SARAAKIISHA HOGAANADA IYO QEYBAHA CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO ISKU DHINAC AH IYO MAXKAMADDA CIIDAMADA

  Рет қаралды 156,569

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@aweysburhani384
@aweysburhani384 5 жыл бұрын
Owadaa we love you wadanka dhalinyaraa leh wadanka gacanteena ku soo celi garabkaagana alla ha galo, aamiin yaa rabi!!
@nuuriyamohamed7935
@nuuriyamohamed7935 5 жыл бұрын
Mashaallaah guuuul iyo gobanimo geesi guuleesta ciidanka dalk jazakalaahu kheyr
@alish2852
@alish2852 5 жыл бұрын
MAASHAA ALLAH GUUL SOOMAALIYA.....
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Mansh Allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ciidankeygow ilahay ha idin xafido dhamantiin gulesta fadhig halag koc
@mukhtarasayr7044
@mukhtarasayr7044 2 жыл бұрын
odawaa qofkaste oo somali waxay jeceshahay shafta somaliyeed qabiil wax nooma qaban ina adeer horay u soco shacabkaa waa ku jecele yihiin
@maslahabukar2003
@maslahabukar2003 5 жыл бұрын
MaaSha Allah Viva Nabad io Nolol🇸🇴💯♥️🔥👏✔
@araniyaa3s155
@araniyaa3s155 5 жыл бұрын
masha allah Hor Mar Wacan Xogga dalkaygoow
@farxaanmaxamed876
@farxaanmaxamed876 4 жыл бұрын
Mansh allah guul ciidamad qalabkasid
@maogtahay.
@maogtahay. 5 жыл бұрын
Masha allh guul #NabadiyoNolol
@maxamadmaxamuud6882
@maxamadmaxamuud6882 5 жыл бұрын
Mansh alaah guul iyo gobanimo soomaaliya hanoolaato madaxweenaha qaranka soomaaliyeed iyo kheyre iyo Mahdi maxamad guuleyd qadar Waxan leyahay ilaahay haidin garabgalo walaahay waan qii rooday ilaahayo naguulee Amiin Amiin Amiin
@mariamhaile564
@mariamhaile564 5 жыл бұрын
Guulaysta ciidan kaygoow ilaahay garabkiina ha galo shabaab ladagama ila aad cirib tirtaan guul nabad iyo nolol
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 жыл бұрын
Maanshallah ciidanka waxaa Ku jira rag dhalinyaro ah
@aweysburhani384
@aweysburhani384 5 жыл бұрын
dhalinyaradu waxay raban sharciga halka odayaashu ay rabaan xaal mastuur, iyo hada qabyalad ayaa socotee sharciga hoos hala galiyo, suaashu waxay tahay hadii maanta sharcgu shaqaynen ma beri buu shaqayn donanaan, wadan sharci ka shaqayn waa adoo ku nool sarangeti ama beerta xayawaanka ee ku taala Tanzania, ama Kenya. waana waxa wadankeena la haray!!!
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 15 күн бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫅✍️✍️⚖️⚖️🧕🤲🏻🤲🏻
@ClaahiAxmed-w8v
@ClaahiAxmed-w8v 14 күн бұрын
Ciidan qaran hadaatihiin xasan tuug wadanka kaqabta hadii kale waxaad tihiin ciidan qabiil
@143-k1d
@143-k1d 4 күн бұрын
SNTV WAXAA SOO QAADATEEN VIDOE HORE WAX HUBSADA MARKA HORE SAWIRKA DERBIGA DHEGAN WAA FARMAAJO 0.30 GEEYA WAAD ARKEYSAAN TV QARANKA INUU WAX ISKU QALDO WAA JAAHILNIMO EE ISKA ILAALIYA
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Geeshkayagoow Guuleeysta
@yasmiin77ismaan57
@yasmiin77ismaan57 4 жыл бұрын
Asc maxaa loodili waay dadkii dilay axmad dolow gubay mase waa qabiil laga cabsado
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 5 жыл бұрын
Wadanka qof walba oo kunool tababar inu so maro wadankeena si xili walba an diyr u ahaano
@mahdiabdi2175
@mahdiabdi2175 5 жыл бұрын
ugabaad araksan
@mohozman709
@mohozman709 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohozman709
@mohozman709 3 жыл бұрын
Sirtiina ayaad bandhigteen bilaa caqli
@abdishakur1942
@abdishakur1942 5 жыл бұрын
Meesha ma Morgan baa ku sawiran 😂😂😂 waar ileyn reer xamarku waaka raali kacaanki faqashta
@abdulaahimaxamed3164
@abdulaahimaxamed3164 5 жыл бұрын
maya boowe waa saraa kiishii dalka soomaray oodhan
@xafsokiin9623
@xafsokiin9623 5 жыл бұрын
Dhiladi ku dhashay was waceladi jaale siyaad koriyay ayad ma mid tahay markas ayad sidas uhadleysa
@abdishakur1942
@abdishakur1942 5 жыл бұрын
Xafso Kiin naaya wax ku wasa ma rabta mise siilki wuu ka gaboobay 😂😂😂
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
Saraakiishii Soo Qabtay Taliska guud ee ciidanka xooga ayuu kamid ahaa moorgan
WARKA HABEEN EE SNTV 29 12 2024
30:37
Somali National Television
Рет қаралды 1,8 М.
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
GAASHAANLE XASAN SAALAX CABDI TALIYAHA GUUTADA GORGOR OO LA HADLAY SHACABKA JANNAALE.
7:38
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 269 М.
Subxaanalaah: Hooyadaa ma toogan lahayd? daawo Qisadani
7:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 318 М.
Прямой эфир | 29.12.2024
1:03:00
ABU-SADDAM SHISHANI [LIVE]
Рет қаралды 22 М.
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.