SOMALI CULTURE FOOD: part 3/ muufo tinaar

  Рет қаралды 13,500

Nasteexo Channel

Nasteexo Channel

Жыл бұрын

Пікірлер: 30
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 Жыл бұрын
Not bad Lkn abaayo lama daboolo burna laguma daro mase muufo tinaar ti a naqanay o lacasriyeyay waye🤣👍 Muufada cajiin le ha ahaato lamana qaso biyo yar lagu qoya dhanka cajiinka ka qadeysid mahi si qaas loma qaso👍 Marka so shideyso tuun kabasar yar iyo cusbo ku so shiid 😋 Marka tinaarka shideysid iyo marki uu ka kululaadoba waxa lamariya kis yar saliid cusbo ad uyar danbas iyo biyo 👍 Birqabadka aana lagu so qaada ina maro galiso danbasta qasatay wana lagu warejiya maka dhageyso mana ka kululaneyso marka tinaarka👍 Marka fidoneyso gacanta xoog uyeel o sifiican ufidi waxay muufadi birta cml ukuusan🤣🙏 intas jecleestay ina kugu darsado sister marka xiga si ad ugu fikirto madama ku cusubtahay keep going ani aad uheclahay muufo tinar iyo Ma sari moos🫣👌😂 mustaqbalka gurigeyga ina kusameysta raba insha Allah adine ina barato ku rajeyna inta taqano in ka bdn ani hooyo maqaaxi kala shaqeynjiray ano aad uyar meesha kaso bartay 🙏🥰
@mohadno841
@mohadno841 2 күн бұрын
Mashallah Somali gool wa goob wada dhalataay somaliland
@munoqali826
@munoqali826 8 ай бұрын
Masha Allaah guul insha Allaah
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 Жыл бұрын
Ayyy mashaallah muufo tinaar wa uxiisey ,
@Wacane.
@Wacane. Жыл бұрын
Si oo waaweynka ah😂😩 Hooyo mcn love you❤️💋🥰 Mida kale your voice is so cute I liked it 💋❤️💋🥰
@familydacaddagan4230
@familydacaddagan4230 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Wan Jeclahay Mufa Tinaar Wllhi Waxan Soo Xasustay Hoyaday Ilaah Ha U Naxristee Ayada Ayaa Noo Samen Jirtay Hoyo Alaah Kuu Naxristo wll Wan Ku Soo Boqday Isoo Booqo
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Жыл бұрын
Mashallah 🥰 tabarakallah 😍
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Жыл бұрын
Maanshaa alaah keep going
@abdirahim42
@abdirahim42 Жыл бұрын
Mashaa allahu macankeed iyo carfta mufadas meel dheer lga so jedtey
@naimamusa3958
@naimamusa3958 Жыл бұрын
Masha Allah intaa barto aan rajeynaa 😊❤️
@fali2695
@fali2695 Жыл бұрын
Mash Allah
@user-ue6sg6ls6d
@user-ue6sg6ls6d Ай бұрын
Burka waaye waxa carafka kahaleeyey
@jamalabdi1339
@jamalabdi1339 Жыл бұрын
Yummy muufo
@fagaasyare9444
@fagaasyare9444 Жыл бұрын
Wll macan horay usoco
@daganabshir4706
@daganabshir4706 Жыл бұрын
Maasha Allah ala maxaa u xiisay muufo tinar hada kahor hoyadey ku dhahay iisoo gad markas laiisoo gaday sidas cml la iiga dhigay kadibna kaalay dub waan ku gubta markasta gabar daris nahay siiye iyada marka ubaahdo ii dubi jirtay
@somalishorts122
@somalishorts122 Жыл бұрын
M.a
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup Жыл бұрын
Qadada nakudarso Waan soosoconayee😂
@hawasuleiman2262
@hawasuleiman2262 Жыл бұрын
Maxaa laga samayeeyey, daqiiq noocee ah?
@afnaan5983
@afnaan5983 Жыл бұрын
abay burjikada raby intee kahela
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 Жыл бұрын
Danbasta ina gacanta ku qasto iska ilali gacmaha uma roono
@meysaabdi1751
@meysaabdi1751 Жыл бұрын
Abayo 2bil uura leyahy xita lagteyda baxsanaa iso sameey plz alla
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Жыл бұрын
Abayo tinaarta Ashuun maa kudhex jiro baaldiga tinaartan qaab nooce usameysay abayo nala wadaag nooh vidio kaso samey
@imc9270
@imc9270 Жыл бұрын
Muufo tinnar adiga Kohor maqalin from #hargiesa
@shamsomaalim9755
@shamsomaalim9755 Жыл бұрын
Hargeysa mxa laga cunaa horta hore wax kasto makasayi lee dheheysine 😂😅
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 Жыл бұрын
Walee manta cadeesay in ciyaal marko tahay maxaan uxiisay le
@Naroora
@Naroora Жыл бұрын
Si fiican😂
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Shaqadedabadan lkn FA idadedan lasokobikarin San ugahelole ido tinara ido mufabireda ido mufadhuleda calashan dambasta kulul lagudubo gabartitaqano isameysa mafurilahen k👍😎
@fatimaali1691
@fatimaali1691 Жыл бұрын
🤣😂😂💔mafuri lhy aa. Adbe maad baratid oo dubatid mgcnta ka xiranthy. Cali uraaye shaqayso
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
@@fatimaali1691 sharafey tusale lacala hadankugursado maxad iqaban masarirtale eselba markad igamaqneday anawexeyga waladaca sabeysanjiray lkn markad ijogtid dhankas xata igadhi siyan cayarta enerji uguhelo k👍😎
@xalimohassan19
@xalimohassan19 Жыл бұрын
Mash Allah
MUUFO TINAAR SIDA UGU FUDUD OO USAMEYSANKARTIT 😍
15:27
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 94 М.
MUUFO TINAAR  SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food
9:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 61 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
Adeega bisha Rashiinka 🛒🛍️
11:36
Nasteexo Channel
Рет қаралды 18 М.
ROUTEN//;;MUUFO IYO MARAQ🥯🍛🥗🍛🍲❤️😍🤣💋🍛🥰
21:59
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 226 М.
Muufo tinaar By Hamdi beauty and cooking
23:20
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 3,7 М.
MUUFO TINAAR FRESH AH KUSOO DHAWAADA 👌
6:16
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 47 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН