No video

Sirtan u Adeegso ninka markuu eraygan kugu yiraahdo Gabaryahay Ha Baryin jilbaha Dhulka ugu Dhufo

  Рет қаралды 17,047

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Sirtan u Adeegso ninka markuu eraygan kugu yiraahdo Gabaryahay Ha Baryin jilbaha Dhulka ugu Dhufo

Пікірлер: 98
@user-qr4jm6wb7x
@user-qr4jm6wb7x 9 ай бұрын
😂😂😂😂eeesh calaaa sh badbaado maanta aad ban casharka uga faaaiday 😂😂😂😂
@Hasa386
@Hasa386 2 ай бұрын
Best video for ever😂😂waa ku wadanaa❤
@Amal_x9e
@Amal_x9e 12 күн бұрын
Mansha allah thanks sheekh
@nrcabdi
@nrcabdi 9 ай бұрын
🥺 🥺 🥺 ..... ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@nafisoismaciil8633
@nafisoismaciil8633 9 ай бұрын
Wiil matahay mise gabar 😢😢😢
@nrcabdi
@nrcabdi 9 ай бұрын
Wiil walaal
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin yarabi
@user-ft2yb5zd4x
@user-ft2yb5zd4x 9 ай бұрын
Wll ilaahy hakucaafiyo
@user-lp3mr1rj5y
@user-lp3mr1rj5y 3 ай бұрын
Allakucafiyo
@fadumobarseye6084
@fadumobarseye6084 3 ай бұрын
Maasha Allaha ilaaheye haa ku xifto insha Allaha yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 9 ай бұрын
Mahdsanid sheikh 7 beeriya iga amusanyhy isku meel ma joogno anigan waa ka amuusey
@amancrn8715
@amancrn8715 9 ай бұрын
Saas laga raba
@aminoali9911
@aminoali9911 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 gacan ban ku taagay sheekh markan arko in farax is badala Aadan taalo kaso donan Nice
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 9 ай бұрын
Exactly waxan isticmaali jirey gurka kahor even now waan isticmaala gurka daxdisa calaacal iyo nin daba orod wanba kafaana anyway jazaaka Allahu kheir illaahey haku barakeeyo sida aad gabdhaha udifaceeso dadnimadaada ayey kahadleysa peace and love
@NeimaAbdi-re4hh
@NeimaAbdi-re4hh 3 ай бұрын
Masha allah mahadsanid sheekh
@ayanhussein4164
@ayanhussein4164 9 ай бұрын
Kkkkkk aniga ayaaba nin reerkayga iga doonay oo wax walba so dhamadeen markii wax yar ka harsanaaa uu i dhahay guurkii waan ka labtay oo waxaan arakay in anan Hada hawshaaa gali Karin kkkkk sidaaa uu sheegayo Sheekha aan u khaakhaayiray horay u sii soco an dhahay kadib waxaa dhacday in uu mudo kadib calaacal iyo oohin iyo shalay iyo baryo isku daro ana an dhahay adigaa laantiii aad ku fadhiday adigaa jaray sii soco hhhhh
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 9 ай бұрын
Maasha Allaah badal ka kheyr badan goor kheyr ayuu alle ku dhaafiyey shartiisa
@madinaali9940
@madinaali9940 9 ай бұрын
شكرًا شيخ ولله صحيح
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 9 ай бұрын
Sheikh iyo dadwanaha somaliyed waxan ka codsanaya dhibato ninkaygu igadh siyan ku dhex jira ee so duceya .Mahadsanidin dhamantin
@MukhtaarAbdicisman
@MukhtaarAbdicisman 9 ай бұрын
Allah hku sahlo amuuraha wll
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 9 ай бұрын
Ilahay hakuu fududeyo qaali shiiqan taladiisa qaado I.a wadkulibani
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 9 ай бұрын
@@najmaAbdi717 Mahadsanid walalo
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 9 ай бұрын
@@MukhtaarAbdicisman Mahadsanid walalo
@bayaanjama629
@bayaanjama629 9 ай бұрын
Illahey swt haka sahlo wixii ku dhibay oo dhan
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 8 ай бұрын
markeey dadka soqoraan ustaadkaan wuu igaqosliye Ayaan layaabi jiray Anigaaba maanta caadi uqoslay waad mahadsantahay ustaad Alle hanoo danbi dhaafo
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 9 ай бұрын
Exactly sheikhanaa 👌
@FardowsaAbdulaahi
@FardowsaAbdulaahi 2 ай бұрын
Mashallh shukran ustaad😊
@MaryamoSayid
@MaryamoSayid 6 ай бұрын
Hhhhh sh Allah ku barakeyo
@FardowsoMohamedhassan-kt8sm
@FardowsoMohamedhassan-kt8sm Ай бұрын
M.a sheikh really wlhi Allah ku barakeeyo
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 9 ай бұрын
MASHAA ALLAAH SHEIKH' CABDULASHI ILAAHEY HAKU BARAKEEYO JAZAAKA ALLAH TALADAADA IYO FAKRADAADA WANAAGSAN HAWEEN BADAN AYEY ANFACDEY 👑👑🌹 ÀWLIBA ANIGU WAXAAN AAD UGU FAA,IIDEY DUCOOYINKA AAD SOOGUDBISO MASHAA ALLAH SHEIKH' 🙌🙌🙌✋✋🌹🌹🌹👌👌👌
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 9 ай бұрын
Thanks you wllo 🙋‍♂️
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Ай бұрын
U are the best wll
@user-fl9ei3bh2u
@user-fl9ei3bh2u 9 ай бұрын
Asc Jasakalakher sheikh waa run
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 2 ай бұрын
Sheekhoow filimaanta Hindi’s aan daawadaa. Like Hindi iska noqdeey 😂sheekadaan amey igu dhacdeey hadaa . Ani lee iga hadashey laakiin hee waa qaatey taladaada no jixinjix hhhh🎉hada 🎉waa saas
@asoomzakaria738
@asoomzakaria738 9 ай бұрын
Waxbad ayad na fahmsiisay sheekh badbaado jazaka allah
@user-kr6fc6ld2o
@user-kr6fc6ld2o 3 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤
@FaadumoAhmed-jn4hi
@FaadumoAhmed-jn4hi 2 ай бұрын
❤❤
@NadAlmll
@NadAlmll 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@hodanhashiadanabdule648
@hodanhashiadanabdule648 9 ай бұрын
Mashallh❤❤❤❤❤
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 9 ай бұрын
JazakaLLAAHU kheyr
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Ай бұрын
👍👍👍👍
@fadumobarseye6084
@fadumobarseye6084 3 ай бұрын
Maasha Allaha ilaaheye ❤❤❤❤❤❤❤
@khadijaibrahim1281
@khadijaibrahim1281 9 ай бұрын
Maasha allh❤❤❤❤❤
@FaadumHuzein-wx9zd
@FaadumHuzein-wx9zd 9 ай бұрын
❤❤😂Soo fanny wllhi shiikh badbaado
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp 9 ай бұрын
Sheekhow iso ducey ina allaha guur xalaal allaha ii sahlo asxaabey idinkana sido isoduceya
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 9 ай бұрын
Allha kuusahlo nin wanaagsan oo kuhantah
@kowsarsaciido-xp4gt
@kowsarsaciido-xp4gt Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Oo hints aaaa
@jaarxandulejaar9025
@jaarxandulejaar9025 9 ай бұрын
Mashaa Alllah ugaaas
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 8 ай бұрын
Your right
@najmamoha63
@najmamoha63 6 ай бұрын
Ala cawa qosolka iga dhamaday 😂😂😂
@SawtuRaxma
@SawtuRaxma 9 ай бұрын
Sheekh ha ku xifdiyo wllheyga flow ii dhaha youtup
@qadanbiite2810
@qadanbiite2810 9 ай бұрын
Sheekh halken kaala soo xidhiidhaa talaan kaaga baahanee ilaahay ayaa talalee
@Karam3.
