Sirta Guusha dalka Vietnam | Sidee umad lagu dhisaa?

  Рет қаралды 59,707

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 137
@cabaassoomaali4537
@cabaassoomaali4537 4 жыл бұрын
Waan guuleysan doonaa in shaa allaah soomaliyeey 🇸🇴🇸🇴💙
@pupgkorea6745
@pupgkorea6745 4 жыл бұрын
In sha allaah
@hawraarsanmedia3868
@hawraarsanmedia3868 4 жыл бұрын
Reer somalia been haysku sheegina farmaajo waxuu idiin sheegay 1man 1 vote markii dambe waa fashilantay. Farmaajo waxuu ansaxiyay in dekada berbera la joojiyo taasina way fashilantay. Somalia waxay dib u socotaa 1991 runta marka laga hadlayo
@cabaassoomaali4537
@cabaassoomaali4537 4 жыл бұрын
@@hawraarsanmedia3868 warheedhe soo matihid Soomaali 🇸🇴
@cabaassoomaali4537
@cabaassoomaali4537 4 жыл бұрын
@@hawraarsanmedia3868 FARMAAJO WAA MADACWEENAHA DALKA SO9MAALIYEED XATAA SOMALILAN AMA HARGEESO MARKA LAGA HADLO RUNTA JIRTO EE ISKA JOOJIYA RIYA BEENTA 🇸🇴
@hawraarsanmedia3868
@hawraarsanmedia3868 4 жыл бұрын
@@cabaassoomaali4537 farmaajo waa idin luggooyey I'm sorry walaalyaal calankaas fool xun qashinka ku rida bari dhow waxaad noqanaysaan gobal kamid ah itoobiya
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
manta somaliya gacmo & dawlado shisheye aya kuirdamaya somalilaand na danteda ayay karacday & himiladeda wa tamiliya ay somalilaand kubad baaday hore usoco somalilaand
@sadiksdk1205
@sadiksdk1205 4 жыл бұрын
Really Karaama aya kuu hooyaa, Isbeddel weyn aya igu dhalisay, Nolosha Guulo aya i tusisay haddana waan ku dhawahay riyadeeda lkn weli manan gulesan, insha Allah wn xaqiijinayaa, Ogoow in aad sabab u tahay isbeddelka noloshayda keep going go forward Thanks Dear Teacher Abdirahman❤
@mahamudmire3081
@mahamudmire3081 4 жыл бұрын
Thank you my brother for sharing this important show
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Dadal Jogteyn Go.an Waxay Dhalen Guul Mahadsanid Teacher Somaliyey An Gadhsino Walalken 100k Subscribe ah
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa 😭😭😭😭
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 2 ай бұрын
Masha Allah wllo qiimo badan Cabdiraxmaan Cumar. Hore u soco wllo adiga iyo warbaahintaada Waaberi Media. ❤
@wllivanovic9837
@wllivanovic9837 4 жыл бұрын
Xigmadu waxn noqonkarnaa kuwa wugu horeeya africa iyo dunida hadan israacno
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 4 жыл бұрын
Noloshu Maahan Mid Qasabah , Balse HoGaanka Ayaa Wax Xukumah. Zxpky Abdirahmaan OMAR thankz For this Vedio.😍🥰
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa
@aminhassen5063
@aminhassen5063 4 жыл бұрын
Thanks media Abdiraxmen omer
@adaysetv3866
@adaysetv3866 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdallaandikariim3249
@abdallaandikariim3249 4 жыл бұрын
Haduu ilaahay yiraahdo Dal la daalaa dhacaayo saboolnimo iyo dagaalo ayaa waxa uu isku bedeli doona dalka afrika ugu qanisan iyo Dal leh cudud military iyo mid dhaqaale hadii mantay beerta iyo ubax ay beerteen uusan libaaxa aysan ugaarsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Fadlan hadii aad fahantay hadalkaan nuxurkiisa commentiga iigureeb
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa wallo
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
@ibraahimmohamed6278 dalal badan ba jiray sida somaliya cml ah o qabil isku dili jiray wena ka baxeen hado ilahey ino so diri halgey geesi ah qabil ka so hor jedo wan ka bixi donnaa
@zakiyarezakivic9938
@zakiyarezakivic9938 4 жыл бұрын
Wan isbadaldona i.n🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 4 жыл бұрын
waa dad aan qabyaladi qalbiga ka fariisan anguna illaah hana tuso in aan iswalaaleysano oon isjeclano waxaanu nahay dad iskudan ah qabyaladiistoow wax kuu tarimaayo qabiilkaada kaliya ee iimaanka alle haku siiyo
@oddorosmedia9984
@oddorosmedia9984 4 жыл бұрын
saaxib c/rahamaan markasta oo aad ka hadasho dal horumaray barbaarteena soomaaaliyeed ee niyad jabsanayd shucuubtooda ayaa aad ukaca
@Caashoyuudhi-fe8pm
@Caashoyuudhi-fe8pm Жыл бұрын
Intaan oodhalinyaro hadaan heysano oo isku fikir ahwaan gulayasaneyna inshalah somalaay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 жыл бұрын
Waaaw inabba caadi maaha ustaad alllaaah hana tuso wadada sxn mhdsnd ustd
@xamdi400
@xamdi400 4 жыл бұрын
Sxb 100/100 mahadsanid horayna usoco
@AbdullahiAGuled
@AbdullahiAGuled 4 жыл бұрын
Mashallah walal horay usoco
@sakisaed4636
@sakisaed4636 4 жыл бұрын
AqoonyahaN♥️mcha wa raJenya zi xaD dhafan wa u jeclhy xilka mdaxtinimo inchallah wn heli
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa 😭😭😭😭😭😭
@mustafecali8708
@mustafecali8708 4 жыл бұрын
Toray u soco ustadiii
@sadaamqays9883
@sadaamqays9883 4 жыл бұрын
Somalia allow midee
@isaragashacabkamahad8108
@isaragashacabkamahad8108 4 жыл бұрын
Thanks macalin waberi
@cabdisamad2682
@cabdisamad2682 4 жыл бұрын
Good night my brother's love this channel waabari media the bast channel weeye
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mansh allah wlky clraxman wax badan ka faa'idney waxban mar ealba waxaad na galisaa rajo fcn❤
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
wcs mahadsanid
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 жыл бұрын
Kaliya waxaan ku gaari karnaa in aan waxbarano jidkaasna cagta waa saarnay 🇸🇴👉📚📖✍
@AbdirisaaqAbdiqaadirMaxamuud
@AbdirisaaqAbdiqaadirMaxamuud 8 ай бұрын
yaa saaray😂
@ogsoshow4053
@ogsoshow4053 4 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 4 жыл бұрын
Mi ustaad aan jeclhy A.rahmaan omar mclin aan cashar badan ka barty ♥️♥️💯♥️💯
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Abdi rahman omar bro codkaga ad ayan u jclhy alle hakuu barakeyo hore usoco guul iyo horumar bro
@tafojr942
@tafojr942 4 жыл бұрын
Mnsha Allaaah mahadsanid
@ziiziikuwaara2890
@ziiziikuwaara2890 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahy haku sharfo wll Wll taariikhda wadanka (cheli ) noosoodaa adooo raalia
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 4 жыл бұрын
Wcs thanks teacher keep going 👍👍🙏🙏💖💖💖💖💖
@sakariewarsamebulale1780
@sakariewarsamebulale1780 4 жыл бұрын
Alleh haku sharfo🌸
@zuzu-l5g
@zuzu-l5g 4 жыл бұрын
wllky hore u soco wll waan kugu faana ....😁🤗 Wll vedio dhirigalin waxbarashada ah adoo mahadsan noo zoo gali wll📑📚📚📚 Ani ahaan waxbarashada aadbaan u jecelhy .... exam waa uu noo dhamaady .....waaxn rabaaa 100% dhamystiro wllayaal izoo duceye📚😢🖊⚘✍✍
@raadraacmedia7721
@raadraacmedia7721 4 жыл бұрын
Dhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle idiinka codsanayaa inad Dar illahay 1k subscribe igu cawisaan please 🙏🙏😢😢
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
Maxaad u dawarsanaysaa wll subscribe ka miyaad dadka la wadaagtid wax kugu soo xidha Suaal walaltinimo
@aadan3286
@aadan3286 4 жыл бұрын
Asc walaal abdirahman thumbnail-ka maxaad ku samaysaa?macnaha application-kee ku editing gareesaa thumbnail-ka?
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 жыл бұрын
Sirarta guusha noo soobab dhig si aan wax ugu faaidno wll aniga taariqaha goole ayaan ka aqriyaa waxaan umalenaya in channel kaga wax badan ka faaidayo wll c/raxmaan cumar hormar wacan 🎧📖🗣👏🖒
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 4 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 4 жыл бұрын
Horay usuco sxp Cabdiraxman warbixino xiso leh, tayo leh. #Codsi bro Netflix warbixin inooga soo diyari
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa 😭😭😭😭😭
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 4 жыл бұрын
Hore usoco zxpH qlliH
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Vietnam 🇻🇳 🇻🇳 ❤😊
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 4 жыл бұрын
Waa dad qoriga dhigay qalinka qaatay Allahayow sidaas oo kale sikawanaagsan naga yeel
@abdullahiabdiazizmohamed7680
@abdullahiabdiazizmohamed7680 4 жыл бұрын
Sxp mcn mhdsanthy
@abdiwahid590
@abdiwahid590 4 жыл бұрын
Inaga ayaa ah sida ay shalay iyagu ahaayeen waxa dal hormariya qof daacad ah misna hawlkar ah
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Soomaali qabyaalad baa reebtay wax la badali karona maaha Kaliya waxaa lagu badali karaa iyadoo lagu dhaqo diinta islaamka
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 4 жыл бұрын
Tnx ustad keep going 😘
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 4 жыл бұрын
@@deerolyrics7034 ok pro
@cabdixakiin3647
@cabdixakiin3647 4 жыл бұрын
Sxb cabdi Raxmaan Thank you sxb qali
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Waad ku soo celisey bro
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 4 жыл бұрын
Walalkeey abdirahman waxaan kaa rabnaa arimaha ganacsiga iyo companyada hormaray in aad inoo soo diyaariso mahadsanid ustaadii
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 4 жыл бұрын
Keliya waxay nooga fiican yihiin ayaga gaalo uraysa bay ahaayeen waayo anaga in aan diinteena islaamka aan qabsano mooyee si kale gaalda wadankeena dhinc kasta ka adoonsadaan hormar gaari mayno
@anisali2266
@anisali2266 4 жыл бұрын
Waa wax maantay naheysta insha allah anaguna waan kabixi doonaa
@tafojr942
@tafojr942 4 жыл бұрын
Kor usoco wlll
@Deeq_official
@Deeq_official 4 жыл бұрын
Salaan sare dhmaan
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Walaalaha qiimaha iyo qaayaha badan oo aqrin doono fariintayda fadlan subscribe ii saar Allah ha kugu gudbiyo sida biriqda oo Kale maritaanka siraadka adiga waalidiintaada janadane Allah ha idinku arsuqo idinka ilaahey
@xandaluabdirashidjr6019
@xandaluabdirashidjr6019 4 жыл бұрын
Thnkz
@imandhol408
@imandhol408 4 жыл бұрын
Waaw m.A
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 4 жыл бұрын
Runta Hadi laga hadlo Waad Dadaalaysa Sxb 👍
@cabdisamad1963
@cabdisamad1963 3 жыл бұрын
adiga zxp waxan jeclan laha inaad noqoto madaxweynaha soomalia si aad uga dhigto wadan la tartama wadanada kale oo hormarsan
@Mubaarak-Hayye1549
@Mubaarak-Hayye1549 4 жыл бұрын
Wll kamid noqo bahwaynta kuxiran kanaal keena iftiinka guusha
@manowabdulkadir2532
@manowabdulkadir2532 4 жыл бұрын
UsTad Scholer ship Hadu jiro Noso Sheg
@abdirahmaandaalloofficial
@abdirahmaandaalloofficial 4 жыл бұрын
Taariikhdii Mohamed ali kalaay soo gudbi zxp
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 4 жыл бұрын
Sawnigii inagu wadankeena u taba itaagnay caqil reer mag ukala qaada iyo kuwii isku keen diray maxay noo taraysaa guul dad Gaadheen dhoobo aan qalayn ayaan madaxa kula jiraaye
@ismaaciilcade8621
@ismaaciilcade8621 4 жыл бұрын
Insha allah tan naheysata wanka bixidona
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 4 жыл бұрын
Waaberi media
@legendboy2396
@legendboy2396 4 жыл бұрын
M.allah 👉🖤
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 жыл бұрын
Fiyetnaam ✅ Aasiya ✅
@abdinaasirali9904
@abdinaasirali9904 4 жыл бұрын
Somalia hadan nahay waxan goleysa lahayna hadow waxa hada dagalka nago hayo ow yaha gomista cml lkin hada waxa dhibka inago haayo wa qabil iyo isla weyn nen iyo nin dhana garaha leh un shacab u turin dhibkas way adag taha sida luga baxo lkin allaah an qabna
@inamoalem9702
@inamoalem9702 4 жыл бұрын
Asc
@tomfu1713
@tomfu1713 4 жыл бұрын
Lakiin oogow in soomaaliya aytahay dal labacadow ayheestan kuwaasoah qabyaalad iyo cadowga.soojireenkah ee reergalbeedka
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 4 жыл бұрын
Ha. Hadan inagu heshiino, habkan cadowga sokeeye oga takhalusi lahayn ba na sugi. Inaga inan is ogolaano Aya Ani wax walba iga daran. Sababta dad kala jeeda maxay cadowgoda gartan ama la dagalaman ba.
@cankaxabib6114
@cankaxabib6114 4 жыл бұрын
Wadan wxaa wax uqaban karo 300 oo dhaliyira ah
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 4 жыл бұрын
Somalia hadii ay burburin lahy somali maanta marna gaajo kama dhacden dalkuna ma burburi lahyn
@sadiksdk1205
@sadiksdk1205 4 жыл бұрын
❤❤❤🥰❤❤😍🥰🤩
@aminomar4523
@aminomar4523 4 жыл бұрын
Wcs wr wb
@fahad5873
@fahad5873 4 жыл бұрын
Tacaz aa kaasoo jeedo dalkaan
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 4 жыл бұрын
Asc asxaabta fadlan subscribe ii saara thanks 🤩😍🇸🇴🙏
@deerolyrics7034
@deerolyrics7034 4 жыл бұрын
wallo subscribe iisaar waan ku baryayaa
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Mahad sanid sxb
@themamo8249
@themamo8249 4 жыл бұрын
1 qof oo youtuble kale eh chenalkan ma fiirsado miya
@dadwenaha2255
@dadwenaha2255 3 жыл бұрын
I heet somalia and i like russia
@ladancidid
@ladancidid 4 жыл бұрын
War caawo video anoo daawan karin ayaaan Comment Soo qorayaa Yaap
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
Somali qabiil hade iska deyso oo wadankeena dhismaa
@caliibrahim1686
@caliibrahim1686 4 жыл бұрын
Dadku waxay ku kala duwan yihiin dad maskax ahaan loo gumeysto iyo dad jidh ahaan loo gumeysto markaa soomaalidu waa dad mad-madow oo maskax ahaan loo gumeystay oo weliba isla qab weyn ee maaha in dad jidh ahaa loo gumeystay is bar-bar dhigto dad maskaxda laga gumeystay oo xaarkooda cuna
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Asxaabey wadamada xun xun maxaa *Tusaale* Somalia looga dhigaa
@aliimoha9439
@aliimoha9439 4 жыл бұрын
Waa meesha inagu aynu is dhignay marka laxkasta meeshy is dhigtaa lagu qalaa
@xamdi400
@xamdi400 4 жыл бұрын
@@aliimoha9439 si A an hurdadda uga kacno oo ubaraarugno illen waxan qabyaallad iyo qurun ahayn mabanaqaano.
