Asaxbta higsi no 1 Wan idinka maqna wan xanuun isoo duceeyaaa il ii xanuunysa iyo afka ii barary 😢😢😢😢😢😢 isoo ducee inuu rabii ii cafiyo asaxbey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Idin xiisay dhamaan higsi ❤
@BahjoCadey-db5yz3 ай бұрын
Ilhy ha ku caafiyo abaayo 😢
@mahdiliibaan41853 ай бұрын
Abayo mcn ahaan talo ahaan waxan Ku siinaaya inad badiso saliga nabigeena badi iyo astaqfaarta insh Allah wad heli doonta mustaqbal wanagsan iyo nolol qurux badan iyo owlaad baari ah insha'Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaxmocaliShire3 ай бұрын
inshallah wallkay wad mahadsantahay 😢
@ifrahismailhoggren55503 ай бұрын
Aamiin yarabi Kaas ha ku naqonin Arxan laawe waligiis ma isbedelayao😢😢😢😢😢😢🇸🇪🇸🇪
@iZraAlhakin3 ай бұрын
Huuno qalbiga alle haku qaboojiyo aduun iyo Aakhiro gulayzo 😢❤
Wllshy Qali Qisadaada Aad Bay uxanun badan tahay walal waa ninkii hore ee ilmihiisa dilay walal Raga soomali ha ka Rajo dhigin Ragu isku mid ma wada ahan Walal nolol suubso Lkn ninkii hore marnaba ah ka AQBalin Lkn iska cafi Nolol wngsn Allh ku siiyo Aniguna wan kuu soo ducaynayaa Ensha Allh ❤❤❤
@XasanMaxamad-i6s3 ай бұрын
Amiiin 🤲🤲🤲🤲
@ibrahimabdullahimohamed13733 ай бұрын
😢😢😢😢 wlh waa qiso xanuun badan allaha waxan kaaga bar yaa mid wanaagsan oo ku iloow siiyo xanuun ka ragaas kuu gays teen Walee hadaanu ragnahay ku waa oo arxan laa wayaasha ah ayuu nagu dhex jiro Ragoo dumarka aan unaxa riisano waa tii xabiibkeenu mohamed... SCW oonoogu dar daaramay Abaayo qaali labaa rag kuxumeeyey hanooga haajirin rag fii fiican way nagu dhex jiraa sida super carab oo kale iyo sida aniga oo kale ee waxan kuugu soo ducaunayaa mid wanaagsan oo aniga IYO super carab oo kale inuu ilaahay kuugu soo aadiyo kheer ayaan kuu rajaynayaa
@caishoAadan3 ай бұрын
Wllhi ben ma ahn ilhy kher ha wa fajiyo gabdhahana ilhy nolol qurxon hasiyo aniga kamid ah😢❤❤
@ibrahimabdullahimohamed13733 ай бұрын
@@caishoAadan mahad sanid abaayo
@caishoAadan3 ай бұрын
@@ibrahimabdullahimohamed1373 🥰🥰
@HamdaSiciid-mg9id3 ай бұрын
Haa wlhi aniga xitaa wan lakulmy dad xun lkn dad wngsn way jiraan wll😢
@XaawoCismaan-y9x3 ай бұрын
Mashaalah waa saas
@FaysaLCade-k8m3 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲 🤲 Allaha
@NasraNashad-z4l3 ай бұрын
Alla xanuun badanaa .rabiyow hanoo weynin mid no naxriista o daacad ino noqoda
Abyo mcn sida qeyrka kugu jiro allaha ku wafijiyo abyo mcn❤❤❤❤
@NasroMowliid-zg3ny3 ай бұрын
cgksehn
@najaxnalka11953 ай бұрын
Mhd snd abaayo mcn
@ShukriXasan-u8i3 ай бұрын
Naxariist Allah nagam qaado 😢😢
@ShukriXasan-u8i3 ай бұрын
Rabiyow mid wngsan ayan ku weydiisaty oo naxariix badan Aminaa yaa rabii
@FARDOWSOAPDIFITAX3 ай бұрын
Aamiin yaarabi ❤
@sawayoali99073 ай бұрын
Don't ever try again because when a husband bitter you when your in early marriage He will never stop bitting your. May Almighty Allah grant you a good husband. Ameen yaa Rabb
@LeyloAhmedabdi3 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@TamaaanMaxamed3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Aamiin yaa rabi
@MaceyHassan3 ай бұрын
Abaayo mcn sorry ahaan talo ahaan waxan😢😢😢😢😢😢😢😢
@najaxnalka11953 ай бұрын
Mhd snd mcnto
@yaasmiinismaan41653 ай бұрын
Abaayo mcn haku noqon waayoo qofka muslimka ah laba mar hal god lagama qaniino 😢😢 abyo mid qeer qaba kuu naxariisto kuna jecel aadna ku faraxsan tahay ilaahey hakuu keeno ❤❤❤
@najaxnalka11953 ай бұрын
Aamin aaamin abaayo mcn aad umahad santhy ❤❤
@SuhourYousuf3 ай бұрын
Wll mid wanagsn alle Haku siiyo wll badso tasbiixda
Qisadan anika so maray ilahay nasib fican ilahay haku siyo lakin ninkiy hure haku noqon
@cqaadirsheekhcali56703 ай бұрын
Ax sorry abayo mcn😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SiidIsmaan3 ай бұрын
Asc
@AbshirJimcaale-pk7lk3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@samiirasm18343 ай бұрын
Mid qiimahaga yaqaano alle hku sahlo abyo 😢
@mohamedabakar63703 ай бұрын
Waanaben
@MrqalooceMrqalooce3 ай бұрын
Haku noqonin SI welbo kuu bariyo waa isagii ley waaye
@Haliimo55Ай бұрын
Markale ha aaminin isla qofkii Shalay ku dhaawacay waayo Dabeecadu isma badasho.
@abukarcadoowe11783 ай бұрын
Wllshey ilaahey swt waxaan kaaga rajeynaa I.a in uu mustaqbalkaaga kuu wanaajiyo qof wanaagsanne ilaahey swt kuu sahlo I.a aduun io Aakhiraba I.a guuleyso ❤❤