SNM,Guda Galkii Hargeysa,Caabudla,Todobada Cadaabood,Cumar Tooray Q: 2-aad Waraysiga Maxamed Uraag.

  Рет қаралды 23,483

HAAD TV

HAAD TV

Жыл бұрын

Ku Xidhnoow Xoriyo Media, Barnaamijyo Xiiso leh kala soco.
Fadlan, #Share# #Like# and #comments,www.youtube.com/watch?v=_0MtH...

Пікірлер: 58
@samatarcabdi5842
@samatarcabdi5842 Жыл бұрын
Waraysiga mujaahid uraag soo badiya
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Waxaan sharaf ku yeeshay snm ilaahoow snm karaamee 💪💪🔥🔥❤️‍🔥💪
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Жыл бұрын
Mujaahid maxamed xuseen uraag waa halgamaa isagoo yar ku biiray snm
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Ilaahoow barake snm karaamee ita nool,intii shahiiday janadi sare ee fardoowsa ku casuum yaa rabi 🤲😍
@abdi1502
@abdi1502 3 ай бұрын
Beenaalayaal
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Жыл бұрын
mujaahid cumar toorey geesi ayuu ahaa
@drsasmamohamed2350
@drsasmamohamed2350 Жыл бұрын
AABO CIMRI DHERER ALLE HAKU SIIYO 🥰🤲🤲
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 ай бұрын
Aabo geesi ah ku dhalay muj maxed uraag aabahy baa iga sheekayn jiray jiibkii maxamed uraag
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Gariirka wadada caabudla cad ceedii soo bax daba waan maqli jiray .
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
Maansha Allah ninrageed snm weeyi ninkaas
@guledali8848
@guledali8848 Жыл бұрын
Masha alaah eebe ha idin barakeeyo
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 ай бұрын
Mujaahid maxamed xuseen faarax(maxamed uraag)alaylehe gacantaa mago do maalinta sheekh mooldhe eeriyada oo dhan waa xorowday waanu Soo degnay tuulada oo xor noqotay,
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Жыл бұрын
maanta magac iyo mansab baynoga tageen allh haydiin naxariisto
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 11 ай бұрын
mujaahid cumar toori illaahay naxariistii jano ha kaa waraabiyo adeeero
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
Snm geesiyaal baywada ahaayeen xaq udirira oo dulmiga iyo cadaalad darada kagadooday intooda badan
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 ай бұрын
Kabii.wariymaaha
@bayleolad9953
@bayleolad9953 Жыл бұрын
Ina kaahin ninkii miriye galay buu ahaa ee wiiga ladagaalamayey labada Gaas doqon aan Ina kaahin aqoon baa fulay uyaqaan
@samatar865
@samatar865 Жыл бұрын
Maxamad uraag Gacantaa ma go,do
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 10 күн бұрын
Xusin dhira ay watay ciidanka diyardu hishay
@user-ey2hk7zu7b
@user-ey2hk7zu7b 11 ай бұрын
Mujahid.geesi
@xikmaawiabdi7408
@xikmaawiabdi7408 Жыл бұрын
Masha allah
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Ай бұрын
Muuse biixi runta ayuu usheegay mujaahidkaasi sida uu sheegay muuse biixi wuxu kuyidhi Rasaas iyo saadba waxa inoo ah waxa aynu kafurano faqashta waana sida ay ahayd
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Wa maxay SLM? Magacii SNM maa labadalay
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 ай бұрын
Alla muxuu saymo kabaxday
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Buuraha caabuda taariikh weeyn SNM
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 ай бұрын
Mujaahid maxamed uraag inta halis dagaal uu kabad baaday habadhaawacmee 1balidhiig 2 sibidhlay 3 garanuugla 4 buuraha masalaha 5qaybta 6suuqa hargaysa sheekh madar 7biyoshiinaha 8wajaale 9kalabaydhka 10mashruuca 11caabudla 12 abaarso 13 malowle 14gadhyagool 15gerabis 16habaaswayn allahu Akbar kama gayoon karo!!!.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 ай бұрын
Allahu Akbar ayaa kagayoonkara tirooyinka dagaal een lakoobi Karin oo uu kaqayb galay mujahid maxamed uraag tiribaan is idhi balse waan kuhaftay
@xundhurgaal
@xundhurgaal Жыл бұрын
TAARIIKHDA SITAXANE AH UGA WARAYSO
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Ninkani Taliska Ciidamadii hargeisa soo galay waa isaga khaldameen askari tiknakada ah ayuu ahaa sida hadalkiisa kamuuqata Markaa Ciidamadii Snm Hargeisa soo galay Madax hawlgalinta oo dhan wuxuu ahaa Ibraahin dhagawayne ayaa ciidamada watay saraakiil badan oo kale way lasocdeen Muse biixi dayib gurey gacmadheere axmed dhagax .....
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 Жыл бұрын
Halkaasi Caabdula Mujahidiinta ahaa ee la mariwaayay waxay ahayeen ciidankii la magac baxay 88,oo ahaa raggii loo mariwaayay wadadaasi.
@saedyusuf7591
@saedyusuf7591 Жыл бұрын
Oo cabdale abokor u badnaa
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 4 ай бұрын
Uraagu snm wuu ahaa ilaa dugsigii tabarka baabuli 1983 ilaa baalishaye laakiin wax badan ayaa ka yara khaldan
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 ай бұрын
Mujaahidku xaga xasuusta luntay lkn snmtii waawayne buu ahaa
@afardhaanoffiacl3321
@afardhaanoffiacl3321 11 ай бұрын
😅😅
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 3 ай бұрын
Ninkani ma sacad muusaa
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 ай бұрын
May muj maxamed uraag waa ciise muuse cabdale qoyan
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Ina kaahin weligiiba fuley buu ahaa marka lays faro saaro cagaha wax ka deya sida mujaahid cabdi uraag sheegay
@haaruungood9676
@haaruungood9676 Жыл бұрын
Taariikhda ninba siduu jecelya uga sheekynya ciidamada Hargeisa soo galay faaffahi oo Naga daa waa la yaacay ciidamadu sidey Kala ahayeen cidii wadatay fadlan Mujahid yara fasir taariikhda
@dhudimaxamed3274
@dhudimaxamed3274 Жыл бұрын
Xita laguna xaman waa fulay ada badhi wayn laso fadhiya meesha
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
Sxb wareysigii cumar miino ayaanu kaa sugeynaaye midkaloo hor leh haynagu bilaabin please noo dhamee kahore...
@HAADTV846
@HAADTV846 Жыл бұрын
Haye wll tobaadkan ayaa soo dhameystirayaa Cumar Miino, thanks
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
@@HAADTV846 aad ayaad u mahdsantahy sxb I know inuu dano yeelan karo mujaahidku adiguna sidoo kale waanan idinku ixtiraamayaa balse siweyn ayuu iisoo jiitey waraysigiisu...tnx marlabaad...waanan idin salaamayaa.
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 Жыл бұрын
Cumar miino ka warayso tababar ki baabule 1987kii waa tababarahygii miinada
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 Жыл бұрын
@@HAADTV846 cumar miino waa macalinkaygii miinada baabuli 1987kii ka warayso xiligaa xeradii baabuli please
@HAADTV846
@HAADTV846 Жыл бұрын
@@dhagaxoqoti1472 haye thanks
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Жыл бұрын
Waxaad mujaahidka waydiisaa mulaahid kayse maxamed goole ninkaa waydii
@HAADTV846
@HAADTV846 Жыл бұрын
Good haye
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 Жыл бұрын
SM Iyo H.Y Taariikhdii SNM Way Kufsadeen Siday Been Iyo Faan Ushubayeen, Iminka Ninkani Hogaamintii Dhagaweyne Iyo Abaanduulinimadii Dayib Gurey Ina Biixi Iyo Cabdikariin Xaashi Ayuu Siiyey, Sidoo Kale Xoghayihii Gaashaandhiga Ee Jaamac Cali Cilmi Ahaa Wuxuu Siiyey Cabdisamad Gamgam.! Taariikhdu Run Bay U Baahan Tahay
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Ninkani HY maaha
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
NINKANI WAA CIISE MUUSE (CABDALE QOYAN)
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Dhegaweyne wuu sheegay lkn talisku inuu badnaabu sheegay mida kale ninkane halgamaa ride ah buu ahaaye talis iyo maamul muu ahayne kaalintiisii dagaal uunbuu ka sheekaynaya yaan la qoonsan hadii hogaamiyayaashi dagaalka hargaysa watay uu qaldo
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Hy ayuu iimanku idinka raacay waar marka xaqiiqda laga hadlayo halgankii snm hy waxay xoreysay futada reer sh.isaxaaq oo dhan haddii aanay isaaq ka dhalana lama arkeen isaaq
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 Жыл бұрын
Xiliga aad sheegaso waa xili dance aakhirkii guda gal kii snm ayaa loo magacaabay ragaas
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 ай бұрын
Waar yaa ilaahay yaqaan Taariikhda Beenta ah ee la sheeganayo tii Qaybta 88 ee caabudla wuu sheegtay tii Qaybta 5aad ee wajaala kalabaydh mashruuca wuu sheegtay ninku Waa Qoloma?😂
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 ай бұрын
Muj maxamed uraag sheegtay wanad aqoon bal soo baro Horta ninkani waa ragii SNM jiibka u ridi jiray waa ciise. Muuse
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 79 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 39 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 44 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 79 МЛН