikh
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 4 жыл бұрын
M.a shiekh cilmiga alaha kuu barakeeyo🤲
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 4 жыл бұрын
walahi sheeqow inad aqli badan tahay maashalah tabarakalah keep going
@ji8698
@ji8698 4 жыл бұрын
Adunka qof wax ina waydisto ogu necbahaye that's why I went to work at age 14
@beeldeeqmohamed2993
@beeldeeqmohamed2993 4 жыл бұрын
Waa run walhi maba hungureyo anuu maan xogsadaan taganahay
@Ahmed-fr9qb
@Ahmed-fr9qb 4 жыл бұрын
Asc jija sthy wlshy inaa kula sohdla rba inte kala soxarira adigo mhdsan sikle ha ifahmin plz plz uqtii barakalah feik
@ji8698
@ji8698 4 жыл бұрын
@@Ahmed-fr9qb walal adigo rali ah su,ashada halkan ku so dir
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Walhi ani waanecbaby inaa qof wax isii dhaho. I whant work inshallh bani aadam illah ima hosdhigo 🤲🤲
@LUDO4929
@LUDO4929 3 жыл бұрын
Waa shaqeeyaa markuu maqlay buu inanta so daba galay kkkkkk ar ninaa
@hodansiciid4347
@hodansiciid4347 4 жыл бұрын
Mahdsanida wll xafada igu salan 🤝🏼
@halimahhassan4047
@halimahhassan4047 4 жыл бұрын
Asc sheeqow odageega waxaan wada joog naa 25sano waligiisan kamaan arkin wax ka badan biil ha sheegin gogol iyo wax guri lagu qurxiyo waxuun leeyahay xaaskale oo Naga danbeesay hadaan dhaho waxan ubaahantahay waxuu dhihi ma hayo maxaa talo sikasto Wan uweydiiyay hada waanbo iska daayay hada reerkisa kalena waxaa uyaala jiifacari ah bal taasn waxa ka dheh oo jawaab Ayaan kaa Sugayaa waan ku xiran ahay bejkaaga
@ruwaydoapdi2262
@ruwaydoapdi2262 4 жыл бұрын
Sorry wlshay lkiin mrkasta adiga iska leeh oo 25 sano wa waqtii allha idiin barekeyo
@fatimaawale8763
@fatimaawale8763 4 жыл бұрын
walal, xalimo reerka kale waxba ha eegin haduu xaqiinna simi waayay isagay dhibeysaa, adiga waxan kugula talin lahaa inad astaqfarta badisid, tankale inad gacmaha dhaqdhaqaajiso yacni ganacsi bilow haba yaraadee, xiligan kadib koleey ilmahagaaga wa dad waawayn xiligan 25 sano hadadba wada joogtaane fadhiga kakaca nin ha u fadhinin haduusan wax an biil ahayn kuu quurin ee walashay gacantada ku ciil bax.
@yaxyeburuunoyaxyecqadir8648
@yaxyeburuunoyaxyecqadir8648 4 жыл бұрын
Wuxuu kuleyay mahayo malinbaad heli mar hadad ubad uhayso hantidina waad haysa hadii rabi ku qoro
@fardawsam816
@fardawsam816 4 жыл бұрын
@@fatimaawale8763 MaashaAllaah intan Odhan lahaaba adaa yidhi👍
@aminaadan167
@aminaadan167 4 жыл бұрын
Waanwada sidaa wllo iska samir
@ifrahxaashi2797
@ifrahxaashi2797 4 жыл бұрын
iso duceya nin baari ah in allah iseyo 🤲🤲
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 4 жыл бұрын
Geesi baa 😂hadley alle hku dhowro
@ubaxosman2676
@ubaxosman2676 3 жыл бұрын
Walahi wan qosley markan dhageystey anigu dabecadeeydu wa caar igaroo isaguna qaracasho ayu leyeey marka wanu kala dheernahay aniguna ma waydisan karo isaguna Ina garanayo bal kawaraan
@ashasharif3179
@ashasharif3179 3 жыл бұрын
Wllahi abyo kula mudaa ahay afkaba kama so bixin karo
@sunshinedaud1533
@sunshinedaud1533 4 жыл бұрын
Sheikh waxaa kala saari la’ahay in u baqiil yahay iyo in kale.. Casharka u keeno kiisa kale ayu I kena aniga ayaba u cararey nafsiyan🙈Bini adam Allaha swt ima baahiyo🤲🏽
@beerluula2390
@beerluula2390 4 жыл бұрын
Muuqaalkii ugu shaactirada badnaa 🤣🤣🤣🤣 waaye kan dhaaandhaanji kulahaa ala sheikhoow jazakallahu khayr
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 4 жыл бұрын
Waan layaabay 🤣🤣🤣🤣
@luuleynuur8342
@luuleynuur8342 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Alaha ku barakeyo
@sulekamajabe3587
@sulekamajabe3587 4 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku barakeyo
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 жыл бұрын
Jezakalahu kharan sheekha allah ha Ku xifdiyo
@muunadaahir4000
@muunadaahir4000 4 жыл бұрын
Sheikh alle haku barakeeyo
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 жыл бұрын
Lamaanahaa kala maqaan wax ka soo dheeh ee isku xiisay
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 4 жыл бұрын
Alaha is ku kano
@nuurasiciid1407
@nuurasiciid1407 4 жыл бұрын
Jazakallahu khayr shaykh
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 4 жыл бұрын
We like you our brother cause u talk frankly
@habibadahir6487
@habibadahir6487 4 жыл бұрын
Sheikh Allah kuxafido waxan ubaxanahay in an kulasoxiriiro hagen kalasooxiriiraa
@aasiyoabdullahi5020
@aasiyoabdullahi5020 4 жыл бұрын
Sheekh badbado jasaakalaa
@balkhiizaahmedmahamed7254
@balkhiizaahmedmahamed7254 4 жыл бұрын
Abti mcn wllhi anigu waaliidkeeyga uma helin waqti badan oon kula sheegeysto iyaga lkn wllhi waatahay waalidkeyga sure ilaah hanoo kaa waariyo❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 жыл бұрын
Maashaa allaah mahadssnid shiikh Allaha kaa abaal mariyo
@sagalhaldhaabdihaybe3327
@sagalhaldhaabdihaybe3327 4 жыл бұрын
Maaaanshs allah jasakalah khayr sheekh
@nimahassan5771
@nimahassan5771 4 жыл бұрын
Ileheyo kheir ku sii aduun iyo akheero.a na ga na Allah nu gu an faaco waanotho Soo jee the se.im very glad whenever listen the badbaadho,because il earned from my mistake.may Allah bless you this dunya and akhero.
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 4 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah shukran wll jasakallahu khayr
@nasraabdirahman9680
@nasraabdirahman9680 4 жыл бұрын
Mashlh sh badbaado alle hku barakeeyo
@xayaadcartan1288
@xayaadcartan1288 2 жыл бұрын
Mansha allaah alle haku xiftiyo
@zaarakoronto4231
@zaarakoronto4231 2 жыл бұрын
M.a wa arin fican jasakalaa 🙏💯
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 4 жыл бұрын
Thanks sheikh
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 4 жыл бұрын
Man sha allaa sh an wax badan ka faiiday Alle haku xafido 🤲🤲🤲
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 жыл бұрын
Taa ilaahay baa iga kaafiyey Alxamdulilaah wixii ilaahay iga siiyana waan ka qaadan iinsha allaah
@fowziyohussein3636
@fowziyohussein3636 4 жыл бұрын
Wlhi hadan abodo like 1000jeerban kusarilahaa waxa igaqaldanba adigan kaasaxdaa waxan rajeynaa inan ka kakacay hurdadii Baaraka Allah
@xaawoxasan9616
@xaawoxasan9616 4 жыл бұрын
masha allah jazakumalah qeyran
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 4 жыл бұрын
Allaha ku xafido sheekh noo soo badi
@wllaqaa9905
@wllaqaa9905 4 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 4 жыл бұрын
Mashallahsheikh jazzakallah kheyr
@maryanshire9055
@maryanshire9055 4 жыл бұрын
Anuu maba waydiso ilaa wixii ii garto sababtoo ah ani maba aqaaan qof wax waydiiyso
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 жыл бұрын
Sheqiyo pls🙏riyadan mxad kufasiri laheyd. Wxan kuriyoday ano matano dhalay oo nujinaya markan dhalayeyna manan arag lkn ana dhalay ayan leyahay oo wan nujinaya wana matano. Mxay kula tahay jawab wcan hadad aragto farintan
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 4 жыл бұрын
Abaayo subscribe issar quruxey
@cabdidheere9793
@cabdidheere9793 4 жыл бұрын
Wlaal habaarbasrin riyada hore uga soco waayoo waxba kuuma soo gordhineeyso
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 4 жыл бұрын
Qar farabadan halaha
@haliimacoloow1952
@haliimacoloow1952 4 жыл бұрын
Jizaakalaah qeer lkn allaah ugu filan. Nin iga kaafiyay الحمد لله 🤲🤲
@bladee7042
@bladee7042 4 жыл бұрын
Alxd ilaheey hakuu siyaadiyo
@muniaranoura1895
@muniaranoura1895 4 жыл бұрын
Shaakh waan kusalaamay waxbadana waan kaafaa iiday ssheekh akhlaaqlehna waa tahay balse sheekh don't say again galmo dheh xiliga go,gosha waxaa laga yaabaa dhalin yaro aan kuursan ineey kudaawadaan deedna isdhahaan gaalmadaa lasheegayo bal kawardoon thnx sheekh illaahay adiyo familkaagaba habarakeeyo 🙂
@fardowsoibrahim749
@fardowsoibrahim749 4 жыл бұрын
Abaayo sax waaye anigawo wan kulaqawaa aristaas xiligaa go.goshaa ayaa kfcn galmada waa laga fcnhy abaayo
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 жыл бұрын
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah jasaka Alahu kheer waa maduc wanagsan Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
@ubahawil609
@ubahawil609 4 жыл бұрын
Mnsha aalh sheikh
@munoaxmed7263
@munoaxmed7263 4 жыл бұрын
Shiikow sharaxadada iyo warkaga wuu dheeryahy qodobada sokob plz
@HdanSomnet
@HdanSomnet 4 жыл бұрын
masha allaah sheikh horey u soco
@ummumuhammad6361
@ummumuhammad6361 4 жыл бұрын
Maasha Allah aniga waxa uu ilahay igu hagaajiyay mid deeqsiya ilahay ha idayee
@najmocabdi4736
@najmocabdi4736 4 жыл бұрын
Amin
@umuabubakar3142
@umuabubakar3142 4 жыл бұрын
Masha Allh mahadsanid
@liinadiini6956
@liinadiini6956 4 жыл бұрын
Maxa kadeedkaas io tuugsiga intaas le eg man shaqaysto cadi ba uwaydina hadu diido xolihiisa asagaa leh anigu lama shaqesan gacan bina aadam ilahay ima bado wa oa gaajesnan karaa le ilahay mel kale h iga arsaaqo
@xaliimanuur8818
@xaliimanuur8818 4 жыл бұрын
Maa shaa allah jazakallah kheer
Su’aal ku saabsan Xuquuqda Lamaanaha isqaba - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
9:30
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 107 М.
SIDEE LACAGTAADA BIILKA WAX MEEL LOOGA DHIGTAA OO KEED LOO SAMEESTAA?
24:25
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 34 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Sida uu usaameyo aamusku Qofka ama ninka iska kaa indha tiray
26:47
Badbaado Channel
Рет қаралды 410 М.
Ma Dooneysa Gabarey ninka inu ku Daryeelo Qiimahada u Garto 5 ku samee
12:27
6 Qof iska jir Ha u jawaabin marnaba Dhagaha ka xiro yaa Lagu sirin
8:07
Xaaskaaga Ka Ilaali 5TAAN ARIN! Dumarka Way Dhibsadaan
8:03
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 65 М.
Ninkada 5 shay Haduu kuu sameeyo Dhab ayu kuu jecelyahay Ha iska siideyn
19:38
See ku Garan ninku inu ku nici rabo asagon ku sheegin Bilaa jawaab
10:06
Badbaado Channel
Рет қаралды 118 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57