So dawo Watan xaqiiqda dhabta iyo in lee handado o xabsi le geeyo 🫰🍀

  Рет қаралды 115,233

Sucdi Team 22

Sucdi Team 22

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@RuqiyoKilaas
@RuqiyoKilaas 3 ай бұрын
Gabadhaan somaliyeey meel dheer gaar siiya sagal iyo sucdi anaga hanoo sinadan kii qaldan 😢
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 3 ай бұрын
Sfcn waa labo gabdhood oo wllaheen ah wey noo simanyihiin
@RoodaMohammed-pr6fp
@RoodaMohammed-pr6fp 2 ай бұрын
WA sax wll ki qaldan WA la arki
@nasteexonaruurobilan2327
@nasteexonaruurobilan2327 3 ай бұрын
Sagalna waan dhagayiistay sucdina waan dhagayiistay hadan qimeeyay 2gabdhood dareenkoda sucdiy dulmanay u egtahay😢
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 3 ай бұрын
Wlhi qof wax garad ah wuu dareemi karaa aniga marka hore sagal baan arkey anigo sucdi arkin waxan qiyaasey sagal iney leedahay side gooni wax ugu qabsan kartaa wa sidey ila noqotey
@indhouroon2213
@indhouroon2213 3 ай бұрын
@@Layliish-qh1enha maxa goni uga bexe wye kulaha jacayl ben e jilaysa kulaha wa yan la dawan nagta wajiga wayn wa xasid 😂
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 3 ай бұрын
@indhouroon2213 Haa maxaa qofwalba shaqsigisa inuu wax u aabsadaa xur ayuu u yahay
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 3 ай бұрын
Haa wayo waxay dhahday siday Ak ula furanee youtube why qof ka waa xor gabadhaas sagal uma bogin​@@Layliish-qh1en
@indhouroon2213
@indhouroon2213 3 ай бұрын
@@Layliish-qh1en ha walhi nagtas kibir u hadasha wan arke inte ninka haku jeclado ama kamasersi i ledahay is qawiso iyado sodoh ah yahu
@hamdakafiay9918
@hamdakafiay9918 3 ай бұрын
Waa sababta dumarka sxbtimadooda aanan u jeclahayn
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 3 ай бұрын
Aniga camal maa tahay naag lama saaxiibo .
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 3 ай бұрын
Waaa sax zxb naageed oo waji ku danbeeya lawaa waa sababtaan oga dheeraadey
@barliin01
@barliin01 2 ай бұрын
Aniga xitaa sidaas ahy😂
@Irshada-Abukar
@Irshada-Abukar 3 ай бұрын
Ani wa bilaabay sagal wa kala noqday sucdina waan u saaray guleeso abaayo❤❤❤❤
@nuuramuuse7497
@nuuramuuse7497 3 ай бұрын
Waxay ila.tahay sagal inay rabin inay sucdi gaar u shaqaysato xaqiiqdana allaah aya og
@Munajaamac899
@Munajaamac899 3 ай бұрын
ineey ayada uhogaan sanaato rabtaa waa xasid sagal
@nuuramuuse7497
@nuuramuuse7497 3 ай бұрын
@@Munajaamac899 saw maaha,wllo waa yuu kadab ka dagin
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
AG oo weyn wa xasidnimo sidasi
@asiaahmed2545
@asiaahmed2545 3 ай бұрын
Kkk na waxoodu pranl wye umaleynaya😂
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 3 ай бұрын
Sister sucdi don’t be scared. You are has big family every everybody super you don’t be scared. Don’t be cry. You are the hero woman come on sister. Why don’t look at your hand go your head you are the strongest weapon.
@ramla8285
@ramla8285 3 ай бұрын
50k sucdi deg deg somaliyeey
@Ogaden___kibirley
@Ogaden___kibirley 3 ай бұрын
Hye Diyr wye waan Gaarsineyna
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq 3 ай бұрын
Diyarwayay wan garsiineynaa
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Marhaba
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 3 ай бұрын
Hadii sheekada run tahay anagaa ku joogno in shaa Allah adigaa guuleysan doona. Aaway team commitment hala istaago shaqo wacan hada iyo sucudi hala ciiltiro Like. Shire. Iyo commitment fiican. ❤❤❤❤❤❤
@Hajialdiin8077
@Hajialdiin8077 3 ай бұрын
❤walalo Halka sagal gadiy wad dhafi karta ee dadal adu Somali ba ku jogto walalo wan kulasha qiynin sihagar lana
@ayuubapdi-gd5xb
@ayuubapdi-gd5xb 3 ай бұрын
Waan gaarsiin karnaa sucdi meel sare waana gaarsiinayna insha balan
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
ALLAHA KOU GARGARROH KOU BARAKEIWO LONGER LIFE AMINE ALLAH ADNAA ALLAHA BADDE LEIDAHAA AL😅 ALLAHA TALLO SAARRO😅😅😅😅😅 SOUBHANALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 3 ай бұрын
Washamsi sagal kuQadeyna anaka hdanhy rer comment qof laciilo majeclin 👍guleyso adiGuna abyo inad run shegeyso ina DHaha loGa jeDa🥺 coming soon 100k 👸🏻🫶🏿🤍🦁
@sowdamohamedhussein2627
@sowdamohamedhussein2627 3 ай бұрын
Qofkii dharanayo waan amineyna sucdi wey dheraty garabkeeda nhy❤
@walaalsomaliyed4272
@walaalsomaliyed4272 3 ай бұрын
Team washamsi ha socoto hawshu
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 3 ай бұрын
Dhakhso gabadhaa miskiintaa ee lacagta loogu hahjabayo ha loogu hiiliyo anigu walaahi somali cid ay ka yihiin hablahaasi ma aqaano laakiin kolba qofka dulmiga lagu sameeyo ayaan la jiraa ka ku sameeyeyna waan ka soo hor jeedaa anigu washamsida waan bilaabay ha socoto Dulmigu ha dhaco meel uu ka jiroba
@queenayan-r7v
@queenayan-r7v 3 ай бұрын
Diyaar waye wlhi wan ka so ceshadey wayo gabadha maskiinta maxey u cileysaa😭🥲💔reer comanti laan dadka ayagaa wax ka dhigaa somahan
@queenayan-r7v
@queenayan-r7v 3 ай бұрын
Abyo mcney horey u soco Somali ayaa alhe ka dhaliyey🥺🙌qof walbe oo caan ah anigaa so saarna hadan anigaa ku so sareyna inshallah come soon 100 💯🙏
@najmacalinajmacali3182
@najmacalinajmacali3182 3 ай бұрын
Washamsi aan ku qaadno sagal dofrta😢
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 3 ай бұрын
Haye
@dekajama8188
@dekajama8188 3 ай бұрын
Maye Wallaal washamsi haku qaadin Ee wanaag raadi saasaa ka kheyer baden insha allah
@anzaladan
@anzaladan 3 ай бұрын
Sax weeye washamsi halagu qaado doofarta gabadha saa ugashay
@XafsoJaamac-oi5vr
@XafsoJaamac-oi5vr 3 ай бұрын
Halagu qaado washamsi waasax
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 3 ай бұрын
Waligaa hal qof ha dhageysan wixi jira Allaah baa og. Nabada halagu dadaalo gabdhaha waa walaalo hala heshiisiiyo plze
@FatimaAbdi-lp9nl
@FatimaAbdi-lp9nl 3 ай бұрын
Walal Maanta waa aduun barina waa aakhiro samirkabadi culayskasata fudayd baa kadabeeya ilaahay waxkasta hakuusahlo dadkaana aabe iyo hooyo hakaaga dhigo❤❤❤❤
@AmiishAbdi-qm8mz
@AmiishAbdi-qm8mz 3 ай бұрын
Ax sucdi abaya wad ka baxeee abaya lkn film adiga ku jirin wllhi Mcne ima noqdo abaya Mcne wad ka baxeee niyada qeer uu sheg abayaa mcnto ❤❤❤❤😢
@Faynuusxasan
@Faynuusxasan 3 ай бұрын
Alla wlh muuqaalkaaga waan dhageesan la,ahay ilintaada wey ixanuujineysaa sucdi quruxey abayo sabar 😢😢😢 wlh waan kula dareemaya dulmiga ay kugu wadana wey kashalaayi doontaa sabar quruxsan 😢😢😢
@bisharomaktal4400
@bisharomaktal4400 3 ай бұрын
sucdi haloo koco soomaaliyey naagta way bahdilaysaa gbdha 😊😊
@hubaalmedia4840
@hubaalmedia4840 3 ай бұрын
Oky somali gbdhed ba tahy sucdi sagal ka dabhar wlll
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 3 ай бұрын
waxan war kama haynee hubka dhiga soomaliyey
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j 3 ай бұрын
​@@amaalhasan2735 washamsi aa ku qad no sagal
@nasrosaid7327
@nasrosaid7327 3 ай бұрын
Lacagta awood ma leh abayo alle baa awood leh naftada kukalsoono ee hor usoco
@RamloSaciid
@RamloSaciid 3 ай бұрын
Sorry Sorry Sorry Sorry xbbti 😢
@BushrainaAhmed-wq9zg
@BushrainaAhmed-wq9zg 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Nairobi meel baas subxaanallah meeshan soomaali weyisku dulmeen laakiin Miskiin ayaa misko lafuulo le qof lacag kufaanay waaba doqon
@AmaalQurux-r9t
@AmaalQurux-r9t 3 ай бұрын
Somaliyey gabadhan garab istaaga😢
@Yana-r1n
@Yana-r1n 3 ай бұрын
Abyo guri hagaajinta iyo cunto karis iyo film soo dhig abyo 1m waa garaysaa i,a❤
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Sagal wajigeeda waxaa ka muuqdo shaydaanimo
@ayanahmed1957
@ayanahmed1957 3 ай бұрын
Been ma aha wajiga sucdi iyo kan sagal 2 kala yihin sucdi daacadnimay kuhadlesa hadalkeda laga dhadhamina
@ayanahmed1957
@ayanahmed1957 3 ай бұрын
Lacag qofka markuu leyahy awood buu is bidaa yaa igu raacsan
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 3 ай бұрын
​@@ayanahmed1957 waa kii aan diin la hayn
@ifraaxcabdilaahi9220
@ifraaxcabdilaahi9220 3 ай бұрын
Waligey qof KZbin subscribe ma dhihin adigah moyane😢 sorry
@fahmo4431
@fahmo4431 3 ай бұрын
Sorry walashay horay usoco we are here for you ❤ ❤😢😢
@hafsoahmed1439
@hafsoahmed1439 3 ай бұрын
Sorry sister 😢❤
@nasronuur7921
@nasronuur7921 3 ай бұрын
Naa cid wax kaa qaadi karto maleh calaalcal danbana hasoo duubin naag rag iyo rabi leh baa tahey kenyana wax eykaaga qaadi karto maleh lacagna waymeysid naag lacag loogu faani karana maahid ee adiga ha is bahdilin shaqada waa wada shaqeysaneyseen mooyiye cidgaara looma shaqeeneen waxaa shegeysid hadey runtahey naagnimadeeda ha yeelato adna caac danbe iyo jileec hasoo duubin karti isu yeel aduunkan jileec laguma joogee
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 ай бұрын
Naagtan Sagal waa qof xun Sucdi baa run u dhow waxana moodaa iney gabadha ka hinaastey
@naadiyanaruura342
@naadiyanaruura342 3 ай бұрын
Guriga camera so kumaa xernen firsha kudhaha police ka maxa dhace runta sheeg😢
@sadiakiin9688
@sadiakiin9688 3 ай бұрын
Caqli maa la,adahy qof caden iska reebayo miyaa
@ladan8644
@ladan8644 3 ай бұрын
Sorry xabibti garabkaaga waana kusaray subscribe and like❤❤❤
@fahmo4431
@fahmo4431 3 ай бұрын
Omg maskiin nacala lacaag kutalo naag xuun wayaah abayo sorry😢😢
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 ай бұрын
Ax sorry ❤sister ❤❤😢😢😢
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 3 ай бұрын
Ilaahay amarkiis Sagal waxaan nacay markii iyadoo haysaysa oo dharfican xirnayn layiri subxanalaah ay dadkii cayday oo tiri see u dhahi kartan subxanalaah
@lelahassan5092
@lelahassan5092 3 ай бұрын
Sorry wll sucdi isdeji gardarane ma gulasyiso wana lagu garab istaga Film aadan ku jirin xarabo male hore u soco kkk kakac waa markeyigi kkk
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 abayo aniga horta waan ku aminay ee hadey run tahay Allah wa u awooda inay benta aya no sheegtay ino Allah run igu digoo Inasha Allah
@Wacanali8448
@Wacanali8448 3 ай бұрын
Wanku aminay wllo shalay sagal waxan ka shakiyay markay tiri dadkay iga kaxaysanaysa sucdi yada iyo ek waxbakama dhexeyan maxa ka qalay hawsha munafaqnimo caad weyan
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 3 ай бұрын
Wa views raaaadis beeeeen wax run ah hadaladooda kalama bxin anga
@bassflix5982
@bassflix5982 3 ай бұрын
Abaayo sagal caaa ayeey is ceebeysay TikTok soo furatay caaay xitaa qabiilo aan waxbo ka galin sheekadaan ayeey caaysay😮 naagtaas waa labo wajile ah waye wlhi ma ka fileynin waxa ay Caawa Afkeeda ka sheegtay ion dhagaheyga ku maqlay wax xun ayuu ahaa KZbin ayaa ka arki doontaan😢 way ceebooday sagal cawa😮
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 3 ай бұрын
@@Fathiibrahim5245muslim maahid miyaa aamin dhaarta
@nailsissak3207
@nailsissak3207 3 ай бұрын
Miskiinimadii baa kaa badatay naa dhiig isku yeel qofyahay subxaanallah naagta dartaa qabilooyinka u cayday
@FarhiyoAbdisalan
@FarhiyoAbdisalan 3 ай бұрын
Wad ka bexee l a Abaya niyada qeer uu sheg❤❤❤😢😢😢😢😢
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 3 ай бұрын
Iskaa hiishiya o iscafiya wayo makala marantan waxaatihin walala
@fardows612
@fardows612 3 ай бұрын
Sagal waa qof isal wayne waxa walbo markee so dubeyso lag darema😢
@Sundus-s4r
@Sundus-s4r 3 ай бұрын
Walhi ani sagal wakala laabtayy sucdina wan u saaray❤🫡🩸sorry queen 🥺
@fatimacabdi
@fatimacabdi 3 ай бұрын
Xbbt film adiga aa maamulesid noo bilow ❤ wku kalkicinena abyo 😢❤🎉
@NastaGaras-iq2gx
@NastaGaras-iq2gx 3 ай бұрын
Wlhi sxb naaged sanaa u dambysa ilahy ani nag la sxked wa i dhafiyey alxm lkn abyo run hdy tahy wrkas ilahy io islmkuna wa ku cawin donan
@ikramohamed2427
@ikramohamed2427 3 ай бұрын
Ayada anagaa gaarsinay adigana anagaa kugaarsineeno hore usocoo
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 3 ай бұрын
abaayo wan laga qalday hana ku tagen fadalan han tagin gurigehan 😢😢
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 3 ай бұрын
Soomaaliyeey ha loo hiiliyo gabadhaan
@ayannur9480
@ayannur9480 3 ай бұрын
Sax. Sagal way kibir san tahay waa iyada mah mahaysa. tiri. Ninni aweeso kor sad asaga u ay ah . Maxay is moday! INGeerka
@MaymounamedHoda
@MaymounamedHoda 3 ай бұрын
Sorry abayo dacadi ma hugowdo ee adi dacadsanida naag amiin malleh naagi waa wadow cadowna lama aamino abayo alle hakula koriyo caruurtada horayna uu so ❤
@SaharoSacid
@SaharoSacid 3 ай бұрын
Haa miildheer Gaarsiya sucdi Qof maubaahnid ilaalay MooGee horey usoco wllo❤❤❤❤❤
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 3 ай бұрын
Sucdi ninka miyey kaaga shakidy
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 3 ай бұрын
Qofkii kaa oohi siiyo ilhy ayaa ka oohisiinayo ayaa la dhahay khyr inshallh abaayo❤
@sihaammaxmuud9165
@sihaammaxmuud9165 3 ай бұрын
Aamiin yarabi 🤲
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 3 ай бұрын
Naag abaal maleh cadaaab nagta sagl waa bilaa waji
@fadumomohamud8668
@fadumomohamud8668 3 ай бұрын
I love you girl! The whole stories are amazing because of you
@UbaxYuusuf-t3m
@UbaxYuusuf-t3m 3 ай бұрын
Sorry way qaldantahay sagal
@Xilkas0000
@Xilkas0000 3 ай бұрын
Gabadhaan hallo koco 😢😢
@ramla8285
@ramla8285 3 ай бұрын
MashaAllaah sucdi hala dhaqajiyo walahi dulmiga ma jecli sucdi wey dharatay carurna wey leedahay marka walashen kor Halo qado bariba aan aragno isbedal hadey nasirtana hade waa dawoy biyo wabi ka xiran❤
@jawahirmohamud5170
@jawahirmohamud5170 3 ай бұрын
Malinkaa leheed wax kastee itahay ayanku dhahay iskalareeb meshaan Nairobi waaye qofna haku kalsonanin
@NaxwoSahal-
@NaxwoSahal- 3 ай бұрын
Gabdhan hadal keedu run ayuu uu mooqdaa
@Sahuro-jj7wx
@Sahuro-jj7wx 3 ай бұрын
500k soonaliyey gaarsiiya gabadhaan maskiinta ah sorry abaato❤❤
@MashaAllah-k2u
@MashaAllah-k2u 3 ай бұрын
Sagal wa dhilo 😂 rail how abayo 😢
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu 3 ай бұрын
Wallahi waa xanuun abaayo islaax dhexdina allaha dhigo Dal shisheye aad joogtiin in aad is walaashatiin aa fiican
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 3 ай бұрын
Salageey.hadaad.is.leedahay.maanta.sucdi..waxaad.dheer.tahay.dad.iyo.duunyo.in.ku.garab.taagan..ogoow.waxaan.waa.aduunyo.gabartaane.aday.kuu.shaqeyneysay.caruur.aan.lagu.daryeelina.waa.haysata.tilka.yaama.maalinba.qof.bay.kor.joogtaahe.ogoow.oo.nabsi.ha.galin.soomaalidane.waxaan.leeyahay..sucdi.garab.istaaga
@salmaabdinaficboqoradarera2256
@salmaabdinaficboqoradarera2256 3 ай бұрын
Abayo anaga garabkada ah horey usoco
@suadomohamedxusein6272
@suadomohamedxusein6272 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@DjdhFjfh
@DjdhFjfh 3 ай бұрын
dahiir Alasow levkisa imawo kuna dacwey soomaalida ayaa washabsi ku qadesa inasha Allah abayo mcn sori
@shairabdi
@shairabdi 3 ай бұрын
Alla sheeydaan sanidaa calasoowba hadaad sheegty 😂
@naimabarre7088
@naimabarre7088 3 ай бұрын
Dahir calasow adiga utag gabadha ha bahdilin
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 3 ай бұрын
Fakh fakh sagal dadbey kaso jeeda adeer
@umaamina1885
@umaamina1885 3 ай бұрын
Yaa dad kaso jeedin marka qabyalada ka jooji labada gabdhodba waa isku mid dhex dhexad ka ahow​@@ismahaanabdikarin6826
@ayanosman9970
@ayanosman9970 3 ай бұрын
Ha daahir ha u sheeg shaqa laga qabanaya islanta sagal
@fathiaseyed6959
@fathiaseyed6959 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 3 ай бұрын
Abaayo cid ku abuse garto aanba jirin hadeey naag tahayna naaga utahay hadeey dad noqotana dad la aan matihid kenyana waalo wada simanyahay cid wax gaa qaadi karto aanba jirin ee weliga naag wareey kudhahdo haka ooyin kor iskuqaad ❤
@FardowsxuseenQueen
@FardowsxuseenQueen 3 ай бұрын
Sorry 😢 Abyo😩
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 ай бұрын
Saylac . AXmed raggu gabdhaha ha dhex galaan oo arrinka ha qaboojiyaan
@fardowsonoorali5401
@fardowsonoorali5401 3 ай бұрын
Naagta iska cili balayada indho munaafaq leedahay
@FardowsoCabdishideni
@FardowsoCabdishideni 3 ай бұрын
H/g aa ku garab taagan kenyana kula joogta guul
@unknown..642
@unknown..642 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@samiir_ayaan_official
@samiir_ayaan_official 3 ай бұрын
Sorry abyo 😢
@JamaadCabdule
@JamaadCabdule 3 ай бұрын
Abaayo anaga garabkaga ilaahay un ubaahnoow❤ niyadana haiska dilin❤
@FaadumoCabdibare
@FaadumoCabdibare 2 ай бұрын
Sucdi ❤❤❤❤❤❤
@IamQueen24
@IamQueen24 3 ай бұрын
Sorry abaayo Alle talosaaro horeyna usoco annagaa arabkaabkaaga ah qaali ❤ kolay isfaham darraa jirta ama dad baa isku kiin direy
@kawsarcali6735
@kawsarcali6735 3 ай бұрын
sorry AByo
@imrantahlil2276
@imrantahlil2276 3 ай бұрын
Abyo sucdi muuqaalo badan so dub o tayo leh insha Allah meel dheer garaysaa hana u jojin qoftas Waxa laga yabaa ine qer ku tahy ina kala dhamataan insha Allah channel kaga ku kala kacaya abyo Anagana garabkaga nahay Adna muuqaalo tayo leh so gali waxa thy gabar karti leh abyo wadna awooda ina channel kaga o 1 million kabadan garta hore u soco hana is dhibin
@hibonura1280
@hibonura1280 3 ай бұрын
somaliyey plz plz gabadha an cawino 😢😢😢
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Ayeeeeyo mcn cidne waxba kama qaadi karto su.aaaal meeyeu Asad markii lagu hanjabaayay❤❤
@CabdiIsmacil-ce1jy
@CabdiIsmacil-ce1jy 2 ай бұрын
Saacaa lagabilaabo.waxan.ahay.daageeraaha.sucdi.somaalidu.dulmiga.majecla.walaahi.sagal.baqbaq.lay.buu.geeda.laaba.been.iyo.run.iskuma.eego.sagal.beenalay
@isaaqbiila
@isaaqbiila 3 ай бұрын
Waxani brnki bay ila egtahay ma idinka runba walhi wanag ba idinku baranay aalle qalbigina wanag haysu galiyo ❤
@kamilamoha6262
@kamilamoha6262 3 ай бұрын
Na iga amu prank leyne nagta xun gabadha wey xoog shekate
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 3 ай бұрын
Malaha micnaha dhaarta ma taqaanid
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 3 ай бұрын
sucdiyeey raali ahow wll waxaa aad sheegtay haday run tahay waabad dhaaratee anagaa naagtaa meel kaa saarayna coonta cagta wayn leh ee kibirtay adiguna tiktok livka daahir calosaw noogu kaalay
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 3 ай бұрын
Asc maanta wa adduun baritan wa aqiro wax walba Allaah ay arkaaya dulmiguna wala xarimay ☝️☝️☝️☝️☝️
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 3 ай бұрын
SUCDI LEAVE SAGAL AND FAMILY ALONE. YOU TOOK OVER HER FAMILY A.K, HER ACTORS. TRAIN YOUR OWN ACTORS, Your body language is telling another story.
@MuunaAxmed-fd7bw
@MuunaAxmed-fd7bw 3 ай бұрын
Walaga daremayaa abayo qali inad run sheegyso wllhi❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomusse9429
@nimcomusse9429 3 ай бұрын
Somalida horta maxeey isu xasdaan oo iskugu awood sheegtaan marka eey arkaan qof ka tabar yar oo walaalkood ah wlh kenya waxaan aqaanaa gabar gabar ladagaashay kadibna ladacweeyay illaa max kamad lagu shabadeeyay wax eey aheen .
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 ай бұрын
Lacagta waaye Abyo kenya lacag Ka shqayso
@fadumonour9815
@fadumonour9815 3 ай бұрын
Ilaahey markasta u Dhawow, dhalwadaad ah baa ka soo jeedaa, markasta xaqa ha ka tagin . Wabilaahi Towfiiq.
@indhouroon2213
@indhouroon2213 3 ай бұрын
Aniga wan fahme sagal wexe udiidaneyd ina yotube furato wexey rabte ina ayada un hos jogto xasid nimo wye midas qofka walalka sida adiga u hormar ku garsiya asna lo garsiya idinko iska shaqen kara hadana kala shaqaynsan kartan team 27 asad haigio we isla duban wena kala dubtan qofka xornimada lagama qado maxa dhacay na anaga ku tagan sacbcrebe ne kusarayno shaqayso xasid na maibane sagal hadalkeda walhi waxa kadareme mexe goni ugu bexe me ani ihos jogto anaga ku keceno dumar nimo no gali ruwayado sxb keep going❤
@FaadumocabdulaahiAdam
@FaadumocabdulaahiAdam 3 ай бұрын
Sorry Sorry macny
@fadumobeautysalon5894
@fadumobeautysalon5894 3 ай бұрын
Sorry walal keep going waliga bini aadam hahoos fadhiisan ❤❤❤❤
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 3 ай бұрын
Abayo wan ka xumahay in dhibtaas idin dhex marto labadina waxad aheyden dad saxib iyo ceesh wadag ah balse sheydanba idinka faa iideystay ee Allaha idika badbaadiyo, ayadane waxan ka rajeynaa kuwa iskukiin diray iney Sagal fahanto ayan ka rajeynaya siwanagsan in aad isu fahantaan ood gacmaha is qabsataan, malin un waxan sugaa idinkuu isku qalbi wanagsanaatiin alaha idinka dhigo gabdho wanagsan baad tihiin ❤
@MXaawo
@MXaawo 3 ай бұрын
Khafo.kasto.oo.ilaamo.korasanay.oon.garab.haysan.saamali.waa.inay.gArabia.u.naqadan
@FahiimoGeele-bc1qs
@FahiimoGeele-bc1qs 3 ай бұрын
Ax gabadhan filmka dhan iyadan ka jecla dhip malahan Ilahay darti oga har Hno😢😢😢
@xaliimashire5489
@xaliimashire5489 3 ай бұрын
Sucdi meeshaa sharcikajiro ladiigso waxey kabadalikarto malhn❤❤❤
@KafeyoAdan
@KafeyoAdan 3 ай бұрын
Caawa hadaan awoodo 1000 kun waan kugaarsiin lahaa
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
Asc bisinka LABAAD habow walallo iskoudherre badde tiihinne Sorry sorry sorry SOUDDII karornow DarahaALLE KOU DAFFE SOUBHANALLAH ALLAH LA HAWLA WALLA QUWWATI ALLAHA NIWADA GARGARROH RAAGGA NIGARABSIWO LONGER LIFE WA ADDOUNWOO AMINE ALLAH ALLAH BLESS YOU
@FartunAbdirahman-yx8nj
@FartunAbdirahman-yx8nj 3 ай бұрын
Saxiib naageed waan nacay uf uf uf sagaleeey ilaahey ka baq oo caruurta il iyo ilaaco kaaga dhicineeeeeee
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 ай бұрын
Waa runtaa waa kashif😢
@Zahruji-o8p
@Zahruji-o8p 3 ай бұрын
Sucdi garabkad nahy mar walibo xppti is mujiya from scuudi Arapi❤❤😢
@NajaxCabdi-m2h
@NajaxCabdi-m2h 3 ай бұрын
Fallowda halagala laabto sagal😢😢😢
@caynimooge105
@caynimooge105 3 ай бұрын
Wll sagal waa wayo
@safiyoali3131
@safiyoali3131 3 ай бұрын
Axs.walaakhoray usoco. Gabers somliyeed op sharafleh .baadtahay ❤❤
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Allah macak
@walaalsomaliyed4272
@walaalsomaliyed4272 3 ай бұрын
DAahir calasow caawi inanta
@1quuran813
@1quuran813 3 ай бұрын
Abayo ilahey hlxfidoi adiyo ilmahag❤❤❤❤❤❤❤
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 3 ай бұрын
Sorry abaayo ilinta waxa kaa keenaayo daacad nimo waaye sorry abaayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 52 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Maxkamada Calasow 24
Рет қаралды 66 М.
Ha Guursan Nin Ka Dhaqan Duwan
15:23
G-Muse
Рет қаралды 1,9 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Family Sagal Channel
Рет қаралды 186 М.
PRANK TEAM 22 AY KU SAMEYEEN SUCDI OO CAADI LOO WAALAY
17:53
SALMAN-TEAM22
Рет қаралды 13 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 52 МЛН