@sacadcabdi4431
@sacadcabdi4431 4 жыл бұрын
Wax baa laguu sheegayaa inaad waantowdid
@aliimoha9439
@aliimoha9439 4 жыл бұрын
@@xamdi400 inshaalaah abyo wxksta wy dhamaamayaan mugdi kasta iftiin baa ka danbeeya
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 3 жыл бұрын
Wxn la yaabe wadankii laga dhex shaqeeyo maxaa konfur io waqoyi ugu kala baxaan yaab!
@axmeddaayeero8921
@axmeddaayeero8921 4 жыл бұрын
ala wasidaynu nahay manta
@yahyeodayofficial6680
@yahyeodayofficial6680 4 жыл бұрын
Kanaalkan wax badan ayad ka faa idaysaan
@MohammedSandhere
@MohammedSandhere Жыл бұрын
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 4 жыл бұрын
sxbtay xalkeeen ka tagnaa qabiil iyo musuqa nahaysta anigu waan ka niyad jabay africa oo dhanba aqoon waan leeyahay laakiin xil hadan isku soo sharaxo qabiil yaa i hor taagan wadan shisheeyan u shaqeeya laakiin waxa ii dhaaami lahayad wadanka inaan u shaqeeyo 🤦‍♀️🤦‍♂️😒😢 hadad quraalka waxba ka fahmi waydo iga raali noqda waan bartaa afsomaliga
@dahirusman968
@dahirusman968 4 жыл бұрын
M.a
@FarhanAhmed-mf9tq
@FarhanAhmed-mf9tq 4 жыл бұрын
Somalida dhibta jirto hadi layirahdo waxberta hormar maseya dad hadhow dhahayo beeraheni labooba jiro kama baxdo somalida hore usocdo mayaqanan iscafiya mayaqanan hogaankodana maha mid fakirdheer fakirkisa wa jeebkega iyo mucaradka maxo shegay iyo aniga manta meshan utaliyo handheer dadka leh wanagu yaryahiin iyo hoganka maskaxdisa adeega waxa nagu badan dadka ajnabiga warkoda maqlo kan walalkoda unugul dhibtiisa waxa nagu yer muwadin nimada waxa nahay qoom aan lagumeysan hadi nala gumeysan nin walba iskanta laga kufsan laha asaga lasigi laha amaba lagu korsigeysan laha dad nol ahalahayen aniga somali waxa dhihi laha ithopia haqabsan gabigood midmid halo bahdilo markas dad noqonlahayen waxushta qabiil iyo madaxweynaha igu qabiil aniga ka landhereysan jahil school yer inta lodiray dhahayo dr ahay ama Prof afka marko kalaqadana qabyalad kabiixayo kabuuxa somali hal wada ufuran wa iney diinta islamka bartan kuna dhaqman wadankodana kudhaqdan wa hadeyba awoodan wa mida kowad hadi la awoodi wayo ilen aqlimalahin gala maskaxda naga heysate wa inan noqona dad aduunka fahmo galada kuwooda ugu awodabadan gacansar dhab ah layeshan si ey kubadbadan aad iska dhaftan carabtan aad ukala dhumaneysan USA 🇺🇸 ama Russia 🇷🇺 mid ku goa dalka utashada mahee manta dhan haku waregina daalo yeryer waxbaqabanen ilahow hogan dacada nasii aqlina leh mud waxi dono lomerinayo laleyahay warya taladeyna yel ama wa kutureyn doqona naga qabo qoom jabey nahay shalay ragi madaxda sheganayo waxba tarin sakey leh xil madaxweyna rabna markas qabiil kutageyreyna isma weydiino shaqsiga maxo kuqaban kara waxba maxa kaquseya hado qabiilkaga yahay? Yaab wa malayacni cadi ah indha la aan ilahow towfiiqda no toosi
@abdirashiidkhadar1454
@abdirashiidkhadar1454 4 жыл бұрын
🔥
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 4 жыл бұрын
Walal dagaalkas veitnam iyo america isagana video inooga so diyaari
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
hogaamiye adag oo dagaal yahana oo qalafsan oo bilaa naxariisa oo kaligii taliya ah ayaa utalinkara Somalia . waa xaqiiq Somalidu ma xishooto ismana qabato lkn way cabsataa sida dil. jeel .Ganaax .
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bYKXgWN3hrt1jq8 MAXAA LA INOOGU DHIGAA TAARIIKHAHA DADKA AAN MUSLIMKA AHAYN
@KaatunMedia
@KaatunMedia 4 жыл бұрын
*#Allaah** dartii wll **#Subcribe** iigu saar aduunka ayaa lagu yahay wll aakhiro waxba la isuma ahan wll igu caawi 2k wax yar aaa iiga dhiman igaarsi wll mahadsanid* 😍😍🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Mohkadar
@Mohkadar 4 жыл бұрын
Wax bilaa dhiig ah ayaad tahay nacas soomaliya ma Wax ugu xun aduunka baa waa maxay sidaad u hadleyso war wali waan noolnahay
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
😡😡😭😭😭😭😂😂😂 CHANNELKA WAABERI WAA LATE KKKK WARBIXINO AY DIYAARIYEEN OGAANSHO IYO CHANNEL LADA KALE KKK
@Royall113
@Royall113 4 жыл бұрын
👎👎👎👎 waliidataa intaa waqtiga galaayo malosocotaa madareemikartid ilee KZbin malihid oo shaqada vedieo aditing anigawaakuladareemikaraa
@aa-qd3dt
@aa-qd3dt 3 жыл бұрын
waaryaa ninkoow (cabduraxmaan cumar) vietnamese hero-duan🇻🇳_ma ninka geesi ah ee dagaal-yahanka ah ee isku-filaanshiyo wadaniyadeed iyo isku-filaanshiyo dagaal gaadhay sida hero kim jong un🇰🇵 ayaa aad ka xaasidaysaa oo ku tilmaamaysaa waa nin go'doon ah oo qalafsan oo qaafil ah.
@aadandooliyow4575
@aadandooliyow4575 4 жыл бұрын
Jabkii ugu xuma ee maraykanka soo garay waa dagalkii uu kusooqadaydalka somalia dalakii black hondon
@yahyaruntasheege4526
@yahyaruntasheege4526 4 жыл бұрын
#FREEUyghurs...
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 172 М.
Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...
12:51
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,5 МЛН
Yurub ma ahayn sidaad mooday | Qubaysku wuxuu ka ahaa mamnuuc!
10:01
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 135 М.
Azerbijan iyo Armenia | 100 sano oo dagaal iyo colaad ah!
11:01
Waaberi Media
Рет қаралды 65 М.
Sirta guusha japan | Dhambaal 4
10:22
Waaberi Media
Рет қаралды 65 М.
Yurub | Mucjisada midnimadu leedahay
10:06
Waaberi Media
Рет қаралды 40 М.
Tuuganimadii qarniga | Sidee ku xadeen bangi iyaga oo aan....
11:01
Waaberi Media
Рет қаралды 117 М.
الجهبذ | قصة يهود أوروبا!
13:09
AJ+ كبريت
Рет қаралды 312 М.
Maxay u hormareen Jarmalku inaguna wali meesheenii u taaganahay?
10:43
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН