Sirihii caalamka | maktabadda Vatican iyo xogaha ku qarsoon!

  Рет қаралды 43,750

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤😍😢☝️
@MARACADDE-2
@MARACADDE-2 Жыл бұрын
Scw
@flabflab8288
@flabflab8288 4 ай бұрын
Scw
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Жыл бұрын
Asc sxp waad ku mahasan tahy xog soo gudbintada iyo dadalkaga waxaan wataa cod Muqaal kaan waxaad dul martay dhor mowduuca oo isasaarsaaran marka iyagoo faahfahsan inoo soo gudbi hal hal Codsi kale sxp qeybta podcast mowduuca aayadaha fadlan noo soo dadaji ugu yaraan isbucii 1 fadlan adigoo mahadsan ajir iyo xasanaad allaha kaasiiye❤❤❤❤
@yuusufaxmed1769
@yuusufaxmed1769 Жыл бұрын
Mashee buu podcast soo geliya wll
@idinhazzadmaatahay4475
@idinhazzadmaatahay4475 Жыл бұрын
Wlh wagaa ciwaanka furaysay ilaahada aadanow waa ku dhagaystaa maankaygana waad korisay thnks lpx🎉
@saacid760
@saacid760 Жыл бұрын
Waad gaabisay zxp dhaqaalaha ka so hadal iyo sarifbararka❤❤
@abdirahmanhussein2983
@abdirahmanhussein2983 Жыл бұрын
Sxb ayamahaan xogihii aan kugu baranay waad nagu yareesay noo soo badi
@xaamjilibey
@xaamjilibey Жыл бұрын
Thanks Uztaad
@wanaagchannel
@wanaagchannel Жыл бұрын
Maanta anaa ugu hor daawaday
@mohamudabdullahi8340
@mohamudabdullahi8340 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@NotaayoKalsan
@NotaayoKalsan Жыл бұрын
Adam Sahanow aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@Ahmeds222
@Ahmeds222 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 💯
@aamin4632
@aamin4632 Жыл бұрын
Thanks ustad
@UR.sudaysi
@UR.sudaysi Жыл бұрын
Barnaamijyadii sooyaalka taarikhda islaamka dib inoo gu bilaw ustaada
@yayayacin
@yayayacin Жыл бұрын
Adero alaha kuxafido
@yaskacade4350
@yaskacade4350 Жыл бұрын
Thanks ustad aadan sahan
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Жыл бұрын
Culumteeni iyo kutubadeeni intay naga xadeen bay nagu odhanayan anaga hindisnay cilmigaas😢
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Adiga oo somali ah maxaa laga xadey ?
@koshinomar3144
@koshinomar3144 Жыл бұрын
@@DDSMEDIA1825culimadeenii buugaag toodii baa la xaday
@marwomarwo2982
@marwomarwo2982 Жыл бұрын
​@@DDSMEDIA1825 ma soomaalinimo kaliyaa lagu midoobaa?
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@DDSMEDIA1825su’aal fiican! Waxaa laga xaday reer hebel waligeen baan ka adkaan jirnay! Soomaalida waa dad juhalo ah qabyaalad dilootay oo isla weyn meel qabiil ka jiro haddii aad aragto waa ummad aad u hoosaysa qabiilku waa khayaali iyo mala-awaal casrul jaahili ah oo aan casrigaan la jaanqaadi karin
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@marwomarwo2982may waxyaabo badan ayaa lagu midoobaa, diin, mabaa’di, wadan iwm
@HodanNimco-hd1mk
@HodanNimco-hd1mk Жыл бұрын
Manshaa allah walhi run ahabtii waxyabo badan oo waxkale ayaan kaa faidey habfikirkaygina waa is badly tankaleto buiga aad akhriday waxan donaya inaad nose gudbisid xogaha uu xambarsanyahay mahadsanid wll
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
Guulayso musane👍👍👍👍👍👍
@abdikariimcilmi4771
@abdikariimcilmi4771 Жыл бұрын
Wll halkee kaala soo xidhiidha adoo Mahadsan
@AbdifataahMohamud
@AbdifataahMohamud Жыл бұрын
thanks 👍
@kormeer12
@kormeer12 Жыл бұрын
Wlhi ustaad xog muhiim ah ayaa ina siisay mahadsid
@sahan233
@sahan233 Жыл бұрын
Sxp noo sheeg farqiga udhaxeya dhaag maarow iyo maasoniyda
@abdiaziizabdalla8327
@abdiaziizabdalla8327 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy aadan
@UR.sudaysi
@UR.sudaysi Жыл бұрын
Wcs aadam
@ismaciilsoomali8343
@ismaciilsoomali8343 Жыл бұрын
Aaway podcast yaashii soo badi
@abdourahman-wg2hv
@abdourahman-wg2hv Жыл бұрын
Keep going bro
@Bakar-w8s
@Bakar-w8s Жыл бұрын
Msh.allah wllky illahay haku xifdiyo ❤😊
@Huda.999
