Itsaa,iil u adeegta iraan hada ka hor ma jiriin hada arinkaas waxa suurta galiyay soo lagama yaabo ineey dadkaas fulina waxa eey iraan rabto ineey yahiin qar ka soo hor jeeda Netanyahu iyo xukumadisa oo ey amin san yahiin Netanyahu inu irsaa,iil god ku riida sida aan aragnaay yahuud badan oo aduunka dacaladiisa jooga ineey Netanyahu iyo xakumadiisa edeeynayan ooy layahiin Netanyahu magaceenow dad ku dila wana ka soo hor jeedna,,,,,,,so ma dhaci karto ineey dadkaas ka fikradaas qaba ineey yahiin