Sirta guusha japan | Dhambaal 4

  Рет қаралды 62,956

Waaberi Media

Waaberi Media

4 жыл бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: waberi23/?re...
Twitter: / waberi2030
Instagram: abdirahman_...
Ramadaan mubaarak
ramadaan kariim
sirta horumarka japan
horumarka japan
Waaberi media

Пікірлер: 108
@raonesrk7819
@raonesrk7819 4 жыл бұрын
Masha allah hamiga an kaleyahay somali waa uka weynyahay hamiga halyeyga japan uu soo saray insha allah waanu noqon kuwa dalkoda dunida bara
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 4 жыл бұрын
Runtaa laysu sheegaaye WABERI waxad tahy barnaamijyadan dhagaysto ninka kaliyee runta ka hadka DAD BADANA WAXY IGULA MURMAAN WAXAD MOODAA INAAD ANIGA II JIRTO ee anigu waxaan jeclahay inaan MUSTAQBALKAYGA ABAAL MARIN KU SIIYO ALLE AYAAN KUU BARYAYAA(waxanan rabaa inaan horta kula kulmo)WABERI👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 4 жыл бұрын
Dhambaal barnaamij aad uwanagsan, macduucya wanagsan iyo diyaarin tayo sare leh, waaberi media shukran inbadan❤️🙏
@khaledosman4024
@khaledosman4024 4 жыл бұрын
Waabari sxb hormar aan kurajeeynaa noo soo badi qisada guusha
@abdaleali6328
@abdaleali6328 4 жыл бұрын
Shukran wllo waxad tahay dhiiri galiyahayga aan ugu jecelay yutaybarada mahdsanid wllo ❤❤❤❤❤
@mjd7710
@mjd7710 4 жыл бұрын
Ku soo dhawaada dawadayaal muqaalkeena maanta 👏👏👏👏
@shamilesmail
@shamilesmail 4 жыл бұрын
Mnsha allaH allaH cilmiga haku siyaadiyoH🤲
@Kobcis
@Kobcis 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Abdirahman runtii barnaamijka dhambaal waa barnaamij aad u xiisa badan runtii ani ahaan waan degsaday dhamaan sadexdii hore mar walbana kama daalo daawashadooda waxaan kuleeyahy Alle hakuu barakeeyo carabkaaga iyo Caqligaaga
@karterdavid657
@karterdavid657 2 жыл бұрын
instablaster...
@hormariye5864
@hormariye5864 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Aad Ayaad U mahadsatahy
@kaafiqalbi5985
@kaafiqalbi5985 3 жыл бұрын
Masha allah wlle dadal waad gari meshad rabtid
@amb2524
@amb2524 4 жыл бұрын
Lkn. Kuwa 1,2,3 ayan ahay like iisaar ku Haye qalbigooda ma fooraraaa xaguu damiirka ka aaday
@maxedyare5113
@maxedyare5113 4 жыл бұрын
Thanks brother inaad noo soo gudbiso macluumaad naga maqan😍❤we love you always have a great
@kabiirlaki3903
@kabiirlaki3903 2 жыл бұрын
KEEP GOING SAAXIIB 💪 ✨ 👌
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo mudane abdirahman omar Ramadaan mubaarak
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 4 жыл бұрын
Mar waxaan jeclaan lahaa inaan Arko muqaalkaada 😍
@ibrahimshariif11
@ibrahimshariif11 4 жыл бұрын
Ramadhan mubarak again👍👍👍
@clraxmaanjaamac2989
@clraxmaanjaamac2989 4 жыл бұрын
pro go forward kuwataa اخي عزيز
@Sooyaan1
@Sooyaan1 4 жыл бұрын
DHULKA SOOMAALIYEED HOOGIMAAYO, INTAY DHALIYARTEEDU NOOSHAHAY, HAMMIGOODUNA SAREEYO.💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@akuunakeetu
@akuunakeetu 4 жыл бұрын
Masha Allah wabari Allah haidin dowro run ahaantii waa ka helay
@mahomedcali4358
@mahomedcali4358 4 жыл бұрын
Apdirahman cumar aaad ban ku tagera wllo go FORWARD
@amb2524
@amb2524 4 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsantahay bro qof waliba oo inaga mida Waa uu sugayaa wadankeena
@inacarab2353
@inacarab2353 3 жыл бұрын
Abdirahman cumar mahadsanid bro " Education is the weapon we have to change the world " Wa mid kamida xikmadihi Nelson madeba Mandela Wxn ogsonahay inay jiraan ardey somalied oo leh Hal abuur masqaxdoduna ku jirto sida Tokyo inay dalkoda horumariyan lkn caqabadaha haysta dhalinta somalied ee Hal abuurka leh wa in dalkenu anu lahayn sida dalalka kale hogamiyayal daacad ah oo cadaaliya dalkena waxa haysta Caloshod u shaqeystayal
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 4 жыл бұрын
Walaal barnaamij ka soo diyaari aqoonta tayada xun ee somali haysata waxaa meel la gadhi waayeen waa taase🇸🇴😭
@maxamedyuusuf6733
@maxamedyuusuf6733 4 жыл бұрын
Mahad sanid wall
@Ahmed-cg3se
@Ahmed-cg3se 4 жыл бұрын
M.a walaal wadmahadsan tahay qisadan wax padan ayaan radinayay 🙏
@anwarsheikhsharif5684
@anwarsheikhsharif5684 4 жыл бұрын
Mazha allah aad ayd u mahadzanthy wll abdirahman
@zakimuuse9995
@zakimuuse9995 4 жыл бұрын
Allow na tus soomalia noqotay mid ka mida qudaha ugu xoogan caalamka 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samiasaed7412
@samiasaed7412 4 жыл бұрын
mashaallah wllo qisooyina noogu soo dar insha allah😍
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
1m Subscribe ayaad istahisha hadii aankusari karo wankusarilahaa Alle hakugu garabgalo hawshaad hauso❤
@togdheerboy6279
@togdheerboy6279 4 жыл бұрын
Go ahead bro it is great video
@mozezmediapro7686
@mozezmediapro7686 4 жыл бұрын
رمضان كريم اخي عبدالرحمن عمر.
@inakhalif6846
@inakhalif6846 4 жыл бұрын
Keep going Tageraha number 1
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 4 жыл бұрын
Waaberi media waa wadnaheena halkudhigaas ka dhig wll abdirahman
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 жыл бұрын
Wan kusalaamay cod xapeep leh
@NaifFxTrader
@NaifFxTrader 4 жыл бұрын
Allah ku xifdiyon
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 4 жыл бұрын
Haaa wllhy waa run dalkeena anagaa harimacadka gaadhsiinayna wlli
@NaifFxTrader
@NaifFxTrader 4 жыл бұрын
Hore usocod wanaagsan wllkena Aan ku dayano
@zakariaiidow9984
@zakariaiidow9984 4 жыл бұрын
Neef ayaa igu dhegtay wlh ilinna😢wayiga so dadatay qiirada igashay okaliya
@abdinafiyusufomar2974
@abdinafiyusufomar2974 4 жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll sre xaqiiq shaqo culus ayaa bulshada u heeysaa Allaha natuso Awoodaha eeynu leenahy mhdsnid inbdn
@anasali3616
@anasali3616 4 жыл бұрын
Mashallah cabdiraxmaan cumar allah haku dayo
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Masha allah
@zayidbossproduction9722
@zayidbossproduction9722 4 жыл бұрын
Mhdznid wllky alleh ha ku xafido
@hamseibnusaed7673
@hamseibnusaed7673 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي العزيز. insha allah hadafkay iyo himiladay wan gaadhay haddii alle idmo,taariikhdu way warin. حسبي الله ونعم والوكيل.
@kaafiklyrics4930
@kaafiklyrics4930 4 жыл бұрын
Hore U soco Wllo
@xidiigagarxajisxidiigagarx8678
@xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 жыл бұрын
Mashalah 🇸🇴🇸🇴
@sadikmoalim6901
@sadikmoalim6901 4 жыл бұрын
Masha allah wan isku dayayna
@muktarcadde4221
@muktarcadde4221 4 жыл бұрын
waaaw its amazing brother cabdirAXMAAN WAABERI🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@beyzani1061
@beyzani1061 4 жыл бұрын
Barnamij xiso bdn👌💯👌....,......mansha alllh.......hor mar wcn sxp
@marwamahad3598
@marwamahad3598 3 жыл бұрын
In mugdigu si walbuu uraagaba ay ka dambayso soo bixitaanka qoraxdu🥇🥇🥇
@abdilahimahamud6965
@abdilahimahamud6965 4 жыл бұрын
Abduraxman Nin Aan Aad utaageero muuqaaladiisa Guulayso ugaas jira LKN what's app kaaga Ayaan Ubaahnaa hadan Heli karo FB gaasaad iiga Soo Diri lahayd hadad leedahay Abdi mahamud
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
Dhanbaal qiimo leh shugran Abdirhamn Omar 👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻
@fatka7283
@fatka7283 4 жыл бұрын
Allow iga dhig mid horumar lataaban karo gaarsiiya soomaaliya
@abdirahmanmohamed8637
@abdirahmanmohamed8637 4 жыл бұрын
Masha Allah
@faaymohamed5174
@faaymohamed5174 4 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@somalia1142
@somalia1142 Жыл бұрын
Mahadsanid
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 4 жыл бұрын
masha allh hore usoco wall qaliya
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 жыл бұрын
Road to 100k ☺️❤🔥🙏
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 4 жыл бұрын
zhp aad baad umahadsantahay. lkn wll waxaan moodaayey wiilkan yar taariikhdiisu inay ka horreysay dagaalkii 2aad iyo kii 1aad ba. shukran
@maankaab4301
@maankaab4301 4 жыл бұрын
wow wn ku taageersanhy hormar kuu rajeynaa sxb
@yahyebashirmohamed9253
@yahyebashirmohamed9253 2 жыл бұрын
Mash allah
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 6 ай бұрын
Nin culus ❤😊
@hassanbashiguled5432
@hassanbashiguled5432 6 ай бұрын
very interesting 👏👏
@somaliboy4824
@somaliboy4824 4 жыл бұрын
Mashlah wll
@od6846
@od6846 4 жыл бұрын
M.a sxp horray uso co
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
nin hammi samir iyodedaal leh
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
33 Qof Ay iga so horeyay Haddii ay iga so horeyn lahayen 34 Qof mid ka mid ah Ayan Buqujin laha oo an booska ka Rixin laha I was joking RAMADAN MUBARAK WALALOYAL
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Жыл бұрын
Keep going
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم عبد الرحمان
@atonio9430
@atonio9430 4 жыл бұрын
Cajiib!
@user-vi6pz2hq2w
@user-vi6pz2hq2w 8 ай бұрын
Magaceygu waa c.raxman Cumar halkan waa waaberi media kusoodhawaada daawayaal muuqaalkeena maanta😅
@muztaphemuztaphe
@muztaphemuztaphe 4 жыл бұрын
mzha Allah
@ahmedmeecaad3971
@ahmedmeecaad3971 4 жыл бұрын
Asc walaal abdi raxmaan waad iqiiraysiisay
@ahmedmeecaad3971
@ahmedmeecaad3971 4 жыл бұрын
Walaal dadaala
@haashimahmed2735
@haashimahmed2735 4 жыл бұрын
Waxan ahy labr 3 isaaar like 😜
@NaifFxTrader
@NaifFxTrader 4 жыл бұрын
Wll aanku dayano
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 11 ай бұрын
Dalkeena gacan nooguma jiro japan dalkeeda gacanta ugu jirey never give is fake qof kastoo somaliyed hanti iyo waxbarasho caawisa mar naba heli maayo mana heli doono xiligey mudneed jaanis kaasi waa tagey riyadaas waan ku seexana kaliya lkn ha sugin doorasho qof iyo coda ka. Horeysa arintaas waligana gaari maysid walaal riyadena qurux badan moye soo jeed keena waa eber
@Peleedit.12
@Peleedit.12 4 жыл бұрын
Hadaa adigoo afuran daawanaysid like saar
@amb2524
@amb2524 4 жыл бұрын
Adiga oo kale aya inagu jira waxa laga sheekeynayo aan laba socon maskaxdada maku siin weyday inad mahadsanid inad dhahdid sheekadan waxtarka leh ninka ku so diyariyay
@amb2524
@amb2524 4 жыл бұрын
Like ii Saar maxad ka faaa iideysaa hadii xitaa lagu saaro
@haashimahmed2735
@haashimahmed2735 4 жыл бұрын
Maxan waxa badn kaabrty abdirahmn 🙏 thank pro
@abdilqufi
@abdilqufi 4 жыл бұрын
Niyada ayaan kugu hayey wlhi manta
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 4 жыл бұрын
Cabdirahman_Omar
@mubarakbarkhad6439
@mubarakbarkhad6439 4 жыл бұрын
Maalin kaste 9ka habeenimo video cajiiba
@cmgstayawaybtch8904
@cmgstayawaybtch8904 4 жыл бұрын
Go'aan midkasa ladhahaa nin adag waye
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣😂😂😂😂😍😍😍😍😜😜😜😛😛😋😋😋🤐🤐🤐🤐🤔🤔🤫😬😬😬😀😃😄😁😆😅🤣😂🙂🙃😚☺😗😘🤩😍🥰😇😊😉😙🥲😋😛😜🤪😝🤑🤗🤭🤢🤮🤢🤧🥵🥶🥴🥴😵🤯🤠🥳🥳
@cabdirxmanyare3486
@cabdirxmanyare3486 3 жыл бұрын
sxb wiilkas wuu iga nasiib badanyhy sbabtoo ah boqor garab galooo helay
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Inaga halyeeygeenii wuxuu ahaa siyaad barre lkn se somalida oo qabyaaladi la dhalatay baa dib inoo celiyay
@cumarmaxamed8256
@cumarmaxamed8256 4 жыл бұрын
Ka xiga ka dhig turkiga
@marwamahad3598
@marwamahad3598 3 жыл бұрын
Itus oo itaabsii
@fathihasan2875
@fathihasan2875 3 жыл бұрын
Nasiib daradana inaga ina hysata ayaa ah ta kooowad waa casharo bila baratikaala oo caqabad wayna takalena waa ardaydii oo xataa lakala jeclaysanayo
@jordanmedia3214
@jordanmedia3214 4 жыл бұрын
TakYo ma zixiRooLaa
@BomSeventeen-jf3wc
@BomSeventeen-jf3wc 4 ай бұрын
M.n
@adnanabdi5961
@adnanabdi5961 4 жыл бұрын
🤑
@alleeyhumanism6696
@alleeyhumanism6696 Ай бұрын
.
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 4 жыл бұрын
War ninkaan ma gaari karo nin soomali ah Sababtoo ah goan buu leyahay anagan laab lakac
@fsanprojtv7670
@fsanprojtv7670 4 жыл бұрын
asc
@mahadalla
@mahadalla 3 жыл бұрын
P
@maxamedyaasiin2673
@maxamedyaasiin2673 2 жыл бұрын
WaxaaN inaan samwysto youtub
@abdirisakadan9802
@abdirisakadan9802 4 жыл бұрын
Mahad sanid laloh Apdirahman barnamijka dhanbaal
@hormoodfilms3685
@hormoodfilms3685 4 жыл бұрын
TOYOTA Gaadhi toyota ah koley waad aragteen wana ninkaas sheekadu ku socoto awawgii baa toyota la odhab jirey
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 4 жыл бұрын
hada *Somali* nahay mala hela qof sas ah tolow
@shiine6874
@shiine6874 4 жыл бұрын
♥️
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 4 жыл бұрын
Thanks walal aad baan jecelahay Taxanahaga Fadlan subscribe igu caawiyaa kzbin.info/www/bejne/roWyhqCel7Z4apY
@abshirsayf1349
@abshirsayf1349 4 жыл бұрын
Asc abdirahman . Wxan ahay abshir ku nool magala Melbourne ee dalka Australia. Hadii ay macquul tahay. Email kan igala soo xirir. Thanks. Abshirsayf1010@gmail.com.
Sirta Guusha dalka Vietnam | Sidee umad lagu dhisaa?
10:05
Waaberi Media
Рет қаралды 56 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Sirta Guusha shirkada Nestle | Shirkada cunto ee ugu wayn aduunka...
10:02
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 77 МЛН
BARNAAMIJKA GANACSIGA IYO DHAQAALAHA
17:10
SLNTV SOMALILAND
Рет қаралды 10 М.
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 7 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 34 МЛН
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 23 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 23 МЛН