@Huda.999 Жыл бұрын
Soomaalidaa gali doonta oo xogahaas aduunka la wadaagi doonta in Shaa Allah
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Iska daa soomaalida ‘e macala ilaahoodaan adduunka la wadaageyn xogta vaticanka war khayaaliga maxaa la idinka siiyaa horta soomaalida waa ummadda adduunka ugu liitada uguna jaahilsan oo hadana isla weyn fucking bullshit
@Huda.999
@Huda.999 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 afkoogana Iska dhaaf markaa caalimkoow
@Mohamedirshad114
@Mohamedirshad114 Жыл бұрын
Asc Muslimiinta dheh Alle ha ku barakeyee❤❤❤
@amenboss8633
@amenboss8633 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 nacala caqlada yaree mangaabka kaga yal adu jahligu ku biyo dhigay ibnu forar maskaxdu madowdahy o madhantahy ilaahay maxa ku geeyay futada laga dhale nijasyey🤬😡
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@amenboss8633 Ilaahey waa mala-awaal ay dadka sameysteen waa waxaan jirin. Ilaah dad lasoo hadlay ma jiro diimahana dadka ayaa iska sameysteen beenta ugu weyn ee dadka masaakiinta lagu harowsado waa diimaha ilaahey baa ku leh sidan yeel haddii aadan yeelin wuu ku cadaabayaa, oo ilaahey qof walba muu isaga lasoo xiriiro muxuu ugu baahday dad isaga ka wakiil ah? Khuraafaadkaas dadka maangaabka ah ayaa lagu qaadaa sidaada adigoo kale ilaah aadan cadeyn karin jiritaankiisa ayaad iigu xanaaqaysaa sxb dhiig kar ha isku ridin nacaladaa sheegaysana maba aaminsani ilaahaagana sidoo kale, Muslim, Yahuudi, Christian, Hindu iyo qof kasta oo diin aaminsan isku mid ayey xagayga ka yihiin
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Horay somali ugu mahmaahday "CAQLI GAALO IYO INDHA QURAANJO MIDNA LAMA GARTO"
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 Жыл бұрын
Farta xabash way haayan tarikh somalia way tirtiran etoopiyan sida ukunta ayay u ilaaliyan
@CabdicasiisAli-vb5lt
@CabdicasiisAli-vb5lt Жыл бұрын
Good light
@maxamedfaarax6996
@maxamedfaarax6996 Жыл бұрын
Asc sxb kufarax waa kay,dd islaamka loohayay insha allaah
@HassanIsmailAli
@HassanIsmailAli Жыл бұрын
taariikhihii away
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Alla maxay wax naga dhaceen meeshan maskaxdayda kam baxdo wxn ogahy in tufaaxa casi dhankayga yahahy
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Жыл бұрын
Tanz❤ wlll❤ from jubalaan 😊
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 Жыл бұрын
amazing programm bro
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 Жыл бұрын
Aadan Geeeai❤🎉
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Waar aadan zhp baryahan waad Naga yara mashquushey lkn mar hadaad barmaamuj nooso diyaarisey dhib maleh 🔥
@cabdiraxmaanzahal9566
@cabdiraxmaanzahal9566 Жыл бұрын
Wcs
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Filmkan Vatican-ka beryahanba waan arkayey. KZbinrada badankoodu hal mowduuc ayey isaga daydaan
@cabdifataaxbulsho2666
@cabdifataaxbulsho2666 Жыл бұрын
Waad ku mahad san tahaye
@suleekhayuusuf1324
@suleekhayuusuf1324 Жыл бұрын
Sahan aqoonyahanka❤
@jamaalduco8928
@jamaalduco8928 Жыл бұрын
First Comment ❤
@saffsuff
@saffsuff Жыл бұрын
Great content only improvement would be to remove the transition sound between images ..it's only suitable to be used once or twice normally...using it after every sentence is way too much 😅
@FihiimaAbdi-e6m
@FihiimaAbdi-e6m 6 ай бұрын
Asc adan wll❤❤❤❤ wan ku jelnahu
@HassanIsmailAli
@HassanIsmailAli Жыл бұрын
wll aadn Ayan taan xogaa waad Yara mashquushay umalenaayaa ismuuji waliba dhanka sir donaa wll
@BROKE-jb7lk
@BROKE-jb7lk Жыл бұрын
"HARP" KASOOHADAL WALAAL
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Жыл бұрын
Soo daa Qabta kale
@caydaro1664
@caydaro1664 Жыл бұрын
Mawduuc igu socday bilaw ilaa dhamaad mahadsanid.
@SuheibFowz
@SuheibFowz 5 ай бұрын
The davinci code mugaal kasemeee
@khaalidmaal1721
@khaalidmaal1721 Жыл бұрын
Sxb aadanow kuma dhalilayo ee inaga hubso wx kastà yaan lagu hoos dhigin Nabi ciise wax Taran kahadhay ama carur ku abtir sata majirto adiguna shekada wad kudartay
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Nabi ciise haddii uu jiro waxaa iska dhaley Aabbe iyo Hooyo khayaaliga diimaha ay sheegaan wax jiro ma ahan qof ayaa wuxuu dhashay iyadoo aysan jirin ugxan iyo sperm la’aan waxaan aqrisan karo ma ahan waaba haddii uu ahaa qof jiro oo uusan aheyn qof mala-awaal ah (fictional character)
@hamda859
@hamda859 Жыл бұрын
First 😂❤
@XamseAbdirahmaan
@XamseAbdirahmaan Жыл бұрын
❤❤🎉🎉😊
@maxamedcraxmaan3653
@maxamedcraxmaan3653 Жыл бұрын
Asc ustaad, waakaaga mahadcilnaayaa bulshada waxa wanaagsan ee aad u soo gubineeso, waxaa wataa codsi kaasoo ah inaa noosoo turjinto buuga "the intelligent investor " oo qoray Benjamin Graham
@ismailmalin-y1b
@ismailmalin-y1b Жыл бұрын
Asc ustaad waxan rabaa inaa iga jawaabto muqalkii udanbeyay ee kusharxeysy barashda English waxaa tiri ugu yaraan malintii 10 eray hala xifdiyo ilaa meeqo bil ayaa lawadayaa
@mohamedalto2013
@mohamedalto2013 Жыл бұрын
Please 🙏 muzigii hore eed video yaasha saari jirtay noo Soo celi 😢
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb Жыл бұрын
Àrimaha gaalada waa sidee lacag lagu helaa oo keliya,
@maan_icardi.
@maan_icardi. Жыл бұрын
Sxb wan kugu xiranahy video mustaqbalka ka hadlaya no so kali
@sucudmuxumed715
@sucudmuxumed715 Жыл бұрын
Sabab maxaa laga kaydinayaa miyaana la fashilikarin
@xuseenaxmed8027
@xuseenaxmed8027 Жыл бұрын
Sir waaye aad dhahday hadana waad sheegeysaa see ku ogaatay sxb mafahmin sheekadaan😮😮
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Maxaan jeclahay fikirkaaga oo kale waa fikir naqdi barax la’ qofka waa inuu haddii uu ku dhaho koox hebel sirtooda mala ogaan karo hadana uu kuu sheegayo sirtoodu waa laba mid inuu isaga ka tirsanyahay ama inuu been sheegayo that’s all
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy Жыл бұрын
Alla niyow qof wanaagsan baad tahay aadanaw,. War janalka sahanka xogaha waa mid nagadhaxeeya ee taageera oo bulshadan soomaalida ee tik tok maalaayacniga daawataa janalka war fadlan kusoo biira. 😡
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 Жыл бұрын
Davinci code wan dawaday netflix
@Yusufabdihassan
@Yusufabdihassan Жыл бұрын
Waxaa ka soo Hadashaa wllo qoyska haya furaha kacbada🙏❤️
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Kacbada waa meel ay mushrikiin sameysteen Nabiga islaamka ee Muxammad carabna cibaadada mushrikiinta iyo ummado kale diimahooda oo la isku qasay ayuu keenay diimaha oo dhan macla ilaah waa fikir aadanaha ka yimid ma jiro ilaah dad lasoo hadlay ilaah ama ilaahyo dadka ayaa abuuray waa fikrad dadka ka timid ma jiro ilaah na abuuray lkn cagsigeeda ilaah innaga ayaa abuurnay kownka iyo nolosha asalkeedu waa wax ay aadanuhu garaneyn ilaa iyo hadda lkn inta ilaahyo ay aadanaha soo caabudi jireen dhammaantood waa mala-awaal ay dadku iska sameysteen
@Yusufabdihassan
@Yusufabdihassan Жыл бұрын
@@iskahubi3264 Hadalkayga ma fahmin baan U malaynayaa wll waxaa jira qoys iska soo dhaxlaayay ilaa wakhti jaahiligiiii ooo ilaa imaka tarantiisu socoto ooo qofba qofka kale U dhibayay furahaas waaa jirtay wakhtigaa inay mushrikiiiin furaha haysay lkn wakhti xadirka wxaa furahaa waa qoys muslim ah ooo ka soo farcamayyyy qoysaaskaas
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
@@iskahubi3264Subxanallah Subxanallah 😳😳 illahay ku cadaab galyahow galku dhalay 🤬
@buu9847
@buu9847 Жыл бұрын
Meshan mar baa galay lkn kuma raagin waaba cabsi cabsi markaa gudaha usii gasho ilaa mesha dambe. inta hore wey qurux badantahay lkn markaa gudaha usii gasho bey gesinimo ubahantaahay😂
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Pope Francis mala kulantay oo makuu baryey Jesus Christ 😂😂😂
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Anniga waxaan ahay diin laawe ilaah laawe ah Christian iyo boojadood markay ila soo aadaan waxaan dhahaa aqyaarey Aniga ilaah garan maayo ilaah ilaahiina ka waadixsan ayaan kasoo tagay oo isagana mala-awaal ah sidee u rabtaan mala-awaalkaan kasoo tagay mala-awaal kasii daran inaan aamino taasoo ah Trinity ilaah seddex ah oo hal isku ah war aqyaarey quraanjo caabuda haddii aad doontaan lkn Aniga ha ila soo Adina
@buu9847
@buu9847 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 bismilaah maya maba la arko. sida loo ilaaliyo hadaa ogaan leheed ma i weydiin lehen kulankiisa
@samatar602
@samatar602 Жыл бұрын
​@@iskahubi3264waxan arka Somali Badan iney Katooseso Mala Awalka Carabtu kushubtay🙌🏻
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
@@iskahubi3264war gaalkan daaya aduun iyo aqiroo waad qasartay waryaa Oromaay xuun bathy ee noodhaf luqadeena Galka thy wae 🤬🤬😳
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Жыл бұрын
Niyow waxa ishegtaaa waxaa adiba wa so ogatee kuwan kanisadaha jooga iyagaba so ma ogan karaan see loga qarin
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Waa is weydiin wacan Vatican-ka Sir way haysan lkn cid og ma jirto qofka ku dhaha sirtooda waa saas iyo saas been ayuu kuu sheegay
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Жыл бұрын
@@iskahubi3264 oo hada nunkan been mu shagay
@khaalidmaal1721
@khaalidmaal1721 Жыл бұрын
Sxb mxd ula jeedaa Tarantin Nabi ciise .Nabi ciise ma Taran ayu katagey
@AbdirisakAli-t8k
@AbdirisakAli-t8k Жыл бұрын
Wixiiba waa la ilaalinayaa lama ogola dha dhahdee maxad naga laab kicin wllo ma raadin kartnee hada😂😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Sidee loosoo furankaraa kutubtaas?
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Ilmaha aad awoowga 10-aad u tahay xitaa ma furan karaan adiga iska daayee
@FamilyAhmed-lc6bs
@FamilyAhmed-lc6bs Жыл бұрын
Fatikanka laftirkeeda miyaan la qabsan karin🙄
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Ma reer hebel ayaad ku qabsanaysaa adiga macla faracaaga ayey daqiiqad dhulka idin la jari karaan sxb horta khayaaliga maxaa la idinka siiyaa horta ogsoonow inaad tahay ummadda adduunka ugu liitada mushkiladaada garo horta kadib xalkeeda raadi markaas kadib Vatican-ka habeyso
@AbdiazizMohamed-d6p
@AbdiazizMohamed-d6p Жыл бұрын
Fast
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Kuwa danbi dhaaf ka la cagta u adeegsadaa waa ordodigos ka
@hannahyuusuf
@hannahyuusuf Жыл бұрын
Ethopianka ku arkay ardaydu mrku exam soo dhowyahay baadariga utagan sona weydistan examka inu u fududeyo kadib maclimintu uyeedha isna cadaab iyo ciqaabanu ugu booteya😂mrkay examka gacanta ka geliyana ardaydu siiya suaalaha isago iskaga dhigaya mid xaga sare wax looga soo shegay😢 wllhi baadi cad bay kusuganyihin gaaladu
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@hannahyuusufoo ma Ilaahaaga aad salaada iyo ducada ku baryeyso ayaa dhaama sxb Anniga xitaa markaan muslimka ahaa maku jeesjeesi jirin oo maku qosli jirin dad kale aaminaadooda xitaa anigoo qalad u arka waxaan ilaah u weydiin jiray inuu soo hanuuniyo Ilaahaaga iyo ex-ilaahayga Allaah qur’aankiisa wuxuu ku leeyahay وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌ ۖ أُجِيبُ دَعْوَةَ الدَّاعِ إِذَا دَعَانِ ۖ فَلْيَسْتَجِيبُوا لِي وَلْيُؤْمِنُوا بِي لَعَلَّهُمْ يَرْشُدُونَ Nabiyow haddii ay i waydiiyaan addoomadayda Annigu waan dhowahay oo waan ajiibaa ducada qofka ducaysanaya ee ha i aqbalaan hana I aaminsan waxay mudan yihiin inay hanuunsamaan. Adiga ama ugu yaraan dadka muslimiinta ah ilaahooda way baryaan mana ajiibo sababtoo ah ilaahyada ay ummadaha kala duwan aaminsan yihiin ayaaba ah wax iska mala-awaal ah, Allaah, Jesus Christ, Yehowa, Odin, Thor, Amun, Jesu iwm waa ilaahyo mala-awaal ah oo dadka iska mal-awaaleen mana jiraan
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@hannahyuusufwaan waayey iimaankayga ilaah iyo diin lkn waxay aheyd qibrada ugu qalafsan ee noloshayda soo Marta intaan u dhaxeeyey safarkayga muslimnimo iyo iimaan la’aanta 3 sano ayaan ilaahey baryey anigoo iimaan la’aa oo aan aaminsaneyn ilaah iyo qiyaame toona kaaga sii daran waan tukanayey oo aan soomayey ugu dambeyn waan joojiyey sababta ay waxaas ku dhaceen waxay aheyd in waalidiintayda ay diinta igusoo barbaariyeen 11 sano iyo 10 bilood ayaan ahay diin laawe ilaah laawe ah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO DAAROOD AH WAXAA BALAN AH IN AAN HARGEISA KUGU DHEX GAWRACO ADIGA IYO XUSEEN KURDI WAA BALAN HADEER KA SII QAXA HARGEISA
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@adowahmed9447
@adowahmed9447 Жыл бұрын
Keep going sxb
@YasiinMaxamed-h5d
@YasiinMaxamed-h5d Жыл бұрын
Mahadsanid bro
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Wcs
Подсадим людей на ставки | ЖБ | 3 серия | Сериал 2024
20:00
ПАЦАНСКИЕ ИСТОРИИ
Рет қаралды 601 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 15 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
[BEFORE vs AFTER] Incredibox Sprunki - Freaky Song
00:15
Horror Skunx 2
Рет қаралды 21 МЛН
Safiirka Falastiin iyo Warbaahinta Galbeedka .
15:29
OGAANSHO
Рет қаралды 113 М.
Hitler | Kalitaliskii Dilay 40-ka Malyan Ee Qof.
17:37
Sahanka
Рет қаралды 274 М.
Che Guevara | Gadoodsanihii Laatiinka Iyo Fuqarada.
11:10
Sahanka
Рет қаралды 53 М.
Sirdoonka Caalamka iyo Sida uu u shaqeeyo (Macluumaad aadan Ogeyn)
5:47
Подсадим людей на ставки | ЖБ | 3 серия | Сериал 2024
20:00
ПАЦАНСКИЕ ИСТОРИИ
Рет қаралды 601 М.