Wllhi waa qiso xanuun bdan xaqiiqdii 😢😢😢wllshey Ilaahey swt gurigaaga ha kuu barakeeyo I.a aduun io Aakhiro I.a habar yartaadana iska cafi waa xaal aduunyo
@AbdirashidSh.abdirashid5 ай бұрын
هذه من أعجب القصص في حياتي فيهاأحزان وأفراح ماالله به عليم وعنددقيقة السادس وثلاثون فرحت فرحاشديدا حتى ضحكت وشكراأخي(سباعرب)على حسن عرضك القصص
@CabdiXaaji-vx4dv5 ай бұрын
❤❤❤❤❤asg😢y
@FarhiaAbbas5 ай бұрын
😢😢😢
@SaynabAadan-z3w3 ай бұрын
👍
@MulkiHossin5 ай бұрын
Alx ilaahey dhibka haduu ugu badal farxad ilaahey farxada ha kuu siyaadiyo abaayo gurigaagana kuu barakeyo habar yarna iska cafi hooyana ilaahey ha unaxariisto abaayo mcn waxaan kuu rajeynayaa farxad inta nooshahy adiga iyo familkaaga abaayadey ku garab gashayna ilaahey ha siiyo wax walba ay jrceshahy ❤ guuleyso wall
@RayaanHonasti-i6e5 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢 qiso xanun badan runtiiiii balse gadal ka qurux badan subxana allah 😢😢😢😢😢 alle hakuu barakeeeyo abaayo Noshaada iyo famaliy 😢😢😢 inta dhima tey ooo dhan alle ha una xariisto amiiin aamiiin hooyana alle ha una xariisto
@FARDOWSOAPDIFITAX5 ай бұрын
Wacaney wllshy mcney wllhi qisadaada way iga ilmeeysiisay noloshaada allha kuubarakeeyo awlaadada allha kuudhowro❤❤😢
@Ayan-q8h5 ай бұрын
Dadka qaar walahi😢😢
@shukriisse83885 ай бұрын
Qisadan wa murug iyo farxad isku jirto ilahey farxadada ha ku sa idiyo ❤
@FatimaJanno5 ай бұрын
wlllhi waa la ilmayey qisadaan appyo allha haku barakeeyo noloshada❤
@Aniiso-g8i5 ай бұрын
Qisadaan wlhyi waa i xanuusiyaayi wllo runtii qof hooyo la aantaa waa adagtahayi sida uu unolaan laahaa yaa rabbi waan ku qiroodayi qisaadan waayo anigaa hooyo la aan soo korayi alx hadaa waxa illhyi ka rajeeya mustaqabal wanagsani insha allh ina samaran waan jecelhyi alx illhyow samirkaagee mid ku guulaysato iga dhigaa amin yaa rabbi abyo adigaa m.a noloshaa ilhyibaa kuu queuxiyayee m.a intaa io ina ka badan rabbi haku gaarsiiyo amin waa iska aduunayo io xaalkeedaa hooyo la aantaa wan kula dareemayaaa wlhyi hoyo la aanta darteedaa aad baan u ilmeeyayi mr mrkaa qaarnah waan iska ilmeeya lkn alx samirka io dulqaadka io adkeegaa ku baratayi alx wax wlbaaa waxa uu illhyi qoro sugayaa insha allh wax khyreeyasan illhyi ka rajeeyaa mr wlbaa walal adigaa illhyi hakuu barakeeyo noloshadaa amin yaa rabbi❤😢😢😢
Allaha kusiyadiyo sabirkaga ajar aaqiro allaha kugusiiyo abayo mcn anuka alla hanugu anfaco😢😢😢😢😢
@Aniiso-g8i5 ай бұрын
Waaa ka muruguudayi qisadaan wan i taabatayi ax wax yaabo loo dulqaato io waxyaabo aan loo dulqadan karin baa jiraaa ilhyow qalbigeen noo qaboojihaa aamin amin nolosho mrbaa hdiii hooyo ku soo barbarin waa adagatayi sidaa u bar bari laheedi wlhyi waaa soo marayi wan ilmeeyaa mrkaa aan hoyo u xiiso ama waxasi sameen jirtayi xasuusto hadaa alx illhyow qalbigaa ii qabooji dhahaa mr wlba alx alx alx❤❤
@FarxiyoYuusuf-pv4of5 ай бұрын
Ma.gurigiina alle hanii barakeeyo ma.allaha 😭😭😭
@XasanMaxamad-i6s5 ай бұрын
Wlhi Qisadiinu waa mid meel taabanayso Qofkii dawado Bal eeg Labadii Qof Ee la iska takoorayay ee madaxa la isku galiyay ayaa ka Sara maray 2 La isla jeclaa Allh idinku wado farxad noloshiina inta ka dhiman insha Allh ❤
@@mfayz980 aamin saaid iga murugood hoyo waxa xtaa hoyo ku saabsani hadaan maqalo ama arko aniga oo oohanayaan is arkaaa hoyo la aantu waa xanuun 😥😢
@SafiyoCabdullahi-iy2tp5 ай бұрын
walahi waa qiso ega ilmaysiisay alow kuu dayso ubadkaada abaayo mcn ❤😢
@xasancabdicaziiz73145 ай бұрын
Wllhi waa qiso xanuun badan abyo allh farxadaada ha kusiyaadsho
@ubaxabdirahmaan-mc3bv5 ай бұрын
waa aduunyo aan macno lahayn 😢😢😢😢😢😢
@khadradaad62453 ай бұрын
Qisadan wa iga ilmaysiisay waa qiso xanuun badan allah hakuu barakeeyo wll rerkaaga quruxda badan qof walboo dhibaataysana allah dhibta haka saaro
@SagalMaxamed-ys8zc5 ай бұрын
Aniga xitaa hoyadey way dhimatay inkasto😭🥺💔🗣 wax walbo aan heesto wan uxisaay😢
@drkey42855 ай бұрын
Waalidka qaar Waalid la.aan dhaanto😰 qofkii sabra ayaa sadkiisa hela mar wlpa
@caishoAadan5 ай бұрын
Wllhi adban umurugodey wana ilmeyey😢 lkn gadalban ka farxay abyo ilhy nolosha haku barakeyo🥰
@Najminaa5 ай бұрын
Ala qisada ano dhameysanin anoo dhameysanin aya in ay xanunthy daremaya😢28:44 walidka qaar walidnimo mamudan wllhi😏 Abyo hooyo mcn alle haunaxaristo adina xaqa aya kuhiiliye guuleyso nolsha kuma xumeyso MshaAllah meel faraxd bey kudhamaat qisada💥
Asaabeey aan uducayno gabadha lamaanahan soogarabqabatay ee walaashooda abayo mcnto ilahay waxaan kaaga baryaa sida uga farxisay walaladaa in Allah kaafarxiyo abayo ilahay xumaan iyo mugdiga dhibaadada aakharo iyo aduunba Allah kaaqariyo mcnto sida Kurbada uga fayday lamanahan dada yaraa ee laysugu qasbay Allah kaga faydo kurbo aduun iyo mid aakhiraba xbbti awlaadada Allah kubarakeeyo reer kaga Allah kaaga dhigo midkii jira oojooga qalbiyeey Allah kuxifti aakharo iyo aduunba allah ka dhigo abaalkaaga janatul fardawso camal san cibaado saalixa cimridherer allah kugu dhameyo meelkaste joogto allah kuguxiftiyo😢😢
@KhadrogacamayNuur5 ай бұрын
Alxamdulilah Alxamdulilah ilaahay waalidiinteena ha unaxariisto abaayo ilaahay ayaa kumahadsan ilaahay dulmi raali kama ahan😂
@sawayoali99075 ай бұрын
Too sad some relatives are bad May Almighty Allah have mercy with us. Her sabir take her far Alhamdulilah
@HuriyeMohamed2024.4 ай бұрын
Super m.a alle haku sharfo runtii qisooyinkaaga aad baan uugu xidha nahay wax badana waan ka barty alle haku sharfo wllo🎉
@HindaXasan-k1x5 ай бұрын
Waxaan idinka codsanayaa lamanahan wngsanoow in aad kudadaashiin mar kaste xuska Allah iyo cibadada qaaska uleeyahay Allah badiya tasbiixda saliganqbigeena suuba scw kudadaala salada kudadaala qur aan akhriska Barta oodhagaysta guulaysta
@bellahaji98845 ай бұрын
Wlhi Waa qiso xanuun badan 😢😢
@shukhracabdi96855 ай бұрын
Wllhy waa Qiso Xanuun Badan WlzHy Mcn Poqorad Ayaad TahaYyyy 👸❤Waan La ilmeeyeYyyy waxa Ku QapsadaYyyy😢
@xabiiboibrahim1514 ай бұрын
Aamiin yarabi 🤲❤😢
@QaliYuusuf5 ай бұрын
Abayo mcn walhi qisadada waa mid xanu ah marna farxad ah Abayo alle, waxa kaga baryaa dhib waa soo marte in farxada ku ziyadiyo inshalah ❤❤ farxad badn ku rajenaaa
@samiirasm18345 ай бұрын
Mar walpa farxadda wey dambeesàa😢❤
@DeqoCali-i2x5 ай бұрын
Walahi wa qiiso cimro qadashaleh
@XamdiXamdi-iw1yq5 ай бұрын
😢😢ax ax
@FartunNuur-i8d5 ай бұрын
Hoyo la aan wa dhibato wllhi 😢gbartan waa qof qalbi wanagsn alle haku dhowro abyo❤😭👸
@Binticabdaradhiidabdi5 ай бұрын
Alla laa ilaaha ilalahu maxamada rasuululah😢💔alla abyo ilahy ha kuboogo dhayo 😭💔😫maskiineyyy
@hibaqmohamed-vk7ul4 ай бұрын
Yallah wlhi qisadi iku xanunka badneyd wey wlhi alle ha ku barkeyo rerkaga iyo wilkas nolosha kula huray😢😢😢
Wllhi qiso xanuun badan weeye Wan ilmeeyy dulmigu xumaa 😢
@HafsaMuuse-z7z5 ай бұрын
xuman iyo badhadhe nolow wllzhy❤
@CABDULAAHIDAAHIRQABOOBE2 күн бұрын
Mcnyyyy ilahey haku barakeyo gurigaga wlhi wa qiso xanun baran marba farxan wadata 😫😭😭😭😭😭😭🔥
@RoodaSharaf5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭aaaaax wallo kalmada hooyo wa qali wallo ilahay wukuwanajiyay markasta ALHAMDULILAH dhe hno bana iska cafi wayo sunkay kulaqaysay aya malab kunoqday wilkana ilali ilahay hayskukin barakeyo ubadkana ilahay bariyal hayniga dhigo wll nololxun haday kuhorayso ilahay tadabay kuhagajiya isilashada wll ilahayna hooyo hanunaxaristo kuwi waxkuqatana hanaga dhigo IBNIADAN HADAN NAHAYNA WAN DULMI BADANAHAY ILAHAY HAYSKUKIN BARAKEYO WALL
@Aanasonaanaa-pe3el4 ай бұрын
Runti waa qiso xanuna badan 😢😢😢xaqiiq sabirka waa guul nolshs❤
@najibenhodan75985 ай бұрын
Alhmdulilaahi
@OsmailMohamed-b7m5 ай бұрын
M.a Wllhi Qiso xanuun badan aad ayeey ii tabatay xaqa malin un wa uu soo baxaaa nolasha mida ugu adag ayeey martay Allah iskubsreeyo iyo sayid keeda Allah ubarakeeyo ubadkeeda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@FaadumoAbdulaahi-x5w12 күн бұрын
Walal mcn hooyo. Jano fardowsa. alla ha ugu bishaareeyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@NuuraCabd-d2d5 ай бұрын
Walhi waa qiso xanuun badan ilintay wan ceshan wayay gadaalna wanka farxay alle Haku barakeyo nolosha abaayo
Abowe aniga qisadaan qiso yiinka Kala dhan wey iga dewan tahy waa xanuun wlhi wiilka walalkeed eh waa wiil fiican ya rabi mudada inta murugeysan murugta ka dulqaad wlhi wan la ooyay 😢😭😭😭😭
@QadijoCadey-e9c5 ай бұрын
Wllhi ani xita walid ima nola abahay anigo 9jir ah bu dhintay hoyadeyna15jir ah bey dhimatay wana daremi kara😥apyo ilahay haka rali noqdo😥
@Fardowsa-j1u5 ай бұрын
Subxaanallah alle hakuugargaaro wllshay
@AdnaMaxamed-z4l5 ай бұрын
Alle hooyadey cimrigeeda alle ha u dheereyo aabana alle janatul firdowsa alle haka waraabiyo
@MouktarYare4 ай бұрын
Subaxanàlllh😢😢😢😢😢😢
@sacdiyo25715 ай бұрын
Dulmi ma fiicna allah ba iska xarimay bal arag naxrsta ilahy sidu ugu gargaray 😊
@Binticabdaradhiidabdi5 ай бұрын
Haa wlhi
@Najaxmaxamed6745 ай бұрын
❤😢
@NateexoCabdi-cp7ti5 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto abyo hooyo wa shay qaliyee🥹🥹🥹😭😭😭😭
@ZakiBoy-x6s5 ай бұрын
Wll inna ku soo qado ayaan rabah
@Binticabdaradhiidabdi5 ай бұрын
Ax😢 allow hooyo la.aan hana dhigin
@nafisocali98695 ай бұрын
M.a alle hakuu barakeeyo abayo farxad badan ayaan kuu rajeenaa❤
@SabaadMaxamed-l1r29 күн бұрын
Ax ax ax xaqiiq di walhi qisaaadaan way iga ilmaysisay abaayo ilahy reerkaga ha ku bara keeyo aduun iyo akhraba habaryarna qalad aad u wayn bay ka gashay wana hooyo aan naas layan ee iska cafi abaayo
@AbshirYussuf-v1wАй бұрын
May Allah help her it's real pain walahii
@AbshirYussuf-v1wАй бұрын
Amin ya Allah 🙏
@AwoHodanita5 ай бұрын
Moi aussi hn
@zahraahmed56875 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@HindaXasan-k1x5 ай бұрын
Waxaan idinlee ahay labanahan quruxda badanoow 1 korta Allah umahadceliya tankale walasheen oosabab unoqotay in mustaqbalkiinu isbadalo uduceeya mar kaste garabkeedana taagnada idinkuna Allah isu keen barakeeyo waligiin hays qalafina gaf wuudhacaa lkn mar kaste kalaroonada Allah idiinbarakeeyo 6diina cunug oo Allah idiinka dhigo kuwo bariya kuwo kale kabadan oo baariyana Allah idiinkudeeqo Guul insh Allah
@MssDhexyar-x6k2 ай бұрын
Ax wan ka xumahay abyo mcn❤😢💔
@Shukrii33Shukri5 ай бұрын
Haa😮
@leylawarsame-yv3tc5 ай бұрын
😢😢no
@shukricusmaan63405 ай бұрын
Wallhi qisowalilmey wan farxay runtee
@XasanUbax-e4v5 ай бұрын
Hooyo allha unaristo
@xabiiboibrahim1514 ай бұрын
Xanunbdana gisadan igso kahanubadan mar wlhi 😢😢😢😢
@MohamedJebriil5 ай бұрын
Wllhi Marka aan dhamaystay aad ayaan ukufarxay m.a hadana Ana waxaan joogaa baydhawada aad katagteen aboowe iyo abaayo 😊❤✊