Ma Dooneysa Gabarey ninka inu ku Daryeelo Qiimahada u Garto 5 ku samee

  Рет қаралды 177,962

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Ma Dooneysa Gabarey ninka inu ku Daryeelo Qiimahada u Garto 5 ku samee

Пікірлер: 652
@deqaahmedfarah9875
@deqaahmedfarah9875 4 жыл бұрын
Alle hku naxariisto shiikh wxn ka faaidnay wx padan oo diin ah ducooyin iyo wxpdn oo naga maqnaa malinka Qiyaabe alle hortiisa ayan ku markhati kacaynaa aniga iyo inta wanaga jecel 🤲🤲🤲
@abdallabashir7769
@abdallabashir7769 4 жыл бұрын
Mahad sanid
@niyatiichannel
@niyatiichannel 3 жыл бұрын
Please abayo channel soboqo 🙏🏻
@FartuunAli-c8p
@FartuunAli-c8p 3 ай бұрын
😊
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 4 жыл бұрын
Qof walpoo murd leh rapi murdkiisa haw fududeeyo wllayl iso duceeya ana inuu rapi murdkygoo dagdaga o khyr qaba isiiyo inshaaalh🤲🤲🤲
@qamarali6968
@qamarali6968 4 жыл бұрын
Ilaheey haku sahlo
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 4 жыл бұрын
@@qamarali6968 Aamiin inshaalh
@najaxaxmedbootaan4815
@najaxaxmedbootaan4815 4 жыл бұрын
Alle.ha.ku.fududeyo
@ifrahabdikadir8388
@ifrahabdikadir8388 4 жыл бұрын
ilhayow muurdadkaga oon macsi lahayn midgita kaa sii
@anabadan1965
@anabadan1965 4 жыл бұрын
Allaha kusahalo wll oo kuusakhiro
@samirosaid6663
@samirosaid6663 4 жыл бұрын
Waxaa ka hadashay wax xaqiiiq ah Aniga Ayee hadeer I hesataa waayo markaa ninikeyga u muujiye jeceyl xad dhaaf ah iyo naxariis wuxuu igu badalay inuu i bahdilo iyo inuu i yaso lkn Aniga ima muuqdo xumaanta igu sameynaayo ee waxaa i muuqdo jecelka u qabo iyo wng isku baranay walaalaha dawanaayo barnaamijkan waxaa niga codsanayaa inaa iga doceysaan Ninkaan inuu Alle qalbigeyga iga saaro waxaa i dareemi karo qof walbo qalbi nadiif ah leh waxaan jeclahay qoys qurux badan inaa ahaado lkn mahelin mishaakil ayaa ku dhaxjiraa Alle waxaa weydisanayaa mid ka qeyr badan 🤲🤲🤲🤲 waxaa kula talin lahaa gabdhaha inee qalbiga ku ceshtaan jaceylka Nimankooda Abaayo sir ka dhigo jclka u qabto ninkaada
@ayaansanmoha2360
@ayaansanmoha2360 4 жыл бұрын
wll mcn kan inad qarsato lagugu tala galay waa ka an ku qabin lkn ka kuqaba side iga qarin karta isku day inad is qurxuso qurxusana mel kasta o indhihisu qabanayan ragu waa sida carurta o kale qalibigoda sida lagu hanta way fududahy isku day wll ale ha ku garab galo haday dhab thy waxd shegaysa
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 жыл бұрын
ayaansan moha sidaad u hadlaysa wllo gabdh qoralkeda miyadan sii fican u aqrin waxkasta oo ay u sameeysay ninkeda kor ayeey kugu soo qortay maxay tahay qurux da aadka hadlayso ma naag an is quurxiin baa jirta mise naag baa u sheegaysa siiday ninkeda isku diyaarin lahayd hankaga ha dhaafo nin adiga naftada isku qurxi nin kaliyah laisku qurxiyo
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 жыл бұрын
Samiro said abayo raaga waa cadow jacel badan lama tuuso waayo ninka xata haddii aa xaaskisa tahay lagama yaabo inuu ku tuuso jaceylka u ku qaabo marka dumarka wa iska dacaad Insha allah badal ka kheyr badan allah kugu badalo asagana xaaqa allah tuuso Insha allah
@hodanahmedhimilo1803
@hodanahmedhimilo1803 4 жыл бұрын
Inzha alaah waad ka bixi wllshy😭😭😭😭😭😭
@iqrailwaad6158
@iqrailwaad6158 4 жыл бұрын
Ilaheu haku qalbi dajiyo walasheey insha allah
@zihaamcali6200
@zihaamcali6200 4 жыл бұрын
Afar sano xidhidh Ma lahayn Ilaa hada waxa xidhidh ha ma samayn Alhamdulillah Farxad ayaan kuu noolahay
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 4 жыл бұрын
hhhh soo kle wlhi quen farxad kuwar
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 4 жыл бұрын
Xariir la'aanta waa farxad iyo xoriyad weyn🥰
@xalimashirecabdi1473
@xalimashirecabdi1473 4 жыл бұрын
Kkkk kali ma fiicano
@zihaamcali6200
@zihaamcali6200 4 жыл бұрын
@@xalimashirecabdi1473 🤣🤣 kalinimada ku haystaa macaanto kii aan rabay baan laayahay
@kawsaradan
@kawsaradan 4 жыл бұрын
😆😆 masha Allah exactly on point sheikh jzkl kheer, illahaaw an nin ku walan subxanalaah cirka koor dheeh I have other life beside him . It's ME MYSELF and I first
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 4 жыл бұрын
Wlhi beenta mahan wle shukran...ani saygayga kheyr Allaha siiyo marku igu khaldamo wu yaqan wan ka gaagaabsada asagana xiriirsha ina raali galiya asna marka ka khaldanahay wa raali galiya markasta isku duceeya is cafiya isku dulqaata thanks
@nimcohersimaalin7176
@nimcohersimaalin7176 2 жыл бұрын
M.a iskuh warah adigah wll❤❤❤💯💯💯
@mushtaqcabdirahman5956
@mushtaqcabdirahman5956 4 жыл бұрын
Asc wllhyga qaligaa isoo duceya in illahy i fududeyo fosha incha allah 🤲
@Cabdinasir_Jama
@Cabdinasir_Jama 4 жыл бұрын
Ilaahay hakuu fududdeeyo abaayo foosha mukulaal matagtay Allaah haka ga dhigo
@sacdiyoibrhim2103
@sacdiyoibrhim2103 4 жыл бұрын
Allaah ku fududeyo abyo
@maryanruun9751
@maryanruun9751 4 жыл бұрын
Amiin
@sumeyohussein2756
@sumeyohussein2756 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته abaayo qaali allaha ku fududeyo foosha saliga nabiga scw afka haka qaadin
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 4 жыл бұрын
Wllo saliga badi inshallah alxamdulillah
@Wsalma
@Wsalma 2 жыл бұрын
Subhanallah, hadal iga soo daahay maxan talo nucan eh u heli waayay wa hore on aad ugu baahna lkn kolbo hada xitaa wey i anfeceysaa badbaado fmly ma ihi lkn hada ka mid noqday, wad iso dhawey donta dabcan🙏
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 Жыл бұрын
Wlhi sheikh waxbadana kafaida marke xalad ilagudbonato alle kasoko adigan dhiragalintada uso orda shukran sheikh alle hanixafido adi rerka m.a barakoba wada nolado nabad kuwara
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Azxaapey iso duceeya In ilaahy muraadkayga isahlo plz😭😭😭😭
@nuurdinmosmanosman8986
@nuurdinmosmanosman8986 4 жыл бұрын
Ameen alle hakuu sahlo walaal mcn
@istaahilcabdullahi2671
@istaahilcabdullahi2671 4 жыл бұрын
Ilaah haku sahlo wll
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
@Aamina Yusuf amiin wllo
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
@@nuurdinmosmanosman8986 amiin wllo
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
@@istaahilcabdullahi2671 amiin wllo
@queenquruxsan3394
@queenquruxsan3394 4 жыл бұрын
Sheikhow walhi aada ku tagera wax bdn i anfacayo waka qatay taloyin aad i anfaco jazakkallah hda nahy dumar wanala talisy insha allh gabar danbo nin silciyay ama dhibo mba la arki dono hdey taloyinka wanagsn qatan
@khadiijamaxamed2379
@khadiijamaxamed2379 4 жыл бұрын
Asc wlalahayga somaliyed plz iiso duceeya muraadba leehay inuu Allah iifudeedyo😭😭😭😭😭😭
@mariaabdisalam1947
@mariaabdisalam1947 4 жыл бұрын
Illahay hakuufududeeyo wll mcn inshaAllah🥰
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Illaah hakuu fududeyo arimahada
@hiboahmed753
@hiboahmed753 4 жыл бұрын
Allah haku fududeeyo insha'allah
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Ilahy haki sahlo wx walpo jeceshahy
@nuuriyajiilaal8376
@nuuriyajiilaal8376 4 жыл бұрын
Ilahay hakufududeyo wll muradkaga on macsilahayn ani iyo adi iyo Muslimita odhanaha ufududeyo
@cawocali3575
@cawocali3575 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan Tamar Ayan Ka helna wacdigaga wll Alle haku barakeyo
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 7 ай бұрын
Wlhi manta anoo murugonaya dhagaystay wn nafisat 😢
@aishakiin4071
@aishakiin4071 4 жыл бұрын
Nacam waaye shekadas Wana mahadsantahay Wana xaqiq ninka marka ka maseerto ayuu is qanciya marka ka amustana asaga ka Daba walanaya♥️♥️♥️🙏💯💯
@nimcohersimaalin7176
@nimcohersimaalin7176 2 жыл бұрын
Alah kuh xifdiyo abaayo 🥰🥰🥰🥰❤❤
@osmaanmaxamed1633
@osmaanmaxamed1633 4 жыл бұрын
Wax badan anaga ogeen ayaa na ogeysiisey Shaikhow allah kheyr haku siiyo
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Osmaan subscribe isar Abyo
@gygh5802
@gygh5802 3 жыл бұрын
Sax👍👍👍👍👍👍👍
@gygh5802
@gygh5802 3 жыл бұрын
Sax👍😍👍
@miymunaaweys661
@miymunaaweys661 4 жыл бұрын
Masha allah sheek wasax waye wayo aad ayaa umahadsantahy dhirakilentada wankafaidnay sheekina allah hanooxefdeyo yaarabi 🙏
@aminoali9878
@aminoali9878 4 жыл бұрын
Manshaa alaah ilhy ha ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba shiikhow khayr iyo wanaag baad noo soo gudbisaa 🙏💯
@sahraali1650
@sahraali1650 4 жыл бұрын
Badbaado channel I love all your videos please continue making them. You have helped this community. Jazakallahu khayran 👍👍👍💐💐💐🌷🌹⚘
@alhamdulilaahcalakulixaal8730
@alhamdulilaahcalakulixaal8730 3 жыл бұрын
Mashallah shiek ilahey haku xafido anigane muraat ayan lehaya iso duceya inu alle i sahlo waliba si dagdag ah iso duceya ya muslimiin 😥🤲🤲
@iftincali1175
@iftincali1175 4 жыл бұрын
Waxa iga anfacde oon u riyaqay hadalka dhan fuli hadalka dhahday wlh Ben mahan thanks shekh
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 4 жыл бұрын
👈qisooyin iyo muxadarooyin iimaankaga kordhinaya ayad naga helaysa ee khayrka nagu taageer oo nagu soo biir alle haku qoro ajarkaagee
@maryamaomar419
@maryamaomar419 4 жыл бұрын
Asxaaby si niyd iigu so docya in alla swt iwaafjyoo waxa qalbigyga ku jira qyrna iiiga dhiga....I.allh
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
Ilaah haku sahlo muraadkada wll
@sharafeeynuurqurux7773
@sharafeeynuurqurux7773 4 жыл бұрын
بارك الله فيك ويسر أمرك في الدنيا والآخرة
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Sharafey subscribe isar Abyo
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh jazakallah kher walahi wan kujeclahy 🥀💝👉
@safiyonor7493
@safiyonor7493 4 жыл бұрын
kkk m.allah shiikh badbaado gabdha hada nahay waanacawisaa alaha kucaawiyo
@nimcomahamud6271
@nimcomahamud6271 4 жыл бұрын
Mancha Alllaaah sheekh dar ilaahy ayaankuu jecelahy ilahay wax ku dhiba aduuunka kuma tuso akhirana jana fardaw ilahay ha noo kaaa daayo haadaanu gabdho nahay waxbadan ayaad noo sheegtaaa jasakalaaa🥀
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 4 жыл бұрын
Asc badbaado waa xaqiiq ana tijabiyey waana ku guuleystaywaa arin taagen jzkllh❤
@amalhroble6256
@amalhroble6256 4 жыл бұрын
Masha ALLAH jasaakalahi Khayr.waa wada dhab hadalkagu qodoba MUHIMA.hawenow waad ku rayndontan hada ku dhaqantan.ani waa wax aan ku dhaqmo dabecadahasi waa waano dhaxal gala.shukran sheekh badbado.
@zeinablagentil4348
@zeinablagentil4348 4 жыл бұрын
Way huno Machaallah ilahay kheir akusiyo itaad gabdhahayaga sida ad nolatalisay wa salamaya adiga iyo familkaga
@ladanabdinur9282
@ladanabdinur9282 4 жыл бұрын
nin iyo wareerkiisa ilaah iga baxshay alx wlhi nolol farxad leh ayan ku jiraaa ❤❤💯🙏✅
@hasanamir1282
@hasanamir1282 4 жыл бұрын
Mshlh
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Qalanjo subscribe isar Abyo
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
@@hasanamir1282 subscribe isar wl hadada hore igu sarin
@marwomaida3950
@marwomaida3950 4 жыл бұрын
Kulamida ahay ahay alxm
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Masha allah rabbi hakuu saa’idiyo
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 4 жыл бұрын
Good advice our sheikh jazakallaah qayr
@susuumoha6879
@susuumoha6879 4 жыл бұрын
Waxkasta oo laga badbadiyo waxay ku dhamaadaan fashil ahow marwalba qof dhexdhexaad ah 🥰🥰🥰🥰
@AyaanMustafe-ye7rx
@AyaanMustafe-ye7rx Жыл бұрын
Jasakallah sheikh run ayad kagadashy
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 4 жыл бұрын
Masha Allah real motivation waye jazakumullahu kher
@زينهمرحبتين
@زينهمرحبتين Ай бұрын
Masha alah jisakal qeer alah kuxafidoh ❤❤❤dunyah wa aqiroh yarabi inshaa alah
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 4 жыл бұрын
Mashaallah mahadsanid sh waa qodobo xasaasi ah illahay hakuxafido
@izoohassn6994
@izoohassn6994 4 жыл бұрын
Shukran thinks allh noka xafido adnee hore usoco runti lama sokobikaro wx bdn aad nofaidesaa jazakaAllh kheir sh 🙏🙏🙏
@shukriwarsame6571
@shukriwarsame6571 4 жыл бұрын
Asc Maashallaah sheekh jizakallaahu qayr wax wayn kaa faaiiday barakallaah
@queenamiish8541
@queenamiish8541 4 жыл бұрын
Sheikh lamparkga ubahnhy plz idinkna iga cawiya hda hesan baryahn qadka wa ka maqnaye😥🙏
@mandeeqabdi6985
@mandeeqabdi6985 4 жыл бұрын
Shilkh wa mahad santahay aad ayaan kaga faa'iday aniga xaas an ahay marka qalad la igu sameyo wan xanaqa mudo an amusnada qofki marku uraali kaliyo 1 sac ku dahed ku saamaxa taas ayaana daciif iga dhigtay qof an go'aan laheyn baa lagu arkaa run ahanti Qofkina wuxu amina ina tahay qof sudono kasameesa karo maskaxdu rabo saari karo marka gabdho aniga manta igu danbeso ficil xumada ee an kor isku sooqaaadno
@ayashabdi4612
@ayashabdi4612 4 жыл бұрын
inshaAllah quruxey anigaba sas ah mar hadi laka maskax badan yahay walaku haki kara tasne ane iku dhacday
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 жыл бұрын
Iso duceya walehega wan xanisahy jazakallah kher 😥🤲
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Allah cafimad dagdaga Oo qeyr qaba haku siiyo Wllo mcn 🤲🤲
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 жыл бұрын
@@quenayannaqurux400 amiiin yarabi shukran habibty
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 4 жыл бұрын
Allaha kucaaafiyo walaasheen denbidhaaf insha allah
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Ilahy haku cafiyeee
@funnykids5667
@funnykids5667 4 жыл бұрын
Ilahay cafimaad dagdag aha ha ku siiyo wll
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarikalaha allah jezakalahu kharan sheekha allah ha Ku barakeyo Amin amiin Amin
@umumalapzan4220
@umumalapzan4220 4 жыл бұрын
masha Allah sheikh xafidullah wax badan anka faiday alle haku dhowro owlaadada iyo marwadada sharafta leh
@shukrichanel1190
@shukrichanel1190 4 жыл бұрын
Jazakaallah sheikh
@halimaibrahim6294
@halimaibrahim6294 4 жыл бұрын
Sheikh alla kuhifadio jazakallah qeiri.
@fadumolajecley6882
@fadumolajecley6882 4 жыл бұрын
Sheekha thanks wllhi talooyinka noo soo badi
@kowsarmohamed4189
@kowsarmohamed4189 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallaah sheikh wax badan ban ka fa'iidey allah kheyr haku siiyo
@f.n6491
@f.n6491 4 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sheikh
@simaneey1435
@simaneey1435 4 жыл бұрын
Thanks Sheikh khair Alle ku siiyo.
@khadijamohamed1395
@khadijamohamed1395 4 жыл бұрын
Asc masha Allah you change me a lot baarakal lah
@DreamGirl-yh1ci
@DreamGirl-yh1ci 4 жыл бұрын
Sax waye shiiq gabadh waniyo qaayr Allaha kusiyo waxaban kafiday janda Allaha kugeeyo
@hamdasagal6593
@hamdasagal6593 4 жыл бұрын
sheokhow dadka kala mqan maxaad kula talin lahayda? mhdsnida sheikh
@ramasmaxamedcali9333
@ramasmaxamedcali9333 4 жыл бұрын
Sheekh gabar ayaa dhalay plz magac igu bixi aan eheen kuwa aad so galisay kuwas waan arkay
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
Aisha ubixi😮 waa mag fcn😅 leee2024 arki qoralkaga talo hada magac maubixisi😂
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Maashaa alaah sheekh abdulahi alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi
@amuunwarsame9604
@amuunwarsame9604 3 жыл бұрын
Waxaan filayaa waxyaba badan cawa inaan kaafaidey illhyna haygu guuleyo saan wax urabane hayga dhigo🤲🤲🤲🤲🤲❤
@jenniemfkim5186
@jenniemfkim5186 4 жыл бұрын
Asc shiikh aamuku inuu kheeyr badanyahay nabigeenaa inoo sheegay soo maaha khayr allaha kusiiyo waa inaan yareysan arinkaas
@alisaaram8287
@alisaaram8287 4 жыл бұрын
Cawa waxbadan ayan ka fa iidey ilahy haku xiifdiyo
@hamdiyusuf8299
@hamdiyusuf8299 2 жыл бұрын
Masha allaha shekha waad iga qoslisay kheyr allaha kusiiyo
@hanamahdi2899
@hanamahdi2899 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Suhuur subscribe isar Abyo
@sumayaqurux4697
@sumayaqurux4697 4 жыл бұрын
Jazakallaah sheikh wax badan baan kaa faiday
@nimcoadem6836
@nimcoadem6836 4 жыл бұрын
masha allh shiekh waxabadan bad naftyda hormarisay runtii ilahay haku xafido
@hafsahassan2763
@hafsahassan2763 4 жыл бұрын
Jaza'a kallah khayran shiikh
@sagalhimillo6798
@sagalhimillo6798 3 жыл бұрын
Hadaad Iga aragto qoraal kayga Murad Ayaan leyahay alle dartii iigu ducay walal
@cawoismaciil4265
@cawoismaciil4265 3 жыл бұрын
Ilhy hqku fududeeyoh
@hirsiyoelmi6657
@hirsiyoelmi6657 4 жыл бұрын
Mashallah sax sheekh walahi waa saan sameeyo. Waa inaa aniga bororad ahay qiimana leeyahay markaas ayuu Ninka ixtiraan kuu hayaa
@nafisoabdiazizahmed
@nafisoabdiazizahmed 4 жыл бұрын
Mahadsanid yaa shiia
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh jazzakallah kheyr
@sulekamajabe3587
@sulekamajabe3587 4 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku xifdiyo
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 4 жыл бұрын
Asalam aleykum nolow long live our sheikh,its true why waste ur time waiting for someone who isn't worth your love
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 4 жыл бұрын
Mashaallah sheikh wax badan wan ka faiday jazakallahu 🙏
@dekaibrahim5512
@dekaibrahim5512 4 жыл бұрын
Thanks sheekh
@deeqaluul3485
@deeqaluul3485 4 жыл бұрын
Mashallah mashallah jazakallah wa runta brother
@ECLISpe.
@ECLISpe. 4 жыл бұрын
thanks brother is very good idea
@deeqafaysal7289
@deeqafaysal7289 3 жыл бұрын
Ilaahy khyr iyo xasanaad badan hakusiiyo waa talo wanaagsan
@monam7931
@monam7931 4 жыл бұрын
Mansha Allah jazalhu khayr yaa shiikh
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 4 жыл бұрын
Dumarow Allah iskuxira cibaadada wanaajiya taloyinkaane wixi inka anfaca qaata ani koley sh badbaado takoyinkiisa nafteyda wax badan ayey kabadaleen alx Allah iyaa iwaafajiyey janalkaan Hada waxaan ahay sh badbado oo dumar eh kkkkkk qater nin imabahdilikaro bal waan lataliyaaa janalkaane waan ushergareyaa gabdhi nin bahdilio dhan waase hadey wax kuqaadato. Jazaakallah qeyr sh badbaado
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 4 жыл бұрын
Like it waana run koop shaaha intaad qaadato lugaha isisaar . Yaa salaam
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 2 жыл бұрын
Wlhi shiikhow masha allaah weeye taladaadu . Koly aniga romatica faraha badan ee dumarku doonan waa necbahay waxan jeclahay nolol macno leh oo wakhtiga wan ku jeclahay iyo hadalo niica aan lagu dhamayn kkkkk. Malaha dadkii hore la dhaqan ahay inkastaana la da. Ahayn
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 жыл бұрын
Sheqow riyo ayan arkay wxayna aheyd ano ilmo matana ah dhalay oo nujinaya lkn markan dhalayey riyada kuman arag lkn ana dhalay ayan leyahay oo wan nujinayey ee mxay kula tahay🙏
@Daily-Hadith10
@Daily-Hadith10 4 жыл бұрын
Reer miyaad ledahay marka ad kuriyoneysay ilmaha mataanaha ah?
@ayanyoussouf7287
@ayanyoussouf7287 4 жыл бұрын
Anigaa ku riyooday wlo taso kle kadib Wan dhalay Laba mataano alx
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
@@ayanyoussouf7287 masha allh baayo ani la ima qapo wili ma guursan wana ku riyooday lpo wiil matano ano hysta ilhy ha i rumeyo
@ayanyoussouf7287
@ayanyoussouf7287 4 жыл бұрын
Halima Reys channel ilahay ha ku rumeeyo abaayo ani markasu an ku riyooday Aroos ban ahaaa insha Allah ilahay calafkana wanagsn ha ku siiyo quruxeey
@zamzamali9527
@zamzamali9527 4 жыл бұрын
@@ayanyoussouf7287 mashaallah ❤❤❤❤❤💋♥️
@hanilove1222
@hanilove1222 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@queenmiski1756
@queenmiski1756 4 жыл бұрын
M.a Thanks you💕
@sadiaomar4637
@sadiaomar4637 4 жыл бұрын
Sheikh allaah ku barakeeyo
@qamarsuugani1501
@qamarsuugani1501 4 жыл бұрын
shiikhow Talo baan kaga bahanahay wiilba kuwareray inu ijecelyahay iyo in kale ba kuwarersanahay
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Halima subscribe isar Abyo
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 жыл бұрын
Aniga xitaa sxbey maxan sameyan
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Lama ogan karo ragan jecelkoda dhab miyaa ama waa been
@sacdiyaali833
@sacdiyaali833 4 жыл бұрын
Ninka ku jacel guur ayu ka dalbanaya midka waqti lumis rabana jaceel iyo kulan un ayu ka hadli sas Ku kala ogada rayigayga hhh
@qamarsuugani1501
@qamarsuugani1501 4 жыл бұрын
abayo hadalo sarbeba buu idhaha sida wakubahanay iyo waxaz
@nimcochanaldhirigalinta7667
@nimcochanaldhirigalinta7667 3 жыл бұрын
ماشالله شيخ شكرالك💯
@kiinhusseinsalah3829
@kiinhusseinsalah3829 4 жыл бұрын
Jazakalah sh Mhdzanid
@laylaaqaadir6091
@laylaaqaadir6091 4 жыл бұрын
Jazaakaalaah khayrn Shiikh
@sharifamohamed585
@sharifamohamed585 4 жыл бұрын
Masha Allah 💯❤
@ruwaydaaadan2928
@ruwaydaaadan2928 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@raahoyusuf1780
@raahoyusuf1780 4 жыл бұрын
sheekh waxa ku wedineya adi mahadsan ninkeg waa ifur balse ani ayaa usabab ahan oo hale fur hal fur ku dhaxeya hadan waa lee fur balse wan jacehay maca samaya hal dalaqo ayaa lagu furah
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 4 жыл бұрын
Sheekha waaruntiisa thank you sheekh
@aishanoorosman9395
@aishanoorosman9395 2 жыл бұрын
Masha allah walhi waa runtaa shiiq ilaahay hako barakeeyo
@wardaahmed7280
@wardaahmed7280 4 жыл бұрын
Masha allah shiiikh jasakallah Khayran fikirkaa waan kula qabaa
@sadiqmaxamuud1822
@sadiqmaxamuud1822 Жыл бұрын
Shiikh labarka isheeg
@ashaasha4547
@ashaasha4547 4 жыл бұрын
Wale sheekh runta kugu jeclahay.aniga markabkeyga I xiran alhamdulilah.
@aishaabdulkadir9890
@aishaabdulkadir9890 4 жыл бұрын
Abaayo shaikha numberkiisa intee buu kusheegay adigoo raali ?
@ashaasha4547
@ashaasha4547 4 жыл бұрын
Alyaa Abdulkadir Numbar mawa sheegin
@sulekhaayuub9313
@sulekhaayuub9313 4 жыл бұрын
Mnsha allh wllky jasakumu lllah
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Masha allah wllalkey illah haku xafido taladaada iyo sida aad caqli celisid.
@fatumanurahmed5550
@fatumanurahmed5550 2 жыл бұрын
Badbaado waa niijeclahay masha allah
@salmabeautyhennamakeup350
@salmabeautyhennamakeup350 4 жыл бұрын
Thanks God bless you
@rahmohassan4224
@rahmohassan4224 4 жыл бұрын
Mshllh sheikh wax badan kaa faaidey aad baad umahadsan tahay❤🙏
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 4 жыл бұрын
Salute ,salute,I salute u uare very generous,
@HaajiroHaajiroaxmad-kg5sd
@HaajiroHaajiroaxmad-kg5sd Жыл бұрын
masha allah,shiiq
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 206 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 34 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 35 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,4 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 93 МЛН
Isma Keento qof ku nacay jecloow
6:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 79 М.
KAMA FILAYN INAY SIDAAN DHIHI DOONTO💔💔💔
13:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 77 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 34 МЛН