Ilaahaay qofkuu doono ayuu ku dhacaa qadar lama baajiyo sixirku qofkii alle ku khadeecayuu dhibaa الا بقدره وقضاءه وارادته bes baa qofka ku dhaca waxba iskama celin karree ilaahoow naxafid anagiyo intii muslimaba أللهم أمين يارب العالمين
Mashallah hooyo allah ku xafadiyo anigu waxan ku noolahay uk 🇬🇧 walhi 5 qof oo isogen oo ka wakhti imidey 2 ody 3 dumar afkuga waxay ugu shegen naa booktan wa qali iyo macalinkanba anagu waxan eyg dona meshay ka soo baxan marka 3 sadexad wiil wa siday sheegen ka dhex wa 24 jir ma shaqyo wana radiya 5 sano wana wiil allah ku xadhan salada iyo soonka ba ku ciyaran wana tukada soma aniga madax xanun joogto 7 sano iyo riyo isku mida
Asc sh c/raxmaan maxaa sababi karo qof waxbarashadii guri hagaajintii qubeyskii iyo shaqadii oo culeys iyo caajis laga saarey oo aan rabin inuu dhaqdhaqaaq sameeyo
اللهم دمر السحرة يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله. من شر حاسد إذا حسد
@amalahmed50642 жыл бұрын
يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا مجيب الدعوات
@naciimoabdiwahaab59282 жыл бұрын
Shoqow waxaan kuwedinaya gurigeyga aan kashakisanahay waxba kasharqanaya bls
@muniish61472 жыл бұрын
Shiiq ani ma shaqeeyo blse wax ayaan bartaa markaan wax barashada aadaayo caajis iyo hurdo ayaa i qabato markaan tago oo xiisada qaadanaayo waan hurdaa marka oo macalinka ka baxo caadi ayaan noqdaa artayda ila dhigato aan asxbta nahay mid walbo inoo wax ika suubiye cml aan ula takaalaa saa cid walbo ulatakaalaaye cidna mala socdo hata exam walbo oon kalaayo qofka aan asxbtanahay waan ka xanaaqaa
Wallahi waxaas oo dhan anaa qabo shaqada xaata wan ku hurda
@habibabdirahman37472 жыл бұрын
Deg Deg isku cilaaji wll
@qalimaxamed6229 Жыл бұрын
shiiq dunkan leyahay waa camiran yahay markan adi rabo madaxa leyga qaba habinkine ma hurdo wax leygama gato waxan sameyane ma garanayo
@queengaraadqueen69072 жыл бұрын
4 bilood kudhawaaaad waaan Kugu xirnahay waan kuhadlayaaa iman jawaabaysid🥺
@habibabdirahman37472 жыл бұрын
Iso wac
@shamismaxmed82642 жыл бұрын
Watspkisa ka wac
@laylamaxamed34722 жыл бұрын
Wa isku arkay sheikh wlhi
@miskitagane16782 жыл бұрын
True
@habonmuse91502 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalaah
@FaraxYusuf-vn6qm7 ай бұрын
Waa aniga alhaigacaafiyo
@SamiaMahamud3762 жыл бұрын
SubaxnaAllha
@zarahassan7502 жыл бұрын
JazakaAllahu khayr cheikh ama qofku shaqaba heli mayo ilahey ha naga qabto shayadinul insi wal jini
@fardusjimcaale72672 жыл бұрын
haaa waaa waxa ay igu sameeyeen ninkii i qabay iyo naagtiisa alle ayaa kasoo saaraya xaqayga
@habibabdirahman37472 жыл бұрын
Aaamin
@deeqoahmed17712 жыл бұрын
Hadana waxaa imtixaan igu ah odaygii oo naago kale guursadey kadibna aan naxariis kaweynay aniga iyo caruurteyda naagihii kale unbuu habeen iyo maalinba ujeedaa waxaa moodaa inuu yahey nin guriga nala degan maba moodid inuu yahey aabihii guriga
@xaaawoxaaawo68702 жыл бұрын
Abaayo nin ki rer leh hadeer naguhu waa ma didaystan kabacdi asiga o waxba hesan bu guursan naagtisi iyo gurigi na walaga si jedin Aniga be naag deris ah igu samaysay Xajigi waa daweyey Naagtina aso lashekaysana bu xirirki u jaray masnalh 1 guuriga dhiir ku shiid 2 xajigana biyo qurana wadad ugaso tuf O cabsi Salida madaxa jidhka u mari inta biyo qurana ku darto u mari Nimanka nagaha ku washay iyago ti kale wax ula Waa la ma didestay
@WaacusubTv2 жыл бұрын
@@xaaawoxaaawo6870 Waa Runtaa walaasheey Anigoo Gabar 8 caruura ii dhashay ayaa islaan dariska biibito ku leh is calfanay 5 sano oo aan wada joognay waxaan awoodi waayay inaan caruurtii hore Daryeeli waayo oo Xaquuqdoodii simi waayo isla markaana aan u Bato Guriga cusub waxaan awoodi waayay inaan shaqada aado ilaa aan xaafad joog Noqdo alxm ugu Danbeeyn Waan Gartay in wax iga qaldan yihiin xili aan Maqrib dukanayay iyadiina waan furay week hore hadana caruurteeydii ayaan dib ula midoovay shaqadiina ku laabtay alxm
@xaaawoxaaawo68702 жыл бұрын
@@WaacusubTv ala haynika qabto xasidka way so badaty hawlahasi
@samiiradaahirxassan Жыл бұрын
@@xaaawoxaaawo6870 abyo dhir noce ah bad guriga ku shiday
@samiiradaahirxassan Жыл бұрын
Anika sixir tafriiq ba la i adegsaday ilmihi wey ila dagalayan waa la iku diray irsaqati waa la ika caririyay. Lkn ma qusto quran iyo ale baryadisa ban jogdeya gushana waa dhinaceyga sheydan iyo saxireyste waa daciif weyna burburayan inshalah
@kaaboygadhabtaa9311 Жыл бұрын
Shiiq anaa sidasa 5sano ayan dhib mehe dhef anan ka faa iidin shaqo dhaqalo fiican wan heystaa waliba 2 mel ayan ka shaqeyaa oon leyahay balse 1 dolar ma sef gareyo mana garanayo mel an wax ku baxsho
@rahmomohmed34004 ай бұрын
qur.an isasar wllo
@mohamudnur86072 жыл бұрын
Walal Xageen Kaa Soo Waci Karaaa
@munaahmed11218 ай бұрын
Shaqo guur walwal niyad jab jirka o iska kaa xanunaayo daal dhaqtar waxba ka shegeen mudo 6 sano ah taas ayaa ani i heysato nolosha waa iska imtixaam😢
@Ayaan-9900 Жыл бұрын
Sheekh maxaa lagu dabiiba 😢
@Mcshereboy Жыл бұрын
Sheekh heer aan is dillo ayaa gadhay 😢
@ismaaciilmaxamedaadan69952 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل arintaas aniga ayay ihaysataa