@Karam3. 9 ай бұрын
Nag bu leyahay ka xishod reraha ha dumine😂😂😂😂
@MabruukaDayb
@MabruukaDayb 3 ай бұрын
Sheekhani waa fani😂
@najamanuura2181
@najamanuura2181 9 ай бұрын
Allh hakuxfedo
@hanansaid7394
@hanansaid7394 9 ай бұрын
Yes wabalan shiikh😂
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 9 ай бұрын
😂😂😂😂 i wish i knew this before sheikh taladan wadlasodahde wlhi
@user-ft2yb5zd4x
@user-ft2yb5zd4x 9 ай бұрын
Walhi bn farax luga basto lysu jeljelcin bow Anigu makamihi kuwaas farax mya lagadab ooya hadad kadaba oydid uu kudi bahdilee no jeljlc mrka Aad io Aadbadbado Adna😂😂😂
@JjdJjgh
@JjdJjgh Ай бұрын
😂😂
@mariamudanchannel6779
@mariamudanchannel6779 9 ай бұрын
Ana u joreya shiqow iso ducey muradan leyahye
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 9 ай бұрын
Kkkkkk wlhi wa funny sheekha
@ifraaxhussein8075
@ifraaxhussein8075 3 ай бұрын
M.a dhirigaliyahena inta kafaidaysano oyin io calal majiro allow kuparakey ❤❤❤❤
@BisharoHire
@BisharoHire 8 күн бұрын
😂😂👍
@user-em5kv9gn8f
@user-em5kv9gn8f 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 4 ай бұрын
Walahi qosol aa igu dishay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 ай бұрын
Wa runta sh qof biladanka had dab cararo waxa iska diga in isga adun dan isku hayo
@user-fy2xi6cn3e
@user-fy2xi6cn3e 8 ай бұрын
Sh wax badan ka fa iday shugran manta no lol qurux badan ii horseday shugran jisakalah qeyr
@deeqahaji7732
@deeqahaji7732 9 ай бұрын
Sheekh wan ku salamay waxad hadashay waa runtaa 😂
@user-ts8lb1pw3c
@user-ts8lb1pw3c 8 ай бұрын
Sheekhow ma ana I ogayd
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 9 ай бұрын
Wcs wllo
@user-ct9po2zv1k
@user-ct9po2zv1k 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 9 ай бұрын
Xalima kusey waji male adeer goam hadan ka qaato bes weye mana baryo dibna uma fiiriyo
@sacdiyocartelcilmi6834
@sacdiyocartelcilmi6834 8 ай бұрын
Kkkkkkkkk walhi fani
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 9 ай бұрын
Kawran hadee isqaban
@hoodanmuuse1727
@hoodanmuuse1727 7 ай бұрын
Kkkkkk
@Farxiyo-ez3ps
@Farxiyo-ez3ps 9 ай бұрын
Hhh wlhi wadheelfiican ninkii iskukaadabaalsha Walesu dabaaliya
@som1
@som1 10 күн бұрын
Does this work with a man that says he wants to divorce u looool
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@faraxismail632
@faraxismail632 3 ай бұрын
hhhhhhhhhhhh wrka hala qaato bdho
@istahilabdihassan2923
@istahilabdihassan2923 9 ай бұрын
Sheekh block ayuu saara kadibna wuu ka qadaa kaso hadal habaryartey ayaa ku weydiisay si.aasha
@kaltounkaltoun9278
@kaltounkaltoun9278 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 9 ай бұрын
Hanagu dirin hablaha neefyahaw abuu basal
@jamilo3021
@jamilo3021 9 ай бұрын
Runtaa diiidi miyaaa
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 9 ай бұрын
Far bukto iyo meelba is og wuuw qararka joji
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 9 ай бұрын
War bax waryaa sheikha kafuq
@fadowsoabdulahi8454
@fadowsoabdulahi8454 8 ай бұрын
War kafuq shiikha waa ruunti 😂😂
@jamalabdi197
@jamalabdi197 9 ай бұрын
Maxat karabta jiheeye tuugyahow
@fatmahassan9102
@fatmahassan9102 9 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh.
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 9 ай бұрын
Ninkaan programada ma naagtiisaa usoo samaysa kkkkk wallaahi inaadan wax caqli,ah meesha kuhayn habayaraatee ,midakale dhaartaan uuwado oo uusan joojinayn maxay tahay bisinka!!!hadiise ay saas tiraahdo oo aysan karoonaan soo reerkii saas kuma dumin oo hadhow shalay iyo dayac iyo caruur aabela,aana ma imaanayso
@fadowsoabdulahi8454
@fadowsoabdulahi8454 8 ай бұрын
qaraar maka kenay hadal kas wll 😂😂 kaftanle
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
Kkkķ kk k kk k kk k
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Ай бұрын
🥰❤️
@FatxaFatxa
@FatxaFatxa 3 ай бұрын
😂😂😂
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 9 ай бұрын
😂😂😂😂
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 75 М.
Kamala Harris accepterar nomineringen - så var talet
13:13
EFN Ekonomikanalen
Рет қаралды 1,6 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН