Siraha Nolosha Sh Siciid Raage Aabahay Dagaalki Labaad Aduunka Kaqayb Galay wax kasta waan soo Arkay

  Рет қаралды 54,467

Badbaado Channel

Badbaado Channel

2 ай бұрын

Siraha Nolosha Sh Siciid Raage Aabahay Dagaalki Labaad Aduunka Kaqayb Galay wax kasta waan soo Arkay waxay ku fiicantahay Canada iyo meesha Qurbaha ugu wanaagsan waraysi xasaasi ah

Пікірлер: 91
@KABAX21
@KABAX21 2 ай бұрын
Ma sha allah l am absolutely agree with him, we are one =SOMALI ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭 barakallaah sheikh soo qaxa dheh dadka somaliyana taga dalkeena dhisa ❣️❤️🇸🇴❤💎🕋💯💯💯💯💯💯💯
@haawolool1860
@haawolool1860 2 ай бұрын
ilaahey haku xafido sheikh sheikh saciid neh ilaahey ha xafido masha allah
@ISMAEL-ul5eb
@ISMAEL-ul5eb 2 ай бұрын
Masha Allah Sh. Ilahay haku xafido
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 2 ай бұрын
Rasuulkeena csw scw nnkh
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 2 ай бұрын
Masha Allah sh siciid raage ilahay harakeeyo hana xafido Aamiin
@karbajeawale934
@karbajeawale934 2 ай бұрын
Maashaa; allaah allaah hakuxafido sheekh siciid raage insha;allaah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
SHEEKH SACIID CILMI RAAGE ALLAAH WEYNE HA XAFIDO ISAGA IYO AHALKIISABA❤❤❤❤😂😂😂😂
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 2 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده❤ سبحان الله العظيم 💚
@FatuushAxmed
@FatuushAxmed 2 ай бұрын
Sh waraysigi ba wad ka qastay hdlka qfka lagama dhobeyo ee walaga sugaa hdlka
@khaalidabdoulkader
@khaalidabdoulkader 2 ай бұрын
Sheekh wareysiga qaadayoow wll khayr Hele sheekha wakhti uu ku Hadlo sii oo haka dhex galin hdalka uu wado
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 ай бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Allaahu Akbar allow ku xifdhi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin
@falisgaal
@falisgaal 2 ай бұрын
So Dhawow Sheikh saciid
@user-qf5gm3yu4l
@user-qf5gm3yu4l Ай бұрын
Mashaallah
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@qalidega5055
@qalidega5055 2 ай бұрын
Wooow ❤❤❤MashaAllaah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Wadanka adunka ugu fiican wa somalia hadaan hagaajisano
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 2 ай бұрын
Manshalah
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 2 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto Sheeq inshaallaah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
Wuu nool yahay!! AABIHI💓iyo HOOYADII💞💘💕♥️(ALLAH YARHAM)(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 ай бұрын
Sheikh saciid Raage Ma hal qofbaa mise waa labo qof
@NimcoSagal-kl3ff
@NimcoSagal-kl3ff 2 ай бұрын
Anigana familygagu Maraykan baa ba laysiiwadaa Rabiyow raalikuma ihiye wax kakhayr bdn iigu badal
@Wiilhawd
@Wiilhawd 2 ай бұрын
Imminka ma maraykan baad leedahay raalli kuma ihi Waa iska xaal adduun 😂😂
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 2 ай бұрын
Masha allah xigmad qurux
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 ай бұрын
Haye shiikh Raage
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 2 ай бұрын
Wlhi saaid baan kuu jeclahay oo siwalbaan kuu jeclahay adiyo sheekha kaleba
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Isku mid ba nahay siciid rage aabahay 78 ama 80 ayu jiray marku idhalay. I am the youngest,
@user-co3xs7iu6e
@user-co3xs7iu6e 2 ай бұрын
M.a
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 2 ай бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌺🌹🌹🌹🌹🙏🏾🙏🏾✅
@maryamashire3402
@maryamashire3402 2 ай бұрын
Adiga aamus hadhexgelin wareysiga
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 2 ай бұрын
HAYE
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 2 ай бұрын
waxaan sugeeynaa qeebtii labaad waa runtii sheikha oo hada ka hor saas macalimad igu tiri canada ugu roon dad soo galootiga ah ama qaxootiga ah .
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 ай бұрын
Beentii wadaado hore ugu soo jabeen buu hada buufina
@abuhassan673
@abuhassan673 2 ай бұрын
What about Australian !
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
AMIIN.AMiiN.AMiiN.AMiiN.AMiiN
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 2 ай бұрын
Ninka wadankisa dafira wale ma qiimeeyo habtidoona ahade bye sheikh
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 2 ай бұрын
Ramad 😄🌜
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 ай бұрын
Wixii hore wax baa ka danbeeyey😂😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
maxaa ka dan beeyay
@somalikanye8642
@somalikanye8642 2 ай бұрын
Canada iyo qurbo inaan ka so guuro wax ka fiican an sameeyay majirto
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 ай бұрын
Gucundhaale waan garanayaa waliba waxaan filayaa inay xad beeneedka xaga xabashidu ka taliso
@CamanHussein
@CamanHussein 2 ай бұрын
What is wrong with the guy who is asking questions. He literally interfering with the Shiekh damn.
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 2 ай бұрын
Lacagti canada ayu ka uruursaday iskul KY furtay dadka qurba jogtaah ilmahoda ayu lacag kaqada hadana waxa bu ka shega
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 ай бұрын
Saxiix maal uu kaga wareego canada ayuu buuxa ,
@AbdirahmanABarre
@AbdirahmanABarre 2 ай бұрын
please wariye Jaanis sii qofka aad wareysanayso uu ku hadlo , warka haka dhex galin.
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA 2 ай бұрын
su aal xumaa kan oo hadal xumaa xigmada waa dhashaa ileen
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 2 ай бұрын
War Ninka yaa ka aamusiya sheekha, kah
@owliyo1218
@owliyo1218 2 ай бұрын
Shiikhow naagaha kaliya miyaa canada uga digaysay soo adigii inta dumar meel ku xaraystay lahaa canada waa cadaab goormay fiicnaatay
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 2 ай бұрын
Waaaaaw gocodhaale adeerkay rumaad
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 2 ай бұрын
Sidan dad loma waraysto dhore nimada iskada qofka hadalka sii.
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 2 ай бұрын
Sacid markad dadka lahadlayso don't be to much negative about dumarka malin hore waxad lehed nimanka qurbaha jogo e xasaskodha lanol kursta fadiga taala kaqima badhan.dumarka somaliyed wa kuwa sey nimankodha u ixtraman lawadha ogyhy marka wad kuqalntey arintas
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 2 ай бұрын
Wuxu ka hadlay wuxuu kusoo arkay, adiga Maxaa ka ogtahay?
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 ай бұрын
Feminism😂
@hanielmi7220
@hanielmi7220 2 ай бұрын
Dalkiisa muxu u dafirayaa soomali waa lawada yahay lkn soomalilaner inaad tahay ceeb maaha
@LovelyMarsh-hs8ei
@LovelyMarsh-hs8ei 2 ай бұрын
Qalbigaad ka bugtaa😂
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 2 ай бұрын
Somaliland is not a country it’s north part of Somalia.😏
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 ай бұрын
Sababto ah waa nin cilmi leh manadoonaayo goboleysi iyo kalagoynta bulshada
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
@@LovelyMarsh-hs8ei ba bukee nin waliba reer iyo degaan buu ka soo jeedaa ninkan waa isaaq Waana reer somaliland
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Sababtana yaa ku baray hadala dii reer somalilan khaasatan reer burco
@husseinabdimohamed3062
@husseinabdimohamed3062 2 ай бұрын
Qofka hadalka ka sug wariye
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 2 ай бұрын
Bad baadoy sida wareysi loo qaado garan maysid xageed Sheekha u hor boodaysaa ninyahow !! War ruuxaan war badanaa ? Waar ka tag meesha wareysigiiba adaa dhabqiye dhabqiyoow😡😡
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 2 ай бұрын
Wadaadka ka aamus meshan basal dabada mala iska galinoyee
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Kkkl kadaa wll.
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 2 ай бұрын
Cali taaloog dumaashigay buu ahaa. Saan filayo kaltuum buu qabay
@user-sk2xx9rr6p
@user-sk2xx9rr6p 2 ай бұрын
Anigana aabahay 14 kitaab oo waaweyn iyo 4 yar yar buu lahaye ka waran
@sakiriyeyare9795
@sakiriyeyare9795 2 ай бұрын
Wariye qodka waraysanaysid hadalka udaa sheekadiiba shiikha adiga kadhexgalaya
@user-vr7gl4bx9n
@user-vr7gl4bx9n 2 ай бұрын
War nin yaw ninkani suu.aalo xumaa waar sheekhu haka halee sug esagaa hadalka ku baraayee
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 2 ай бұрын
49 jeer buu xajiyey aabahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 ай бұрын
Why is. He still living living in Canada ad saying to the pple don't come to here ???Moreover he's Canadian citizen 😅😅😅
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 2 ай бұрын
Kenya weyye
@amirahabdi
@amirahabdi 2 ай бұрын
😂
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 ай бұрын
He is Canadian citizen lakin Canada hada Mel xun nqotay wagi hore ficn nanid
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
NOW HE LIVES IN KENYA
@user-zo2hf4pg1e
@user-zo2hf4pg1e 2 ай бұрын
He lives in Kenya Now
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud 2 ай бұрын
Sheikhna maaha intuu canada xogaa kasoo urursaday ayuu umaddii isku diray
@Waris668
@Waris668 2 ай бұрын
Aduu maxaa thy haduu isagu sheekh ahyn
@user-xl7wd3lc3y
@user-xl7wd3lc3y 2 ай бұрын
jow kow now somaliyeey ninkan sacid raage wa tuug wa beenaley sholka u furtay wuxu ku furtay lacagto masajiidka kaso xaday oo waliba shoolka u furtay carurta baa lagu farahumeeya ee somaliyeey carurtiina shool dowlad masul katahay geysata ee waliba carurtaada ha geyn shool ay somali masul ka tahay waayo ilmahaga wa laga fuula jow kow now hadana bow
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 2 ай бұрын
Maa adiga ayaa fara xumeyy waxay waxad ku hadlaysa keen cadayn rabigagana kaa cabso oo ilahay uu noqo malin an ciidna ku garabsinahayn ayaa lagu dhihii ku cadee
@user-xl7wd3lc3y
@user-xl7wd3lc3y 2 ай бұрын
jow kow now carurta orod gee adaa arki doona markas ha so oyin un jow kow now hadana bow@@nasrinibrahin1881
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Ilaahey ka cabso oo culumada ha aflagaadeyn Hadii Aad evidence heysi keen.
@cumarcabdulcasiis
@cumarcabdulcasiis 2 ай бұрын
Aakhiro halkee aadee wa adiga culumada dhaleecenaye
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 2 ай бұрын
Rasuulkeena csw scw nnkh
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 33 МЛН
1 класс vs 11 класс  (игрушка)
00:30
БЕРТ
Рет қаралды 3,5 МЛН
Они убрались очень быстро!
00:40
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН
DHACDO XANUUN BADAN: GABAR SOMALIYED OO SHEEGTAY IN cudur LO QARIYAY
27:51
Muxaadaro cusub GEERIDA Sh Saciid Raage
32:35
Dacwada Diinta 24 Media
Рет қаралды 43 М.
Dadku Waa 4 Nooc Guurka ka hor Baro || Sheekh Saciid Raage
12:22
Tasbiix Production
Рет қаралды 4 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН