Waayojoog: "Maxamed Kaahin iyo Jaala-diid ayaa qori iyo dirays ii diiday markii Jeelka uu Siyaad..

  Рет қаралды 35,500

CBA TV

CBA TV

5 ай бұрын

Waayojoog: "Maxamed Kaahin iyo Jaala-diid ayaa qori iyo dirays ii diiday markii Jeelka uu Siyaad Barre iga soo daayay" Halgamaa Axmed Cumar Cabdale, Qaybtii 2aad.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 41
@abushucbamohamed2376
@abushucbamohamed2376 5 ай бұрын
CBA TV waan ka xumahay inadinaan hadalada naxliga keenaya ka shaandhayn ama toosin, odayaasheena taariikhda inoo soo tebinaya.isaga waaba loo garaabayaa, l Waxaase ka sii daran idinku cinwaanka aad siiseen muuqaalkan oo dhalin yarada war moog ta ah ee reer sheekh isxaaq sii kala gogaynaya, Fadlan adeerayaal taariik Hufa , dadkan aa kala guraysaan waa isku taariikh,
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 5 ай бұрын
Muuse dable soo warayso sxp
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 5 ай бұрын
Aaden Saleebaan Wuxuu Geeriyooday 07/October/1990 Ee Ma Dhiman 88kii.!
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 5 ай бұрын
Mahadsanid dheh mujaahidkaa Alle ha ku ilaaliyo .
@abdi1502
@abdi1502 2 ай бұрын
iidoor sheekadoodu waa isku mid
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Odaygu waa rijaal
@abdi1502
@abdi1502 2 ай бұрын
Waxani waa wakhti lumis
@user-iu1uq7vd5o
@user-iu1uq7vd5o 5 ай бұрын
Wwr odeyga garxajis turkiya geeya oo ilkaha oo u xririya.. haddu odeyga daacad yahey muusa JUDAAN iyo siyaaa AFWEYNA isku meeqaan.. Garxajis oo xamqr sharaf ku leh baa xarshin iyo quraca logu khateley..
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 5 ай бұрын
Adero Geesi baad tagaya Allah ha ku xafido
@munasagal2496
@munasagal2496 5 ай бұрын
Markii dalka la difaacaayey habaryoonis ama garxajis wuxu huray naf iyo maal, halka HA IYO HJ ay adhigooda raaci jireen, maantana fulaydii baa u atooraynaysa. Sanadka 24ka kursiga garxajis iyo somaliland way isku xidhan yihiin. Allow khayrka na waafaji
@abdinasirguruuje5645
@abdinasirguruuje5645 5 ай бұрын
Halganka waa la wada galay mana jirin cid reer sheekh isaxaaq ah oo Ka seexatay, innaguna waajibkeenii ayuunbaynu gudanay walaal. Imikana tolkeen wax waa inala ogolyihiine innaguna aynu hadalka wanaajino
@user-cs3vq7yo9s
@user-cs3vq7yo9s 3 ай бұрын
Wllhey ban kugu dhaarte halgankii snm garxajis wuxu ahaa🎉 teer ugu dhimashada yara hadad runta qadaneyso ninkani😂 waxa u rag tirinaya waa wada h/ jeclo qado ama ha qaadan runu sxb waata
@hamsehashi33
@hamsehashi33 5 ай бұрын
SNM maqashayaa Garxajisna maqashay💪 Ragu wuxu kala ahaa Xiniinyo iyo Xiniinyo dabadood! xiniyihii waxay ku hoobteen dagaalkii iyo Halgankii halka xiniinyo dabadoodna horjoogayaal u yihiin maanta Maatidii😏 Allow alle taariikhdu yadaa is qorta التاريخ يُعيد نفسه✅
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 3 ай бұрын
Balaayo aan umaduu Kula qabin ayaa kugu jirta😂
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
Odayow Taariikh iyo waqtigaasi waa laga yimid imika iyo tan Taagan ee dhibaatada dadka ku haysa ee ah ""Qaybi Ummada iyo ka Macaashka Dhiigii dadkii Dalkan usoo Halgamay"" Ee maanta Lugooyo iyo dhibaato ku nool kii dhintay waabuu dhintay e .
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 Ай бұрын
Markii hore cadan buu ka yimi wuxuu u yimi in itoobiya lala dagaalamo oo somali galbeed laga hoos saaro bulaxaar bay ka soo degeen waa la qabtay 1972-1977 wuu xidhnaa ka dib wuu iska shaqaysanaayay 1977-1982 markuu SNM noqdayna gaani buu is yidhi dila isaga iyo sadex kale ka dib waa la qabtay oo la xidhay 1982-1988 markaa hawlgalkaa dhicisoobay 1982 mooyaane wax kale lamuu socon had iyo jeerna wuxuu ku xidhnaa oo warka ka qaadan jiray Ahmed Dhagax oo ay reer cadmeed isku ahaayeen
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 5 ай бұрын
Mujaahidiintii dalka jamuuriyada usoo halganay noloshu nima xumayso
@mohamednur1696
@mohamednur1696 5 ай бұрын
AADAN DIIGOOLE INA MUXUMMUD XUSEEN ALLAAH YARXAMO
@xirsiabdi-ey3df
@xirsiabdi-ey3df 4 ай бұрын
Sida uu ku dhamaday baan fahmey in waxan jirin in la shego laysla ogaa waxan maqli jiray fanko waa hanti aan cidi kugu haysan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
As, Familyyyyyy REEro tanaa tiraahdo qatrooiseey qiimobadan dumaroo murwo dumaroo cadayyareey dagan fariidad lagufarxeeeey iyoiyo
@user-iu1uq7vd5o
@user-iu1uq7vd5o 5 ай бұрын
80 jir bilaa ilka ah oo mujaahid isku sheeg ah... Oo 10 kun dollar oo turkiya logu geeya.. musa bixi oo 120 milyan heeeta iyo ninkaan .. siyaad barre garbaharey hal wada umma dhisiin. Xataa hal malyan kama dhicin.. Dayusiinta garxajis oo sida xoola logu shaqeysta... Sida. Faysal oo ilaa 1990 xamar ka fataalyey baa maantey ku afduubey..
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 ай бұрын
Dhiibatada dadka haysta hargaysan ciidediba xooraystay berbera xiidedba xooraystay burco ciideediba xooraystay qarba meel walba garxajiis la soo yacaya dadka ha nacsiinin garxajiis waxba uqabanmaysane
@abdit8270
@abdit8270 4 ай бұрын
Cba day day saxaafadeed taariikh aan jirin oo beena ....caruurta u sheekeeya. Odaygan miyaanu ahsyn kii ku jirey operation kii sida xun loo abaabulay ee fashilmay.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
Maanta waan arkaynaa halka SOMALILAND mareyso iyo xaalkeeda. Goboladii barigu go'e. Kuwii galbeedkuna waa ruxanayaan, dhaqan xumada siyaasiinteena awgeed. Ama MUJAAHID sheego ama HALGAMAA sheego, 32 sannadood oo Somaliland jirtay maxaad qabateen. Waa JUG JUG MEESHAADA JOOG.
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 Ай бұрын
Adeer wuxuu ka sheekaynayaa taariikh bari iyo galbeedkaad sheegaysaaba cadaw yihiin
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 ай бұрын
CBA inaga jooji plzzz DADKAN Beenta Iyo CUQDADA Ka warama ee SHEEKO looga Sheekeeyey SNM iskaga dhiga
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 5 ай бұрын
Mujaahid axmed cumar waa nin waayo arag dhamaysa soo shiilmay geesi nimana meel.isku taagay oo naftiisa aad ugu hanwayn
@sakariyecumarismail9027
@sakariyecumarismail9027 5 ай бұрын
Odayga sheekadiidu way iskhilaaf santahay odigoon caadifadi ku hayan ma igu raac santahay
@iliasismail6827
@iliasismail6827 5 ай бұрын
😂😂😂
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 ай бұрын
Waa runo sheekoyinkiisu waa iska hor imanayan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Cantrobaqash
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 5 ай бұрын
Su'aal? Isaaqow qofka aan isaaqa ahayn asi Somaliland ciidankeda ka tirsan ee hadana ka shaqeeya in somaliland burbriyo ma mujaahid baa sida axmed dhagaxo kale mise waa khaainu waddan?
@munasagal2496
@munasagal2496 5 ай бұрын
Waa khaayinal wadan walal waana dil toogasho?
@iliasismail6827
@iliasismail6827 5 ай бұрын
Su.aal haboon in la is weydiiyo
@mustapharashid2249
@mustapharashid2249 5 ай бұрын
Wa mujaahid
@iliasismail6827
@iliasismail6827 5 ай бұрын
@@mustapharashid2249 waa munaafaq
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 5 ай бұрын
Axmed dhagax Allah yarxamuh geesi qaran bu ahaa
@user-iu1uq7vd5o
@user-iu1uq7vd5o 5 ай бұрын
Nuux taani oo siyaad barre ilaa gobolka raacey 1990 baa somaliland kaga sharaf... War hadaad mujaahid tahaey musa 130 million dollar car 20.000 haku quuru.. Nacas nacas .... Oo bila damiir tahey. Snm orod ilka turkiyav.. adiga maskiin bilaa ilka ah.. bixi waa multimillionaire.. war Iska aamus
@user-ri1fk7po3i
@user-ri1fk7po3i 5 ай бұрын
Isaaq been badan kulihood waa jabhad
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 15 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 33 МЛН
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН