Wallahi wa runtiis. Ilahayow Rabbiyow anago nabad ah naga kaxee. Alla nasiib badanaa qof ciyalkiisa kala tagay meshan oo wadan diin leh la tagay. Dadka an aqaano 95% waxey ku riyoonayaan malintey ka tagi lahayeen, yacni wa inta caqliga u saxiibka ah.
@Mashallahxd9 ай бұрын
Walhi been maha qof walbo niyada ku hayna inan diinta caruurta labaro
@waryaawariiri18129 ай бұрын
Xaaska uu sheegaayo mala weydiiyey midee tahay: Ma tan Soomaalida ah uu ka tagay ama mida caddaanta darteeda reerkiisa u burburiyey? Xaaskiisa hore weyniaku buuqday maseee dartiisa sida magaaladaan Toronto ogyihiin.
@@feyslf1226 hadaa ka tagto waxaa cunto waayi maysid qurbaha waali iyo madax xanuun un baa yaala
@ZuZuDahabo9 ай бұрын
Sheikhow 10 sano Ka hor intaan guursan oo awlaad dhalin ayaan goaansaday in ubad dhulkan gaalada Ku korsan. Maantana curadkaygu 9 buu noqonayaa ishaAllah. Ii soo ducee in aan sanadkan ubadka Kala soo guurno dhulkan gaalada anaga iyo inta hamigaa le ba
@sunsaalsunsaal29489 ай бұрын
ILLAAHEY hanoo fududeyo dhamantena anigaba waan jeclahy inan ka guuro Insha Allah
@ZuZuDahabo9 ай бұрын
@@sunsaalsunsaal2948 Amiin yaa Rabb
@abcbc40089 ай бұрын
Asc masha Allah walaahi waa Runtiis ajir iyo xasanaad Alle ha kaa siiyo Amiin yaa Rabi❤❤❤walaalayaal u soduceeya umada somaliyeed iyo caruurtooda meel walbo ay jogaan Ama marayaan Allah hanagu wado xafido Amiin yaa Rabi❤
@40Durkiya9 ай бұрын
IshaAllah sanadkaan ayaan go aansaday inaan ka haajiro qurbo inuu ilaahay ii fududeeyo 😢😢😢
@sunsaalsunsaal29489 ай бұрын
ILLAAHEY haku fududeyo wll
@mohamedahmed45119 ай бұрын
Ilaahey hakuu fududeeyo wllkey meel ka wanaagsana ilaahey hakuu sahlo anagana wan ku tala jirnaa insha Allah.
@falisahmed36819 ай бұрын
He is absolutely telling the true. Anyone with common sense can understand how it's affecting our youth, our deen and culture. Kids growing in the UK and USA have different mentality due to their upbringing and surroundings.
@mandeeqahmed92259 ай бұрын
Who destroyed the country and their population to migrate
@iskahubi32649 ай бұрын
Their Salafism ideology is part of conflict in our country
@luulahmed51389 ай бұрын
Somali itself We all guilt No one is innocent Waan wada dagaalanay Cid guulaysatay ma jirto khasare moye No more qabiil
@artenwarsame69919 ай бұрын
Sheikh speak the true 💯 I live in the west I can’t wait to come back
Shiikh run buu sheegay shiikha reer toronto ayaan isla ahayn masjidkii abu hurayra markuu joogay anigu waa hore ayaan kasoo haajiray east Africa ayaan joogaa waxa laga hadlayaa waa diintaada inaad badbaadisi oo weliba caruurta ayaa marwalba halis kujira
@Farxadiyoguul9 ай бұрын
Qofkii caqli leh unbaa fahmaya sheekha wuxuu ka hadlaya.
@ashaabdullahi46599 ай бұрын
Waarun ilaahay ha inaxafido
@bubakarboore9 ай бұрын
Maashaa allah
@safiabdilahi9 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah sheekh dadaalkisa Allah isiyo
❤❤❤❤Allah ha nagu xafido dunida manta gurbaha wa musiibo mesha lagu koriya caruur manta la doonaya diintoda in bartan manta aniga wa joga lknse dalkeyga in aan ku nolaado aya raba oo caruurteyda la nolada nolol ka fcn ku helo dalkeyga hooya
@ashahenna93909 ай бұрын
wallaahi waa runtiis aniga Canada ku noolahay Wax walbo sheekha sheegay waa runtiis lakiin dadka ma Aminaayaan ilaa aay dabka soo taabtaan
@salmanbaremohamed-td6vl9 ай бұрын
Xumaan un bu shegay ee wax wanagsan ma jiraan miyaa?
@salmanbaremohamed-td6vl9 ай бұрын
Aniga wadankayga kama bixin ganacsina wan ku haystay dad somali ah diin shegta & igu af & igu dhaqan ah ayaa I dilay oo 3 years dhawacyafi kama so kabanin xolahaygu dhacay manta meel an wax ku shego garan maayo. Ee koley intas Canada ma taalo sidaas an aminsanahay Dal ka an u dhashay oo ku dhashay Kuna dhaqmay cadalada Dara igu haysa allah dartisana wa uso hijroba wadan gaalo
@mericanbadass52999 ай бұрын
@@salmanbaremohamed-td6vlwaad arki cadaalada taala ee indhaaha kusoo arag. Gaalo iyo cadaalad meelna iska ma galaan.
@ashahenna93908 ай бұрын
@@salmanbaremohamed-td6vl Wax walbo Ma wado xumo Noloshaada ayaad u ordey barako malahan wax walbo Auageey ku noqoneey, at the same time wax barasho, nabad, xurnimo, meel amaan eh ayaad ku nooshahay Hadi qof wax qabad leh aad tahayna intaad wax meel dhigatid ayaad meel is gaarsiin kartaa lakiin meel lagu dhameysto nolol ma aahn!
@ashahenna93908 ай бұрын
@@salmanbaremohamed-td6vlAllaah swc Haku sahlo Cadaada Cida Ku dulmisay Allaah hakaga qaado xaqaaga meesha aad joogtid hadeey xun tahay magaalo kale wanaagsan ayaa ka badan'
@40Durkiya9 ай бұрын
IshaAllah sheekh siciid raage caruurtayda waan ka wadanaya
Mashallah tabarakallah. Sheekha alle haka abaal mariyo.dhalinyartu waxy u baahan tahay qof waayo araga oo halaaga ay ku socdaan u iftiimiya .
@coldtruth63549 ай бұрын
I fully agree brother. The main issue for us falls under 3 categories: Our children’s education, our health care, and income. Our children can find great education in Somalia, the health care is questionable , but for those with western paasports can easily travel for treatment . And the most important issue is income. Without question the only solution is to start a business. Nowhere in the world is better than starting a business than Somalia or Africa in general. The taxes are cheap, the regulations are minimum, and the labour force is plentiful. I will only move my family , once I establish a few small business or a nice portfolio of real estate properties. Even if ppl rent the out for $250 USD . $2500 USD in Somalia is enough to sustain your family , but you will always need 50k in the bank for emergencies
@nastedave98429 ай бұрын
Sheydaanka sidiisuba hal gacan haduu wax kugu siiyo gacanta kale wuxuu kaaga hoos bixinaa waxuu ku siiyay wax ka muhiimsan oona ka xanuun badan. Allow gaal naga kori
@MaherAmrel9 ай бұрын
wallaahi sheekhu hammiga iyo rajada dhaliyarada badan ayuu bedeley
@DegmohiisXasan9 ай бұрын
Masha alah sheekh saciid rage❤
@hamdamohamed41559 ай бұрын
Shiikh arinkan ah in dadka laga waaniyo dhibka yaala qurbaha waa in taxane ama silsilad laga sameeyo waayo dadka qaarbaa hadalka hore u fahmin oo ilaa loogu celceliyo ayuun bay fahmayaan
@HassanaxmedOlad9 ай бұрын
Masha allah xafida ka allah bidarta ka dhac walidiinta cimriga alle siyay qaraa air port ah diyaarada ka Duuli lahed aaku maqanahay sameenteda
@aminanur1109 ай бұрын
Maa shaa Allah Subxan Watacala reward you for your efforts .
@ZuldaankaSomaliyet-mh7pbАй бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@anissahassan99329 ай бұрын
Mashallahcheicj siciid raage well done I am going back inchallah 👍🌷🌸
@feyslf12269 ай бұрын
Actually he is right 💯 boqolkiba boqol. All what he said is true believe or not. No freedom no money no safety no freedom of religion
@seidabdi7519 ай бұрын
ALLAHUMMA BALIQNAA RAMADDAAN
@mohamedabdiwali40409 ай бұрын
Runtii aad bay ii taabatay Shiikha hadalkiisa waxayna iga saartay rajo aan mar un aan ka qabay Qurbaha inaan tago insha allah waxaan rajayn inaan wadankayga wax ka qabsado
@farex10129 ай бұрын
Mansha Allah Sicid Raage cilmi badan ayuu dadka la wadaagay lkn ninka waraysiga qaadaya waxaan ka maqan sida qof loo dhagaysto.
@NamNam-z9v9 ай бұрын
Mashallah Barakallahu
@anisoaliiza46459 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ahmed-bs9l9 ай бұрын
NIYO ALLAH HAKU BARAKEYE WOXGAA HADALKA GALAGAA HELO QOFKANA WAKHTI SII MAHADSANTHY جزاك الله خيرا
@HamseHussein-it6sw9 ай бұрын
Tusaalaha waa la wada ogyee sheekhey dadka kala ah aduunyo doon iyo akhira doon
Sheikha Allah barakeeyo waxaa uu ku hadlay dhamaan waa run , waxaase jirta ayaa ka dhaadhicinaya hooyooyinka soomaaliyeed oo jano u haysta qurbaha Dalkooda u haysta meel lagu dhimanayo Qurbahana Hooyooyinka soomaaliyeed ayaa ugu dhib badan
@Aminatt318289 ай бұрын
Ilaahow noo naxariisto dulihana ilaahey ha naga saaro
@ugaskawadanka26239 ай бұрын
Sheekh run bu sheegay dadka qurbuhu waxa jira dad badan oo ay ahayd in laga soo biilo africa
@anisMohammed-c9f9 ай бұрын
Alle run badaana illhyow ku xaafid
@NamNam-z9v9 ай бұрын
Jazakallahu kheyr
@abdiadan48379 ай бұрын
Masha allah jazakallah qyer
@Fadumo-hl4rb9 ай бұрын
Alxdll allaah swtc iga dhigay Muslim igu noleyay dalkayga aan jeclahay ee somaliland ❤❤❤
@AnwarHashi-d1p9 ай бұрын
Masha Allah runlow ayaa Tahey shikh nolow
@powerboyka9 ай бұрын
Manshallah ❤❤❤ sheekh
@omerjibril73189 ай бұрын
Mash Allah shaikh telling true But African politicians they don't çare about African peoples futures Please look young African runing from Africa to Europe and some they are died in Sea 🌊 so African must stop civil war and bring peace and some countries peoples they want independence like Somalia Ogden free from Ethiopia 🇪🇹
@fooscali51309 ай бұрын
Subxaanallaah w run dal aan dalkaga aheyn w dalela joog xòrnimo wadankagey taalaa.
Qurbe mudaan ku noolahay hada ninyoow waxyaalaha aan la yaabay waxa ka.mida waad shaqayni oo subax walba waa kalahsan tahay hadana waxaasi meel ay ka baxeen bal adba sheeg hada iga wala waxan go aansaday inaan waxoogaa kasii qabsado aan iskuba dayo horta reerka ka raro ka dibna ana aan kaba soo gogoosto kuwa soo socdawna haku soo lugo ina
Sheikh badbaado waxaa ka soo hadashaaa ajarka xayawaanada la korsado please sida bisada
@BadbaadoChannel9 ай бұрын
insha Allaah wall shukran jazaakallaah
@ayanissack97429 ай бұрын
Xafidullah sheikh sacid rage
@proudcitizen48839 ай бұрын
Waa Runtii Sheikh Raage💯
@nafisacabdisiis54299 ай бұрын
Subxaanlaah
@omerjibril73189 ай бұрын
Absolutely what shaikh telling the truth but we came they country and we're destroying our country And continue civil war so we're not having choose Anywhere any countries you own country the best if having peace So let we fixed our country
@ibrahimhassan20239 ай бұрын
Qofkii Qurbe jooga uun baa Garanaya Allah meel kheyr Qabta ha nooga saaro
@hibaturahman019 ай бұрын
Sheekhu muxuu wax noo sheegaa adaaba hor boodayee 😢
Sheekh waa sax waxyaabahaas oo dhan aad qurbaha ka sheegayso Lkn su'aal markii aad deganayd Canada hal marna kama Aadan Hadal Mawduucan so My Quetion IS why Now??????
@khadijasaid34139 ай бұрын
سبحان الله
@Sahro-b1m9 ай бұрын
Shikh. Sicid rage. Ilmahayga. Quranka. Maa. Ibaraysa. Free. Aan sogure
@farhiamursal72569 ай бұрын
Kenya halkii cunug waa 50 dollar us hadii uu taxfiid rabtid Quraanka waa 100 dollar wax free la dhaho kenya ma taalo
@RahmaAwil-w8y9 ай бұрын
Igu soduceya awlad ..Marano ah wa bil Ramadan 40 qof docadoda wala aqbala
@mohamedahmedqasaali32439 ай бұрын
Hadaa awlad rabto wllo istiqfarta badi I.a alle Haku siiyo
@Ss534269 ай бұрын
40 qof dycadooda waa la aqbalaa wax saxaa maaha
@zeinabhassan41049 ай бұрын
Aslaamu Alykum Shiekh siciid school kaaga ubaahnaa maleeyahay qaybta xaraynta? Xageese kala soo xidhiidhaa?
@abdulkadirmohamed49499 ай бұрын
Walahi waaa Qaqiiiq wuxuu sheeegayo sheikha lkn waxa fahmi karo Qof ku noool ama sooo Arkay mesha jano ma talo
@abdifosiya239 ай бұрын
Shekh iweedi xaklemrba misee❤
@IbrahimNur-jr1ne9 ай бұрын
Sheekh ha hor ordin warka udaa
@Thenationwewant9 ай бұрын
Shekh saed Elmi rageuh waxa uu ka mid yahay dadka nolosha tajribeeyey ee waayoaraga ah, in wax laga dhegayso oo hadalkisa la weeleeyo waa muhiim. Hal mid uumbaa na haysata hadaan Afrika joogno, inteena badan wan haynaa business ideas lakin ma haysano Maalgelin. Markaa qofku hadii helayo lacag yar oo faraqabsi o uu ganacsi ku bilaabo wax ka fican in aad dalkaga jogto ma jirto.
@coldtruth63549 ай бұрын
I fully agree brother. The main issue for us falls under 3 categories: Our children’s education, our health care, and income. Our children can find great education in Somalia, the health care is questionable , but for those with western paasports can easily travel for treatment . And the most important issue is income. Without question the only solution is to start a business. Nowhere in the world is better than starting a business than Somalia or Africa in general. The taxes are cheap, the regulations are minimum, and the labour force is plentiful. I will only move my family , once I establish a few small business or a nice portfolio of real estate properties. Even if ppl rent the out for $250 USD . $2500 USD in Somalia is enough to sustain your family , but you will always need 50k in the bank for emergencies
@isiri.28359 ай бұрын
Waa sawiro dhiman Dalkoodii BAY UN caayayaan kumana kalsoona
@mohamedkheir18709 ай бұрын
Sheikh part 1, part2 iyo part 3 kasohagahaji...hadhalkiisa wuunagusocdaa walhy
@إيمان-ع7خ6ل9 ай бұрын
Ilhayow nagee khayr keeda hanasiyo
@fay68349 ай бұрын
Wlhi waa runtiis
@AweysAhmed-cl2qp9 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤
@maryanruunmahdi39628 ай бұрын
Absulutely
@degmoomeo9 ай бұрын
That's the true 👍
@sadamcabdiraxmaan78169 ай бұрын
Anigoo aad u ixtiraamaya ustaad badbaado: Sh hadalka aad ku jaraysid iyo warka aad ku dhex wadid iska daa. Hadalka ha dhammaysto.
@BadbaadoChannel9 ай бұрын
haye wall jazaakallaah
@abdinoor84879 ай бұрын
WAA BEENTIIN ILAAH KA CABDA HADAAD RUN SHEEGAYSAAN SHARCIYADOODA MACELISEEN
@abdiweli72699 ай бұрын
Subxanallah
@وبكلفخراناانثىمسلمة9 ай бұрын
Aad bad u caqli Gaabantahay sheikha ka xishoo
@hanefa2839 ай бұрын
Culimadaas qaar kood sharcigiibay waayeen😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge9 ай бұрын
Sxwey ❤
@gouleittsheekhxareed11959 ай бұрын
Waa waraysi qiimo badan. Ninka wax waraysanayaa Waa in uu wadaadka aanu hadalka ka dhex gelin kolba se.:DxD