Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret

  Рет қаралды 52,471

Salim Omer

Salim Omer

Күн бұрын

Пікірлер: 259
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 8 ай бұрын
واستعينوا بالصبر والصلاة وإنها لكبيرة إلا على الخاشعين❤
@abdisamedhamudbarreosmanch5564
@abdisamedhamudbarreosmanch5564 8 ай бұрын
Wlahi mawduucan waa kii aaan ku joojinlahaaa balwadan idhibtey salaadana aaan ku bilaaabi lahaaaa ilhaw igu garab gal ilahaw ifududee waaa 30/1/2024 waxan rajeynayaa inuu nkqdo habenkii igu danbeyey ee aaan sigaar cabo ilahaw igu sug cibaadada allow iga aqbal oo ii fududeee
@MunnaYuusuf
@MunnaYuusuf Ай бұрын
@@abdisamedhamudbarreosmanch5564 ilaahey hakuu fududeeyo wax walboo qeyr ah walaal
@Vkmanaxe
@Vkmanaxe 8 ай бұрын
Wlhy wllkieyow waqtiga u bahnaa ayuu iso gare muqalkan😢😢mhdsanid ❤
@mohamedadan512
@mohamedadan512 8 ай бұрын
Welcome back sxp Lakin Waxaan Kaa Codsan lahaa inaad bilowdo podcast kasood wax noogu soo gudbiso ALLENA haku xifdiyo hana kuufududeeyo wax Gudbintaada ❤
@JamacKadiye
@JamacKadiye 2 ай бұрын
Xaqiiq weyaan sxb
@teamhorsyusocod
@teamhorsyusocod 8 ай бұрын
Runtii waa qacidoyin lagu marayn karo shahwadka nafta lkn ana mid kale ii shaqaysay oo aya ah malin jadwal malmed dajisto in anan xasusan wax shahwad oo dhan lkn malinkan naso isdhaho ayay ayago aruray igu so xadiran waa malinta aan muqalkan sodhigtay waxan daremayay isku buuq waxana arkay in ay emtion kayga iga xogbatay ina hogaminayay waxana iskudayay in 10 daqiiqo meditation sameyo si aan ku islaaxo lkn waxad ixasusisay mid labada darood ba ah aad bad umahadsantahay mida kale oo iga yabisay aya waxay ahayd markan tetalka muqalka aqrisanayay iyo waqtiga aad sodhigtay oo ahaa markan dib u racay markaan google ka ka karadinayay how to control your emtion runtii waxan dhihi karaa xaq ilahay ila jecladay mar labad shugran akhey
@BilimOgrenci-ez4wy
@BilimOgrenci-ez4wy 8 ай бұрын
Wcs wrx wbrkatuhu. Muqalkan waxan ku tilmaami karaa big come back. Intii aad maqneed waan u qabaa aniga shaqsiyan. Ilahey kheyr haku siiyo. Waxan si gaar ah rabaa inaan ku daro oo aniga aan tijaabiyey, Salaatul leylka waa meelaha chaagerkaa aad ugu buuxsamo wlhi blhi tlhi waxayna ahayd sida keliya aan naftayda ku xakameeyo. Akhii wn ogahay inaadan kala jecleen amaan iyo caay balse' anigaa kula jeclaaday inan kuu sheego arintan. Wllkeyow muqalkaaga si deeply ah ayan u fahmay anigoo afuraayo ayuu igusoo aaday inaan daawado, waan kuu doceeyey Allaha noo aqbalo. Waxan aad iyo aad ugu faraxsanahay cilmiga waxyiga ama diinta iyo cimliga nolosha sidaad isugu tusaaleysid. Muuqaalkaan waxan rajeynaa inaan kusoo noqnodo anigoo isla xisaabtamaayo. Mahadsanid.
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Allah hku sharfo aduun iyo akhiro wll
@BilimOgrenci-ez4wy
@BilimOgrenci-ez4wy 8 ай бұрын
@@SalimOmer Amiin dhammantenaba.
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 8 ай бұрын
Balwadaydu wa Facebook and tiktok
@Saada02
@Saada02 8 ай бұрын
10:45 Thanks bro waxaa I rogay social media Illahey Haiga madobeeye waan tijaabinaa InshaAllah ❤
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 8 ай бұрын
Anaa kulamidah
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 8 ай бұрын
29/01/2024 waa maalin khayaaligii aan ka soo toosay.
@88mahamed
@88mahamed 8 ай бұрын
Bro waxaa laga yaaba inaadan comment iyo like iyo subcribe badan aadan ka helin lakin in ka yar 15 daqiiqo ayaad xal aan raadinaayay 20 yer kabadan igu siisay, waxa aan ku dhaho ma aqaan waxaana allah kaaga rajeeyna inaad la kulantid rabigaada oo raali kaa ah aduun iyo aakhiro aduunkane ku liibaan Mahad sanid
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Allah hku sharfo wll. 🫡 Allah hku fudeediyo axwashada oo dhan. Shukran in bdn
@Ruwaida.Abdullahi
@Ruwaida.Abdullahi 8 ай бұрын
Videowgan goor aan u baahna ayuu iga soo hor baxay ❤❤aad baad u mahadsanthy walal alle ha ku barakeeyo aduun iyo akhiro ❤❤❤
@shushuusaid5920
@shushuusaid5920 2 ай бұрын
Mar kasta aa xanqo wxa isku dayaa ina xakameyo nafteyda oo dhaho ha is dareensiin kasoco lkn wx is arkya anoo ka sii dary kdb mrka cadi noqdo wxa arka ina wx yar ka xanqy wa is layaba iyo mrka is dhho wxn ha samyn oo nafta ka adkoow ano samyy ba is arkaya kdbn mxa usamysy ba dhaha wa run thnks ustad wx bdn ba ka faiidy❤️
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 8 ай бұрын
Wall waan tijaabiyey wayna i anfacday runtii 😊 thanks pro🙏
@cabdifatax1730
@cabdifatax1730 6 ай бұрын
❤❤❤Asc wll melkasto aatjookto wankusalaame muqaalkaada Aat ayaan ogufaide hore usoco ❤❤❤❤❤❤
@muxammad2777
@muxammad2777 8 ай бұрын
su'aal ayaan qabaa qabaa ustaadoow, waxaad tiri self control waa in aad fiiriso gudahaaga wax ka dhacaya soo maahan ? . salaadda markan ku jiro waxaan rabaa in aan joogo oo aan self control sameeyo mar mar ayay baxaysaa maskaxdu meeshan oo kale siduu noqonayaa self control ma fekraddaha igu dhacaya ayaan raacraacaa mise waa soo qabtaa oo xanibaa. . ma fiiriyaa uun misa waa soo noqdaa waayo waa soo noqo karaa. suaasheyda aniga ayaaba ku wareersan balse waxaan ka duulayaa hadalkagii ahaa ha qasbin ha xanibin ee fiiri uun. bal marka salaadda sidee noqonee. waayo gudahayga laba shey baa isku dagaalaya anigoo raba in aan joogo oo xaadir ahaado iyo maskaxda oo howlo kal iska galayso.. tusaale muuqaalkaagan markaaan daawaday markii 3aad waxaan isku dayay in aan howshaan ficil ubeddelo, salaaddii duhur ayaan galay, waxaan la socday waxaan akhrinaayo lugaayga meesha ay yaalaan gacmahayga meesha ay saaran yihiin. nefta aan jiidaayo waxaan ahaa xaadir. anigoo sidaa ah ayaa hal mar waxaan arkay anigoo casharkaan bartay dad usharaxaya oo baxay, waan soo laabtay, haddan waxaan is waydiiyay maskaxda way baxday soo celi lagu dhihin ee fiiri ayaa la isku ogaa . kadib suaasha waydii ustaadka ayaa haddana igu so dhacday haddana waan soo laabtay. hadal badan kadib self controlka salaadda dhexdeeda ahi waa sidee ? mahadsanid
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Suaal qurux bdana wye wll. Salada marka aad ku jirid wa xiliga uu Self control battery ga ku buuxsamayo, Salada dhexdeeda waxa aad ugu dadaaleysa in niyada ay joogto aad la socotid afkartada, so celisid, waxad akhrineesid ka war haysid. wa sida mobilka aad charger gashaneesid, wa ina ku ilaalisa inu charger ku socdo. Xiliga aad dawaneesid aadan khasbeen nafta wa markii uu rabitan an ku wanaagsaneen u kugu so dhaco, Kaas ha isilowsiin, haka cararin, ha khasbin, kaliya la joog, la soco, fiiri, wax daqiiqad ka yar ayuu joogaya ila uu ka baxo, waxa rajeynaya ina i fahantey wll suaal kle wa i weydiin karta mahdsanid
@muxammad2777
@muxammad2777 8 ай бұрын
​@@SalimOmer aad iyo aaad ayaad kuu fahmay ustadii jazakallaahu khayran jawaabtaada, wax badan ayay ii tahay
@MaryamaKhalifmohamud
@MaryamaKhalifmohamud 8 ай бұрын
Welcome back
@Kamme2213Basher
@Kamme2213Basher 8 ай бұрын
😅oopppppp pop pppppppppp😊😊😊😊p
@SHANKARINHO
@SHANKARINHO 2 күн бұрын
30/September/2024 video gii ay naftayda ubahneed ban helay Alxamdulilaah waxan isku dayi donaa inan naftayda xakameeyo oo aan ka gulesto rabiyanka naftayda.
@AbdirahmanIsmail420
@AbdirahmanIsmail420 2 күн бұрын
30/September/2024 video gii ay naftayda ubahneed ban helay Alxamdulilaah waxan isku dayi donaa inan naftayda xakameeyo oo aan ka gulesto rabiyanka naftayda.
@mohamedabdirahman515
@mohamedabdirahman515 6 ай бұрын
Vedio Yada soo badi psychology anaguna waa share gareenaynaa inshallh
@nasraqani
@nasraqani 8 ай бұрын
Soo noqosho wacan saalim waa ku tebnee
@Danabstudio19
@Danabstudio19 8 ай бұрын
Life changing..😮 keep up brother ❤
@abdullahi9794
@abdullahi9794 8 ай бұрын
Asc wan kusalamay inta aan dawanin muqalkan xaqiiqti wan kuxisay magaceyga wa Abdullahi
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 8 ай бұрын
Saaxiiboow anigaa dhibkaan ladaalaa dhacaayo kontoroolka nafteyda
@hadafkanolosha2024
@hadafkanolosha2024 7 ай бұрын
جزاك الله خير
@heersaregroup6015
@heersaregroup6015 Ай бұрын
Qodobadaan kafahmay 1=laba caruur ah oo isdagaalaya kudhex jir. 2=maxaa buuxiya iimankaga ama kawarqab sida uu ubuuxsami karo batterygaagu 3=self control waa bettery 4= stressku waa kafikirka past,present,future 5=lasocoshada khilaafka naftaada kadhex socda markay xaraaradu kuqabato, lasoco kadibna fiiri
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz Күн бұрын
M.a shugran wll qali alle hakuxafido ❤❤❤
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 7 ай бұрын
Xaqiiq waaye wlhi self control is like battery
@farahofficial9877
@farahofficial9877 Күн бұрын
Waan jeclaan lahaaa inaad codkaaga kor u qaadid Mhdsanid
@MunnaYuusuf
@MunnaYuusuf 4 ай бұрын
Shukran walaal, alaha hakaa ajar siiyo wax badan nolosheyda waan ku dabaqaa talooyinkaaga waana ku faa'idaa
@raaqiyacabdi466
@raaqiyacabdi466 6 ай бұрын
Video gaan marwlba wan daawada noloshydana wuu badalay alxamdulilah
@HappyAnglerfish-jj8ts
@HappyAnglerfish-jj8ts 2 ай бұрын
Mahad sanid ❤zxp qlli wakhtigii aan is xakamayn lahaa ayaan jooga ❤❤in alhh❤❤
@nuura-mx2lw
@nuura-mx2lw 8 ай бұрын
Mhsanid ❤❤🎉wlkeyga qaliay❤
@kaltuunsalah2156
@kaltuunsalah2156 2 ай бұрын
Wll qali tatloyiin ban karabaa xagan kalasoo xidhidha
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA 8 ай бұрын
Self discipline kasoo hadal macalin🥹
@boolwacad9935
@boolwacad9935 4 ай бұрын
Wlhi waad mahadsanthy meel fcn aad wax iga tusty
@ubaxfaysal6430
@ubaxfaysal6430 7 ай бұрын
Ani markaan wax soo jeedi is dhaho jamcda waan kariir reasonku maxay weeye bowe.
@AnnoyedBasketball-ef3mf
@AnnoyedBasketball-ef3mf 2 ай бұрын
Wllo ogee kasoo xiriira wanu rabaa siqaasah
@zahrasiyad3083
@zahrasiyad3083 8 ай бұрын
Ilaahey adoomadiisa wuxuu u jecel yahan kuwa wax tara dadka hawl wanaagsan oo inagoo dhan na anfacaysa weliba aniga qilaafkeygu waa badan yahay waan u bogay wan fahmey thanks salim
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
U r most welcome wll. Jazakallah khyr🫡
@hamdanour4113
@hamdanour4113 3 ай бұрын
Waxan maqli jiray shay kasta wuxu ku imanaya marka ku haboon Micnaha xiligi ku haboon bu ilaahay kuso gaadhsiinya ku tusaya Wad mhdsnthy maanta taarikhdu tahy 27 June 2024 ban daawaday video gagi uhoryey wax badan wan ka faaiday ilaahay miisanka xasandka ha ku saaro adigan
@najmaquen9389
@najmaquen9389 3 ай бұрын
Asc wll channel kaaga waa marki igu horeysay alle haku xfdiiyo ee halka ka siwaad wanagaaga wll💯🥰
@fatimoyonis3061
@fatimoyonis3061 8 ай бұрын
Hadan ku dhaho kwrn salim omerow uuma maleeynayo inuu jiro adoon iyga baahiy badna ereyda. ALLE HAKU XIFDIYO
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Aamin. Allah hku sharfo aduun iyo Akhiro 😍
@SihamQalanjo
@SihamQalanjo 3 ай бұрын
Shukran wll
@rakbah.c
@rakbah.c 8 ай бұрын
Qalad saxid tukashada salaadu maaha in naftaada ulaabanysee ee waa nafat laftigeeda ayaa alle loo celinayaaa
@Queen09-z3q
@Queen09-z3q 7 ай бұрын
Aniga xanaqad iga tanbadan waxi ansodhafay ayan isdhahay why flash back cml hdalkayganah wuu badanyahay anigo kaligay ah ayan xanaqaa bal taloisee
@Mohamed-zaidd
@Mohamed-zaidd 8 ай бұрын
Waaa waarey war u so laabtey wlhi ayamahnba niyadan kugu hayey kga dran hben walba wxn dhgeysta videos kaga guleyso dear pro
@MunaCabdi-t8k
@MunaCabdi-t8k 7 ай бұрын
Masha allah mahadsanid wllo wllhy barnaamijkaga wax badan baan ka faaiiday video .waxa arkay xallay 8:00 pm ilaa hada oo ah 1:40 am wan dhegaysanayaa video yadada wllo waxan rabaa in aan talooyin khasa ku waydiiyo please ilasoo hadal
@cabdulahicismaan2386
@cabdulahicismaan2386 8 ай бұрын
Sxb tanks waxaad mudan tahay 🙏🏼🙏🏼
@anisamohamed-cp9mf
@anisamohamed-cp9mf 7 ай бұрын
❤🌹
@mahamedibrahim1877
@mahamedibrahim1877 Ай бұрын
Masha Allah ❤
@H.A.M320
@H.A.M320 8 ай бұрын
Wlahi waa runtaa Arinkaas anaana kaaga marqaati kacaayo.keep going brother.
@aminamo7377
@aminamo7377 8 ай бұрын
Mudo dheer ka dib welcome back
@zainabg979
@zainabg979 6 ай бұрын
Salim omer sidee Laguu helaa
@exvifan3009
@exvifan3009 8 ай бұрын
Walhie inta jogtay wax bdn ka bartay maclin, waxana rajayna ina cafmad qabto wlc back, I.a cashiradeniina ina hore nogusi wado 🐐😍✊
@Movies.military
@Movies.military 7 ай бұрын
Abtii illahy haka rali noqdo sad baad no cawisa waliba aniga said ayad ii cawisaa 😊
@samiiraqurux9308
@samiiraqurux9308 8 ай бұрын
Asc walaliyaal waxn ahay gabar ninkeyga oo an ad u jeclahay ayaa balwad is ticmaala waliba wuxuu u maleeya inan aniga ogeyn oo ka warqabin wuuna iga qariyaa ana waxn jeclahay inan ka reebo balwada iyo asxabta xun uu isla qariyo talo isii walaal oo an kaga reebo
@FadumoCali-u3n
@FadumoCali-u3n 7 ай бұрын
Solabasho wacn wankusugeynee❤❤
@zainabyaryaro
@zainabyaryaro 8 ай бұрын
Ina toos u joogi doonta rajeynaa
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 8 ай бұрын
Ma soo labatay bro,be consistent
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 8 ай бұрын
Welcome back waa lagu tabee
@AyaanDagan-e1o
@AyaanDagan-e1o Күн бұрын
Waa mahadsantahay walal ❤
@MuscabKaamil
@MuscabKaamil Ай бұрын
Thank you my brother 😊😊😊
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA 8 ай бұрын
Self discipline kasoo hadal macalin🥹 9:56
@ArmanOsman-tg7tr
@ArmanOsman-tg7tr 8 ай бұрын
Wlcm bck Ustaad ❤
@sabriinaabdullahi7225
@sabriinaabdullahi7225 7 ай бұрын
Welcome back wllkey🎉
@JamaBashir-s8l
@JamaBashir-s8l 5 ай бұрын
Pls iso duciya salad igu adag
@ImaanAhmet
@ImaanAhmet 7 ай бұрын
In badan ayaan ku sugayeey
@MaankaGeming
@MaankaGeming 8 ай бұрын
جزاك الله أخي😊
@abdisamedmohamudabdiwahid9485
@abdisamedmohamudabdiwahid9485 8 ай бұрын
Sxp thanks lkn halmidbiska ilaalindharta mahan shey fudud iskajir
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Sax wll. Shukran
@drslarra1938
@drslarra1938 8 ай бұрын
Welcome back wlhi wanku xiisnay marwalba chanel kaga ayan fiirin jiray inaad wax soo galisay io inkale 🥺
@VanceVuentez
@VanceVuentez 20 күн бұрын
641 Ernesto Parks
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 8 ай бұрын
Ustaad please isoo jawaap psychology xagee ka bartaa jamacada malagu dhigta
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Ani wll nairobi ayan ka bartey. Ha jamacaha into bdn wa lgu barta. Degree iyo master ba wll
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 8 ай бұрын
@@SalimOmer 💞thanks ustaad ilahay haku shrfo misanka xasanadka alle ha kuu buuxiyo
@AbdirahmanMohamudDahir
@AbdirahmanMohamudDahir 2 ай бұрын
Shirkan wll salim
@RuuneeyMacalin
@RuuneeyMacalin 2 ай бұрын
Aad aad umahadsntahy
@hamdahennabeauty6058
@hamdahennabeauty6058 8 ай бұрын
We miss you 🥺
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
😊🥰🥰🥰🫣
@baafintadiinta154
@baafintadiinta154 8 ай бұрын
Mahad sanid macalin
@cosoble
@cosoble 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@ifrahosman5463
@ifrahosman5463 8 ай бұрын
True waaye wlhi
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 24 күн бұрын
Mahadsanid wll
@mocaarif
@mocaarif Ай бұрын
Mahadsanid 🙏
@heersare1272
@heersare1272 8 ай бұрын
Mahadsanid sxb alle haku sharfo self diccipline si fiicanbaad noogu sharraxday hore u soco Wllkayoo miiqaalkan ma iphone ayaad ku duubtay mise camerad???
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Iphone Xr
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 8 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay aqoonyahan barnaamijkaa qiimaha badan ee aad noosoo gudbisay
@MohamedAbdinasir-u1b
@MohamedAbdinasir-u1b Ай бұрын
Thanks ustaad❤
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy Ай бұрын
Guulayso wllo
@AbdirihmaanIlkacase-nw5gy
@AbdirihmaanIlkacase-nw5gy 8 ай бұрын
Magac hakaa haro
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 8 ай бұрын
ManshaAllah macalin wellcome back ankula kaftame wax weyn iska kabadale nalawadag sirtas qab ahan iyo hata codkaga mise sirta Qulubta waye salan sare kal iyo lab ❤❤❤🙏
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 8 ай бұрын
Macalin ila tli
@TanimajahanAkhi
@TanimajahanAkhi 22 күн бұрын
346 Pouros Wall
@muxammad2777
@muxammad2777 8 ай бұрын
Caajiib muuqaalkaan waa markii 3aad ee aan daawaday mar karkii 3aad wax badan ayaan ka fahmay, waa cajiib sida fekraddaan uga soo dhaadhirisay diinta islaamka iyo salaaddeenii aan tukanaynay
@Hadafkayga
@Hadafkayga 8 ай бұрын
Aniga gabdh ban ahay waxan kontrol kariway cadhadayada 😢
@sackali1464
@sackali1464 8 ай бұрын
Mma ustaad
@SabrinaXaaji-js6eh
@SabrinaXaaji-js6eh 5 ай бұрын
Mahadsanid
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 8 ай бұрын
Pornography sithe lojojiya walalow.
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Inshallah wll
@sabrinachanal1286
@sabrinachanal1286 8 ай бұрын
Waxba ka faa'ide allha ku sharfo wll🥰
@HassanOmarHussein
@HassanOmarHussein 8 ай бұрын
Alxamdullilah waa video kii iigu faaiidada badnaa aan fiirsato aan qodobo aan ka qorto waxa aan aan fiirsatay ilaa afarjeer Mahasanid Salim omar waqtigii aan ugu baahida badnaa baana argay
@SaydaliXasan-sp8wn
@SaydaliXasan-sp8wn 7 ай бұрын
Sax
@aamino991
@aamino991 8 ай бұрын
Wllhi waan sameeyaa arinkan lkin masharixi karin
@shamsosheek
@shamsosheek 8 ай бұрын
Masha Allah wax badn ka faiday bro thanks Allha ku barskeeyo so laabasha wcn 🙏🙏🙏🙏
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA 8 ай бұрын
Self discipline kasoo hadal macalin🥹
@SalimOmer
@SalimOmer 8 ай бұрын
Inshallah wll
@SaaidOmaar
@SaaidOmaar 8 ай бұрын
Mahadsanid “ Qaabka ugu fudud ayad iifahan siisay “
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 78 МЛН
Daawashada Xun | Gaashaan | Marabtaa in aad libaax noqoto ?
19:53
Sidee Qorshe loo Diyaariyaa? || Ustaad Hamse Habiib
42:40
Razeen Training Center
Рет қаралды 35 М.
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Ahmed Rashid
Рет қаралды 6 М.
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
2 FARSAMO ISTICMAAL: DADKA WAXAA RABTID KA HEL | PSYCHOLOGY
11:10
Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?
20:57
Somvato Institute
Рет қаралды 107 М.
2DA SHAY U SHAYDAAN KU LUMIYO NAFTA ⁴ᴷ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
10:44
SIDEE WAX LOO KHIYANA | KHIYANO 101: P1
42:27
Salim Omer
Рет қаралды 12 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН