Somaaliland waxa Gaar u ah Sirta Horu marka iyo Hibada Alle siiyey meel kale Haysan wiilkan Hargeysa

  Рет қаралды 12,814

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Somaaliland waxa Gaar u ah Sirta Horu marka iyo Hibada Alle siiyey meel kale Haysan wiilkan Hargeysa

Пікірлер: 120
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
Aamiin🤲🤲🤲waxaad tahay wallaal qalbi fiican alle haku xafido adiga iyo qows kaagaba insha Allaah🙏❤️❤️♥️
@khadraibraahim6559
@khadraibraahim6559 2 жыл бұрын
Man sha alaah alahu ma baarik
@MrQaraami1
@MrQaraami1 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahay sw ha Kaa raali Noqdo Waanada iyo wanaaga qalbigaaga Saalixa ah ee afkaaga ka Soo Baxaya Waanada iyo Riximka iyo Raxmada Nimcooyinka Aad Xasuusinayso walaalahaga Muslimiinta Ee Somaliland walaahi Qofka Waxaad ku Garan kartaa wanaagiisa Markuu Runsheego uu Yahay walaahi Nabigeenu SCW wuxuu yidhi Beenaale Kuma jiro ayuu Yidhi umadaydu Markaa shaikh Runta u sheeg Ummada walaahi Dadku way ka xumaadaan Runta taas ayaaba Aakhiro meel wanaagsan inagu sugaysa jazza Allahu khairen
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 2 жыл бұрын
Masha Allaah Shiikh gobaab badtahaay
@roodaaden6463
@roodaaden6463 2 жыл бұрын
Alle haku karameeyo sheekh badbaado❤🙏💯👍
@hindafarah9663
@hindafarah9663 2 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن شيخ بارك الله فيك وجزاك 🌹❤️💚💕🙏الله يسعدك ويحفظك امين امين 🤲
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 жыл бұрын
Amiin Amiin aamiin yaa Rabi yaa Alle 🤲🤲🤲 sheekhoow jazAlle
@cuteanimalshorts6002
@cuteanimalshorts6002 2 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh badbaado mudo sanado gaadheysa muqaaladaada waan daawada qof positive ah ayaa tahay ale haku sharfo♥️ from hargeisa
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 2 жыл бұрын
Guul sheekh Guul Somaliland
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 жыл бұрын
Muqdisho ilaahey nabad uma waayin ee waqti geeda aadhiman
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy Жыл бұрын
❤❤❤❤ muqdisho my mother land Inshaallah nabad yaa rabi
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 жыл бұрын
Jazaaka Allahu khayran Sheikh, waanada iyo ducada. U soo ducee Somaliland in ay nabadooda ay xejistaan. Ilaahey kuwan kursiga isku haysta Allah ha naga qabto.
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyran sheikhana
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 2 жыл бұрын
Sax waaye nabada allaha idiin siyaadiyo koofurtana faraj allaha u furo sheikh cabdala shukran
@jannahourdream3861
@jannahourdream3861 2 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah Fadilatu sheikh badbhado may allah swt grant youfirdaws and your beautiful family 😍😍
@ayanwarsame5138
@ayanwarsame5138 2 жыл бұрын
Masha Alla jazaka Allah khayr sheekh
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Masha allha sheeqa runta ayan kuaqana raga iyo dumara xag daulad anoonkahad lain❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhaylabakar1165
@suhaylabakar1165 2 жыл бұрын
جزاك الله خير وبارك الله فيك
@cawochannel2648
@cawochannel2648 2 жыл бұрын
Thanks sheekh
@luulyasin4387
@luulyasin4387 2 жыл бұрын
Masha allha
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 2 жыл бұрын
Manshallah jasakaallah khair Alle habarakeyo somaliland ku so ♥ dhawaw somaliland sheikhena qaliga ah Alle Haku xafido kuliginbaa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Ilaahey idankii walaal guuleyso ilaahey idankii if iyo aakhiro labadaba waxaad tahay adoon ilaahey oo mumin ah waayo muminku waxba ma xaasido wanaaga iyo sharaftanu wuu dhiiri geliyaa guuleyso ilaahey idankii
@canabsiraad
@canabsiraad 2 жыл бұрын
Thank you 🙏🏾 Masha Allah 🥰
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
mashalaa shekh runba shekte
@hibomaxamed5826
@hibomaxamed5826 2 жыл бұрын
Shuran sh cabdilahi Aad baad umahadsen tahag Insha allaah ilahay baa islaxin
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 жыл бұрын
Shukran shiikh waad fikrad wanaagsan tahay illaahay ha kuu siyaadiyo
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Masha Allah😍💜🙏
@MrQaraami1
@MrQaraami1 2 жыл бұрын
Allahu ma Aamiin
@muniitaomer5925
@muniitaomer5925 2 жыл бұрын
M.a sheekh badbaado
@nimoaden3873
@nimoaden3873 2 жыл бұрын
Mansha allah ilahay hausiyadiyo wanaagas iyo ammankas walalahayo Somalilaand🥰🥰🥰🥰🥰
@zuzuali1507
@zuzuali1507 2 жыл бұрын
Masha Allah jasaakalah khayr sheekh amiin amiin inta kalana Allah ha siiyo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Nasab nasab dhalay oo muslim ah ilaahey haku jeclaado ameen ameen ameen 💖 🙏 ❤️
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo habo matahid xaasid daacadaad baad tahey 🙏💯
@nimcoabdirahman6215
@nimcoabdirahman6215 2 жыл бұрын
Mnsha Allah shiikh ihay ha nosiyadiyo adna ha ku xifdiyo 💚🤍❤💯
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 2 жыл бұрын
Amin jasakaallah khair
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 2 жыл бұрын
Jasaakallaahu khayr wll Alxamdullaahi rabbil caalamiin weeye guulayso insha ALLAAH wll
@lilt733
@lilt733 2 жыл бұрын
Runtad shegtee allah ha ku xifdiyo
@CawaaleAxmed-p2i
@CawaaleAxmed-p2i 29 күн бұрын
Thankz wl
@abdipp595
@abdipp595 2 жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
@KaltunDahir-u1r
@KaltunDahir-u1r 28 күн бұрын
Jisaka llhu khar brother ❤❤❤
@billanbj7056
@billanbj7056 2 жыл бұрын
Manshaa alah shikh badbadoo manshaa alah
@xawamaxamed8267
@xawamaxamed8267 2 жыл бұрын
Mansha allah ilahay hano siyaadiyo aamiiin aamiiin yaarabi 🤲🤲
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo sh. Badbaado
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 2 жыл бұрын
Masha allah sheekh mahadsnid
@hudayousuf3646
@hudayousuf3646 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll qli lkn madaxwayne muse wadanka uu burburinaya😥😍
@farahabdirahman785
@farahabdirahman785 2 жыл бұрын
Mash Allah
@maxamedcabdilaahi51
@maxamedcabdilaahi51 2 жыл бұрын
Man ha Allah no hadaala WAanada ah sad u fiican tahay jasakalah keyr
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 2 жыл бұрын
Maansha Allah sxb Somaliland Ah
@shukriamaxamed1519
@shukriamaxamed1519 2 жыл бұрын
Mansha Allah ale haku barakeeyo
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@rahmalareine921
@rahmalareine921 2 жыл бұрын
Mahasanid sheekh badbado waan ilaashanayna wadankayaga from hargiesa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@Krixz7
@Krixz7 2 жыл бұрын
JazaAllaah khari walalo 🌹🙏👍🙌
@moqsharf2386
@moqsharf2386 2 жыл бұрын
Amiiiiii mashalla
@abiabi2393
@abiabi2393 2 жыл бұрын
Masha alaah 👍✅
@faadumamohamedyassine2236
@faadumamohamedyassine2236 2 жыл бұрын
Amiin amiin ducadad noo soo ducaysay
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay shiikh jaasakallah lkn aduba reer somaliland tahay🖐😂❤
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ masha allha sax wabeen
@faahiyeofficials2461
@faahiyeofficials2461 2 жыл бұрын
Asc Sheekh wanka gudoonay Adiguna insha allah mar nokaalay oo so booqo dhamaan somaliland
@hassandj133
@hassandj133 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, balse sheekh matahid
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Hassan maxaad shiikhnimadiisa u cayday ma inuu xaqiiqada sheegay oo uuna xaqiir ahayn jooji xaqiirnimada illaahay yuu ku xaqirine shiikh cabdullaahi waa nin diin iyo maadiba bartay mana ahan xaqiir
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 жыл бұрын
Shiikh chanal waan dawaada. Waxada tahay gof galibi fiican o dacada. Baramajkan somaliand waan dawaday. Mansha allaha. Ilahay haku barakakay mansha allaha
@munoosman4713
@munoosman4713 2 жыл бұрын
Shugran sheekh🙏from Somalilnad
@rodanur9276
@rodanur9276 2 жыл бұрын
Jazaikullah khaiyr
@Krixz7
@Krixz7 2 жыл бұрын
Aaaaaaamiin yaaRaabii
@deeqsi143
@deeqsi143 2 жыл бұрын
Sheikhow horta sibaad noo sharaabsantehee bassaport Somaliland ah usoo diyaar garow Insha Allah
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
😂😁 waso dhaweyneyna lkn shiikhu waa reer somalinad waa wa warsan gali ceerigaabo
@deeqsi143
@deeqsi143 2 жыл бұрын
Maaaha abtiyee sheikhu waa taageere Somaliland ah ma ogid miyaaa
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
@@deeqsi143 shiikha qabiilkisu waa darood warsan gali xbbti warsangaliguna dagaan ahaan waa somaliland
@ayaanhaboon2686
@ayaanhaboon2686 2 жыл бұрын
Maansha allah alle hanoo siyaadiyo adna alle haku xifdiyo
@xalimomaxud639
@xalimomaxud639 2 жыл бұрын
Mansha alaah
@Horumari_madbakhaga
@Horumari_madbakhaga 2 жыл бұрын
ماشاءالله شيخنا الفاضل الله يحفظك ، وانت كمان تزور صومال لاند وقت من الاوقات ان شاءالله و سنراحبك بكل ترحيب وشكرا الك
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 жыл бұрын
Asc , sheekhoow waad nawaanisay lakiin qabiil ban ragaadshey iyo waamrkayagi Alle hansohadeeyo habo mahadsanid
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 2 жыл бұрын
Mahdasanid sheekh
@rodamohammed6599
@rodamohammed6599 2 жыл бұрын
Mashaallah waxaa haka ka cad inaad qalbi fiicantahay
@Yayaofficial25
@Yayaofficial25 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرى
@nuuracabdi4921
@nuuracabdi4921 2 жыл бұрын
Msha.allah
@sahraali1594
@sahraali1594 2 жыл бұрын
Jisaakalaahu kheyr walaal ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha ku siiyo .hadii aynu isu qiro wanaaga xaasidninadda aynu iska deyno dhamaan ilaahay ayaa meelkasta oo aynu joogno ama aynu degno nabad iyo barwaawo inooga dhigi insha alaah .Amiin aamiin
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@faadumoaden5609
@faadumoaden5609 2 жыл бұрын
Allxamdulilah 🥰🥰
@masalguurocaashaqusms8871
@masalguurocaashaqusms8871 2 жыл бұрын
Amiiiiin Amiiiiin 🤲🤲🤲🤲
@adoontiialle3398
@adoontiialle3398 2 жыл бұрын
Allxamdulilah ilahay hano siyadiyo nabada walalahayaga somaliyana ha siiyo nabad iyo barwaqo
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 2 жыл бұрын
Maashalah Guul Somaliland
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *INSHA ALLAH* *👉 SOONKA* *AYAMUL BIIDKA* *BARI BILAABANAAYAA HADAA AWOODA SOON* *👉Fursada Qaaliga Ee Barri Noole Suunad Xabiibkaaga C.s.w* 📿📿🎁 *BARAKALLAHUFIKUM 🖋*
@khadarahmed6164
@khadarahmed6164 2 жыл бұрын
Wllahi siwayn baan kuu soo dhaynayaa Mansha allah
@khadarkhalif1851
@khadarkhalif1851 2 жыл бұрын
Sheikh waad ka bad badisay Xamarba waa nabad
@masalguurocaashaqusms8871
@masalguurocaashaqusms8871 2 жыл бұрын
Manasha allah 🌹🌹🌹🌹🌹shugran wllo❤❤❤❤
@farahhersi648
@farahhersi648 2 жыл бұрын
Masha alla tabarakala
@englandfariid5376
@englandfariid5376 2 жыл бұрын
Waxa tahay walaal kheyr badan allah haku karameyo
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 2 жыл бұрын
Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatahu edo, sidee kula xiriiraa oo halkee kaa soo wacaa?
@sahromahamud
@sahromahamud 2 жыл бұрын
Manshaallaah ❤️✅❤️
@hamsemohammed5994
@hamsemohammed5994 2 жыл бұрын
shiikh badbaado waa nin qalbi wanaagsan Illaahay hakuu siyaadiyo waxaad jeceshahayna haku siiyo
@salmaanhaybe2350
@salmaanhaybe2350 2 жыл бұрын
🥰💖💗
@ruqiyahussein1262
@ruqiyahussein1262 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh ilahay haku sharafo abid welcome 🙏 somaliland sheikh one day insh Allah ilahay haku xiftiyo sheikh 🤲🤲🤲🤲💚
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
M.a alle how siyaadiyo Aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲
@ayaandaahir2717
@ayaandaahir2717 2 жыл бұрын
Sheekh hade hanakala qaadin howshaas marabno inaan wax gumeyste sameeyey ayna saameeyaan I.a waxan sugayaa wadan midoobay oo Somalia 🇸🇴 la dhaho
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 2 жыл бұрын
Iyagaa xaasida soomaaliya u dumiyay in ay aqoonsi helaan alshabaab u soo diray mogadisho laakiin xaasidka isaga uun bay xaasidnimadu ku noqotaa ilaahoow xaqa u hiili
@alexkeith1260
@alexkeith1260 2 жыл бұрын
ma runta u wadadku shegayo ayad ka gubanaysa adiga xasidada o gubanaya o makhruqada wana waxad u xamili kari wayday runta u wadadku ka shegayo jamuriyada barakaysane somaliland adigu ilahay swt waydiso inu ka daweyo cudurka xasadka o u xaqa ku tuso
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏💜😍
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
Haye walaalo waan ku saaray
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallah Allha kux
@ardojimaale8968
@ardojimaale8968 2 жыл бұрын
Anigu waxaan dhihi lahaa soomaaliyeey isku mashquulka iyo qaladka laysku taageerayo hala joojiyo,caayda iyo carada alle hala joojiyo horumar iyo asaagiin waxay higsanayaan ku fekera,Isla daaya qabyaaladda Waa qurun adiga ku daciifineysee. Runtii Walaalahayn Soomaali Land yaan la Xasdin hanaloo aqoonsado dowladnimadooda. Ilaahay xasadnimada ma jecla,u daaya xuriyadooda.
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Wcs
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Sheekh video ga cod maleh
@farxiyosiciidsureer5738
@farxiyosiciidsureer5738 2 жыл бұрын
Mahada sanid sheeq💚❤🤍
@aliaden2517
@aliaden2517 2 жыл бұрын
Wllo wax somaliland la dhahoma jirto jabhad snm la dhaho ayaa jirta taas oo gabood falo waaweyn ka geysatey gobolada SSC
@youtuub..c.f
@youtuub..c.f 2 жыл бұрын
Somalilan.wexey.kufekeraan..sidey.somaliya..uga.aarsan.lahaayeen...no.aqoonsi..
@alexkeith1260
@alexkeith1260 2 жыл бұрын
ilahay swt aya aqonsaday jamuriyada barakaysane somaliland waxanay herka ku gadhay cid ma xasidan lakinse adiga aya xasida o makhruqa o donaya inad somaliland dumiso lakinse ma dumayso
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 2 жыл бұрын
Asc
@jaamacnuur4004
@jaamacnuur4004 2 жыл бұрын
Alaw noosiyaadi nabadaa
@mohamedomer2818
@mohamedomer2818 2 жыл бұрын
Somaliland ayaan kugu soo dheweynayna guri ayaan kusiinayansa iyo passport Somaliland
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 2 жыл бұрын
shukran wallo jazaakallaah
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 340 М.
TOOS: Dunida Iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 519
Reer Somaliland oo muuqaal qosol leh ku metelay Mss World
8:33
Shiine Culay
Рет қаралды 127 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20