Sideed Uga Bixi Kartaa Xerada Daciifnimada? - Xalqadii Ugu Dambaysay

  Рет қаралды 33,523

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Muuqaalkan Waxaan Kuugula wadaagi doonaa 10kii Xeer Ee ugu dambeeyey buugga 48 Xeer Ee Awoodda Waa 10 xeer Oo runtii Muhiimad Gooni Ah leh Kaana Caawin Doonna Sidii aad uga bixi lahayd Xerada Daciifnimada Korna Ugu Qaadi Lahayd Awoodda Shakhsiyaddaada Kusoo Dhawaada muuqaalkeena maanta
Xalqadihii Hore:
Qaybtii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
Qaybtii 2aad: • Sideed Gacanta Ugu Dhi...
Qaybtii 3aad: • Ha Noqonin Qof Mar Wal...
Qaybtii 4aad: • Sideed Uga Dhigi Karta...
Qaybtii 5aad: • Sideed Uga GUULAYSAN K...
Qaybtii 6aad: • Haddii Aad Khaladkan S...
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
00:00 Horudhac
01:06 XEERKA 39
02:26 XEERKA 40
03:32 XEERKA 41
04:55 XEERKA 42
06:02 XEERKA 43
06:46 XEERKA 44
07:23 XEERKA 45
08:40 XEERKA 46
09:18 XEERKA 47
10:31 XEERKA 48
12:07 Dhammaad

Пікірлер: 129
@XOGGOOB
@XOGGOOB 5 ай бұрын
Qiyaas Buuggeed U Malaynaysaa Inuu Noqon Doonno Buuga Xiga?
@user-ps2mc8ec2y
@user-ps2mc8ec2y 5 ай бұрын
Thanks 🎉
@Cabdalla55
@Cabdalla55 5 ай бұрын
Wallaahi masheegi karo lakin waxaan rajaynayaa inaan kawada helno sida Buuga 48xer Inshallaah mahadsanid😊🇸🇴❤
@someditins
@someditins 5 ай бұрын
Nio telegram ma leedahey😊
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 5 ай бұрын
Nio buug uu noqon doona mo igi lkn waxaan jeclaan lahaa inaan ka dhigtid hayaankaygi rumaynta
@calicabdulqaadir423
@calicabdulqaadir423 5 ай бұрын
Atomic habits rajeynaa inuu noqdo insha allah
@CabdisalanBashiir
@CabdisalanBashiir 5 ай бұрын
Don't share your plan with anyone, just let people see your actions 😇
@user-vo9pb4ij9r
@user-vo9pb4ij9r 5 ай бұрын
sallallahu celeyhi wasalam sallallahu celeyhi wasalam sallallahu celeyhi wasalam sallallahu ❤❤❤
@CarabTech
@CarabTech 5 ай бұрын
Dhammaan xeerasha 1 muuqaal ka soo dhig taliye ❤
@khadar5237
@khadar5237 5 ай бұрын
Bari guulaystuhu wa adiga❤ rabbi hku garab galo 🙌🏽
@UpdyKani
@UpdyKani 5 ай бұрын
جزاك الله خير (يا خير الدين)❤nooso badi ustaad 🥰
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 5 ай бұрын
Wll buugta so badi maasha Allah qasho fiican bad heysaa
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 5 ай бұрын
Waxaab jecel hy inaan wax faa'idysto, wixii aan faa'dystyna aan dadka u faa'ideeyo. ❤ Wrey jira.
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 5 ай бұрын
Mahadsanid wll ilahy ha nagu anfaco wananada wanagsan 2/20(2024)🥰
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 5 ай бұрын
From waabari👍😊
@safahomer.
@safahomer. 5 ай бұрын
Allaa Mashallaah Hambalyo 20k oo asxaaba baynu gaadhnay intaa inkasii badan baan u rajaynayaa channelkan👏❤️
@user-sp4ut8qm5m
@user-sp4ut8qm5m 5 ай бұрын
Thanks pro Congratulations
@user-ye6rn9mp9j
@user-ye6rn9mp9j 5 ай бұрын
Team waaberi media thanks walaal wakhtigaaga xoggoob
@user-gz5tm5up1f
@user-gz5tm5up1f 5 ай бұрын
Thanks ustd
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 5 ай бұрын
خير الدين اشكرك شكرا
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 5 ай бұрын
Masha allaah siwngsn ayad inoguso gudbisay waad mahadsan thy horumar wcn❤
@F33709
@F33709 5 ай бұрын
keep going pro your talent man from waberi media
@mustaqiimabdulaahi9717
@mustaqiimabdulaahi9717 5 ай бұрын
جزاك الله خير 🤍
@luqmaan753
@luqmaan753 5 ай бұрын
Thnk you ustd
@nazerkayd
@nazerkayd 5 ай бұрын
mahadsanid wll
@TABSI-kx7kf
@TABSI-kx7kf 5 ай бұрын
Wllhi legend baad thy sababtoo ah adigoo video editing waad ku fiican tahy 🎉🎉🎉
@nimcomohamoud4028
@nimcomohamoud4028 5 ай бұрын
Thankz alot❤
@feizul.feisal
@feizul.feisal 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@jamalmohomed3938
@jamalmohomed3938 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Nosobadi buggagta nocaan camal ah
@LILAADAMI
@LILAADAMI 5 ай бұрын
from waabari
@user-rt4oo1dv1z
@user-rt4oo1dv1z 5 ай бұрын
From waaberi media hormar wacan walaal kayow
@zamzam1815
@zamzam1815 5 ай бұрын
Keep going bro from waaberi media✊
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 5 ай бұрын
Teem waaberi media keep going XOGGOOB
@user-os8qj7mw4r
@user-os8qj7mw4r 5 ай бұрын
M.a Mahdsind Keep going
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub 5 ай бұрын
Wallka. Waxd soo sharxda Psychology of money plz Brother
@Quran_recitation419
@Quran_recitation419 5 ай бұрын
Thanks From waaberi media
@shagti1078
@shagti1078 Ай бұрын
Don't let them know your next move Keep your plans as a sicret Act like they genies then you Let think your leader important then every one including you
@Abdiwahabahmed6
@Abdiwahabahmed6 5 ай бұрын
Form waabare media horey usoco
@nimcocali-oo4ql
@nimcocali-oo4ql 5 ай бұрын
masha allaah wll hore usoco from waabari
@user-ug5nh9zp1o
@user-ug5nh9zp1o 5 ай бұрын
Dhalbaalada qur aanka
@MohamedZiyad-go6nx
@MohamedZiyad-go6nx 5 ай бұрын
Thank you so much
@IsmailAbikar
@IsmailAbikar 5 ай бұрын
Thanks 👍 bro
@CBASHIRMAWLIIDMAXAMAD-it3qm
@CBASHIRMAWLIIDMAXAMAD-it3qm 5 ай бұрын
Wll waadmahadsanthy sabbtoo ah waxbadan ayaad noo faaidaysay ilahy haaka ajarsiiyo wll cayru diin ilaahay darting ayaan kuujeclahay ilaahayaw janata ingukulmi wll cayrudiin
@khanipoifunny
@khanipoifunny 5 ай бұрын
tliye ano kugu xirany aa wabari media ano dawanayo lgugu so qatay barnamij uu ugu hdlayo janalada waxtarka leh ee cusub keep going bro
@user-iu6xc2wk9r
@user-iu6xc2wk9r 5 ай бұрын
Qor shaynta waqtiga 2024 xeerkii ahaa halka muuqaal
@someditins
@someditins 5 ай бұрын
ALX asagoo somali ah pdf kiisa waa helay😊
@someditins
@someditins 5 ай бұрын
Xeerka 45 is best😊
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 5 ай бұрын
Xeerka 41 kaa ayaa aad iitaabtay inkastoo dhaman ee yihin best
@Beenmasheege20
@Beenmasheege20 5 ай бұрын
From Waaberi media ❤❤❤❤
@BurqadChannel
@BurqadChannel 5 ай бұрын
From Waaberi meda
@JaamacAbyan1
@JaamacAbyan1 5 ай бұрын
From Waabari media.
@Shucayb560
@Shucayb560 5 ай бұрын
Best of best ❤
@UpdyKani
@UpdyKani 5 ай бұрын
Lagendow pes china kawrn 😂
@anasfaarax
@anasfaarax 5 ай бұрын
Khayrudiin,kasoohadal,geme pupg
@maslahmhq-zx8yk
@maslahmhq-zx8yk 5 ай бұрын
Dadka waxa wanaagsan oo faidada leh badanaa lama arko lakiin waxaa nakaa tusay waberi abdirahmaan qeer allaha siiye
@IbrahimDacad-gt6ch
@IbrahimDacad-gt6ch 2 ай бұрын
Think and grow rich book Fakar oo hodan noqo
@STICKER10
@STICKER10 5 ай бұрын
Keep going ❤
@abdikafimk5292
@abdikafimk5292 5 ай бұрын
From waaberi media..
@user-ym6tt4oy4m
@user-ym6tt4oy4m 5 ай бұрын
Thank you so much next book atomic habit
@user-zf4pq8kn5x
@user-zf4pq8kn5x 5 ай бұрын
From Waaberi media
@MUPARAK____58
@MUPARAK____58 5 ай бұрын
from waabari media
@beautiful417
@beautiful417 4 ай бұрын
Wan kaga mahad celinaynaa wllo,buugan bilow ilaaa dhamada wan kula socday wana qoranayey inta qodab aan ka helay ❤❤
@katiejean8896
@katiejean8896 5 ай бұрын
keep going proh
@FatimaJeelleShariif
@FatimaJeelleShariif 5 ай бұрын
Horay usoco❤
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 5 ай бұрын
From waaberi media
@Sumayaise
@Sumayaise 5 ай бұрын
Asc wrx wbrk wlaal aad ayaad u mahadsnthy qaabka wnaagasan ee aad inooga soo bandhigtay Waxaan kaa soo raacay Waabari media isagoo soo bandhigay 12 youtuberes Dhamaan waan dhageystay inta vedio ee ku jirta halkaan muddo 3 maalin ah ayaan ku dhageystay Waxaan rajenayaa inaad noo badisid soo goobid bugaagta ❤ Waxaa si gaar ah ii soo jiitay Dib u aqrin ku wadaaa 1. Eat you frog 2. 48 XEER EE Awooda
@user-dp4sc7rf8e
@user-dp4sc7rf8e 5 ай бұрын
Shugran wllo
@ShukriAbdi-hk4dv
@ShukriAbdi-hk4dv 5 ай бұрын
Frome waabari media ❤
@suhaybcumar-jr5ok
@suhaybcumar-jr5ok 5 ай бұрын
Xeerkiii 17aaadwaa xeerkii iigu zaaameynta badnaaa
@DHAY_GEEL1
@DHAY_GEEL1 5 ай бұрын
Heerka wlhi i cajabiyay waa 34 inkastoo dhamaan aan ka wada helay hadan xeerkaa xusuus gaara igu leeyahay ❤❤ Mahadsanid sxp What is next Topic 😳 😊
@Gaaloneceb
@Gaaloneceb 5 ай бұрын
From waaberi
@muxiyadiinxasan604
@muxiyadiinxasan604 5 ай бұрын
From waabari
@hamda859
@hamda859 5 ай бұрын
From waaberi❤
@sancho_8
@sancho_8 5 ай бұрын
Ustaad buuga xiga dopamine noo soo gudbi pls🙏🙏🙏
@user-rf5lu5hp1p
@user-rf5lu5hp1p 5 ай бұрын
Dhiragaliinti waa shay is dhaaf ah❤😂😢😮😅😊😮😅😊😢😂🎉🎉❤❤😂🎉😢😢😮😅😊🎉❤😂😂😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😅😊
@user-rw1gg2ny3z
@user-rw1gg2ny3z 5 ай бұрын
Sxp video editing naga caawi
@abdifatahawad6821
@abdifatahawad6821 5 ай бұрын
1:11
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Dhiirigelintu waa muhiim Dadaalkuna waa lagama maarmaan
@user-qm9bt6ye2h
@user-qm9bt6ye2h 5 ай бұрын
Soobadi bro
@user-lw6il2sf8q
@user-lw6il2sf8q 5 ай бұрын
From waberi media
@AnnoyedBlackKitten-zn6sq
@AnnoyedBlackKitten-zn6sq 4 ай бұрын
Activity the mistry just your army
@asadibnuyaxye8097
@asadibnuyaxye8097 5 ай бұрын
From waaberi medai
@mrsamatar1190
@mrsamatar1190 5 ай бұрын
Saaxiib waa heersare tebintaadu se Si Qofku halka uu doono ugaga dhici karo barnaamijka Qaybo u samee. Sida kale boqolkiiba boqol Waa Heersaree halkaa ka.wad
@user-pc8kp3cg5l
@user-pc8kp3cg5l 5 ай бұрын
Self control
@DjamaMed-ts6vd
@DjamaMed-ts6vd 5 ай бұрын
Asc
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 5 ай бұрын
from wabri meda
@Sami_Abdirizak
@Sami_Abdirizak 5 ай бұрын
New
@yahyehundubey4716
@yahyehundubey4716 5 ай бұрын
Nɪɴ ᴡᴀxᴘᴀʀᴛᴀʏ ✍️
@HamzaTechnology-uf3lt
@HamzaTechnology-uf3lt 5 ай бұрын
Ardu Sikola zxp Kaa Ku Xigsii Please❤
@user-zz7cb8cz9k
@user-zz7cb8cz9k 5 ай бұрын
Haa kasoo hadal sxb geemka pupg
@Wllmohalajanka
@Wllmohalajanka Ай бұрын
waxaa iigu fiicnaa 43❤
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub 5 ай бұрын
Anba Too big to file
@sacdiyocabdigaab4502
@sacdiyocabdigaab4502 5 ай бұрын
From waaberi media magceenu waa c/raxmaan cumar 😂😂😂😂😂
@khaalidcabdiaxmed8788
@khaalidcabdiaxmed8788 5 ай бұрын
Abwaan postiyada waad lasoo daaHdaa 100kun durba wan gaLaYnaaYe postiyada badi😢
@yahyehundubey4716
@yahyehundubey4716 5 ай бұрын
Zʜᴘ sɪᴅᴇᴇ ᴋᴜʙᴀʀᴀɴ ᴋᴀʀᴀᴀ vedio Edit ka intaa dan pilabin buga xiga inoo soodhig marshada muqal haben si aa waxpadan uga fahana edit kaa zugeena i.n mahadzanis ✍️👍
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
macalim mahad sanid
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 5 ай бұрын
Muqaaal sogali walalow maxa ka qaldan😭😂😂🙈
@MusDi976
@MusDi976 5 ай бұрын
Video editing Xagee ka barateey
@CBASHIRMAWLIIDMAXAMAD-it3qm
@CBASHIRMAWLIIDMAXAMAD-it3qm 5 ай бұрын
Niyahawni ani waxaa iga yaabiyay waligaa cidkale dameeridhaa raacday haa unoqon
@ciiseabdi8465
@ciiseabdi8465 5 ай бұрын
Waxan kasocdaa wabari midiya
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 5 ай бұрын
Xog goob ugu horyn wxn kula socdy ila intd bilabysy youtubeka marka 2baad wxn ahy wil dhlnyro ah jcl muql smyta lkn an aqn meelu ka bilabo mana hysto wx lcg ah o ku bilawo e cawimd shqsiya ayan ka rby
@XOGGOOB
@XOGGOOB 5 ай бұрын
Instagramka descriptionka yaalla iga soo qabo
@abdialasow4881
@abdialasow4881 5 ай бұрын
Mahad sanid sxb
@user-bt8wj8od2o
@user-bt8wj8od2o 5 ай бұрын
Sidee loo sameeyaa fiidowiyaashan ookale
@KalidAbdurahman-tr1mb
@KalidAbdurahman-tr1mb 5 ай бұрын
Thanks @xoggob
@user-ur9nf6md7z
@user-ur9nf6md7z 5 ай бұрын
Subscribe from waberi media😅😅😊
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 5 ай бұрын
ASC SXB WXN AHAY KZbinR WXN AHAY SIDOKLE DESIGNER, SOCIAL INFLUENCER HADABA SXB MA ISBARANKARNAA
@XOGGOOB
@XOGGOOB 5 ай бұрын
Instagramka descriptionka yaalla iga soo qabo
@user-hc1jf1su4d
@user-hc1jf1su4d 5 ай бұрын
Waxa nookaasoo dirty waberi media waana kugusoo biirnay
Sideed Gacanta Ugu Dhigi Kartaa Hoggaanka Awoodda✊??
11:25
Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda
11:10
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 58 МЛН
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН