Siraha hodontinimada || The Algebra Of Wealth 💵💰 Dhigane iyo dhigaal #21

  Рет қаралды 4,706

Halbeeg Podcast

Halbeeg Podcast

Күн бұрын

Soo koobida buugga The Algebra Of Wealth 💰💵🎯✍️
Buugan Algebrada hantida waa mid ka mid ah buugta sida cajiibka ah uga hadlaysa hababka iyo hannaanka hantida loo kasbado iyada oo la raacaaya farsamooyin taabo gal ah oo la soo tijaabiyey. waxa uu qoraa Scott Galloway bixinayaa talooyin dhaxal gal ah oo qofkii adeegsada sahay iyo safar hantiyeed u noqonaaya.
---------------------------------------------------------------------
Follow me
facebook: / osmani.4000
Telegram: t.me/Halbeegpo...
Tiktok: / halbeegpodcast
#bookreview
#booksummary
#kaabe
#highlights
#motivation
#motivationalpodcast
#inspiration
#share
#humanity
#podcast
#moralstories
#success
#successmindset

Пікірлер: 17
@BalqiizaMohamud
@BalqiizaMohamud 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal alle haku barakeeyo
@AbdulrahmaanOsmaan
@AbdulrahmaanOsmaan 3 ай бұрын
Ustaad muuse mohamed osmaan Ustaadi wax badan oo wacyi nololeeda ayaan ka fa'iday
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Aad iyo aad Noloshu waa Halgan joogto ah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Mahadsanid ustd
@AbdulhakimQorane
@AbdulhakimQorane 3 ай бұрын
Tnkz🎉❤
@daadir2020
@daadir2020 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 ай бұрын
Channel qiimo badan 🤝
@HeelanECommerce
@HeelanECommerce 3 ай бұрын
Buugan xage ka hela
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay Waa markii iigu horeysay aan soo booqdo halkan. Keliya codka ayaa hooseeya
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 3 ай бұрын
Sharfanid, soona dhawoow. Feedback gaana waan qaatay walaal
@ahmedyusuf8871
@ahmedyusuf8871 3 ай бұрын
Hore usoco
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@baabjunior3550
@baabjunior3550 3 ай бұрын
Ustaad buugan pdf ma igu soo diri kartaa please 🙏
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 3 ай бұрын
Buugan wll Pdf kuma arag inta ogaalkayga ah; intii aan akhrinaayeyna waan yare baadhay oo waan waayey; si aan idiin la wadaago…. Markaa sida aan filaayo buugan weli Pdf kuma fasaxin maadaama buuggu cusub yahay
@HeelanECommerce
@HeelanECommerce 3 ай бұрын
Ustad mahadzanid
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 94 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 55 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 15 МЛН
30 Maalmood Maxaad ku Samayn kartaa? |Dhigane iyo dhigaal 20Th
26:17
Halbeeg Podcast
Рет қаралды 3,7 М.
MEELAAD ISTAAGTID MA JOOGTID GORGORTAN MAGASHO
13:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 74 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 110 М.
በዚህ ምክንያት ነው የተወሽ...እሱ....Ahadupodcast
24:28
Naftaada Ka Adkow || Control your self
19:16
Halbeeg Podcast
Рет қаралды 6 М.
E362 Navigating the Bible: The Historical Books
53:22
Saddleback Church
Рет қаралды 311 М.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 28 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН